DEG DEG Odayaal iyo qaar kamid ah Masuuliyiintii degmada Ceel-baraf oo lasoo xiray..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 25

  • @143-k1d
    @143-k1d 18 วันที่ผ่านมา +8

    Masha-allah Guul Iyo Gobanimo Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed

  • @NuurAdan-m8t
    @NuurAdan-m8t 16 วันที่ผ่านมา

    M.a xooga dalka guul iyo gobanimo

  • @fa1765
    @fa1765 18 วันที่ผ่านมา +3

    Odayaashas waye kuwa Somalia 🇸🇴 dhalinyarada is ku gubey ee hala dhilo

  • @mohamoudnour9840
    @mohamoudnour9840 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan rabnaa cadaalada ❤❤❤❤❤

  • @ggs-r4i
    @ggs-r4i 18 วันที่ผ่านมา +3

    Ciidamo loo dilaayo qabiil waxaa laga helaa Soomaaliya.

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 18 วันที่ผ่านมา +1

    Love ✨️🇸🇴🇸🇴✨️💉🩸🩸🇸🇴✨️👮👮💙✨️🧕🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Heimatar
    @Heimatar 18 วันที่ผ่านมา +3

    Aaway Naagaha wax jar jaray oday iyo nin ayaan ujeedaa kaliya hala soo qabto dhilooyinka cawaanta ah.

  • @BashirHassan-g2q
    @BashirHassan-g2q 18 วันที่ผ่านมา +2

    Hala toogto waxii qabiil iyo fidno uma u wado dadka qaar baa soo qaylin doono odayaashaa aniga cid iga xigto ma jirto sharcigana waxii oo qabo in lamarsiiyo ayaan raali ka ahay!

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 18 วันที่ผ่านมา +1

    Wey ku mahadasanyihiin waa iney helaan cadaalad ciidanka qaranka

  • @abdullahiabdi6813
    @abdullahiabdi6813 18 วันที่ผ่านมา +1

    Good news

  • @abdulahi395
    @abdulahi395 18 วันที่ผ่านมา

    Inta odayal iyo dad qabyalad gubtay wadankan mamulayo hormar gari meyno

  • @DadirAdam
    @DadirAdam 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan rabna cadalad saxa

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 18 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 ARYA. KAABAQABIILADA ODAYAASHA IYO GUDOMIYAYASHA ABGAL BADAN KOOD. WALAAHI SHABAB AYA EVC. USO DIRO BIL WALBO. HALA BAARO MO ILADOODA WAXAN AQAANA. BESHA MAXAMED CADE ODAYGODA SUUSAC. BIL WALBO. IYO HAWIYE XATA XAAR KOODA. AR HALA TUMO YAA YAA

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 18 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 YAA HOO. WADAYAASHA ABGAL SHABAB EY MUSHAAR KA QAATAN BIL WALBO. ANIGA WAXAN HUBA. KAABAQABIILKA BESHA MACAMED CADE EE. SIINAAY WARDHIIGLEY BIL WALBO HORMUUD AYA EVC UGA SO TUURNO. WAXA KALO LA II SHEEGAY OO AN HUBA. GANACSADA ABGAL. HALKA UGU WEYN
    GUDOOMIYAHA .
    RUGTA GANACSIGA DOWLADA SOMALIYA. MAXAMUD CABDI KARIIN. GURIGIISA OW LABA BOORSO OO DOLLAR AH SHABAB UGU SO ARUURIYAY SUUQBACAD 2016 MARKASAA SHABAB KU YIMID. WIIL ADERKIIR DHALAY MAXAMUD OO POLICE AH AYA. WACAY NABAD SUGIDA SAAS WAAYE ASKARTII BANAAN KA EY KU SUGEEN KADIB SHABABUL SHEYDAN BOORSADI IYO AGAGII. WALA QABTAY WALAXIRAY. LAKIN DULMIGA HIRO. GUDOOMIYIHII MAXAMUUD. C KARIIN QOF LAMA HADLIM GURIGIISA QOF MA BAARIIN. YAAB WAYE

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 18 วันที่ผ่านมา +3

    CIIDAN QARAN QABIIL SHAQO KU.ALAHAN XITA HADI LA CAFIYO DOWLADAANBA CAFIHEEN.

  • @shugrixasan-o8p
    @shugrixasan-o8p 16 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 18 วันที่ผ่านมา

    Intii dambiilayaashu fakanayaan bay sugaysey dawlada abgaal yaa ka caqli xun

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 18 วันที่ผ่านมา

      Maya sxb oday rabo in asiga LA xiro ama LA togto kadib na u badbadiyo dilaga ma jirto lkn baritan ayey dowladu waday iska so qabo mahan wad na arki donta ayago LA so qabtay dilayasha

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 18 วันที่ผ่านมา

    MURUSADE 100%90 ODAYAASHA WA SHABAB DUDUBLE 100%90
    XAWAADLE 100%70
    HABARGIDIR 100%80.
    ABGAAL 100%60

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 18 วันที่ผ่านมา

    Meesha sharci kamajira. Oo xamar lagala doonayaa joowhar maa lageeya

  • @SharmakeMohmed-w7y
    @SharmakeMohmed-w7y 18 วันที่ผ่านมา

    Ciidanka qaranku qabiil mlahan ee hala laayo kuwi sidas yelay hdi la rabo in dalku xasilo xitaa qofki tuute wata ama magac dowlad shegto o wxas oo kle ku lug yeesho hala dilo

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 18 วันที่ผ่านมา

    nabadoono ma ahane waa dalimin umada dhibaato ku hayaan sharciga ha la geyo cagaha ha laga tuumo iyaga sheegayan dadka dilka geysteen

  • @MuscabyasiincaliMuscab-j3o
    @MuscabyasiincaliMuscab-j3o 18 วันที่ผ่านมา

    Guul

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 18 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂 YAA HOO. WADAYAASHA ABGAL SHABAB EY MUSHAAR KA QAATAN BIL WALBO. ANIGA WAXAN HUBA. KAABAQABIILKA BESHA MACAMED CADE EE. SIINAAY WARDHIIGLEY BIL WALBO HORMUUD AYA EVC UGA SO TUURNO. WAXA KALO LA II SHEEGAY OO AN HUBA. GANACSADA ABGAL. HALKA UGU WEYN