Mashallaah si wanaagsan baad u hadashay kheyr Allah ka dhigo labada beeleed wa in ey ku dhaqmaan Kitaabka alle dawladana la shaqeeyaan nabad diidkana iska qabtaan, wabillaahi towfiiq. Guul guuul
Mid ajnabi ah ila Jogah ku iri sirdonka somali ninka ugu sareya waninka kulaha wadan kcay baa ka imatay kulaha kuwa lajogana ayaga sirdoonka miyaa bu udhahay adbu iga qosliyay wana xaquq😂😂😂
Diinta islaamka inaa lagu dhaqmaayi way fududahay ee dadku diin bay rabaane idinkaa dawladeey dimuqraadiyad raba ee runta sheega oo diinta islaamka dadka ku maamula
Sirdoon warbaahin bixinaayo waligeet lamsheegin wale somalia 🇸🇴
HADA LAGU SHEEGA
Mashallaah si wanaagsan baad u hadashay kheyr Allah ka dhigo labada beeleed wa in ey ku dhaqmaan Kitaabka alle dawladana la shaqeeyaan nabad diidkana iska qabtaan, wabillaahi towfiiq. Guul guuul
Hadal wanaagsan oo wax gal oo daaweynaya cid kasta ayuu kuhadlay ee halayeeshu samir iyo garashu iyo meel dheer wax ka eegid guul samatalis sama kataliya weligiin
Soomaaliya guul 🇸🇴😍🇸🇴 barwaaqo
shareecad.islaamka geed lagu dhunto ma ahaan
😂😂😂 10min 09Sec Odeygu Qufaca siduu uga Naxay fiiriya wuxuu u Maleeyey baaq in wax Lagu samayn Rabi camal
Hoyadisa wasa sirdonka halaga qaado odeygan jaajus ethopiyaan waaye
❤❤❤❤
Away askartii Ethiopiankaa layeen maxan loga hadlaynin war waxan aragna
Sanbalolshe waa alshabab
Anagaa yaab aragnay agaasime dadka wax dilay waa layaqaanaa hala soo qabto dadka wax dilay qawiil darterted ayaa loo dilay ragii abgaalka ahaa maxkamada markii lahorkeeno ayey wax hagaagaayaan oo loo qisaaso wiilashaas
Madaxa Sirdoonka oo qabiilo dagaalamay kahadlaayo aduunka meel aan soomaaliya aheeyn lagama helo.
Xawadle malin kasta horgal aya loo soodiraya war xawadlow waxan okale is ka hor dhaqajiya
Mid ajnabi ah ila Jogah ku iri sirdonka somali ninka ugu sareya waninka kulaha wadan kcay baa ka imatay kulaha kuwa lajogana ayaga sirdoonka miyaa bu udhahay adbu iga qosliyay wana xaquq😂😂😂
😂😂sxb waa lagugu dhamaaday ninka iska celi
Dowlada hawiya iska kaleh ninki yiri sidee somalinimo looga suga in uu ka shaqeeyo, sidan hadan ku socono wale dowladnimo ma dhawa
Daarod hadu xilka qabto dowlad nimo aya jirto so ma,ahan nalacad baa idin dhashay xaarka cishta
Diinta islaamka inaa lagu dhaqmaayi way fududahay ee dadku diin bay rabaane idinkaa dawladeey dimuqraadiyad raba ee runta sheega oo diinta islaamka dadka ku maamula
Mooryaan culusow: Xawaadloow mashruuca kaliya aa somalia idinka siiyay waa inaad dagaalka alshabaab ku dhimataan.
Ninkaan sharci islaam muxuu ka Rabaa Sharci islaam Hal Lee waaye sharci islaam dadka oo dhan Mid uun buu u yahay waxaa fulinaya Dad islaam ah Qabiil baa madaxa kaa maray waxaad Noo cadeysay inuu Qabiilku kaaga muhiimsanyahay islaamka