20 saac kaliye | Hal isbuuc | Baro 4 shey oo Muhiim ah waqti kooban|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.พ. 2019
  • Isbuuc gudihii maxaad kubaran kartaa hal isbuuc ?
    kaba soo qaad in aad fasax kujirto
    Baryahaan caalamka waxaa ku soo badanaayo dad tijaabooyin badan sameeyay in muddo kooban ay wax yaabo badan lagu baran karo -
    in xirfado muhiim ah muddo yar lagu kasban karo - waxaa jiro nin lagu magacaabo JOSH KAUFMAN oo qoray kitaab lagu magacaabo - 20ka saacad ee ugu horayso sided wax walba ku baran kartaa 20 saac kaliye
    ? waxaa laga yaabaa in aad is weydiinayso sideen 20 saac ubaran karaa wax muhiim ah - wuxuu leeyahay qoraagu 20 saac waa waqti ku filan si aad ugu yaraan waxa aad baranayso uga fahanto aasaaska muhiimka ah
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 485

  • @osmanafweyne3246
    @osmanafweyne3246 5 ปีที่แล้ว +255

    Cumar sxb been ma adan sheegin Germany anigaa ku nool oo barta farsamada gacan walina dhismaha waa shaqadaa ugu lacagta badana wadanka Germany dadka ka Shaqeyana aad baa xushmad logu hayaa

    • @abdinormohamed2071
      @abdinormohamed2071 5 ปีที่แล้ว +4

      Sxb mudo inte la eg aya lagu bartaa

    • @Janagale252
      @Janagale252 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdinor Mohamed sedex sano ama sedex sano iyo bar

    • @osmanafweyne3246
      @osmanafweyne3246 5 ปีที่แล้ว +5

      @@abdinormohamed2071 sxb waxaa lagu bartaa sadex sano ama ama labo sano iyo bar xataa sadex sano waa lago bartaa midba wa si farsamada gacanta way badan tahay oo way sii kala bax baxdaa mid walbana magac u gara bey ledahay magaca guud waxaa la isku dhahaa Handwerk

    • @abdinormohamed2071
      @abdinormohamed2071 5 ปีที่แล้ว +2

      @@osmanafweyne3246 shukrn sxb macane 3 bil kadib ina imado laga yaba inshalah

    • @abdinormohamed2071
      @abdinormohamed2071 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Janagale252 mahdsnd sxb

  • @osmanafweyne3246
    @osmanafweyne3246 5 ปีที่แล้ว +85

    Cidi igama horeeso manta ogaansho inaan taagero buxda u ahay baa halkaas ka cad horay u soco wllo cumar

  • @amiirsaadaq8618
    @amiirsaadaq8618 5 ปีที่แล้ว +89

    1:27 walhi anigoon been iga ahyn anigoo aan labtop heystay mudo 3 bilood ah kadibna aan kugaracayo 1 far keliya xitaa anan aqoon meesha ay kukala yaalaan EREYADA keypot ka ayaan isweydiiyay su aal ah maxaad maskiin nimadaan ugu garaceysaa keypotka kadibna waaan go aan saday inaan marwalibo oo aan iskuulka kaimaado iyo habeenkii wax uun isakaga qor qoro kadib waan bartay xaqiiqdii hada xitaa waxaan filayaa in hadii maro wajiga laiigag xiro xitaa aan wax xoogaa mac quul ah qori karo 👌

    • @nesreina6238
      @nesreina6238 5 ปีที่แล้ว +5

      Heykal Taaj walaal waxaa si toos ah uga baran kartaa Byte Back typing tutorial Google aha ku qor waa cashiro taxane ah ka faaiideysi wacan

    • @nesreina6238
      @nesreina6238 5 ปีที่แล้ว

      Bakaal Abdi adigaa mudan walal

    • @Cambeyste
      @Cambeyste หลายเดือนก่อน

      Aniga waxan bartay 2008 ila hada wan aqana Arabic & Latin Sxp waxbo ma ahan keliya waqti geli!!

  • @Cukaashe.
    @Cukaashe. 5 ปีที่แล้ว +120

    *Somalida Damiirka leh waan salmy shantaba*

  • @adromin2572
    @adromin2572 5 ปีที่แล้ว +81

    Ogaansho hade wax badan noloshada ka badashay like sar qoralkeyga 🙏

    • @iamsomali5529
      @iamsomali5529 3 ปีที่แล้ว

      Feysal tuugsiga dhaaf🤣🤓

  • @marwaanapdilahi2187
    @marwaanapdilahi2187 5 ปีที่แล้ว +41

    No views
    Sababta maad garanaysa waa taageerid aan si khaas ah u taageero cumar

  • @malaakChannel
    @malaakChannel 5 ปีที่แล้ว +26

    Ustaaad Cumar Mararka qaar waxaa dhacda in ay ku dhaafto week Adiga oo waxba qaban 😭 Alxm lkn Sanadahaan dambe aadbaan uga faa'ideysty waqtiga 😍Hormar Badan ayaan kuu rajeynayaa Caziizii

  • @hamaamcabdalaaxmed7345
    @hamaamcabdalaaxmed7345 5 ปีที่แล้ว +34

    wlhi fikradaan waa igu jirtay omar inshaar waxaaba u maleesaa barnaamijkaan inaa ani iisoo diyaarisay
    isbuucii dhaweed ayaan bilaabay luuqada turkiga lkn waa ka caajisay
    waad i dhiira galisay mahadsanid
    thanks for turky language (teshekurederam)
    waan kugu faanaa qabiir sare

    • @nesreina6238
      @nesreina6238 5 ปีที่แล้ว

      Hamaam cabdala Axmed teşekkür ederim sidaas ayuu u qormaaa
      Aniga xitaaa 2 bilood ayaa wadaa barashada luiqada turkiga youtubeka ayaana cashirada kala socdaa meel wanaagsan ayey ii mareysaa

    • @hamaamcabdalaaxmed7345
      @hamaamcabdalaaxmed7345 5 ปีที่แล้ว

      thanks bro

  • @hassanalimursal6841
    @hassanalimursal6841 5 ปีที่แล้ว +26

    Waxan rapaa inan wax musoo kordhiyo aduunka dadka ila mid ah like saar

  • @mohamedsojedo3848
    @mohamedsojedo3848 5 ปีที่แล้ว +24

    🇸🇴🇸🇴Nabad & Nolol 🇸🇴🇸🇴
    Dalkeyga waan jeclahay 😍
    Dadkeyga waan jeclahay ❤

  • @apdinajiipzaxansoxo7841
    @apdinajiipzaxansoxo7841 5 ปีที่แล้ว +58

    inta ogaansho ku xiran like igu yaaciya

    • @alixashi1952
      @alixashi1952 5 ปีที่แล้ว +1

      Bro mr xasan waan ku salamay

  • @d-pharmqorshaale8676
    @d-pharmqorshaale8676 5 ปีที่แล้ว +3

    mansha alah ilahay ha barakeeyo cumar waxbadan baan ka faa.iday

  • @ogaansho
    @ogaansho  5 ปีที่แล้ว +6

    muuqaalkaan 2k oo qof ayaa like saartay lkn hadda wax ka ayar 100 ?!?! youtube yaan uga dacwoonaa ?

    • @user-ej7rd7cb6x
      @user-ej7rd7cb6x 4 ปีที่แล้ว +2

      Iska dulqaado wll😂
      Anba waan yaabay wr ma ogaansho intaan like helay .

    • @JaamacAbyan1
      @JaamacAbyan1 3 ปีที่แล้ว

      wllo dhib mle lkin mala waxaa lagugu tirinaa dadka youtube sida qaldan u isticmalo

  • @abdulkadiribrahim4294
    @abdulkadiribrahim4294 5 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah
    Ogaansho wlhi si aan
    Ugu Soo biiray nolosheyda
    Wax badan iska badalay

    • @akram5894
      @akram5894 5 ปีที่แล้ว +1

      mnshalah ilhy kasii ajar had bilabin

  • @princesskowsar6211
    @princesskowsar6211 5 ปีที่แล้ว +17

    ❤️😂😂😂😂😂so funny wallhi thanks aniga afsomali laga dhaqso kuma aqrini karo aad ayey igu aadagtahay laakin english ka 10 pages ayan ku aqrini kara 4 minutes inkaaston afsomali laga school uu gaalin qofna imaaa bareen aniga leh iska baartey online ka ayan ka bartey only 1 month ayan ku bartey I appreciate myself u can learn everything you want and I want to learn Korean, French , Spanish and Turkish insha Allah I’ll do my best to get done all thank you brother

    • @abdirisaqahmed803
      @abdirisaqahmed803 ปีที่แล้ว +3

      Ma baratay luuqadihii aaad rabtay inaad barato

  • @baarri2484
    @baarri2484 5 ปีที่แล้ว +14

    anaa ugu horeeya like ta hal bakhiilin

  • @anizaabdifarah3237
    @anizaabdifarah3237 5 ปีที่แล้ว +15

    Muqaalkan waa kii nolashayda wax badan ka bedeli lahaa markaan barto xirfadahaan rabo waan xasuusnaan doono caawintaada thanks my brother

  • @abdimalikahmed1105
    @abdimalikahmed1105 5 ปีที่แล้ว +10

    I am firts one likehaya dhaafi

  • @engrabdullahi8405
    @engrabdullahi8405 5 ปีที่แล้ว +19

    thank you very much for your information my dear brother

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 5 ปีที่แล้ว +19

    Omar inshar ilhy haku daayo king jir ah ❤👈👈

  • @qaraamichannel7784
    @qaraamichannel7784 5 ปีที่แล้ว +1

    Adaad baad u mahad santahy cumar allaaha ku sharfo wax weyn baad i badhay ajar iyo xasanaad alllaha kaa siiyo

  • @abshirhaani2565
    @abshirhaani2565 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid BARBAARIYE cumar inshaar macalin wanaagsan oo hage ah ayaa tahay miisaanka xasanaadka alla hakuu saaro

  • @HEERSARE13
    @HEERSARE13 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waad mahad san tahay ustaad cumar imikan rabay inaan bilaabo barashada luuqada wado cusub ayaad ii furtay oo aan ku dhiiradey

  • @abdelhakimahmed3695
    @abdelhakimahmed3695 5 ปีที่แล้ว +5

    *_ 🇩🇪walee jarmalku waa wadanka kaliya ee ugu shaqada bdn, waxaan xasuusta oday jarmala oo marwalba idhiiri galin jiray, iguna odhan jiray intuu magacayga iigu waco, muhiimadu maaha meesha aad ku nooshahay ee waa waxa ugu dhexnool❤!_*

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walal Cumar.
    Ilaahay (S.W.C) haku xafido

  • @awismail8003
    @awismail8003 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah waa muuqaal aan ka faa'iday qoddob muhiim ah insha alaah waan tijaabinyaa arrinkan muddadaa 20 saac ah .mahadsanid walaalkeen omerinshar

  • @hudichqueen309
    @hudichqueen309 5 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah wlloh Mhdzanid 💝♥️ ✔️ 🙏 sidad wanaaga iyo wanada nola jeceshahy Alle haku jeclado❤️😫

  • @hassanqorane7117
    @hassanqorane7117 4 ปีที่แล้ว

    Shukran walal Qaliii cumar
    Rabi hakudhawro cimri dheerna hakusiyo

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah jazakallahu kheeyraa my dear friend. Alle haku xafido... Shukran waan ka helaay mawduucan daraad baan daawanaay. ...waa xirfaad wax lagu baraan karo walahi Shukran ...

  • @ceebla2687
    @ceebla2687 5 ปีที่แล้ว +7

    the one an only channel
    isbadal badal oon naftayda ku sameyay ilahy ka sakoow adigan mahad wayn kaga haya mahadsanid wllo ❤👍 iilhay khayr hakugu badalo

  • @rahoibrahim310
    @rahoibrahim310 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shukran wax yaabo badan ayaa noo faaideesaaaa 🌸shukran in badan

  • @dekatooxyare3929
    @dekatooxyare3929 5 ปีที่แล้ว +1

    Waad Mahadsanid walalo muuqaladada cilmi iyo dhiirgalin baa waan ka hela Yahfidakumullah 👑

  • @queensaamiya3225
    @queensaamiya3225 ปีที่แล้ว +2

    ani waa dawada wali community masoo bixin runtii meeshan waxa yimada qofkii hormar doonaya mahadsanid wll sida waxnoogu faidaynsyso inshalah guul baan rajaynayaa aduun iyo aqoraba🤍

  • @mohamedabdikani1736
    @mohamedabdikani1736 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad alle haku barakeeyo casharkaan isagoo arabic ah baan daawaday oo waxaan ka daawaday ali mohamud ali intaa wixii ka danbeeyay noloshaydu 90 darajo bay is badashay
    Noloshayda oo dhan waa is badashay alx الحمد الله رب العالمين

  • @cabdisamedcabdilaahi7716
    @cabdisamedcabdilaahi7716 5 ปีที่แล้ว

    mudane cumar inshaar waad mahadsantahay waana kugu bogaadinayaa dadaalka iyo dad dhisida aad wado.
    waxaana talo ahaan kuugu soo jeedinayaa inaad soo turjunto tijaabooyinka tedx oo kale lagusoo bandhigo.

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
    @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa muhiime aynu tijaabinno inshaa Allaah. Mahadsanid wll Cumar.

  • @Ikram252-u3u
    @Ikram252-u3u 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ina asha allaha Wan Sameen doon Aniga Ikram ahaa Allaha Ku sharaf Macalin

  • @redwaanacadey8933
    @redwaanacadey8933 5 ปีที่แล้ว +1

    😍😍3 luqad yan jeclay ina barto social meedeya wan xeraya mudo hal bilood ah wana tijbinaya jasakah kheyraa

  • @saakinabuukar4848
    @saakinabuukar4848 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh mahadsanid ustaadi dhira giliyaheyga ajar allh kasiiyo

  • @abdirashid9278
    @abdirashid9278 5 ปีที่แล้ว

    Masha,allah sxb waxa tahay dhiiri giliye wana kaga mahad celina inta badan muuqalada ad so giliso waxa ad umalaysa in u iga hadlayo wa in an wax bfn.kaga daydaaa

  • @waxqabadiftiimaya6968
    @waxqabadiftiimaya6968 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahdzanid wll qli ilahy Khayr badn ha ku ziiyo amiin

  • @aadamcabdimursal1120
    @aadamcabdimursal1120 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walakeena dhiirigaliye cumar inshaar thanks

  • @mrash7609
    @mrash7609 5 ปีที่แล้ว

    Wll cumar wàn ku salamay .
    WXAN KULEEYAHAY SII WAD ADEEGA AAD BULSHADA SOMALOYEED U HEYSO ALLE NA HAKULA GARAB GALO.
    LONG LIVE BROTHER OMARinshar.

  • @zakariyeabdullahimuuse6772
    @zakariyeabdullahimuuse6772 ปีที่แล้ว +1

    ogaansho masha allah wll waa cajiib ah sidee waqti fududey akhri buug waan dhiirigeliye wll masha allah mahadsanid

  • @khadiijayousuf1820
    @khadiijayousuf1820 5 ปีที่แล้ว +1

    Wall thanks more Jaza'aka Allahu khayr

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad omar inshaar haloosooguuro inta fanaantiinta waxba laga dheefeen danbi mahane

  • @calimaxamedcali1983
    @calimaxamedcali1983 5 ปีที่แล้ว +2

    Al ready i have watched last year for this video but thank u for ur motivation

  • @mokaafi6195
    @mokaafi6195 5 ปีที่แล้ว +9

    First comment even thanks before i watch!!

  • @Xaali95
    @Xaali95 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalinkeena waan jeclahay mawduucyodaada 😍😍😍😍

  • @abdullahiabdisamad6505
    @abdullahiabdisamad6505 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilaah ayir iyo xasanaad haga siiyo wad na baraarujise

  • @bullaalecanada8978
    @bullaalecanada8978 5 ปีที่แล้ว

    Mshaa allaah. Jazaakallaah Cumar wankaqfaaidaysanaaa

  • @amaalqaaje2073
    @amaalqaaje2073 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah walal cumar aad bad umahadsan tahay markaan kuso biiray channel kan waxbadan baa iska badalay noloshayda wax yaabo badano naftayda ku hora mariyeyna wn sameyey masha Allah ilahy kasokow mahadaas ada iska leh iyo talooyinkaga ficiin dhiiri galintada waxad i bartay inan waxkata inaan xaqiijin karo anigo cabsanayn ilahy haku xafido wallky 💯💯👍👍🙏🙏

  • @iamartan8870
    @iamartan8870 5 ปีที่แล้ว +5

    Ninka kliya aan pagekiisa xigmadaha kla baxo shukran wlalky

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid macalin cumar inshaar

  • @saidamohamud224
    @saidamohamud224 5 ปีที่แล้ว

    Masha alllaaah walalken cumar mahadsanid

  • @apdinajiipzaxansoxo7841
    @apdinajiipzaxansoxo7841 5 ปีที่แล้ว +4

    aad iyo aad baad u mahadsnthay omar

  • @hafsamaandeeq5375
    @hafsamaandeeq5375 5 ปีที่แล้ว

    Maashlh waa vidio muhiim ah shukrn

  • @Janagale252
    @Janagale252 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxaad umalaysaa in aad jarmalka joogtid sida aad warbixinta saxda uga soo gudbisay
    Caqligaaga alaha kuu wanaajiyo asbuuc aan wax kaa faaiidin ma jiro

  • @moiq2562
    @moiq2562 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid omar
    *20 Saac waxyaabo badan oo Noloshaada isbadal wanagsan u horseedi kara ayaad kubaran kartaa waase haddaad u adkeysato caqabadaha ku xeeran 20-ka saac*

  • @raadsan
    @raadsan 5 ปีที่แล้ว

    shukran ustaad omar

  • @mohamettdahirmohamett8942
    @mohamettdahirmohamett8942 5 ปีที่แล้ว

    masha allah mahadsanid Cumar Inshaar

  • @sudaysjoker3506
    @sudaysjoker3506 3 ปีที่แล้ว +2

    allaah haku amaansado dhab ahaan marwalba waxaad kahadashaa xaqiiqada wayna yaryihiin sabankaan dad noocaasi ah

  • @ibrahimaraxay3161
    @ibrahimaraxay3161 5 ปีที่แล้ว

    شكرا اخي عمر حزاكالله خيرالجزاه......

  • @thetruth4k583
    @thetruth4k583 5 ปีที่แล้ว +3

    111
    mashalaaah keep going

  • @maryanmaxamed4327
    @maryanmaxamed4327 5 ปีที่แล้ว

    Wallhy waad iga qoslisay
    Aad baad u mahadsantay
    Hore u soco

  • @kerowcade129
    @kerowcade129 5 ปีที่แล้ว

    Ustad cumar aad ayan kaga mahad celinaya mowduucan qiimaha badan iyo dhaman mawadiicdada midba midka kale ka daranywhay horay usii soco ikhlaskane haka tagin waliga

  • @user-tq2zq1if8z
    @user-tq2zq1if8z ปีที่แล้ว +1

    Ustaad cumar walaahi waxbadan ayaa nolosheyda iska keybadeshay lasocodkaa macalin waan kutageyra❤

  • @mugadishuxamar7616
    @mugadishuxamar7616 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal cumar

  • @shamsamohamed2739
    @shamsamohamed2739 5 ปีที่แล้ว

    Thanks wll Omar inshaar

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi5572 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher 🌍🙏

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid omar inshar mahadsanid

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqatan waxan jeclay in aan luqahada barto waanan jeclay ku hadalkooda iyo in aan fahmo
    Lkn si aan ubarto waa in aan joogteyo akhriskoda iyo dhagaysigooda inshallaH
    Mahadsanid akhi C.inshaar

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 5 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid wall Omar inshaar💕

  • @Monanageye
    @Monanageye 5 ปีที่แล้ว

    Shukran dhiiri galiye macalin qaali ah ustaad omer
    Halaabida ilayn waa xumaansho
    markii hore waaban yaabanayaa
    Dibaan ka fahmay

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll omar inshaar

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman5380 5 ปีที่แล้ว

    Macha Allah wllo Cumar Maxamed Inshar In Badan Ayan Jecelhy muuqaldan Noocan Ah Ee Dhiiri Gelinta Ah Wllo Alxmd Xirfadahan Aaad Noo Sheegtayna Midda Keyboardka Aadban Ugu fcnhy Arabic And Somali iyo English Aan Yadda Dhex Dhexad Ahy Alxmd Wllo Shykrn

  • @abdullahimohamudabdullahi3572
    @abdullahimohamudabdullahi3572 5 ปีที่แล้ว +1

    Aad baa u mahadsantahy mr.inshaar ani ahaan fikirkaan ayaa iga maqnaaa in hal is buuc wax lagu barankaro waxaan bartaa luuqadda English waan tijaabinaa insha allah
    Haddii aan is badal dareemo inta ayaan bulshadda ugu sheegi doonaa hadduu alle idmo

  • @maxamedrooraaye4613
    @maxamedrooraaye4613 5 ปีที่แล้ว +1

    omer inshaar wlhi aad iyo aad ayaa aniga ku aaminsanahay.. 🙏❤

  • @osamabihi2061
    @osamabihi2061 5 ปีที่แล้ว

    شکرا جزیلا عمر انشار

  • @roobleahmed5762
    @roobleahmed5762 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah zxb cumar ishaar.zxb anigu waxan bartaa luqada english iyo FOREX ka somalia ayana jogaa isoo duceya walalahay in alle igu guleyo hafafkaygana an kagaaro.wmhadsanthiin.

  • @sahalyarecalasaw6290
    @sahalyarecalasaw6290 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid wll sare mr cumar inshaar waxaa tahay ruux aan waxbadan ka faa'iiday runti allha kubarakeeyo

  • @ahmedcandicali8943
    @ahmedcandicali8943 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll omar

  • @abanur3163
    @abanur3163 5 ปีที่แล้ว +1

    wa mahadsanthy ustaad cumar
    waxan rabaa inad mowduuc noogu so diyariso
    wa aqrinta iyo sida aqriska loga dhigto caado

  • @AhmedAbdirashiid2023
    @AhmedAbdirashiid2023 5 ปีที่แล้ว

    Manshallah omar inshar
    Zxib hore u soco
    Waan ku tageera

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 5 ปีที่แล้ว +1

    Thnk u alot bro omar inshaar ajar io xasanaad aan ka soo koobi karin eebe hakaa siiyo dhiiri gelintaada aadka u quruxda bdn👍👍👍👍👍👍

  • @IQRAAHMED66
    @IQRAAHMED66 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll omar allah haku sharfo

  • @hassandhidar8537
    @hassandhidar8537 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah sxb jazaakalaah khayr aad baad u mahadsantahay

  • @waaikan7234
    @waaikan7234 5 ปีที่แล้ว

    Waa fikrad muhiim ah Masha allah

  • @jasmiinhasan5336
    @jasmiinhasan5336 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh tnks wllkey

  • @ashacadey187
    @ashacadey187 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo Omar inshaar

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 5 ปีที่แล้ว +7

    Ustaad Omar waadmahadsantaY wll dhiiri galinta Aad nala bar bar taagantaY Hore usoco wll

  • @babaayhaji1245
    @babaayhaji1245 5 ปีที่แล้ว

    Tnx sxb Omar

  • @afiifsf214
    @afiifsf214 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha llah
    Walal mahadsanid

  • @MohammedAK24
    @MohammedAK24 5 ปีที่แล้ว

    Cumar Inshaar wax badan ayaan ka faaidaa runtii Thanks Alot

  • @mohamedfarah5960
    @mohamedfarah5960 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah tnx bro

  • @bogasho2869
    @bogasho2869 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @Abubakarmoa26
    @Abubakarmoa26 5 ปีที่แล้ว +3

    M.a macalin inshaar

  • @GULED.M
    @GULED.M 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah wllkey omar inshaaar £keeep going all❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warbixino449
    @warbixino449 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omar

  • @abdinaasiromar5684
    @abdinaasiromar5684 5 ปีที่แล้ว

    Allow kheer badan sii ustaat cumar