yaa aasaasay shiico iyo suufìyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi393 14 วันที่ผ่านมา +2

    Sh Mustafe Waligabo geesi bad aheyd Allah haku sharfo

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf 14 วันที่ผ่านมา +2

    Sh mustafow hacabsanin wan kugarab taganahay daamaan muwaxiidinta maal kasto ay joogan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hakha haguleysto. Alahu. Akbaar

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 12 วันที่ผ่านมา +1

    Jazaakallaah kheyr

  • @YaasiinSaalax
    @YaasiinSaalax 11 วันที่ผ่านมา +1

    Walllhy aad ayaan ugu xirnaa taarikhda waana ka sida laga rabo Culumada dhamaan

  • @YaasiinSaalax
    @YaasiinSaalax 11 วันที่ผ่านมา

    SHIIKH MIYAY DHAMAATY TAARIKHDI QIMAHA BADNAYD

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam8074 14 วันที่ผ่านมา +2

    فَاصْدَعْ بِمَا تُؤْمَرُ وَأَعْرِضْ عَنِ الْمُشْرِكِينَ ﴾

  • @YahyaAwake
    @YahyaAwake 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ma Sha Allah sheikh

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 14 วันที่ผ่านมา +2

    Sheikhow inta Suufi la eedeeyn lahaay hadii loo caqli celiyo oo qaladkooda si tartiib loogu sheego ka waran

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  14 วันที่ผ่านมา +3

      Waxaa horay u siray dad culimo ah oo kutiĺmaamay inay muslimiin yihiin,marka hadaan runta loosheegin waligood mahanuunayaan,qaar isxanaajin jiray ayaa toobad keenay markay dhabta ogaadeen

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 14 วันที่ผ่านมา +1

      @@al_tauhidchannel4526 macalimiinta Quraanka i soo baray Suufiyiin beey ahaayeen alxamdullilaah bari baa ka ahay xumaantooda waa mushrikiin laakiin haloo tartiibiyo hana la fahansiiyo caqiidada SAXDA ah Allahu Aclam

  • @samiirspragger3944
    @samiirspragger3944 14 วันที่ผ่านมา +2

    Wax yabaha la cajaby waxa ka mida aniga waxa ku dhex dhashy sufiyo haben kasto arbaco iyo khamis anago ciyl yar yar ah waxa qaadi jirny oo wadad nogu dikrin jiry. Madad yajelani aqisna yaqusu madad ya jelani marka macnahooda fahmy wxy ahyd 2018 marka qadi jirnyna qaxa ku qayaas 15 sano kahor cml marka lkn anago saas ku wad nay oo waxan aqrineno aqoon mudo na saas ku wadno aya qar ka mida ciylka madad yaa jelani meshi la aqrin lhy wxy u badalen meeqa sana jirna wadadki intu xanaqy ayuu na dhahy mar danbo ha ii imanin inaa sii wadno bartas ku istagty hhhhhh

  • @sayidcalicabdirashiid9443
    @sayidcalicabdirashiid9443 12 วันที่ผ่านมา

    Mowliidkii nabiga lagu xusi jiry ma banaana miya leedahay

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf 14 วันที่ผ่านมา +1

    Kulaha mustafoow ILaahi kacabso. Kkkkkk warya mawahd moodi sidado kale Inu qaabriga cabudo jiirki Lahayen jiridka kama qoslo wan kufahmay washeesi wewe

  • @YuusufMuuse-dt3kh
    @YuusufMuuse-dt3kh 14 วันที่ผ่านมา

    Shiikh waxaan kaa codsanaayaa meeshaan kaheli lahaa min biloow ilaa dhamaad mowliidka kitaabta kahad leeyey sa ii sheeg adoo raali ah mid inaan wax ogaadaan raaayey codsigaas waan rajeen inaad iiga soo jawaabta waan kaa sugi shiikh jasaal laahu qeyran 😊

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  14 วันที่ผ่านมา +1

      Raadso kitaabka
      القول الجلي في حكم احتفال مولد النبي صلي الله عليه .
      Asagoo pdf ahna waad helaysaa.