damaca itoobiya ee soojireenka ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 83

  • @mrprince7062
    @mrprince7062 4 วันที่ผ่านมา +7

    Asalamu aleikum Sheikh Mustafe, aad aya ku salamaya Aqii faadil, aniga aya Meheri ah (carab maxamuud saalax) oo UK ku nool, waana maasha Allah qof an jeclanahy ayad tahay Alle dartiis, waana sax hadal xun maad odhanin ee dadka aya waxa ku jiro dad si xun wax u fahmo. Horay u soco. May Allah keep you firm on his path and may you be always victorious against shirk and daqut ❤❤❤

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 3 วันที่ผ่านมา +1

    JazakaLlaH kheyr Sheikh . Allaha naga qabto cadawga Iyo kuwa la socdaba,, wallee in aysan kala jeclayn kuwa daba socda iyo kuwa ka soo hor jeedaba, Wallahi Berigii ay soo geli jireen Muqdisho caano kama Cabin hadana waaba tacbaan.

  • @clueless-y8d
    @clueless-y8d 4 วันที่ผ่านมา +7

    Masha'Allah xalaqadaan waqti aad looga baahanyahay ayee ku soo aaday

  • @Abdikafar-t5l
    @Abdikafar-t5l 4 วันที่ผ่านมา +7

    Waaaad mahadsanthy sheikh sidaaad ugu cudur daaaratay ….carab saaalax Aniga ah puntland gaara ahaaan Bosaaso Ila Galkacyo ayaaaaan dagnaaaa………….

  • @maejorrali1684
    @maejorrali1684 4 วันที่ผ่านมา +9

    Sheikh mowduuc lo baahna ayad ka ha dashey👍

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi393 4 วันที่ผ่านมา +1

    Kheir Allah hakusiyo Sheikh Mustafe. Ethiopia weyjebidonta inshaAllah.

  • @saidnuune8686
    @saidnuune8686 3 วันที่ผ่านมา +1

    25 jir ayaan waa balen inta nafta igu jirto inaa xabashi dhiigoda daadin doono insha allah waa kulaysan doona adidis abaaba waa qabsan doona ankoo ku dagalamayno difacashada diintena iyo dalkeena awoowahay iyo abahayba dhiig xabashi waa daadiyeen ana wan daadi doona waxan 1 ka oo soomalikaa inoo 100 xabashi u dhigmo hadii qalbigooda ku jirto inee diintoda dalkooda difacanayan shiekh sasa noo balana ina adis ababa kutaabka ilaahay ku dhex aqrino

  • @HamzeAbdi-t8z
    @HamzeAbdi-t8z 4 วันที่ผ่านมา +4

    Odayada Tuugta ee Gaalada la saftay nama matalaan insha Allah wayna Jabayaan

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  4 วันที่ผ่านมา

      Waasidaas waan ognahay shacabka soomaaligalbeed ama ogaadeen inaysan etobiyaan Jameel iyo taageero midna uhayn

  • @cariifcade3933
    @cariifcade3933 4 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikh ilaahay haku xafido, amxaaro waan kaguuleysaneynaa idinka ilaahay

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 วันที่ผ่านมา +2

    Jazakallah shiikh

  • @gurtahaji5105
    @gurtahaji5105 4 วันที่ผ่านมา +3

    Jazakalaah qayr sax ethopia waa cadoowga kowaad EE AAn lee nahay Somalia
    Ilaah hanoo badbaadiyo dalkeena.

  • @lwajidi_channel
    @lwajidi_channel 4 วันที่ผ่านมา +2

    جزاك الله خير

  • @rashiidsalim859
    @rashiidsalim859 4 วันที่ผ่านมา +2

    A s c dhamaan tiin muslimiinta meelkastooy joogaanAnaa marqaati ka ah iyo dad Badan oo Reer kismaayo ah wadaadkii nashiidadi Nabegeena N N K H T nashiidadii Lagu soo dhaweeyay markii uu madiino yimid Shiiqii Makara foonka watay oo xabashida ku Soo dhaweeynaayay kismaayo waxaa La dhahaa sheeq Cabdulaabhi Lugeey waa reer siyaad ugaas waa Reer cigaal siyaad kabsuumo ii kismaa yana nashiidasaas ayuu kusoo dha weeyay waa caan arintaas shiiqa waa runtiis aniga reer kismaayo ayaan ahay sheeq lugeey isku jifo ayaan nahay Beena kama sheegayo arintaas waa run

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  4 วันที่ผ่านมา

      Waarunvtaa anigaba waa abtigay,,lkn baadilka in laradiyo waaxaq,caadil ayaa tahay abti mahadsanid

  • @xamdihiis1620
    @xamdihiis1620 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah shekhow rabbi haku xafido adun iyo aakhiro ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedkhadar243
    @mohamedkhadar243 3 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekh. Mustafe. Kun. Maamulku. Waxbasheegmaayeen. Shicbka. Inoo. Diyaariya. Inshalaah. Had. Jigjigaa. Ciir. Ciir. Ku jirta. Hadjkiyo. Habeenka. Waxaalagusoo. Guraa. Ajaanib. Miidhaa. Kasoo. Baraarujiya

  • @KhadijaAbdi-ct9jn
    @KhadijaAbdi-ct9jn 3 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha allaha ilaahay haku xifdiyo amiin yaarabi

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 4 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @amatuLah18-iu2ep
    @amatuLah18-iu2ep 4 วันที่ผ่านมา +2

    Allow lakalamiiraye gumeystaha ha raacin.

  • @fadumomohamud6073
    @fadumomohamud6073 3 วันที่ผ่านมา +1

    Aan samayno dad isla socda from koofur to waqooyi bari oo Isku xiran

  • @khadarsaxanebarre6585
    @khadarsaxanebarre6585 4 วันที่ผ่านมา +2

    Aad iyo aad, dhawr dhuuni raac nama matalaan.

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 4 วันที่ผ่านมา +2

    Xabshidu waa gaalo namaste soo galaan.waa gaalo madow oo number one enemy's is ithiopia. We never accept Asmara.

  • @abdirahmanmohamed9867
    @abdirahmanmohamed9867 4 วันที่ผ่านมา +2

    Asc anaa marqaati kah Gedo Amxaaradii soo gashay 1996 Suufiyo ayaa korkacay waxaan kaxasuustaa Bashiir Soobaxay

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 4 วันที่ผ่านมา +1

    سبحان الله

  • @Cabdiraxmaanfaarax-g2q
    @Cabdiraxmaanfaarax-g2q 4 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa allh shiikh

  • @Cabdiraxmaanfaarax-g2q
    @Cabdiraxmaanfaarax-g2q 4 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa allh

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 3 วันที่ผ่านมา +1

    Shiekhuna isku badnaw, Amnigada foojignan ku dar, qofki hadasha wala delaayi is ilaali hee yaa lagu gaadin. Mahadsanid

  • @hassannurrashid9208
    @hassannurrashid9208 4 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallaah sheeikh

  • @masudabdirahman7926
    @masudabdirahman7926 4 วันที่ผ่านมา +2

    Mujaahid

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 4 วันที่ผ่านมา

    Sheekh ilaahay ha ku xafido dheg ha dhigin comment s aan caqliga iyo aqoon ku dhisnayn

  • @xariirmaxamed1330
    @xariirmaxamed1330 3 วันที่ผ่านมา +1

    Fariid

  • @khadarsaxanebarre6585
    @khadarsaxanebarre6585 4 วันที่ผ่านมา +1

    Cajiib weeye sida aad waaqaca itoobiye ula socotid.

  • @user-fn4ub1kc3w
    @user-fn4ub1kc3w 4 วันที่ผ่านมา +1

    Shikh mustafe jesakalah khayr wlhi waxad modaa inaad calosheeyda ka hadashay wlhi wa naceeyb iyo ciil aan ukhabo nijaasta ureesa e xabashida nacalatulah lkn waxaan kasii necebahay ducfada liita e ushakheeya cadawga allah waxana layiri dayeer dhici diiday laan adag ayuu heestaa waxan kutalin lahaa jawaasiista sufiyada iyo madax beenaadka birta halaga aslo lkn inti kuwaasi somali dhax fadhiyaan waxba inoo hagaagi mayaan

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 4 วันที่ผ่านมา +1

    Taariiqda bar Soomaalina wax badan kama garanayaan

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 4 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallaah sheekh

  • @mohamedkhadar243
    @mohamedkhadar243 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waadadka. Qarxinayaa. Waa. Gaalo. Qudhulay. Amisoon xalanaa. Laga. Qorsheeyaa. Ogaada. Warkaa. Waa. Soomali. YRaan. Lacg. Doon. Somashruucu. Usii. Socdo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 4 วันที่ผ่านมา +2

    Anigu Ethiopia waa necbahay waana la dagaali haduu Allah idmo markaan arko dad isku toosan ooy ka goantaahay inay la dagaalamaan injireeyda lkn dowladaan maanta jirta ee xasan sh horkacayo waa dowlad musuq waana nin tigre lasoo shaqeeyay, ciidamadii dowladana shidaalka iyo sahaydii iyo garamkii ay karsanlahaayeen ba ka jarteen ciidankoo meel cidla ah dagaal kujira, qabaailadii somaliyeedna way isku dirtay oo hub bey isugu dhiibtay, inay Ethiopia hoos hoos ula shaqaynayaana waanka shakisanahay.

  • @SiyidCali-uo5dq
    @SiyidCali-uo5dq 4 วันที่ผ่านมา +2

    Almahra anajoga hda shiiqo

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 4 วันที่ผ่านมา

    لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 4 วันที่ผ่านมา +1

    wallhi sh. Islamarki ladilay ninkas waxan idhi ninka Ethiopia dishay cidkale mailing waan oyay maalinti 😢😢 soomaali wa hurudaye alle haka toosiyo

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 วันที่ผ่านมา +2

    Jim Carter waa wadaad diinta Christian ✝️ gobolka George
    southern US maraykan waxaa ogu gaalo badan gobolada southern sida Mississippi. George. Alabama. Arkansas. Tennessee. Louisiana.
    meelwalbo kaniisad ayaa ku taalo.
    lakiin sheikh dalkan waxaa kala qeebinayo Hassan dhiiqo ninkan siyaasi ma ahaan waa dhuuni qaate tuug ah.

  • @CumarShariif-lu3xb
    @CumarShariif-lu3xb วันที่ผ่านมา

    Samcan wadaaca sh

  • @kaabejaamac1467
    @kaabejaamac1467 4 วันที่ผ่านมา

    Dadka oromada ah ee wanagsan muslimiinta ah ixtiraam ixtiraam quluubtooda

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  4 วันที่ผ่านมา

      Oromada kuwa iskaamka aad kusheegtay waainay kago,aan kuwa gaalada ah,hadii kale waaiskuxukun.

    • @ummuaymanfoos8387
      @ummuaymanfoos8387 4 วันที่ผ่านมา

      Muhimada waa kuli hal mowqif ki fican iyo ki xun waxba nagamagalin.
      Wadankada haku filnado somali waa in ey keeda difacdaa simple

  • @QueyJzoqozb
    @QueyJzoqozb 3 วันที่ผ่านมา

    Ha dhihin dadka geeska afrika jooga
    Dheh dadka soomaaliyeed
    Haddaa tiraa dadka geeska Afrika jooga waxay noqoneysaa in aan Soomaali jirin

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  3 วันที่ผ่านมา

      Geeska afrika soomaali ayaa dagan,horn of africa

    • @QueyJzoqozb
      @QueyJzoqozb 3 วันที่ผ่านมา

      @@al_tauhidchannel4526 magacernu waa soomaali waxaa nahay hal qoys geeska afrika itopiya aya nala degta iyo dhamaan umadda kale
      Saa awgeed nidaageenu waa
      War soomasliyeey xsbashi iska celiya
      Kuwa diintooda iyo dadkooda iyo dalkooda difaaca allaha ka dhigo

  • @yussufsahilsahil6690
    @yussufsahilsahil6690 4 วันที่ผ่านมา +1

    Xeybtii sodanaad keen

  • @kaabejaamac1467
    @kaabejaamac1467 4 วันที่ผ่านมา

    Sh musdafa oraomada waxaa kujira dadwanaagsan oo islaam ah haa is raacinin xaga nacaybka ilaali dadka wanaagsan quluubtooda

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  4 วันที่ผ่านมา

      Waainay kalabaxaan oromada kufaarta ah iyo kuwa wanaagsan,,
      Haday iswataan oo magac oromo wada ilaalinayaan waaiskuxukun.

    • @almaqdishi3110
      @almaqdishi3110 3 วันที่ผ่านมา +1

      Shikha xukun ha isku raacin ,
      dheh Ila man raximahullaah sababtoo ah waa mustadcafiin
      Suaal iyo missal
      Adiga shik musdafa ah iyo dad badan oo wanaagasan waxaad hoos joogtaan xukuumad cilmaani ah mgac somalinimo iyo dalkooda iyo dadkoodana difaacaaya marka xukunkiina adiga iyo dadkaas wanaagsan muxuu noqonayaa .
      Dabcan dad wanaag dheeganaayo ma sheeganayo oo oroma ah weerarna soo qaaday si ikhtiyaarkooda ah ama aan lasooq asbin ?
      Wabilaahi tawfiiq

  • @yahye2001
    @yahye2001 4 วันที่ผ่านมา

    Sheekhoow shabaab iyo daacishka dadka qarxinaaya ee rutub rutub u dilaaya iyo kan sidaadoo kale carada ka muuqata sideen ku kala garanaa waan daalnee

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  4 วันที่ผ่านมา

      Ninwalba wuxuu shaqaysto waalayaqaan,cida uu katirsan yahayna maqarsado.

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam8074 4 วันที่ผ่านมา +1

    Carabao saalex waxa ay dagaan u leeyihiin waxa ay aad u dagaan magaalada bacaad wayn ee waqooyiga gaalkacayo iyo qardho gobalka bari iyo garoowe lafteeda waydagaan

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 3 วันที่ผ่านมา

    Gondar iyo goojamna soomali baa iska leh

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 3 วันที่ผ่านมา

    Sherkh su aal ban wataa whsap
    Iga soqabo

  • @yasiinahmed2572
    @yasiinahmed2572 3 วันที่ผ่านมา

    Kenya kawaran sheekhow walaaleheen miyaa

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  3 วันที่ผ่านมา

      Kenya way kacadaawad yarihiin itoobiyaanka,soomaalida keenya joogtana madaxweeye ee gumaysi kumajiraan

  • @yussufsahilsahil6690
    @yussufsahilsahil6690 4 วันที่ผ่านมา

    Aawey qeybtii xigteey

  • @XawoCali-u5m
    @XawoCali-u5m 4 วันที่ผ่านมา

    Qeybtii 30 away hee

  • @CabdixamiidCali-pq7uh
    @CabdixamiidCali-pq7uh 3 วันที่ผ่านมา

    adigu soo kama aaminsanid badi soomaalida iyo madaxdooda gaalo Saad sheegtay maxaad Marka gaalo kakaladooranaysaa soo kaagamadhigna dameer iyo labadiisa dhagood mise fidradii bahadlaysa oo sheegaysa inay soomaalida muslimiin yihiin ilaa ninkay sida qoraxda daahirkiisa gaalnimadiisu u adaatoاللهم أنا نعوذ بك من الفتنو

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  3 วันที่ผ่านมา

      Anigu kamashakisani in qabuuriyiinta iyo calmaaniyiintu ay kufaar yihiin,sidaada diinlaawe dawaaqiida taageera ma ahi alx,lillaah,,lkn wadankayga waan jeclahay inaan gumaysi galo oo dulli ogolaadana lagama yaabo,mafahamtay,,maasuuni

    • @CabdixamiidCali-pq7uh
      @CabdixamiidCali-pq7uh 3 วันที่ผ่านมา

      @@al_tauhidchannel4526 maasuuni magaraneysaa macnaheeda waa dadka sheydaanka caabuda waana gaaleysiin qof aadan garanayn cabsida Allah baa kuguyar قال النبي اذا قال المسلم باخيه يا كافر فقد باء باحدهماarmay adigu kugusoolaabataa oo luguguciqaabaa sidee Baad kuogaatay in aan dawaaqiida taageera فاعد السؤال جوابا يو القيامةintaad nooshahay isdaba qabo soomaalida muslimnta labo cadow bay leeyihiin mid qarsoon sida takfiirka iyo khwaarijta iyo mid muuqda sida gaalada iyo cilmaaniyiinta labadana waxay kasimanyihiin dhiigooda inay daadiyaan

  • @ifraaxmuxumed761
    @ifraaxmuxumed761 4 วันที่ผ่านมา

    Maxad iga rebty xamar sowta la baryaysa bada

  • @SiyidCali-uo5dq
    @SiyidCali-uo5dq 4 วันที่ผ่านมา

    Ibna cam aya laesu wace ee ina adeer

  • @engabdi2905
    @engabdi2905 4 วันที่ผ่านมา +1

    DDS Waalaga badalay Shisheygiyoow Aniga ay kunool Calankane Waalabadano Rabaa Odayaashane waadba ka aragteen Sooci madia dhahaya Somali manahiin

  • @omarfarah586
    @omarfarah586 4 วันที่ผ่านมา

    Sh Mustafe Somaliland waligeed dib ugu soo noqon mayso Somalia. Wixii uu Siyaad Barre Somali ayaa ka xun oo ahaa Diin la’aan

    • @yusufahmed1993
      @yusufahmed1993 4 วันที่ผ่านมา

      Lkn xitaa adii aad xur tihiin ma soo dhaweysan laheyd Ethopianka kristanka

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  4 วันที่ผ่านมา

      Hakusoonoqoto ama yaanay kusoonoqon soomaaliya lkn dhulka iyo bada cadawgiina hasiinina,,,

  • @hassannurrashid9208
    @hassannurrashid9208 4 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallaah sheeikh