Sxb waan ku slmy marka hore Asalamu Alaykum... Wlh sidoo kale sbbtana waxay tahay in aan la rabin in Shanta somaliyeed waligood israacan oo tasni ay ku jirto gac maha umada somliyeed lkn ay darawalinayaan siyasiyiin oo kaliya umada wax laga tusayo dhanka qaldn lkn umada somaliyeed gaar ahaan dhalinyarta waxaan lahaa ka baryay ina isku noqdaan oo ay ka fikiran ayahay umadooda iyo mustaqbalka siyasiyiintana runta loo sheego oo manta ma jiro nin ka mida madaxweynasha somliyeed ee aan ku kalsonany shakhsiyadooda oo raba inay somalia is raacdo midaba ethiopia iyo Kenya ayay dabada kuwada wataan iyo kuwa argagixisada ah ee aan dalka rajada ka lhyn
Jawabti xariir Ahmed geleygu shanbu aha Guxina igu bate gux iyo gerer Kuma galan xero gela wa idinko isku xara qalbigo dacad nimo latimadan iyo alla kacabsi la imatan gobey geskala an katuse sumadi garku aheeyd gelaga kucan aha wa adigo geya halkey gabadha kusugleyd kolkasa iskugeykarta xero gela Kolkasad geykarta gabadha oo gursan karta gabadha Somaliyed 🇸🇴💪🤲👌💙✍👑👈
Wawa waa silasila aad u daren galisa gayiga somalaiyede waan wx laga fikiri karo runta Laga warano Xarari axmed waa fanana gayiga somali inta aan ku jclhy isku soo dhawayinta umada somaliyed waan Ku farxasanhy xariri axmeda ilove you adiga szb ❤
Haaa and the original resolution was passed in the original resolution was passed in the original resolution was passed in the original resolution was a yan and the original resolution was passed yyyy💍👑💋❣
Heestan waxan dhagesti ano safar ah bu,aale iyo afmadoobe iyo ilaa dhoobley waqti aan Kenya u,socdi wexe ahed April 26/4 2019 hadana waxan joga Mombasa may 26/5 2020 ✍️
Mahadsanidiin Dhamaan Asxaabta Qaaliga Sida aad ugu Xiran tihiin MOHA FILMS GUUULEYSTA
Grty
THE MOHA FILMS
Thanks
Kkkk wlhi caadi matihid
ADIGAA MUDAN BRO
Si wcn ayaan Kuula Socdaa Aniga Ahaan
Wadankaygu Midbuu ahaa Dabadeedna shanbaa laga dhigay Sadexna waa la cunay Labana Qirqir/muran bay ku jiraan Midnimana waan jeclehoo inaan midoobaan Rabaa Gobey caqli yeesha oo Qabyaalada iska daaya🇸🇴🎻😭 Dhirin dhirin
Soomalia waxa kaladiray wa qabiil iyu
😊😍😍😍😍😍😚😊😊😊
💕💕
❤❤❤❤❤❤
Geleyga 5buu ahaa🇸🇴
Gacanteyda 2bakujira🇸🇱🇸🇴
Sadexna way iga gadmen🇩🇯🇪🇹🇰🇪
Gabadhna wan jclahoo
🇭🇺❣🇭🇺❣🇭🇺❣🇭🇺❣🇭🇺❣
Inaan guursadaan rabaa
Sumayo Adan walhi wa runta qali
Hestaan waxey xambarsan tahay murti layab leh wana hees sarbeb ah
Halkeeda aa dhigtey sumayo
Hadad nooshey wanaag ku noolow caqligaga alle hku barakeeyo.
Oo yaa idin yaqaana idinka badhyo culuseey Somaliland wa curadki somali
Intii rasuulka jaceyl like isaara😑😑😑😑😑😑
S amiya xasn ciid
S amiya yoyo x asan ciid
Please Rasuulka iyo qur'aan ka kaftan ka iyo like raadinta ka daa
Hh&hh
Scw
Inta heesta ufahanty 5ta somaliyeed like Saar commentiga
Waa ba' sidaa gabadhuna waa guusha iyo horumarka
Waaann ufahmay shanta soomaliyeed alle caqliga hakuu daaayo
Waad lahelayzaa
Hestaaan waaaxey notuseysaa qimaha daqankena
heestani waxay inatusaysaa shanta soomaliyeed siday ukalabexeen
Shanta somaliya🖐 Allow mide🇸🇴 like isaaar inta shanta Somalia tagersan
.
Amiin
Magacaygu waa cabdiqani Ahmed wxn ku nolyahay cazimada hargayza wlle xariir wxn dhihi kara waa fananka geezka África wn uu bogay 0634123201
wllky subscribe igu caawi
Shanta somalia maxey kalayihiin iisheg waan fahmi waaye
heesta waxey ka turjumeysaa shanta soomaaliyeed ee allow noo midee soomaali weyn viva soomaaliya
Viva shanta Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
La❤❤
Mid bay ahaayeen aan lasoo kala dhex dagin, laakiin shan baa loo qaybiyey, waxayna doonaysaa inay midnimadeedii ku noqoto.
Assalku mid buu ahaa cadawbaase kala qoqobay.
Xiddigta 5ta gees lihina intaasay tusaysaa.
Shan gees oo hal xiddig dhamaystira.
🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙🇸🇴
Wadangeyno shan buu ahaa
gacanteno laaba gu jiro
Sadax way naga dhumayan
Hargeyso waan jecel nahuu
Inay nagu soobirtan rabnaa
Sxb waan ku slmy marka hore Asalamu Alaykum...
Wlh sidoo kale sbbtana waxay tahay in aan la rabin in Shanta somaliyeed waligood israacan oo tasni ay ku jirto gac maha umada somliyeed lkn ay darawalinayaan siyasiyiin oo kaliya umada wax laga tusayo dhanka qaldn lkn umada somaliyeed gaar ahaan dhalinyarta waxaan lahaa ka baryay ina isku noqdaan oo ay ka fikiran ayahay umadooda iyo mustaqbalka siyasiyiintana runta loo sheego oo manta ma jiro nin ka mida madaxweynasha somliyeed ee aan ku kalsonany shakhsiyadooda oo raba inay somalia is raacdo midaba ethiopia iyo Kenya ayay dabada kuwada wataan iyo kuwa argagixisada ah ee aan dalka rajada ka lhyn
Nice wad kabxsaty fananada
Keep going
Shanta somali bay ka turjumaysa heesta malaha waa sidaan anigu u fahmeee🇸🇴💕 allow mideee shantaas
Zidaas wye wllo
Naroura Yassin huuno halkedi ba dhigty
Gabadha la guursanayaa na' waa Guusha iyo horumarka
Aad iyo aad gacmaha iyo madxa iyo lugaha eebe kugu galaday gortad iSU geysid Wxan ufahmay markii aad heshiisaan.
Kulaha shan somaliyeeyd aya ka jurjurmaysa ma heesta qiso jeceyl aya ka hadlaysa badaw foqol badaw shit
"Geelaygii waxaa hantiyay
Gardaro garab heesatoo
Gartu galin kana baxayn"
Geelku ....waa badda waxa hanti rabana waa kenya weena gardarantahy waxana hesata garab oo wadama uso hiilinaya intii saaz ila fahanty like saara👉🇸🇴🖐💖
Lkn hada waa ka Soo ceshanay alx😂4y kadib
Waa markii iigu horeysay Aan arko fanka cusub oo Shaqo fcn qabtay Allah ha sahlo Maandeeq oo caafimaad qabta.
Good job.
Rabow Somaliyoo mid ah
👋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴shen tasomaliyet ayekahadlesa wasida oufikira🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️⭐️👑
❤❤❤🙏🙏🙏 waaaaw hees iyo badh viva soomaliya gelaygii waxaa hantoyay gardaro garab haystoo gartuna galin kana baxayan ohey oh
Inta heestan u fahantay 5 somaliyed like i saara
Heestan waa wadani
❣
Jawabti xariir Ahmed geleygu shanbu aha
Guxina igu bate gux iyo gerer
Kuma galan xero gela
wa idinko isku xara qalbigo
dacad nimo latimadan iyo alla kacabsi la imatan gobey geskala an katuse sumadi garku aheeyd gelaga kucan aha wa adigo geya halkey gabadha kusugleyd kolkasa iskugeykarta xero gela Kolkasad geykarta gabadha oo gursan karta gabadha Somaliyed 🇸🇴💪🤲👌💙✍👑👈
Watching from Djibouti 🇩🇯 #VivaSomalia inshallah Somali lands will unit.
Abdalah Dahiir Amin 🤲🏽
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😢😢😢😅😅😅😊😊😂😂😂😂😂
@@mandegmahamoud5167 Xbox live in the
Scw and the world @@mandegmahamoud5167
Adu maxad qaban even you came bro@@mandegmahamoud5167
Heestan way iga gadan tahay❤️❤️Allow 5 somaliyeed isu keen🙏🙏🙏🙏
Amin ya Allah
Xaqiiqo waaye 3 baa gadmay
Labana gacanta ayay ku jiraan
Allow cadawga soomaaliyeed japi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
Fuaad Farhan aaaamin wll qali
Fu,ad Farhan fadhadhaqda.daa
Amin Amin Amin
Waw m.a qoraa aqli badan👏👏 haka murugon gabadha wad heli wlipa shanto wada jira ayaa donayo🇸🇴🇸🇴 somalida wexey leyihin wa khiyali iney somalidu isku imato lkn anigu wxan aminsanahay in bisharadi rasulkena scw ee aheed iney solaban donto khilafadii manhajkii rasulka scw ey dhabtahay oo somali daye musliminto dhani israci donan
From Mogadishu
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
50sano ninkii ka weyn markii howl gab laga wada dhigo ayey 5ta soomaali israaceysaa intii igu raacsan iney odayaasha wadanka qasayaan like ii saara
Hestan waa shanta somaliyed sidey noga gadmeen iyo hada inta gacanta ku jirto allow somali midey 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Heeesta shanta soomaaliyee ka hdleesaa i like it
Xarir mashalh aad bay u macantahay hestu allah codkaga macan ku dayo
Reeh Djibouti like sar 👍
rer jabuti majogan
heesta waa sarbeeb waxaana fahma qofkii wax garad ah xariir Axmed wwwww waad ka baxsetey waan jeclahay ineey madoowaan soomaali oo dhan
😩haa wllhi wllo
masha Allah heesta shanta Somali ya xariir wan Ku gu fanaah
GeelaYga Shanbuu Ahaa!
GacanteYda Labaa kujira!
Saddexna waY iga gadmeen!
Gabadhna waan Jecelahoo!
Inaan Guursanadaa Rabaa!
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ZhanTa soomaaaliYeed baY ka TarjumaYsa😭
Ohy oh heesta way iga gdan thy inta jiifka kudawanysaa liketa waa xgiina laap und leep means rag iyo dumr
Nb .
Lpljjjkkppo9oppo
P
Ifrah Kheire hhhdsfjkhjhjhffuaajjahaajwjheeeeueuryyryyuskeowqqoqpppq
Ifrah Kheire ookdfugug
@@ifrahkheire5807 ma dubeyn baad rabtaa hno cawo way iga jiiftaye igadaa
Nadaara Jamac zxp wn jify hestn mrkn maqla fadhisty
Somalida intay QabyalaD ku Jiran weligeed Horumar gaadhi maayaan 💔
Masha Allah wa hestii igu cajiibka badneyd si aad u guursato gabadha wa inad gacmaha iyo madax iyo lugaha isu geystaa cajiiiiiib
From KALA SHAKI
OOMAAR😅🔺🤸
Magacaygu waa cadnaan yaasiin hada joogaa boosaaso waxaan mar walba ku celceshadaa heestan hadad daawanayso 2023 like iisaar
❤❤🇸🇴✅
5ta Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ ❤❤❤😍😍😍illaah ha mideeyo❤❤❤❤❤ geeleygu🖐 5 buu ahaa gavanteyda labaa kujira 3na wey iga gadmeen gabarna waan jeclaho inan guursadaan rabaa allow alle nin wax badan og abwaankii sameeyey illaah maskaxda haku daaayo inta Somalia jecel one love 🇸🇴❤like ha iga hilmaamin waa kaaan isku jecleyn qeyr allaah idin siiye😍😍😍❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍
Allow somali hal ka dhig wa riyo qof wlbo muwadin ahi ku riyoodo inay somali mid noqoto 🇸🇴🇸🇴❤❤
@@amizhaizmail4001 aamiin yaa rabi illaah ha mideeyo Somalia one love ❤👈🇸🇴👈
💑👩❤️💋👩👬💪👈👆👇👇💘💓💔💗💕💚💙💛💜💝💞💞💌💎💍💄📿🐂🐮🐎🐴
Sinyorita Wehliye ijghhhuhhh
Sinyorita Wehliye naiuyyg98uiyuuyu
🇸🇴#FromAwdal🇸🇴
Shanta Somaliyed Alow Iskusoo Celi Balayaa Kala DerteY I Love Somali People And My Land Flag 🇸🇴
Abwaaanka sanadka ayaan siiyay👏
Hees meela bdn taabaneysa
Wow heesta way iga gadan thy xaqiiq top waaye 5 ta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somaaliyed .👌❤😍😘 like saar 😘😍
Abwaanada 5ta geesta baa jidka kusoo jira Niciimo Qorane baa ugusoo horaysa Oo Somalind ah Kuwa kalana waa soo Sharaqamayaan silsildad Macna ku fadhisa 🎶🎶🎶♥️♥️♥️♥️♥️♥️😁😁😁😁😁
Niciima qorane Meeshad ku aragto ii soo sheeg Lugtaan ka xidhayaaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
just4 joking
Wadankeegiyow allow nbd nooga dhig 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Aliiza Adan Amiin wll
Amiiiin
Aliiza Adan
AmiiiiiiiN alllow nabad nooGa dhig
gmail kaaga wll maigu cawin kartaa
Amiiiiiin,abyo
Dar ale ayaan ku jeclhy king xariir axmed❤❤❤
Boqorka codka nolow intay nolali jirto jagnaa jiroo joog waligaa viva wiilasha her ogadeeniya farxad kunolada alfanaan suldaan seeraar guhaad alfanaan xariir axmed 💛💛💚💚💚💚💖💖💖💛💛💚💚💚💚🍉🍉🌹🌹💋💋💋❤❤💖💖💋💋💋💋💖💖🍉🍉🌹🌹🌹🌹💛💛💛💖💖💖🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇬🇲💖💖💖❤❤🇬🇳🇬🇳🖒💛💛💛💛💚💚💚❤❤❤💖💖🍉🍉🌹🌹🌹💙💙💙💚💚💚💚💚💚🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊jecliyaaa wiilashanada allow inidaaaa ❤❤❤💖💖💖💋💋💋💋💋💋💖💖💖❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🕊🕊🕊🕊🕊💋
Aamiiin
Insha allh waxaan rajaynayaa intaan noolahaY inaan arko shanta soomaaliyeed oo midowdaY 🇸🇴🩸❤
😢dyryi
Viv heesta Shanta soomaliyeed allow Somalia 🇸🇴 isku keen 5
Siyaaa Ahmed Amiin Amiin wlshy
Taasi ma dhacayso walaal. Vive somaliland.
Siyaaa Ahmed yameniIIonIandonandandonandandonononononononononimmediatelyandonononononononononononk💏💑👮👮
Amiin amiin walashay
@@saransermedia9156 caac
Waa hees dareen gaara leh qofkii wax garada fahmaya rabbi ha mideeyo 5ta soomaali 🇸🇴🙏🏻
yartiii Xiisaha kalgacal xnxx
Waa heees qiimo badan waxayna ka hadleysa 5ta somali markad isku keento baa dowlad nimo heleysa inta igu raaczan like
Markaad isku keento uun baad soo ceshan karta weeye macnaha
Hhaaa💕💞💞💞💞💞
Legend wallhi xariiir ahmed nin wayn hore usoco
intii Somalia jecel inay mid noqoto like
Boqorka codka keep going bro😍🇸🇴🙏🏼
Waaaaw xarir ahmed hees shidn so qady wcdle😘😘😊
Gawadhu waa guusha inta xubnood adigoon isku keenin ima heleesid aye tire xubnahaasna waa 5ta somaliyeed😍😍😍😍
masha Allah xariir Axmad heesta qarniga ❤❤❤❤❤❤
Mash llllha xariii ❤❤❤❤❤👄👄👄💖💖💖💖💖💜🧡💓💓💓😆😆😆😗
Maasha allh 😢❤❤
UKDJAFJFJFOSJJF❤❤❤❤
Boqorka wiilka yar ee Somaliyed Xariir Axmed cadowgaa cagta ka hoos insha allah aamin
Geelaygu Shanbuu Ahaa
Gacanteyda labaa kujira
Saddexna way iga Gadmeen
Gabadhna waaan jecelahoo
Inaan Guur Sadaa Rabaa!
Xariir Ahmed Wadani dhab ah adiga iyo Abwanka hesta lehba
Insha Allh Midnimada Shanta Somalia Wan gari dona
Shan maaha geelu noh...waa afar qudha🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Gabadha somaland miyaa mise gabar somaliya joogta waaye
shanta soomaaliyeed inay midobanaa rajaynaya inshaa Allaah soomaali inay is racdo yaa igu racsan
fatxi Eapdihakim
Santa doomsayers allow insI keen
Insha allah waliba anigoo nool waxan rawaa inan arko shanta somaliyed oo qurux badan
@@AaminaCigaal bilaaakhlaaqad
Insha allah waa midobayaan somalia
✋✌sedex weyiga gadmeen wiilka wan jeclhy inooo igoor sadaan rabaa💓💔💓💓❤
Geelaygi waxa hantiyay gardaro garab haysato gartuna galin kana baxayn. Xanun badna. Eebow somali so aruri. Allahuma waxid sufufahum
Abwaanka sameeyay heestaan waa abwaan jira
Wwww xarir ahmed ka maraysaa hestan like ha ilobina
king Jijiga Uso baxy oo Cod mcn 👏👏👏
Wawa waa silasila aad u daren galisa gayiga somalaiyede waan wx laga fikiri karo runta
Laga warano
Xarari axmed waa fanana gayiga somali inta aan ku jclhy isku soo dhawayinta umada somaliyed waan
Ku farxasanhy xariri axmeda ilove you adiga szb ❤
Haaa and the original resolution was passed in the original resolution was passed in the original resolution was passed in the original resolution was a yan and the original resolution was passed yyyy💍👑💋❣
Somalia Somali Ba leh✋🇸🇴 💪🙏❤️
Cidipa kuma hayzato zhp
❤😮😮😢❤❤❤
Saas waaye lbx ❤❤❤
❤@@CaashoCqaadir-w3t
@user-jq9n 2:40 z6nn4t nn
Xariir axmed maag kale Buu guur sadey waa war u haayo
Gabdha waa jaceylahoo !
Inaan guur sadaan rabaa !
Walaal mcn waa JACAYL ❤❤
inta ufahantay shanta soomaliyeed fadlan like saar
ZA Lyrics mhhhhhhhhhhhhhh
maano films HD
❤️ Somaliyey ila tàliya oo sidee ban......😮
Heestan waxan dhagesti ano safar ah bu,aale iyo afmadoobe iyo ilaa dhoobley waqti aan Kenya u,socdi wexe ahed April 26/4 2019 hadana waxan joga Mombasa may 26/5 2020 ✍️
wow caadi mhn top vedio
Dadba moda inee hees jcl ah thy war like isaara aan idin fasire😂😂😂
dadku ma cawaan baa, abdi askari baa u sharaxaye mase waxad u hystaa kaligaa inaad fahantay lol
@@salmasaid7815 exactly
Qofkiii anan xitaa wax aqrin wuu fhmi karayaa heesta
Fasir waayey
ani cml meela usocot ma aqan
Inata u fahntay gabdha somaliland like igu qabo
Jdowjkocklflpckkcknflpfynmjfoeheieoeueooueueoeioeoeueenejdpdidoduehjdjdijeodjfodupuiuuroeieueoei❤fjorkdoe❤jfoforkfkrkkeumflfkkodieieokkdoeiekekeoiziziozieieokzifuifkdoekeikdoei❤fiideieieiiieoeoeieipeiepe
_Heestii taariikhda qarniga_ 🙌😴😴
🤘Ogaden, 🤘wllhi🤘 qadaad🤘 weynta🤘 waad 🤘dhantan.🤘
Heeesta dadaaa mooda heees jecel war waxfahma
Shanta geela waaa shantiii soomaliyed
Sedex geel eee gad may waaa japuuti iyo jigjiga iyo gaaarisa
Labada gacanta kujurtana waaa waqooyi iyo iyo koonfurta hadaaa fasiraad kale haysid bal Nala wadaag 👈👈👈👈👆👆
Sax wale insha allah waa hees aad u qiimo bada
Princess citizen masha alaah xbbti waa haleeshay fasirada alaha maskaxdada kuu daayo
Jabouti Somaliland iyo Somaalida kenya weeyi
@@somaliforextrader638
źù
Mad na tirsataan wali hhhh walee gudcur baad gudaysaan
3.2 million yaab
Best song i love xariir axmed ❤❤
Heeesta dadaaa mooda heees jecel war waxfahma
Shanta geela waaa shantiii soomaliyed
Sedex geel eee gad may waaa jabuuti i jigjiga iyo gaaarisa
Labada gacanta kujurtana waaa waqooyi iyo iyo koonfurta Keep Going Pruh
JUBBA TRAVEL MGQ ooooh understand know
Geeleygu shanbuu ahaa
Gacanteyda labaa ku jiira
Saddexna way iga gadmeen
Gabadha waan jecelahoo
Inaan guur sadaan rabaa, shanta geella waxa weeye shanta soomaali ayaan u malaynayaa
Wlhi heestan caday bay ii dhexqaday. Waxaan ka deramayaa qalbiga❤️
Jigjiga Somalibaa iska leh
Hadaa igu raacsanthy like iisaar✊✊✊❣
Wllee waa xaqiiq ..... runweeye
Waaaw super xariir❤
Heees iyo baadh igadheeh❤❤😍😍😍😍😍🇩🇯🇸🇱🇸🇴
Walla.Macanye sidee U Qortaye Xarfa Kaliyah Waxada Isticmashye isow Sheeg mahad sanid😆
Wooow super song ilove xariir 😘😍
😢😢
Somalind😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤
sheekada waa gobolaysiga soomaaliya ee rabi soomaaliya quluubteeda haysu soo celiyo sheekada jacayl maahee soomaalaay qalbiyada isu fura oo cafi walaalkaa.
CK
Geelahaagu haday shan ahaayeen
Sadexna ay kaa gadmeen
Labda kuu soo hadhaa
Maarkaad isku gaysidoo
Gun noqdaan gabadhu gabadhu
Gursan kartaa adigaa
waaaaaw HeeztaN inapa caadi maaHa inta iLa aragtAy liKE iGu qabo
JACAYL MCN ❤❤❤
JACAYL MCN kanaya
Heestan waxay kahadlaysa shanta soomalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
❤❤❤❤❤😮🎉😢😊😊😢😮
WaasamaxayArh
Hooyadiin midnimada ka wasa , from Somaliland
Shuubo aamu😂
@@Ibtisamah10 yaa
xariir fanana fanan dhalay xariir allow da
Geeleygii waxaa hantiyay
Gardaro garab heysatooo
Garth gelin kana bixin
Ciiiiil badanaaaaah
😭😭😭
Maan Sha alaah
Bc they are so annoying that they don’t have a problem
Gabadho hadalkaytidhiyo so aasogarashayrabtaa
Mashallaha xarir Axmed is always wa legend
hestan wlhi ine jacyl aheyn 5 somaliya loga hdlaya suashuna wa ine ubahanthy in lo fikiro say umidobi lahyeen inta fahanty like from puntlnd bosaso
Who still waching 2024 month is nov
Dabkeygu 5% buu aha mobilkeyga 2%📲 ku jira 3 na waye iga dhaceen qadkana wan jeclahoo ina ku jira raaba☺️
Kkkkkkkkkkkkkkkk
RF
Best comment😂❤
Mxd zamay zay
Best cmnt. Hhh