Maxaa Anfacaya Qofka Marka Uu Dhinto Khudbad 2017 Sheekh Dirir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2017
  • Fadlan Subscribe garee Sheekh Dirir Channels:
    1. Cinwaanka Websitka Sheekh Dirir:
    www.sheekhdirir.com/main
    2.Cinwaanka Sheekh Dirir ee Facebooka:
    / sheekhdirir
    3.Cinwaanka Sheekh Dirir ee Twitterka:
    / wwwsheekhdirir
    4.Cinwaanka Sheekh Dirir ee Google Plus:
    plus.google.com/u/0/110880811...
    5.Cinwaanka Sheekh Dirir ee Youtubka:
    / @sheekhdirirofficialch...

ความคิดเห็น • 128

  • @nimcamahamud834
    @nimcamahamud834 3 ปีที่แล้ว +30

    Illahow unaxariiso qofkastoo islaama oo dhintey yaa rabbi🙏😭🙏🙏🙏👏illahow udanbidhaaf qofkastoo islaama oo geryoodey kayarabbi

    • @mohamedkaapa4762
      @mohamedkaapa4762 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabi

    • @ruqiyaladanumar1609
      @ruqiyaladanumar1609 2 ปีที่แล้ว

      Kuli muslimiinta alle ha u naxriisto inta dhimatay iyo inta noolba waan u wada baahanay naxriista alle yaa rabi

    • @Ismadhibto140
      @Ismadhibto140 9 หลายเดือนก่อน

      ameen yarabi

    • @user-ui4gr4se6p
      @user-ui4gr4se6p 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin🤲

  • @alihassan4398
    @alihassan4398 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahyow abahey mcn unaxariso iyo walalkey mcn iyo inta musliminta dhimatay🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zahraahmed9121
    @zahraahmed9121 2 ปีที่แล้ว +6

    Aabahay mcn baa iga dhintay illahow kuu naxriiso oo qabrigaada kuu nuuri yaa Allah 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽😥😥😥😥

    • @user-wr5bg3bh8o
      @user-wr5bg3bh8o 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiin abayo

    • @zahraahmed9121
      @zahraahmed9121 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-wr5bg3bh8omahadsanid abaayo😢

    • @user-pu6zt8yf9v
      @user-pu6zt8yf9v 10 วันที่ผ่านมา +1

      Ilahay how naxaristo

    • @Bayula-uj7ur
      @Bayula-uj7ur 5 วันที่ผ่านมา

      Walalayal walalkey ayey xabad dishay sadex malin kahor, waxaan idinka codsana
      in aad igu duceysan si'uu illahay oogu dambi dhaafo. Ilinta maceshan kare lakiin waan isku dayayaa in aan samro

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 ปีที่แล้ว +1

    Rabiyow u naxariiso hooyaday mcn iyo awoowe iyo ayeeyo iyo dhaamaan ehelkayga iyo muslimiinta dhan rabiyow anagana nooga dabo naxariiso yaa rabi yaa raxmaan🤲🤲🤲😭😭😭😭💔

  • @user-ho6fp8mi6c
    @user-ho6fp8mi6c 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allahow u naxariiso aabahay jannda fardawsa gaaa a aamiin aamiin aamiin🦿🤲🤲🤲🤲🤲🤲 yaa allah allahw u iga daba naxarista aamiin aamiin aamiin

  • @MaxamedCabdi-pr2yg
    @MaxamedCabdi-pr2yg ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow hooyady iyo Aaby u Naxariiso aaaamiiin

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha uu naxristoo wiilkaygi mohmed,😭😭😭😭😭

  • @abdirhmanjamac5237
    @abdirhmanjamac5237 3 ปีที่แล้ว +4

    Illahow abe u naxariiso ilaahow janada nagu kulansii

  • @xabibmohamad
    @xabibmohamad ปีที่แล้ว +1

    Ilahaow hoyo unaxariiso ilaahow inaxariiso hoyo macn yaa alaah ilahayow unaxariiso hoyo Cadar yaarabi yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maxamedmaxamuudmaxamedmaxa6337
    @maxamedmaxamuudmaxamedmaxa6337 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow aabahy mcn unaxariiso

  • @ayanhussein1546
    @ayanhussein1546 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhow danbigaaga Alaah dhaafo.Sadaqo aan bixiyo dhowr qof ma uniyeesan karaa Hooyadeey Aabaheey iyo walàalkeey.

  • @ifrahjamac8306
    @ifrahjamac8306 4 ปีที่แล้ว +9

    Igu duceeyaaa hooyaday oo dhimatay in Allah qabriga dhigo beer ka mida beeraha janada

    • @nalakanuraka655
      @nalakanuraka655 4 ปีที่แล้ว

      Allah ukadhiko inasha allah

    • @deeqacabdirisaaq4822
      @deeqacabdirisaaq4822 4 ปีที่แล้ว

      Alllaha ka waraabiyo janatulfardowsa hooyo

    • @Himiilo-
      @Himiilo- 4 ปีที่แล้ว

      Allaha uu naxaristo qabrigeda allaha uu wasiciyo jano fardoso allaha warabiyo amiiiin yarabi abayo hoyo

    • @bashirshiek7212
      @bashirshiek7212 2 ปีที่แล้ว

      Allaha u naxariisto hooyadaa iyo dhaman muslimiinta dhimatey. Allaha anaga dambigeena dhaafo qaatumana nagu dilo

  • @deqaabdiaziiz3302
    @deqaabdiaziiz3302 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahow Abe mcn ha naxriisto😭😭🤲

  • @awomaxamuud5745
    @awomaxamuud5745 3 ปีที่แล้ว +4

    Abo alle haku naxariisto ilahay janad intii ku kulantay ha inaga dhiigo

  • @Ismadhibto140
    @Ismadhibto140 9 หลายเดือนก่อน

    ilhow u naxaristo abti hooyo awoowo qabrigana ha u nuuro qiyamahana ha u shafeco qado yarabi yarahman

  • @zamzamgabal1883
    @zamzamgabal1883 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahayoow aabahay unaxariis ilahayoow janada tagu saraysa gee yaarabi😭

  • @deeqawarsame1642
    @deeqawarsame1642 6 หลายเดือนก่อน

    yaa allh abahay unaxariso cawa waa habenki ugu horaysay uu gurigisa runta tagay asxaabey iigu duceeya aabo sakaradkii dhaafe suasha alle haw fududeyo dhamantiin ducada iyo aaminta igu caawiyaa

  • @farhiyodahir6061
    @farhiyodahir6061 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah u naxariisto aabahey janatul fardowso Allah galiyo

  • @korneelqadaafi9383
    @korneelqadaafi9383 3 หลายเดือนก่อน +1

    YAA RABBI WLLKEYGA U NAXARIISO 😢

  • @asmaali5744
    @asmaali5744 2 ปีที่แล้ว

    12/July/2022 malin iiga murogo bdan ima so marin qof noloshayda qiima badan kule ba iga dhintay Alle haku naxriisto

  • @nashadshabeele1406
    @nashadshabeele1406 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle how naxristo sahal Omar gacanta midig kutubka alle how saaro illhy ayaa igh jecladey 😭🤲

  • @ummucwahid5653
    @ummucwahid5653 6 ปีที่แล้ว +8

    jazakallah shekhow ilahey ku barake

  • @hannanapdilaahi2306
    @hannanapdilaahi2306 6 หลายเดือนก่อน

    Jasaakallaahu khyr sheikh ❤

  • @Messi10984
    @Messi10984 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaw hooyday mcn u naxariiso qabriga uqabooji oo udabidhaaf

    • @nalkaosman202
      @nalkaosman202 3 ปีที่แล้ว

      Abyo ilhy ha u naxaristo anigana kula mid ahay ilhy qabriga ha u waasiciyo hoyadey macan

  • @nimcomuktaar8749
    @nimcomuktaar8749 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh maxamed illaahay cilmiga iyo cibriga hakubarakeeyo bidnillaah

  • @fatxachanal8139
    @fatxachanal8139 ปีที่แล้ว +2

    Caawa waa habbyn madoow habeenkaan aabhy waayey😭😭😭 23/12/2022 oo jimco ah

    • @user-uq3mh8ny2e
      @user-uq3mh8ny2e 6 หลายเดือนก่อน

      22/12/2022 Hoyaday haben ka horaysay alle qabriga ha u nuriyo walidken 😢😢

  • @istahilibrahim5633
    @istahilibrahim5633 4 ปีที่แล้ว +6

    😢😢😢😢isla imnka ayey geeri igu dhacdey wxan ogey duco moye wxkle inusan ubahneyn yaa rappi marti la jclyhy ka yeel😭👐

    • @subeerabdirahman1707
      @subeerabdirahman1707 4 ปีที่แล้ว

      Allahuma amiin samir iyo eiman wllo

    • @safashnuur3383
      @safashnuur3383 4 ปีที่แล้ว

      Isku mid ayaaa nahay alle ha unaxristo

    • @MohamedAli-gz1ou
      @MohamedAli-gz1ou 3 ปีที่แล้ว

      Xaaskeyga aan jecla ayaa iga dhimatay waa sawabta aan uso raadiyay khudbadan

    • @sidra8933
      @sidra8933 2 ปีที่แล้ว

      Walal Allaha unaxariisto janatulfardawsa Allaha ka waraabiyo Ana abahay dhintay darad sidasa uso radiyay maxadaradaan

  • @user-tv9mb9op3p
    @user-tv9mb9op3p ปีที่แล้ว

    Allow unaxariisto hooyadey iyo hooyaded iyo Abahiid iyo dhamaan musliminta

  • @ikraanali9197
    @ikraanali9197 ปีที่แล้ว

    noolashayidii ilaahy haku naxaristo

  • @zadampato7188
    @zadampato7188 3 ปีที่แล้ว +8

    Allah yarxamak hooyo😪

  • @abdiali1037
    @abdiali1037 10 หลายเดือนก่อน

    Rabiyow uu naxaris walalkay

  • @user-pu6zt8yf9v
    @user-pu6zt8yf9v 10 วันที่ผ่านมา +1

    Aamin

  • @YasmineMoho-oo3eu
    @YasmineMoho-oo3eu 6 หลายเดือนก่อน

    RABI RAALI HAKA NOQDO sheekh maxamed cumar dirir

  • @udulubdariska2723
    @udulubdariska2723 3 ปีที่แล้ว +2

    3 april 2021 malin murugteda wadato waxn wayay abtigey kaliya ma uusan ii aheyn abti ee wXa uu iahaa hooyadey labad yaa allah unaxriiso

    • @simrankub1861
      @simrankub1861 3 ปีที่แล้ว

      Anine 3rd April hooya mcn ba dhinaca alle aday

    • @umuxanaan7548
      @umuxanaan7548 3 ปีที่แล้ว

      anba habar yartay aan aduunka u jaclaa ayaa dhimatay 17 may 2021😭 rabiyo naxariistii jani sii🤲🏼🤲🏼

  • @raxmacabdi3799
    @raxmacabdi3799 5 หลายเดือนก่อน

    Allhow Naxaristo hoyady

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 4 ปีที่แล้ว +2

    JAZAKA ALLAH KHEYRAN
    SHEIKH MAXAMED DIRIR

  • @nimcaismacil551
    @nimcaismacil551 4 ปีที่แล้ว +3

    Msha allah rabi ajir hakaa siiyo

  • @aischaadam2126
    @aischaadam2126 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo abahay iyo waridkiis qabriyadooda allaha unirio

  • @hooyomacaan4106
    @hooyomacaan4106 ปีที่แล้ว

    Jazakh allah khayr.

  • @abdidahirahmed4923
    @abdidahirahmed4923 3 ปีที่แล้ว +1

    manshaaal alle ha ku barkeeyo

  • @Caska-fd9wq
    @Caska-fd9wq ปีที่แล้ว

    Igu duceeya hooyaday O geeriyotahy
    Allow ku naxariizo

  • @nasiibabdi2468
    @nasiibabdi2468 6 ปีที่แล้ว +6

    jazaaka allah sheikh

  • @faysalsaluu184
    @faysalsaluu184 ปีที่แล้ว

    Jazakallah

  • @nemcomohamed303
    @nemcomohamed303 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah khayr adeer

  • @botanahmed9533
    @botanahmed9533 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah

  • @Ss53426
    @Ss53426 4 ปีที่แล้ว +2

    Illaahayw noo naxariiso markaan geeriyoonio

  • @nawalabdikani9366
    @nawalabdikani9366 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilhow hooyady mcn u naxariiso igu ducay plzzzz

    • @queenifrah3253
      @queenifrah3253 2 หลายเดือนก่อน

      Aamin ana ilaahwe aabahy unaxariiso😭

  • @queenifrah3253
    @queenifrah3253 2 หลายเดือนก่อน

    Isla bishan 16kedii ayuu abhy kadis igaga dhinty yaa rabi aabahy unaxariiso ana qlbiga ii qabooji aaminta ha ila dhaafina wllalayaal😭😭

    • @Akter.khaalid
      @Akter.khaalid 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin wll

    • @queenifrah3253
      @queenifrah3253 2 หลายเดือนก่อน

      @@Akter.khaalid mhdsanid wll aamin

  • @maxamedglucklich6183
    @maxamedglucklich6183 4 ปีที่แล้ว +3

    Qofka bisha Ramadan dhinta, camalkiisu maxuu noqonayaa ?

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Sheekh dirir alle ha barakeeyo

  • @mohamedamiin2647
    @mohamedamiin2647 6 ปีที่แล้ว +6

    Manshaallah jazakallah

  • @user-ui4gr4se6p
    @user-ui4gr4se6p 8 หลายเดือนก่อน

    Aamiin amiin yaarabi🤲🤲

  • @user-pu6zt8yf9v
    @user-pu6zt8yf9v 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waxa dhimatay hoyaday mcn ilahayow una xariiso

  • @user-go8yo8fb5g
    @user-go8yo8fb5g ปีที่แล้ว

    Sh dirir

  • @khadarabdi7069
    @khadarabdi7069 6 ปีที่แล้ว +5

    Mash allh Alle ha inagu anfaco

  • @samiramohammed2429
    @samiramohammed2429 3 ปีที่แล้ว +3

    Masjid maloodhisi Kara qofka dhinta

  • @khadaradan2856
    @khadaradan2856 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasaaka llaah

  • @Luckii3y21j
    @Luckii3y21j ปีที่แล้ว

    Aabe macaan allah ku naxariisto

  • @kafiyaaxmed8935
    @kafiyaaxmed8935 5 ปีที่แล้ว +1

    mazhalaH Alle caqliga iyo cimriga hakuu barakeeyo

  • @asmajamac5319
    @asmajamac5319 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakumulaahu khayr ♥️🙏

  • @ibarahimmaxamad1244
    @ibarahimmaxamad1244 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah jazaakallaahu qeyr

  • @maxamedxasan8659
    @maxamedxasan8659 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakalahu khayr

  • @abdiadenmursal3375
    @abdiadenmursal3375 3 ปีที่แล้ว +1

    jazakalahsheeykh

  • @fatimaapdisamiic2082
    @fatimaapdisamiic2082 2 ปีที่แล้ว

    ilahow u naxariiso walidken iyo dhaman musliminta

  • @xasanshiinexasanshiine9934
    @xasanshiinexasanshiine9934 4 ปีที่แล้ว +2

    masha.allah

  • @ckzeyidofficial1310
    @ckzeyidofficial1310 10 หลายเดือนก่อน

    Ihhy ha ha u naxriistO Abtigy mcn😊😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fatimaabdullahi246
    @fatimaabdullahi246 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah jazakallah

  • @user-oc7om6yp6o
    @user-oc7om6yp6o ปีที่แล้ว

    Ilahow unaxariiso aabahay iyo labadii wiil oo iladhashay😢

  • @samiyamahamet5630
    @samiyamahamet5630 2 ปีที่แล้ว

    hoyo iyo Aabe Allah idin naxristo

  • @ifrahaden5758
    @ifrahaden5758 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukrn

  • @OmarAhmed-zv3qs
    @OmarAhmed-zv3qs 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahoow naku anfac

  • @luckyboy5530
    @luckyboy5530 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah sheikh ❤❤

  • @mzgamer3497
    @mzgamer3497 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallaahu kheyr

  • @yoonis2822
    @yoonis2822 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc wlly waxaan idinka codsanayaa cidi garankarta nashiidadaan macaanka badan walalayaal ha igu caawiso ciddii nashiidadaa magaceeda haya fadlan jazakallah

    • @ibrahimu.2531
      @ibrahimu.2531 4 ปีที่แล้ว

      Jazakaalhu kheyran.

    • @Ss53426
      @Ss53426 4 ปีที่แล้ว

      فرشي التراب يضمني ayaa layidhaahdaa sidaa yutubeka ku qor alle ha unaxariistee wuu gooriyoodey wiilkii qaadey

  • @hiboyusuf7824
    @hiboyusuf7824 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalah khayr sheikh

  • @alihassan4398
    @alihassan4398 2 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @ogaaltv9442
    @ogaaltv9442 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah

  • @MohammedHassen-nb8zd
    @MohammedHassen-nb8zd หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @medbahrain8150
    @medbahrain8150 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha

  • @alihassan4398
    @alihassan4398 2 ปีที่แล้ว

    jazakallahkheyr

  • @istaahilaxmed8512
    @istaahilaxmed8512 2 ปีที่แล้ว

    Alle yaa raxmu aabo macaan

  • @ciyaarahamantaiyodunida8119
    @ciyaarahamantaiyodunida8119 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah

  • @user-go8yo8fb5g
    @user-go8yo8fb5g ปีที่แล้ว

    Asc

  • @fadumafarey
    @fadumafarey 4 หลายเดือนก่อน

    Ma loo cimreen karaa

  • @abdiog4005
    @abdiog4005 5 ปีที่แล้ว +3

    Jazakumulaahi khayr

  • @zakarieahmedibraahim9371
    @zakarieahmedibraahim9371 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @fotballontop
    @fotballontop 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashala

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 ปีที่แล้ว +1

    Xafidahulah watabarakalah

  • @sagalcali7910
    @sagalcali7910 2 ปีที่แล้ว

    Shugran shugran

  • @samsamcabdi3448
    @samsamcabdi3448 3 ปีที่แล้ว +2

    Jaza kalah qayr

  • @Himiilo-
    @Himiilo- 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqow fidowga ma la aqrinkara danbi miya

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw

  • @sumayoabdiqadir1962
    @sumayoabdiqadir1962 ปีที่แล้ว

    Sheeq waxa iga dhintay zowjkeyga wane jacelay asigane wuu I jacelay janada maku kulmeyna jawab

  • @dheemancabdi6323
    @dheemancabdi6323 ปีที่แล้ว

    عليه افضل الصلاة والسلام 🤲❤️

  • @xafsoxubi2114
    @xafsoxubi2114 5 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢💖

  • @ganacsadeguure8909
    @ganacsadeguure8909 2 ปีที่แล้ว

    Dhiik vido ga in lala dago dadka ufur

  • @najibmaxamed6893
    @najibmaxamed6893 ปีที่แล้ว +1

    Azxcf

  • @farxiyomaxamedfarxiyomaxam4314
    @farxiyomaxamedfarxiyomaxam4314 ปีที่แล้ว

    Alle ha naxaristo

  • @alihassan4398
    @alihassan4398 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah