😂 nin Dil Lagu xukumay side xabsi logu badalay Horta Tas jawab rabto nin Dil Lagu xukumay side hadana 10 Sano xabsi ah logu xukumay😂😂😂😂😂😂 halesku dhelo
Abu kaatayaasha waxey ku hadlayaan ee ay ugu doodayaan ilaahow meel baad ku qoratay ilaahow ha cafin kuwan dilayaasha raba in la cafiyo waxaan kasoo jeeda dhulkii Ethiopianku siiyey ingiriiska waan sugaya ciidamada calanka buluuga haysta oo diri dhaba ka sudhey calanka buluuga ilaa adis ababa 🇸🇴🇸🇴
Lawyer stash do you know where you are? Do you know who you did with them? You’re in the court you don’t know even what you’re talking about so please silent and sit down. We are better than you so please stop. We love our government. We love our coat, so please stop
@@art_lto2450 in etopia aad la shaqysaan waa la hubaaa oo laguma waydiin xisaabteduna way danbaysaa laakin taa aan u jeednaa waa wada shaqaynta ay la leeyihin sirdoonda caalamka iyaga oo iska dhigaaya maamullo ka gaar ah
qareenka udoodayo ninkaan qawarijta eh hadii la daayo oo markale lasoo qabto asigoo fal kale kujiro ma ogolyahay in asiga iyo kan uu udoodayo latoogto?
Waxa qabtay ciidanka Somaliland; Maxkamad ayaa la saaray, ugu dambaynna waa la idiin soo gudbiyay e, ha karo afkaagu Somaliland. Haddii kale dib la idiin kuma soo gudbin doono.
Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen ❤❤❤
Yaa cerigaabo aa allow nga qabo 🤲
Mayaabtay baqdin intee leeg baqday😅
kkkkkkk
Kkkkkkkk
2018 Dubai joogen qaarbadan lafahmayn arkay qaar wa uhanjabay today waa wayn kabaxa wadanka hadii kale waa ladin waaya ciidan udalbada meshaydagn yihiin ma ogay odayo was wayn xaskodi way baxenba waa soo maqlay kadib lascaanod lagubera shabaab maqlay buura cerigabo ciidnki soo badh baxen waan isa soo masafuriyeey lascaanod inay dagl kuridayun washeegsy xubno at adegsanyaan wayn jiran ragay adegsaden wayna dhacday cerigabo ciidnba lagu degamaynaya military ilaa inta lascaanod gacanta soomaaliland kashaqayso inshallah radar xuduuda putland lagu xidhay xuduuda putland cerigba madarka hargaysa inshallah calmka argixisada badha sheega marka qofku soo daga dalbanayna xuduudha chan ladhigay qofkasto soo dago gacanta kasaray waalagu garanya inaan alshabaab tahay ha war warin dadkaygi reer cerigabo from gargaysa
Khawaarij waa jabeen allow inta dhiman neh dhamey umada somaliyed neh nabad kayeel
Aamin Allah cirib tiro wuxuushta qashinka
Aamin aamiin
Xeer-ilaaliye Gaashaanle Ahmed Cabdallah waa wiil dhalinyaro, Maskax badan, Doodiisu cadahay oo shaqadiisana aqoon fiican uleh🙏
Allah ha xiftiyo oo Xaqqa ha waafajiyo kaalin muhiima ayuu ugu jiraa dadka🙏
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Ragii wawaynaa baa hada faraha soo galayo. Somalia ha noolaato
وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَٰكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لَا يَعْلَمُونَ🏴☝️
Dila garaca
Wuxuu. Diidaya inuu yidhaa Somaliland. Alla xumaa wuxu
Ticket-ka haloo jaro ✅
Dil ayaa lagu xukumay waxaa loo badalay xabsi ciidan very interesting
MAXKAMADA PUNDLAND AYAA KU FIICAN XUKUNKA SHABAAB.
Walaahi been maadan sheegin, wax kuwan gacanta hadii lagu dhigo maxay tahay, xarig iyo sheekooyinka raqiiska ah,, shuute xukun jileeca jooji awoow.nimanka seeftu haqaado iyagu shacabka macafiyaan meelna kuma bad baadiyaan
maadan fiirsan videogaan hhh putland waa xukuntay laakin waa ku guul dareysatay iney fuliso waayo wuu. ka soo fakaday ama waa la soo gatay!
@@AbdiMohamed-e3mmaxkamad gobol iyo maxkamad wadan isku meel magalan lkn maxkamada wadanka qofka hadii la xukumo madaxweynaha oo saxiixin lama dili karo laangaab iyo laandhere midkoo doono ha noqdee balse puntland laangaab u fiiriyaan badanaa
@@saadaqnuurgeedi7777May aan ku saxo Xabsiga ayaa la weeraray Ninkan & rag kle Ayana lala baxay wa dhacdo caan ah
Waqoyiga somaliya . X
Jamhuuriyada bariga africa. ✅️
Argagixisada snm Allah baa qabanaya inshaallah soomaali OO dhan baa u midoobi rabina daalim ka wuu jebin inshaallah ma dheera
@@FalxadoSahra qoriga kuugu dhow intaad soo qaadato futada iska gali.
Ina ATMIS aabahaa baad raacaysaa
Sheegato yhy.
Wadanka idoorlad😅
Jamhuriyada Barida ween aa?
@@FalxadoSahraSomaliland ayaa soo qabataye ma idinkaa Heli lahaa
Laba wariye codlooda dhagaha ayaa kuraaxeysta mid Allah haunaxariistee waa abdi aziiz afrca midna waa abdikadir ciise.. codka cadowga kailmaysiiya..cimrigiina ilaahay haraajiyo wariyayasha qaranka ugu adeega duruufo adag
G/waqoyi❌ wadanka 𝚂𝙾𝙼𝙰𝙻𝙸𝙻𝙰𝙽𝙳🤝🏼🇪🇹 iga hagajiyaa hadalka jilicsan😂
Dabaadaada ilaasho
Taadii meel maku ogthy @@Xadiyoluula
@@Mulla-alyusufi magacii argagixisada islaamka sumcad dilatation wadata, arsenal ba thy adigu
@@Xadiyoluula arsenalka aad sheegayso iyo koonfurba hooyadood baan wasnaa nio.
Jamhuuriyada bariga afrika nala yidhaa
Magaca somali waan dhignay.
Qudhunkiina laaqda daba madooboow naf hadaad leedahay agoontaada sanbuur ma wasteene
@@art_lto2450 somali waan dhignay.
Jamhuuriyada bariga afrika ✅️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Diltoogasho hada Hallooga dhabeeyo murtidka
🎉
Dhigta can sheydan waye subxana allah walalhiis u xaqdro ku laayey hoogah
Sidee loo qaldi karaa odayaashan waan yabanahay sidee qof ugu qanci karaa soo dil dadka janaa galee maybi maandooriyaa la siiyaa cos it’s not possible hadane waxey leyshiin ajaanib ayaana tababartay dad jiran waaye hada roobow waxuu lahaa dowlada waa murtad hadana waa wasiir is qabad sii
Somaliland maha somaliya ee iska hagaji hadalka
😂 nin Dil Lagu xukumay side xabsi logu badalay Horta Tas jawab rabto nin Dil Lagu xukumay side hadana 10 Sano xabsi ah logu xukumay😂😂😂😂😂😂 halesku dhelo
Re trial baa la yiraahdaa, wadan kasta wey ka dhacdaa,
Puntland Hadii ba koox wax Dishay la socotay Adan waaa ahaatay Lkn markii danbe racfaanka dhahay Ninkan cadeymo Inuu qof dilay Lagumaa hayo
Aawey abdikadir isse please
4:01
Ninkan af-duudta ka mid ah waa qatar sida la sheegay sida ay u xun yihiin waa in loola xumaada oo talaabada uu mudan yahay laga qaadaa
subxanallah
Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed Miyaa Wax lagu Xukumaa Mise Diinteena....... Diintena Wax Ku Xukuma Xeer Soomaaliyeed Naga Dhaafa Dad Islaam ayaan nahay .
Waa lays waafajiyay
@@Xadiyoluula ???
Adeer diintu waa caqiido uu qofku aaminsan yahay dowladu waa inay leedahay system iyo dastuur waa waqsan waxay aaminsan thy bulshada ay mamulayan
Waa ina ladila nina walaboo khawarijata kujiro oo la qabato yaan isaxan logalin yuu kutalalin dhslina ysraday khawarija nimada waa halis ee halaga qabato umada hala togato fadalan khawarijata☠☠☠🦂🦂🦂
Waaba odey wayele halesjmka cafiyo
Hadal jilicsananta iyo JuudAAN NIMADA KAMA ILBAXDAAN QADAADWAYN
Continent of SOMALILAND DHEH🌎
Prank land
@@Mahad.cali1😂😂😂😂😂😂 40 yrs prank government with useless nation😂😂😂😂😂
Man said continent 😂😂
Waa dil ninkan waa shabaab
Ileen alshab isaaq raxawayn ubdn subxanalalah
Qof shabaaba galay yaan loo naxariisan
Hala dilo qaacnka
Bahda garsoorka iyo laamaha amniga amaan bay mudanyihiin
Cimrigaas ayuuba jiraa maxaa waxaas galiyey
Qaybta Somaliland waa laga jaray ilayn laba dal oo siman ayaan nahaye
Muxu yiri malaik ayaa garbahaaga saaran aaaa abukaate hooyadii iyo abihii xaaskiisa markii hore muxu uga fakari wayay intuu sidii dhiig islaam lo daadin lahaa ku mashquul sanaa
War qof lashaabab kubiiray qiil maleh wa in dilo
Waa alx hadi si isku mid ah ay mamulada dalku u qabanayaan argagixisada gaalada ah e caadeystay dhiiga islaamka
Abu kaatayaasha waxey ku hadlayaan ee ay ugu doodayaan ilaahow meel baad ku qoratay ilaahow ha cafin kuwan dilayaasha raba in la cafiyo waxaan kasoo jeeda dhulkii Ethiopianku siiyey ingiriiska waan sugaya ciidamada calanka buluuga haysta oo diri dhaba ka sudhey calanka buluuga ilaa adis ababa 🇸🇴🇸🇴
ilaahay haydin ciqaabo waxaad la dagaalamisaan ilaahay iyo ciidankiisa
Hoyadaa ayaa somaliya ka mid ah aay aay dhalay oo hurda
yaa ila aminsan dalka somalia in ey eliminate u daganyahay eyna ka taliyan dalka
Villa somaliya waa inay shabab la heshiisa waykala daalane mesha shacab uunba ku madhanaye itoibiya oo cadaw ah ayaa naguso maqane 😮 😢
Maxaa nooga sheegaysaan kii aad qabatanba dili hanaga yaraadeen fadlan
Lawyer stash do you know where you are? Do you know who you did with them? You’re in the court you don’t know even what you’re talking about so please silent and sit down. We are better than you so please stop. We love our government. We love our coat, so please stop
Puntland haloo crliyo
SHABAB NIN AH KAMA BIXI KARO BEENTAASI HOOYADA U SHEEG.
Puntland hawarto
Dowlda gar saran waxaan CLL maxaa loo haystaa dil bis
dhalinyarada halaga mamnuuco qofiyada iyo go'a shaalka si ay ugu dhuuman ileen amniga kalay meeshe dee dee dharkas wa dhan ee diin maaha
Go shaalka noo daa wllo
Shalayna waxaad lahayden hala mamnuuco “ Cimaamada iyo Niqaabka “😂
Beri maxaad oran dontaa ?
Xeer ilaalintu waa wada buunbuunin waxii hore mooyaane wax cusub oo cadayn ah maba hayaan waar inuu gadaal ugu noqday As cadaynteedii keena Illaahiina ka baqa😂😂
Jamhuuriyada barakaysan ee somaliland dhe waxay waqooyigad sheegaysa
4.5 inu dhaqan galiyo ayu ugu tala galey
Hadii siyaasada lawada qaybsadey
Qaraxa in lawada qaybsado maxaa diidaya
😂😂😂😂
Somaliland sideebay ugu dhiibtay muqdisho ninkan? Ma wada shaqayn ayaa ka dhaxaysay? Hadiii taasi jirto waxay cadaynaysaa in dhamman mamuladda somalidu hal meel u wada shaqeeyan isla markaan shacabkooda ay kala qaybinayay iyaga oo fulinaaya ajende gaar aah
Shaki kuma jidho in maamulkasta uu kan kle siduu dono ula xidhiidhi kadho balse shacabka indhaha laga saaro eedeyn iyo waxaan mesha kujidhin wadda shaqeyntoodana waa mid dhamaystiran oo midpa midka kle waa azx0 iyi team wadda shaqeya balse shacabka been kadhadhiciya
Waa sidaas waxan dad Gaara ayaa wata shacbkiina waa dulmanyihiin😂
Wada shaqeyn Maa jirtee been wayee 😂 Ethiopia ❤ la shaqeyna anaguh
@@art_lto2450 in etopia aad la shaqysaan waa la hubaaa oo laguma waydiin xisaabteduna way danbaysaa laakin taa aan u jeednaa waa wada shaqaynta ay la leeyihin sirdoonda caalamka iyaga oo iska dhigaaya maamullo ka gaar ah
Shacabka uunbaa laysku dirayaa moyaane nimankaas dantood siyaasadeed waa wataan waana heshiis.
La yaab
SOOW XABSI KA MUU BAXSAN
Maamulka taagta daran ee somalia waa maamul liita oo aan waxba qaban karin miyay dilaan mxy niicda la hayaan
Hadii Somaliland ka mid tahay Somalia masaafurintiisa deer ilaaliyuhu muxuu u codsaday markuu dhamaystay xukunkiisa????!
awal mala toga nayay wala sidey naye lacaga Laga qadana 5 Sano le Lagu xukuma😂😂😂😂😂😂
Kan hala dilo waa dil
waba nin khatara oo dilaa ahe
Gobolada waqooyi 😂
qareenka udoodayo ninkaan qawarijta eh hadii la daayo oo markale lasoo qabto asigoo fal kale kujiro ma ogolyahay in asiga iyo kan uu udoodayo latoogto?
Hala ciqaabo
edeysane maahe wa dilaa cadowa laakin xagee bu kaso jeeda ?
Israa,iil
@@firdowsmusay-ze9gs idoorland
eyl ma gobolka bari ayay katirsantahay, wariyayashan waxay ubaahanyihiin waxbarashada aassaasiga ah inay iska dhisaan iyo wacyiga guud, intaan luuqda lagaarin
War ninka wawa nin rageed ee kalexda waxa uu udagalamayo waa in uu helo sharciga alle
Hab Qoraalka booliska Waxaa ka muuqda inaysan la hayn xirfad wax qoris fadlan dadka aqoonta leh booliska hala qoro
Isagaaba is cadeeyee waa maxay cafintu yaaab
Somaliland waxay ka mid tahay somalia ayuu yidhi hadana kulahaa muwakil kaygu warqadii uu ku codsaday in somaliland mastaafuriso waatan,
Puntland waa wastaa As
soo tan lacag ku sii deeysay hhh
Rer arbacow ma jogtin😅
Maya safar salaama wll
Awaya dambiilaha meeshaan majooge maqan miyaa
Toogta
Waxaas waa been nin ma lagu xukumay dil mise waa la korinayaa oo darajo iyo magac aya la siinayaa
Argagixisadii la qabtaba hala toogto nacalad ha ku dhacdee iyagaba cid ma cafiyaan.
Halacafiyo madama uu tobadkenay
Adiga,,aderaw.ilahakacabso.qaren.fican.mattihid
Somaliland kama mid ahaa Somaliya waad khaldan tahay Nacaska Koofiyada dheeroow
Av adiga damiin maka noqonee hadii uu hada wax dilo
Askar dagalu kudhashay oo badal ubahan badidood aba xiri dib ugunastaan ubaahan aniga hadan balayo laroro kebaa imaslaxayo suga matalan askariga durka magalo laheen dolar negariin waakoo dhaw geega roogi waay xafiska murmee iwareriyee kooyba maay isodeer maxkamadey etee shineeys miya lama goodle dhofiyo kidaalni seewelan dhaw dhufoo aankale aanki bilaan mase rag furso hoba rag wadate iskidiraan masar yaa kenoyo maahin yaa lasocda gobolkee
Waxa qabtay ciidanka Somaliland; Maxkamad ayaa la saaray, ugu dambaynna waa la idiin soo gudbiyay e, ha karo afkaagu Somaliland. Haddii kale dib la idiin kuma soo gudbin doono.
Lakin argaxisada ma yaqaan somaliland puntland xamar
@@Mahad.cali1 argagaxiso cidiba Ka hadli maysee maamulkan hawsha loo fududeeyey hadana aflagaadey Naya dawlada ayaa lala hadlayaa
Salamaad min kuli aaafaad
Dhigta can sheydan waye subxana allah walalhiis u xaqdro ku laayey hoogah
Villa somaliya waa inay shabab la heshiisa waykala daalane mesha shacab uunba ku madhanaye itoibiya oo cadaw ah ayaa naguso maqane 😮 😢
Toogta