Dhiirri Galin | Geesi Matahay | Geesi Nimo Maleedahay si aad u wajahdo Nolosha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มิ.ย. 2019
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 837

  • @farxaanabdikariin1532
    @farxaanabdikariin1532 5 ปีที่แล้ว +312

    Geesinimada wa tan aad adiga dadkaga wax ugu faidaynaysid omarow

  • @Mirahamaskaxda
    @Mirahamaskaxda 5 ปีที่แล้ว +285

    Maanta qoraxda iguma dhaceyso anigoonan waxba faa iidin
    Maxayelay waxan daawaday muuqalkan faa iidada bdn leh
    Mhdsanid wll Cumar

    • @sert4792
      @sert4792 5 ปีที่แล้ว +4

      Walaal subscribe igu caawi

    • @abdii9086
      @abdii9086 5 ปีที่แล้ว +2

      Wll subercreib iisaar taxane fadlan 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @yhyeseraar8928
    @yhyeseraar8928 5 ปีที่แล้ว +538

    OGaansho inta ku xidhan Ee Taagerta like ii saara

  • @libaaxsomaliyeed8862
    @libaaxsomaliyeed8862 5 ปีที่แล้ว +332

    Inta cumar inshar jecel like

    • @husseinproduction3768
      @husseinproduction3768 5 ปีที่แล้ว +3

      Haye sxp subscribers iisaar aan kuu saaree

    • @dirhamyare7151
      @dirhamyare7151 5 ปีที่แล้ว +4

      Cumar

    • @maankacade9976
      @maankacade9976 4 ปีที่แล้ว +2

      sx cumar thxs alot

    • @MohammedIbrahim-yj8bm
      @MohammedIbrahim-yj8bm 5 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 ปีที่แล้ว +104

    Gessi nimadU mican heedU maahan inaaad qoF walpa kagga adkaatO af amma gacan!! balse waaa inaaad wajihi karTo duruuF kastta oo kaagga hortimmaada noloshada! KolsoonI buuxddana ku qabTo inaad guulYsanYso
    *❤OGAANSHO❤*
    *Omar brother ma aqaan wxn ku dhahO manna guDi karrO abbaalkaaga nolosha guul io faraxd ku dhMyso muqaal walpa oo aad soo dhIgto dhiiri galIn io inannaan fadhIgga ka kacO ayaan ka faa'iddaa never give up for all your dream insha allah achievements for your life!!*

    • @sert4792
      @sert4792 5 ปีที่แล้ว +4

      Walaal adna subscribe igu caawi

    • @hiboaxmed8440
      @hiboaxmed8440 3 ปีที่แล้ว

      Hadal aad u wangsn ayaa tidhi

  • @azizhassan5828
    @azizhassan5828 5 ปีที่แล้ว +18

    Ustaad omer mowduucyadan no sobadi dadka kahelay like Sara si u ustaadka u arko

  • @khalidcumar8023
    @khalidcumar8023 5 ปีที่แล้ว +37

    Cumar inshaar dhiiri galiya nololeed alle haku xafido wll

    • @abdii9086
      @abdii9086 5 ปีที่แล้ว +1

      Sxb sare khalid cumar subercreib iisaar wll 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @abdirizakibrahimkadia6065
    @abdirizakibrahimkadia6065 5 ปีที่แล้ว +92

    If you want to shine lilke a sun,first burn like a Sun.

  • @zakarieibrahim3336
    @zakarieibrahim3336 5 ปีที่แล้ว +27

    Waligay ma arkeynin fiidiyowga oo kali. Waan jeclahay Walh ❤️❤️❤️
    Yaa geesi ah????

  • @MGMokay
    @MGMokay 5 ปีที่แล้ว +44

    Shaleyto ayaan Ku fikirayay inaan kanaal TH-cam sameeyo balse waan iska daayay laaki adigaa igu
    Dhirigaliyay💪💪👍👍 thanks my friend

  • @bashirmualin8204
    @bashirmualin8204 5 ปีที่แล้ว +9

    Omer waxd isku istaagtay dhiirigalinta dhalinta somaliyed Allaha ka abaal mariyo omer
    Allaha cimriga ku dheereyo allaha inagu kulmiyo nolosha mudane
    Aaaamiiin

  • @abdirahmanabdikadir4836
    @abdirahmanabdikadir4836 5 ปีที่แล้ว +16

    waa inaa xaqiijiyaa hadafkyga wxaana hely dhiiri gilin buuxda tnks wll ❤

  • @farxaanabdikariin1532
    @farxaanabdikariin1532 5 ปีที่แล้ว +3

    Runtii wll omar waxa tahay dhiragaliye wayn wlhi wax bdn ayaan ka faidnay horay isoco omar inshar

  • @user-zj1vt4vl5o
    @user-zj1vt4vl5o 5 ปีที่แล้ว +56

    اكبر محفز في اليوتوب 👍😍 شكرالك 👍

  • @SharmarkeAOsman
    @SharmarkeAOsman 5 ปีที่แล้ว +4

    Malaayiin muuqaal oo aan daawaday waxaa iiga qiimo badnaa muuqaalkan kooban ee Geesinimada. Waa muuqaal nolosha qof kasta saamayn ku leh. Ustad Allah yubaarik fiik.

  • @abdullahigarad367
    @abdullahigarad367 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walaal fadlan noosiiwad barnaamijyadan oo kale waa kuwa dadka baraaya isku filnaan mahadsanid mar kale walal.

  • @mohametamiin1620
    @mohametamiin1620 5 ปีที่แล้ว +13

    M.a
    Ilahy cimriga iyo cafimadka hakudheereyo
    Wlhi wxtahy qofka kliya ee wx Aan kusuganahy soogudbiya
    Mahad sanit wll qli

  • @somaliboy1209
    @somaliboy1209 5 ปีที่แล้ว +53

    number 3 omar love iyo liketa inta iga danbeyso please 😥😭

    • @sert4792
      @sert4792 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaal caawi walaalkaa oo subscribe ii saar

    • @somaliboy1209
      @somaliboy1209 5 ปีที่แล้ว +1

      TAXANE wanku saaray wll

  • @abdow4104
    @abdow4104 5 ปีที่แล้ว +11

    Jazaka Allahu Kheyr Omar 🤲🇸🇴👍🙌😁

  • @awaleahmed1287
    @awaleahmed1287 5 ปีที่แล้ว +5

    Muqaalkan aad buu ii saameeyey in kabadan 2jeer ayaan ku celceshaday daawashada muuqaalka.
    Mahadsanid Cumar Inshaar. Halkaa kawad Allaah miisaanka xasaanaadka hakuugu daro.

  • @abdulallahiboy7289
    @abdulallahiboy7289 5 ปีที่แล้ว +21

    Inta OGAANSHO jelec like saara

  • @suhaibfit6975
    @suhaibfit6975 5 ปีที่แล้ว +10

    Mnsha allah
    Macalinka Nolasha Cumar Inshaar
    Alle cimriga haku dhereyo 🙏

  • @xasanmaxamed4454
    @xasanmaxamed4454 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa Cumar inshar Ilaahay wax fiican hakuguu bedelo

  • @cumarcabdi1649
    @cumarcabdi1649 5 ปีที่แล้ว +17

    ماشاءاللہ 👆👆👋ilaahay haku barkeey my teacher 👍👍omar inshaar

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 ปีที่แล้ว +2

      Cumar Cabdi walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo I

  • @hoodohussein7405
    @hoodohussein7405 5 ปีที่แล้ว +38

    Asc all people i'm new here
    I have the ability to get or learn
    Somethings new MASHA ALLAH
    And i get every single day
    Somethings new and today
    This channel is MY first time
    To see and i get many things
    MASHA ALLAH thankz wll
    Wish you all the best 👍
    Gain your time⏰

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 ปีที่แล้ว +1

      ilyan hussein walashey subscribe igucaawi pleased Allaha hakusharfo

    • @hoodohussein7405
      @hoodohussein7405 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ahlulwanaagmedia9425 Aamiin
      I help you!

  • @user-fu1nf9ci2k
    @user-fu1nf9ci2k 5 ปีที่แล้ว +60

    Ilaaahy dartii inta u jecel kanaalka ogaansho like ii saara mahadsanid

  • @abdiwaliosman5077
    @abdiwaliosman5077 5 ปีที่แล้ว +6

    Geesinimada waa midda aad ku kala saari karto xumaanta iyo wanaaga
    Aadna ku kasban karto Sharaf iyo qiimo nololeed
    Mahadsanid Mudane🙏
    OMAR INSHAR❤

  • @abdirahmantriplea5838
    @abdirahmantriplea5838 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaal omar waxaa tahay macalin ka nolasheeda qeeb weyn ka qaatay dhiiri galintaada aad baan ugu riyaaqay wax badan neh waan hiig saday waad mah san tahay macalinkeyga nolasha omar Jazakallah walal

  • @abdigaradabdulahi6316
    @abdigaradabdulahi6316 4 ปีที่แล้ว +2

    Ogaansho mahadsanid sida quruxda badan ee dhiirigalin ku haboon dhalinyarada usoo diyarisay waan kaga mahad celinaya waqtiga galisay.🥇

  • @anisocabdulahi9682
    @anisocabdulahi9682 5 ปีที่แล้ว +35

    Thanks Omar, you are really my favourite mentor..

  • @taarikhdaislaamka6716
    @taarikhdaislaamka6716 5 ปีที่แล้ว +37

    Kii caruurta muqaal soo Gali fadlan intii doonaysa like saara 😉😉

    • @sert4792
      @sert4792 5 ปีที่แล้ว +3

      Waan saaree adna subscribe ii saar

  • @isakmohamed5132
    @isakmohamed5132 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid mudane.
    Fadlan noosoo badi muuqaalada dhiirrigalinta ah.👏

  • @salmah3062
    @salmah3062 5 ปีที่แล้ว +17

    Wx bdn ayn ka faaidy 2 kanaal o kla ah OGAANSHO Iyo Suhayb saajid illahy ha idin xifdiyo wx bdn ayd no iftiimisiin illahy jano hku irzaaqo wiilashaas 2kanaal furtay

  • @alimohamudshire4638
    @alimohamudshire4638 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb

  • @ducaysanedaldhis1833
    @ducaysanedaldhis1833 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaaah ogaansho wll runtii waan kugu diirsadaaa

  • @CrisaqCrisaq
    @CrisaqCrisaq 5 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid OGAANSHO CHANNEL✌🏽

  • @caamirmahamett3322
    @caamirmahamett3322 5 ปีที่แล้ว +8

    ogansho tageero buuuxa wlhi keeep going pro 👋❤❤

  • @abdikadirjama1168
    @abdikadirjama1168 5 ปีที่แล้ว +3

    msha allllah like isaara intiina reer ogaansho.

  • @Najiib__shire
    @Najiib__shire 5 ปีที่แล้ว +90

    HADA GACANTA MIDIG MOBILE KU HAYDO BIDIXDA LIKE DHAC IGU SII WLL OMAR MACALIN KAYGA HOR MAR KU RAJAYNA♥️👏

    • @sert4792
      @sert4792 5 ปีที่แล้ว +2

      Walaal subscribe igu caawi thankz

  • @aamiinofficial6401
    @aamiinofficial6401 4 ปีที่แล้ว +10

    Aniga school ka 8aad ayaa aha dadayduna waa 14 waxaan rajeeyaa inaa noqdo mustaqbalka Ninka aduunka ugu taajirsan inshallah

    • @nafisadahirali6940
      @nafisadahirali6940 ปีที่แล้ว

      Riyada wey wanagsantahy lkn qof walbo waa uu rajeena pro

    • @AbshirMohamud-np9zt
      @AbshirMohamud-np9zt 8 หลายเดือนก่อน

      Hada scolki madhamysy abti after four years 😢

    • @kornel-zh2sp
      @kornel-zh2sp 2 หลายเดือนก่อน

      Saxiib sidee tahay hada waxaa ka soowareegatay 4 sano ❤

  • @atomedio5468
    @atomedio5468 5 ปีที่แล้ว +21

    Wll hadad jaceshahay nabigen Muxamed ku sali nabiga ina sabiscarab isar

  • @sayiidqalliwalli1035
    @sayiidqalliwalli1035 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlh aniga mar walbo ad sodigto muqalo igamatagan wan dawada balse muqalkan wau iyar dafy ad ayd umahad santahy diri galinta ad nasisay adigana ilahy haku sharfo adun iyo aqirba wabilahi towfiq ❤

  • @najiibdajiye7828
    @najiibdajiye7828 5 ปีที่แล้ว +1

    Brother Omar Afkaga ayaad nagu badashay ee aduun iyo aqiraba waxad jeceshahay haku siiyo

  • @abdiazizabdirahman904
    @abdiazizabdirahman904 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah mahadsanid wll waxyaabo badan ayaa ka faaiday oo nolosheyda quseeeo allaha ku barakeyo

  • @mustaphabinuefteen5134
    @mustaphabinuefteen5134 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allh Geesinimadu waa ay fcnthy wllhi Omar inshar Allow KuguuL Gaarsiyo

  • @sbofficial5604
    @sbofficial5604 4 ปีที่แล้ว +19

    Best somali motivational speaker 👆👌

  • @nourabdi2923
    @nourabdi2923 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku daayo horowmarinta bulshada Ogaansho Channel

  • @arjaawi1432
    @arjaawi1432 2 หลายเดือนก่อน +6

    Who's watching 2024🎉

  • @mukhtrhack4832
    @mukhtrhack4832 5 ปีที่แล้ว +2

    mnsha Allah Allah ha Ku barakeeyo cumar inshaa wllahi 8:06 ee aan daawaday muqalkaagaa kuma aan khasaarin guul ayaan kuu rajaynayaa iyo cafimaad taama allaah aqliga hakuu barakeeyo cumar

  • @abtigaofficialabtigaoffici7317
    @abtigaofficialabtigaoffici7317 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah pro khayr Allaha kusiiyo

  • @kingshankar1326
    @kingshankar1326 5 ปีที่แล้ว +4

    Thanks wll omar dunidan lajoogo waa dadaal oo kasii badi JazakallaHu kheyran 🙏🏻🤦🏻‍♂️🏋🏻‍♂️👈🏻

  • @xanaancigaal6402
    @xanaancigaal6402 5 ปีที่แล้ว +2

    شكرا عمر انشار
    masha allaah maanta wax badan ayaa kaa faaiiday alaha khayrka aduun iyo midka aakhiro ku waa fajiyo

  • @jamashamal466
    @jamashamal466 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah guuleyso wlhi waxad noola hadashay si dhab ah oo dareen ehelnimo leh iyo dhiirigelin cajiib ah masha allah

  • @adandhgey
    @adandhgey 5 ปีที่แล้ว +2

    After 15 months, manta ayaan ka'arkay xog aad cidwaliba kadhadhicinkarto, u isticmal muqalkan kanxiga awooda aad u isticmaleso muqalkan Illah hakubarakeeyo.

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 5 ปีที่แล้ว +13

    Anigu waxan ahaa qofki 900 ee like gareyo ,ee maan 900 like ana mudnayn👍

  • @samawadetube
    @samawadetube 5 ปีที่แล้ว +3

    Ogaansho go go
    Dhiri galintada way ku libani dhalinto adna allaha ajar iyo xasanad ka siyo wllo

  • @MohamedAmin-qh1mm
    @MohamedAmin-qh1mm 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaah akhii

  • @awaleyare6349
    @awaleyare6349 5 ปีที่แล้ว +10

    Allaa Yacizak wll

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed9380 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Jazakallah kheyr big brother Mahadsanit inbadan big Respect 👍

  • @abdifatah4943
    @abdifatah4943 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnzha allh jazklaah mclim cumr❤️🙏

  • @abdishakurosman1853
    @abdishakurosman1853 5 ปีที่แล้ว +1

    اكبر تحفيز! شكرا استاذ عمر انشار.

  • @maxamedosman7608
    @maxamedosman7608 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad omar alle cimriga hakuu barakeeyo♥️

  • @c.raxmanmaxamedhersi3462
    @c.raxmanmaxamedhersi3462 5 ปีที่แล้ว +2

    Wad ku mahad santahy inshar omar wlhi wax badn ka faaideysany jazaakallah sxb ❤❤

  • @xuseentair301
    @xuseentair301 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ayaan ka faaideystay muuqaalkan masha allah cumar ishaar taariiqdu way ku xusi doontaa 🙏👏✊

  • @muzcabahmedadam1492
    @muzcabahmedadam1492 4 ปีที่แล้ว +1

    NMASHAA ALLAH WALAAL OMAR INSHAAR ALAHA KUXIFTIYO WAXAAD TAHAY SAXIIMBKAYGA IIGU QAALISAN

  • @feisalfarhaan5910
    @feisalfarhaan5910 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah waa mawduuc aad u fiican
    جزاك الله خير

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah inshallah
    Aad iyo aad baad
    Umahadsantahyyy
    Wallaal qaliyaaaaaaaaaaaaaaa

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 5 ปีที่แล้ว

    Qodabadii ugu waaweyna ee bulshada somalida haysatay weeyaan video gan Masha allah
    AAD BAAD U MAHADSANTIHIIN OGAANSHO

  • @abdallamohamedhusein5860
    @abdallamohamedhusein5860 5 ปีที่แล้ว +7

    Wcs mudane
    Aad ayn kga mhd Celina
    Anga wn ka helay rnti oo fa'ido ad u weyn ayn ka helay. Jasakallahu khayran..
    Hore usoco wll qaali. 🤗🤗

  • @mahamadhasan9570
    @mahamadhasan9570 5 ปีที่แล้ว +6

    Wll cumar aadban ku salaamaya wll alle darti ayaan ku jclahay.
    En wll muuqaldada mala degan kara de baraha so dhigi mayo wan keedsanya si marwlba u dhageysto❤

  • @suheelsuheelcabdulaahiguul2825
    @suheelsuheelcabdulaahiguul2825 2 ปีที่แล้ว +1

    Inshallh Omar Thanks 😊

  • @cabdifataxibrahim5839
    @cabdifataxibrahim5839 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa c.fatax Shikh Ibrahim
    Wll alla haku barakeeyo codkaaga iyo kartidaada

  • @naimoahmedmohamed2023
    @naimoahmedmohamed2023 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wlkey cumar ishaar

  • @ibraahimmahamed5278
    @ibraahimmahamed5278 5 ปีที่แล้ว +1

    Macalinkyga runta aaah alllw kaa xoreee cadaabtah macalin cumar inshaaar

  • @amiirmaxamed817
    @amiirmaxamed817 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah......
    CAQLIGA IYO CILMIGABA ALLE HAKU BARAKEEYO..... ONE OF DA BEST I HAVE EVER WITNESED MY USTADKAYGA OMARI....

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 5 ปีที่แล้ว +4

    OGAANSHO🌷
    Omer inshar Mahadsanid Walal horey usoco

  • @mohameddek6902
    @mohameddek6902 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukran Omar Alle Hakuu Barakeyo Cimrigaada iyo Cilmigaadaba.😊

  • @naajiabdi993
    @naajiabdi993 5 ปีที่แล้ว

    Ogaansho jasaakallaah qeyr wax badan ka faaiday

  • @daudmohamud2163
    @daudmohamud2163 5 ปีที่แล้ว

    M•a Ustaad Omar Inshaar Wlhy Wax Badan Baan Kaa Faaiday Aduun Iyo Aakhiraba Cisi, sharaf, Iyo Karaamo Korkaaga Ha Ahaato

  • @calishiine6270
    @calishiine6270 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllky qeyr allle haku siiyo

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 4 ปีที่แล้ว +1

    Wooow Aad Ayaan kuugu mahad celinaa 🙏🙏🙏 walal Omar

  • @yonisabdulqaadir3923
    @yonisabdulqaadir3923 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll omar inshaar

  • @khadarabdidhere1424
    @khadarabdidhere1424 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zxp cumar inshaaar ixtraaam baan kuu hayaaa wayn af soomaali saxa

  • @keysecabdiqani2849
    @keysecabdiqani2849 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏🏾 omar inshaar

  • @tuudheadan2004
    @tuudheadan2004 3 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid sxb cumar hore u soco

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Muuqaal I Qanciyey Wlal Omar Inshaar Waad Mahad San Thy Walalkaygow

  • @shaybeshow7672
    @shaybeshow7672 5 ปีที่แล้ว +1

    Macalinkayga Nololeed Cumar Inshaar Allah Haku Sharfo Mudane

  • @somaliamusic5651
    @somaliamusic5651 5 ปีที่แล้ว +1

    Thnks ogaansho chanel

  • @sidra857
    @sidra857 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid in badan omer inshaar wllo Guulayso Allaha haku xifdiyo

  • @mohamedhusseinabdullahi3740
    @mohamedhusseinabdullahi3740 2 ปีที่แล้ว

    Thank You Ustaad

  • @user-rl3bk7id6w
    @user-rl3bk7id6w 10 หลายเดือนก่อน

    Thank you very much Omar alle ayaa kuu abaal gudin

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 5 ปีที่แล้ว +6

    M.a ustaad ❤👏

  • @bukhariali27
    @bukhariali27 4 ปีที่แล้ว +1

    wlhi Pagekan Aad Baad Uga Helay Thnkz BroH🤗

  • @guccigang2700
    @guccigang2700 3 ปีที่แล้ว

    Malin walbo wan dadageysa Dira galinta u omarnoshagayo wayo sanad ka hora wan iska jifay balse malintas aya igu dan beysay inan jifo illahay kasoko omar aya idira galiyay Tnx alot omar

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 5 ปีที่แล้ว

    sxb cumar inshaar. mahadsanid aad iyo aad ayaan uga faideystay barnaamijyadaada guul alalh ku siiyo sxb horumar wacan

  • @altaafcusmaan2094
    @altaafcusmaan2094 5 ปีที่แล้ว

    ilaah hana fahansiiyo xaqa iyo wadada saxan thank you omar

  • @najmahussein2371
    @najmahussein2371 5 ปีที่แล้ว

    Thanks walal aad ayuu ii anfacay video gaan

  • @samarsna6151
    @samarsna6151 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omar inshaar✋✋💯

  • @mokaafi6195
    @mokaafi6195 3 ปีที่แล้ว +1

    Kanaalka kaliya ee aanan ku qasaarin wa ogaansho dhowr sano ayan lasocdaa wax badan ayaan ka faaidey baraarujintiisa sida aqriska inan waqtiga beerdaroobaya ka faaideysto aad bad umahsantahay ustaadi jazaka lahu kheyr🙏

  • @mustafikirim4433
    @mustafikirim4433 3 ปีที่แล้ว

    thanks bro waan u baahna dhiiri galintan Jasaakalah Walal