Riyada dhalashada bisha markay dhalato bil cusub haddii riyo lagu arko

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Riyada dhalashada bisha markay dhalato bil cusub haddii riyo lagu arko.
    Qofka wuxuu arkaa mararka qaar bisha oo soo dhalatay ama bilal badan oo soo dhashay, waxaa lagu fasiraa bisha wanaag iyo ilmo iyo khayr badan, waxay ku xiran tahay qofka arkay iyo qaabka uu ku arkay riyada, dad badan ayaa jira ku riyooda bisha cirka taagan ama iyadoo guduud ah ama madow ah oo mugdi noqotay.
    #riyada #fasirka #riyooyinka #bisha

ความคิดเห็น • 37

  • @hanimohamud725
    @hanimohamud725 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sheekh allah haku xafido waxaa ii fasirtaa riyooyinkaan waxee tahay marwalbo anigoo ka dhumayo shaqadeeda oo dadka waeydiinaayo halka ay iga jirto wadada aado meesha aan ka shaqeeyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      ws riyada waxay tilmaamaysaa in wax badan aad ku wareeri doonto oo aadan sida la rabay u hagaajin doonin waqti badan ayaad iska lumin doontaa

    • @hanimohamud725
      @hanimohamud725 5 หลายเดือนก่อน +1

      Shukran shiikh

  • @KhadraSaleban-g5z
    @KhadraSaleban-g5z 28 วันที่ผ่านมา

    Sheekh ani waxanku riyodaa yago laba ah midna ifayso midna sida malinki tahay iisheeg ale haku sharfe ❤

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  28 วันที่ผ่านมา

      hooyo maa tahay ama arday?

  • @leylaqasimmohamed5547
    @leylaqasimmohamed5547 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq. Ajeer iyo asamad Allha idinka siiyo kuliginaba

  • @AishaAbdi-g9k
    @AishaAbdi-g9k หลายเดือนก่อน

    Asc Sheikh waxaan kuriyooday Aniga dhaqsi subaxnimo soo kacay oo guriga kasoo baaxay markaan banaanka u soo baxay wexey eheed mugdi kabacdi waxaan arke bishii oo hoos ah siidheceyso, hooyaday iyo walaalahay na wey mashquul sanaayeen alaabta dhan qaar bananka ayaa taale kabacdi hooyadey wexey tiri maanta waa maalintee aniga waxaan dhahay maanta waa Jimco, kabacdi aniga waxaan islahaa guriga hagaajiya sababtoo ah dariskeena ayaa aroos qaaba daarteena weyn waaye waxaa laga yaaba ineey dad ku maamulan gurigeena . Run ahaantii maantana waxa waaye Jimco. Waxaan ahay Garoob.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      waa bushaaro guur inshaa Allaah waxaa dhici karto qof xaafada kula degan inuu guur kuusoo bandhigo

    • @AishaAbdi-g9k
      @AishaAbdi-g9k หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta In Shaa Allah,shukran Sheikh 🤲🏾

  • @hanimohamud725
    @hanimohamud725 5 หลายเดือนก่อน +2

    Habeen kale waxaan ku riyooday anoo dhumay isla shaqadeedi lkn nin iyo naag ayaa igula jiro riyada ninka waxaa uu wataa burus waa uu i horsocdaa naagtana wey idaba socotaa waxay wadaa labo saxan oo kujira bariis saxamanka waa kuwa alla bariga ama sabta dariska wax loogu geeyo markaan socono wax yar waxaa naga hor imaanayo jinkad ninka buriska ayuu musbaarka kaga fujinaayaa aniga iyo naagta waan soo gudubna markaan socona weynaga hor imaataa hadana sidi oo kale waa uu fujiyaa isaga iyo aniga iyo naagta waan soo gudubnaa meeshaan ka shaqeenaayay ayaaba ku imaaday

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      riyadan isla tii hore ayay u dhow dahay laakin waxaa la socda dadka sababta u ah wareerka aad ka wareerayso wixii waxtar kuu ah waa nin iyo naag oo adiga kuu dhow ama aad meel wada joogtaan

    • @hanimohamud725
      @hanimohamud725 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@barta-aqoonta shukran shiikh allah haku xafido

  • @salmamalabo1787
    @salmamalabo1787 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waxa ku riyodey abahay oo icaynaya abahayna ma nola wu geriyoday 3sano kaso waregtay hda geridisi 😭😭pls ifasir sheekh jasakalah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      ws riyada waxay kaaga digaysaa inaad samayso wax aabbahaaga aan raalli kaaga haan jirin marka dib isugu laabo ee eeg wixii kaa qaldan

    • @salmamalabo1787
      @salmamalabo1787 5 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid sheekh

  • @ayaanayaanismail294
    @ayaanayaanismail294 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh ifasir riyadan badanka waxaan ku riyooda bahalaha hoose Mar iyago ibacsanaya Mar isago mici igu dhufanaya an ka carari la ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      ws riyada ma fahmin bahalaha hoose maxaad ka waddaa?

  • @aabidahmohamed3236
    @aabidahmohamed3236 4 หลายเดือนก่อน

    Asc xagee kala so xariir fadlan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +1

      ws halkan ayaad igala soo xiriiri kartaa haddii aad qabto riyo khaas ah fasirka-riyada.daruur.com/p/riyo-soo-dir.html

  • @fartunibrahim9347
    @fartunibrahim9347 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shekhow waxan ku riyooday anigoo qof cafis ka dalbanayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      ws riyada waxay tilmaamaysaa qalaad inaad qof ka gali doonto

    • @fartunibrahim9347
      @fartunibrahim9347 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@barta-aqoonta qofka waxanaga dhaxeyn jiray xirir asna markaa riyada dhexdeeda wuu igu cafiyay

  • @Jaweriyo-l3b
    @Jaweriyo-l3b 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh riyadan ii fasir wxn haya caruur ninkeygu dhalay oo hoyadod dhimatey hyadod mrki ay nooled isma anu aqon marka ciyaalkeda u imaaneysa Gabar ciyalka ka mid ayaa aad u qaylibeysa waa iska amusaya mrka wey farxaysa intey isoo ag fariisato bey madax gacanta iga saareysa saan xoga ka durkaya wxn is dhahaya madaxaga timuhu kuma shanleysana mrka ano jiifa hurdada leyga kicin wax leygu dhiiba talefonka wlshey iso wacdey wx ii sheegeysa mamo an aqaney o dhimatey tan kale shikh gabadha sida runta waa mid ii dhibty o iska qelisa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      taleefanka walaashaada kusoo wacayso ma riyo baa mise waa dhab?

    • @Jaweriyo-l3b
      @Jaweriyo-l3b 5 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta riyadu wax ay ku egthy markan is iri timuhu kuma shaleysana oo an gabadha ka durkey lkin mrka leyso wacayo caadi ayaa leyso wcy ano riyonaya ba ilmah mid ii kicinaya oo gbar dhimty wllshey ii sheegty modatal qafle ah ku dhimaty waa nxy hurdadi kuma noqon

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      riyada warkaas ayay tilmaamaysay waxaa laguu tusiyay qaabkaas aad riyada ku aragtay

  • @KhadraSaleban-g5z
    @KhadraSaleban-g5z 28 วันที่ผ่านมา

    Asc

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  28 วันที่ผ่านมา

      hooyo maa tahay ama arday?

  • @NimcoOmarNimco
    @NimcoOmarNimco 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq xalay baan ku riyoday mas madow oo said udheren dhexdhexad buu aha lkn mesha ku arkay guri aan aqon buu aha oo ano libursanayo galay maskana wanakso baxsaday Aso itaaban aanku raciyo shiq gabar baan ahay wali laima gursan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      waa qof aan daacad ahayn xaasidnimo ku jirto ayaa lagaaga digayaa is ilaali www.daruur.com/tag/riyada-maska-madow/

    • @NimcoOmarNimco
      @NimcoOmarNimco 5 หลายเดือนก่อน

      hye thnks shiiq

  • @amiisha2471
    @amiisha2471 หลายเดือนก่อน

    Asc sheek waxaan kuriyoday anole bishu waa imisa waxaa laygu yidhi waa 3 ano waxaa dhahay 10bisha waxaan arkaya cadada sheekh iso fasir waxan ahay garoob

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      nin ayaa kuu soo dhow oo ku guursan doono inshaa Allaah

    • @amiisha2471
      @amiisha2471 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta shugran sheekh khyr alle hakusiiyo

  • @Sihaamqueen899
    @Sihaamqueen899 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh aniga habeen baan daawaday sheekh mustafe oo wiil iyo gabar isku mehrinaya kadib waxaan iri aniga ii fiicnaan lahaydaa in uu sheekhu noqda midka I mehriya kadib habeenkii waxaan ku riyooday sheekha oo su'aan physics ah waydiinaya wiilal sheekhuna physics ka ayuu bartay kadib wuxuu leeyahay ka jawaaba su'aasha kadib wuxuu I maanayaa meel aan la fadhiyay gabdho saaxiibadeey ah anigana dhexda ayaan fadhiyaa asagoo aad u faraxsan oo dhoola cadaynaya ayuu farta igu soo fiiqaya buu I leeyahay sihaam su'aasha jawaabteeda ha sheegin yaah mar 2aad buu hadana ku celinayaa hadalkaan sihaam su'aasha jawaabteeda ha sheegin yaah anigana waxaan la yaabayaa sheekha sida uu igu bartay.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      riyada way dhici kartaa inay tilmaamayso wax fiican oo aad niyaysan tahay laakin waxay u badan tahay riyada nafta ay ku sheekaysato oo aan fasirka lahayn

    • @Sihaamqueen899
      @Sihaamqueen899 5 หลายเดือนก่อน

      Waad mahadsantahay sheekh​@@barta-aqoonta