suaal kusocota dadka mawliidka iñkira iyo jwaab kusocota mushrikiinta.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @YussufMaalim-m7y
    @YussufMaalim-m7y 8 วันที่ผ่านมา +1

    جزاك الله خيرا شيخنا❤

  • @HalimaHassan-g8e
    @HalimaHassan-g8e 9 วันที่ผ่านมา +2

    Asc wallahi waxa ad kahadleysa wa xaq illahay cimri der iyo cafimad taam hano kasiyo

  • @mahadcalishirwac
    @mahadcalishirwac 9 วันที่ผ่านมา +2

    جزاك الله خير الجزاء ياشيخ و حفظك الله

  • @shakuul
    @shakuul 9 วันที่ผ่านมา +4

    XAFIHUDLLAH SHEEKHENA XAQA WA CADEYSEY

  • @ahmedjamac9047
    @ahmedjamac9047 9 วันที่ผ่านมา +2

    Sh tiktok live imow si aad dad ugu faaiideyso suufiyo waxaaba ka darnaaday hada jadiidiyo iyo ictisaam oo dimusraadiyada wax banaan ka dhigay ilahey haku xifdiyo sheikh

  • @cabdihadiibrahim9708
    @cabdihadiibrahim9708 9 วันที่ผ่านมา +2

    Jazaka Allah kheyr

  • @MaxamedShnuur-t6e
    @MaxamedShnuur-t6e 9 วันที่ผ่านมา +2

    Shk waan kujecelnhy kadhalanyara ahaan Alh kusiiso ciri cafimaad

  • @dahirhassan1044
    @dahirhassan1044 9 วันที่ผ่านมา +1

    Sh ilahay khar haku iiyo. Qaraxa. Nogu daran iyo bastoladaha . Dad dan ba galada kacararay . O qaraxa . Dib Uso ceshay.

  • @yussufsahilsahil6690
    @yussufsahilsahil6690 9 วันที่ผ่านมา +3

    Waa suaal muhiim ah

  • @xamdamaxamed7750
    @xamdamaxamed7750 9 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaa usheegayaa sheikh mustafe illaahay datii baan kuujeclay ilaahay baa diinta kuu gu gargaaray wakhti adag jisaa allaah khayr 10 sheikh oon xaqa lagaban sidaa ayaa diintu ubaahan tay

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 9 วันที่ผ่านมา +1

    Mushrik waa kalmad Suufiyoo dhan dhiiga kukici naaya

  • @mohamedabdi3767
    @mohamedabdi3767 9 วันที่ผ่านมา +2

    Allah kaliya caabuda oo asaga kaliya ayaa idinku filan dadka la leedahay lkn hadana aan maqleenin waa dhiban yihiin wlhi
    Allow shirking bari baan ka nahay😢

  • @dekaabdimohamed4723
    @dekaabdimohamed4723 5 วันที่ผ่านมา

    Subhana Allah

  • @HalimaHassan-g8e
    @HalimaHassan-g8e 9 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤ caqida saxix m.a

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 9 วันที่ผ่านมา +2

    الاحتفال بالمولد النبوي غير مشروع، بل هو بدعة، لم يفعله النبي ﷺ ولا أصحابه، وهكذا الموالد الأخرى، لـعلي أو للحسين أو لـعبد القادر الجيلاني أو لغيرهم، الاحتفال بالموالد بدعة غير مشروعة، والرسول ﷺ هو الداعي إلى كل خير، وهو المعلم المرشد للأمة، وقد بعثه الله بشيرًا ونذيرًا وسراجًا منيرًا يدعو إلى كل خير، وقال الله في حقه: وَمَا أَرْسَلْنَاكَ إِلَّا كَافَّةً لِلنَّاسِ بَشِيرًا وَنَذِيرًا [سبأ:28]، وقال في حقه: يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ إِنَّا أَرْسَلْنَاكَ شَاهِدًا وَمُبَشِّرًا وَنَذِيرًا ۝ وَدَاعِيًا إِلَى اللَّهِ بِإِذْنِهِ وَسِرَاجًا مُنِيرًا [الأحزاب:45-46]، وقال تعالى: قُلْ يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنِّي رَسُولُ اللَّهِ إِلَيْكُمْ جَمِيعًا [الأعراف:158].
    ولم يرشد أمته إلى الاحتفال، ولم يحتفل في حياته بمولده، ولا فعله الصديق ولا عمر ولا عثمان ولا علي ولا غيرهم من الصحابة، ولا في القرون المفضلة القرن الأول والثاني والثالث، وإنما أحدثه الرافضة، ثم تابعهم بعض المنتسبين للسنة.
    والرسول عليه السلام قال: من عمل عملًا ليس عليه أمرنا فهو رد وقال عليه الصلاة والسلام: من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد وكان يقول في خطبته عليه الصلاة والسلام: خير الحديث كتاب الله، وخير الهدي هدي محمد ﷺ، وشر الأمور محدثاتها، وكل بدعة ضلالة.
    فالراجح والصواب عدم شرعية الاحتفال بالمولد؛ مولد النبي ﷺ وغيره، والله جل وعلا إنما نفع الأمة وهداها ببعثته ما هو بالمولد، إنما نفع الله الأمة وأرشدها وأخرجها من الظلمات إلى النور ببعثه ﷺ والوحي إليه، لما بعثه الله على رأس أربعين سنة وصار نبيًا رسولًا نفع الله به الأمة وأنقذ به الأمة من جهلها وضلالها لا بالمولد، نسأل الله أن يصلي عليه ويسلم عليه صلاة وسلامًا دائمين اللهم صل عليه...
    المقصود أن الراجح هو أن الاحتفال بالمولد بدعة ولا يجوز فعله، وإن فعله كثير من الناس الآن، فالبدع لا ترجع سنة بفعل الناس، البدع بدع وإن فعلها الناس، ولكن المشروع للمسلمين العناية بأحاديثه وسيرته والسير على منهاجه، وتدريس سنته في المدارس وفي المساجد، تعليم الناس لسنته ودينه في المسجد في المدرسة في أي احتفال في الإذاعة حتى يتعلم الناس دينهم، وحتى يسترشدوا بما بينه لهم عليه الصلاة والسلام هذا هو المشروع.
    أما الاحتفال بمولده في ربيع الأول من كل سنة بالأكل والشرب والذبائح والخطب هذا لا أصل له، هذا من البدع وهو وسيلة إلى الشرك، كثير من هؤلاء المحتفلين يقع منهم الشرك والغلو في النبي عليه الصلاة والسلام مع البدعة. نسأل الله السلامة.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 9 วันที่ผ่านมา +1

    Casharo waawey baaku jiraha qofkii dhibsanaaya hakutaag naato

  • @engabdi2905
    @engabdi2905 9 วันที่ผ่านมา +2

    Suufiyo Soomali waxaa Kakeeday Waa ayaga. Ethiopia ayaa Meel aan Kagalno lanahay

  • @dahirhassan1044
    @dahirhassan1044 9 วันที่ผ่านมา

    Sh wanogu daran qaraxa iyo qabyalada

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 9 วันที่ผ่านมา +1

    Waaku wadaynaa ilaa ayqabuuraha kakorkacaan

  • @xamdamaxamed7750
    @xamdamaxamed7750 9 วันที่ผ่านมา +1

    Dad ka qaar waxay uhays taan in suufiyada in loogefay laa kiin arin tu sidaa maaha ee waaloo nis tee xeeyay dad ka suufi culimo uyaqaana waxaan leeyahay bal dhegays taa suufiyada idin koo daacada da beed ee ga waxay diinu yaqaaniin aad na udaba gal adoo xaqa ee gaaya waayo imin ka miidhiyahaa fashilay

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam8074 9 วันที่ผ่านมา +1

    كن أنت أول من يحي دعوة الإسلامية في الصومال منذ زمن طويل قصر كثير من الدعاة من ان يدعوا المسلميين إلى الخير والصلاح حتى رأينا أن البدع والضلالات اسفحلت في الديار المسلمين اليوم بدأ الناس لاسف عودة تدريجيا إلى الخرافات والتراهات التي عفا عليها الزمن البعيد بسبب خيرة الدعوة إلى الله

  • @ummuaymanfoos8387
    @ummuaymanfoos8387 9 วันที่ผ่านมา +2

    Asc sheikh
    Suaal ban rawaa in an kuweydiyo hadi ad
    raali katahay
    Waxan Ku arkay dadka South Africa Ku nool oo somalidi ah
    Daqan an Ku arkin gobolkan kuso koran ama family keyga ama Culumadi dinta nasobaray
    Waxan halkan Ku arkay qof baa geeriyo
    Rag ama dumar ama sheikh sanad kasta bishi u geeriyoday qofkas wey xusayaan oo neef ba laqaali malin Dan baa cunta lacuni quran ba la aqrin dikri bey sameynayan
    Aniga wan fahmi wayey hadan weydiyey na maxa lugu jawabi wahabi miya tahay
    Masaloyin badan ban isku qabsanaa
    Sida sowjada salada ma kajawiyaa iyo waxyala kalo badan
    Qoral kuma sokowi kari
    Sheikh bal iga jaahil bixii. Jazakallah kheir

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  9 วันที่ผ่านมา +1

      Waxa ay ssmeynayaan waabaadhil
      قال صلي الله عليه وسلم...لعن الله من ذبح لغير الله(مسلم)
      Xadiithkaan ugeejaahiliintaas.
      Berina kanoqo tawxiidka marabaane.
      Arinta xaaskaaga nabiga scw ayaa xaaskiisa taaban jiray salaadana tukan jiray asagoon waysaysan,,markahore tawxiidka Kalahadal.

    • @muhidinarab2574
      @muhidinarab2574 7 วันที่ผ่านมา

      @@al_tauhidchannel4526shiikhow anigu suufi maahi bals kan iqabo ah wxn kuwaydiinaa qof dhintay sanad walbo laxuso cunadaas lakarsho xaaraan miyaa shiikh 2jeer baan cunay anigo jecleysan maxay igu tahay jawaab adoo mahadsan

    • @ummuaymanfoos8387
      @ummuaymanfoos8387 7 วันที่ผ่านมา

      Jazakallah kheir sheikh

  • @MahdiCade-r2w
    @MahdiCade-r2w 9 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekada tahriib _ka waan ka helaa, oo aad baan u jeclahay in aan dhageysto.
    Lkn ma jecli markii aad wax ka sheegtid culumada suufiyada iyo oowliyada.
    Arinkaas ma jecleysan wax ka sheegista oowliyada ilaahey

    • @nijibnajib76
      @nijibnajib76 9 วันที่ผ่านมา +2

      Jaahiloow waxa suufi lagu heesto fiiri waa shirki

    • @shakuul
      @shakuul 9 วันที่ผ่านมา +2

      War alle ka cabsada alle toos u caabud awliyo ninkaa ku sheegeyso ma hubyid janno iyo naar wuxu ku jiro miyaa ogtihiin

    • @hassanabdihassanabdi393
      @hassanabdihassanabdi393 9 วันที่ผ่านมา +2

      Sufi qabuuraha kudawafa ya Sufi ah

    • @saylimohamud9937
      @saylimohamud9937 9 วันที่ผ่านมา +1

      @@shakuul jaahil gooso waaweyn

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  9 วันที่ผ่านมา

      Waxa lagahadlayo oo tawxiidka ah ayaa kaaga fiican taariikhda,ee dib ufiiri waxa. Lagu haysto suufiyada maskaxdaada fur.

  • @user-qz4vm2cm3y
    @user-qz4vm2cm3y 9 วันที่ผ่านมา

    ماذا تقول العذر بالجهل والتأويل في تكفير من وقع في الكفر

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  9 วันที่ผ่านมา

      هناك فرق بين من وقع في الكفر ومن اعتقد الكفر والشرك كاالصوفية والشيعة،،،،اماالمسلم الموحد الذي وقع في الشرك او تكلم بكلمة الكفر وهو لايدري فنبه من ساعته فإن تاب فإنه لايكفر وهذا هو العذر بالجهل او المسألة الموانع والشروط

    • @muhidinarab2574
      @muhidinarab2574 7 วันที่ผ่านมา

      ⁠​⁠@@al_tauhidchannel4526shiikhow ninkayga wa suufi hada wax fahansii isdhaho qabri macaabudno uleeyahy wxa kalena wa wax caadi buu taaganyahy alla hasoo hanuunahee iigu soo duceey