Maxaan u sameeya videos ayna dadku dawaneynin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #diinyjunbox #adventure #travel #travel #jigjiga #vlog #maldives #somalia #muqdisho #hargeisa #somalitravel #somaligamer

ความคิดเห็น • 49

  • @MuuseSHARAF
    @MuuseSHARAF หลายเดือนก่อน

    HOREY USOCO WLL INSHALLAAH
    ALLE TALASAARO WAAD GUULEYSAN

  • @MuuseSHARAF
    @MuuseSHARAF หลายเดือนก่อน +1

    Waliba tiktok samayso si ay kusoo raacan dad badan

  • @KingeXamsEck
    @KingeXamsEck 2 หลายเดือนก่อน +1

    Pro malaysia Tag Team 27 aya kula kine o walipa Asad Hajio utag😊 zxb itas wa iga Talo🙏

  • @teysetube
    @teysetube 9 วันที่ผ่านมา

    Ha cajisin ugaas

  • @hawaartofarxadu
    @hawaartofarxadu 2 หลายเดือนก่อน +3

    Bro keep going Malaysia tag ragaasa kuu kala kicina

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks bro

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 2 หลายเดือนก่อน +1

    Talo waxan kugu darsan lahaa qof caan ah ama dad caan ah video la samee si lagu barato , qaabka video yadadana wax ka badal sawirka hore ee qofku arkayo inta uusan video ku dhufanba ha noqodo wax dadka soo jidayana youtu.berada qishka ka qaado😂 magacagana update ku samee bal magac islam la bax
    Intaasan kugu darsan lahaa
    Ha niyad iabin wiil adag baa tahay keep going. Nolashu imtixaan ayay naaga qadaa si an cashar uga barano 🖐❤

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks wll

  • @som2323
    @som2323 2 หลายเดือนก่อน

    muqaalo badan so sameey sxb si dad badan kugu soxirman.
    qof walba meeshan wu somaray qof milion ka bilaway majiro.
    the more your video thr more you customer. Guula ku rajeyna

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks bro

  • @bichegnaw_yebichenaw05
    @bichegnaw_yebichenaw05 หลายเดือนก่อน

    Keep going, we will still watch you bro

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  หลายเดือนก่อน

      I appreciate

  • @AbdiFataah-u9w
    @AbdiFataah-u9w หลายเดือนก่อน

    Hore usoco waad gaadhi hadafkaaga من جد وجد qofkii dedaalaa wuu gaaraa

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  หลายเดือนก่อน +1

      Thanks bro

  • @MuuseSHARAF
    @MuuseSHARAF หลายเดือนก่อน

    PRO Keep going 😊

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  หลายเดือนก่อน +1

      Thank you

  • @barkulmis
    @barkulmis 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso Sxp 👍

  • @asalogaden4537
    @asalogaden4537 2 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going 💪🏼 bro

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thank you brother

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 2 หลายเดือนก่อน

    Zhp good things take time.
    Insha allah one day waad gaadhi doontaa waxa aad intaas u soo samreysay
    Lkn anigu waxan kugula talin lahaa uun
    Sidaad sheegtay joogtaynta iyo inaanad ka niyad jabin wax walba cusub ka wuu adag yahay.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks saxib

  • @jamaal2014
    @jamaal2014 หลายเดือนก่อน

    Caawa ayaan ku soo raacdey waxaan jareenayaa in aad hamigaaga gaari doon to from France 🇫🇷

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  หลายเดือนก่อน +1

      Thanks brother

  • @Wadani..tv..1
    @Wadani..tv..1 3 วันที่ผ่านมา

    Sorry wllka ❤❤❤

  • @MuuseSHARAF
    @MuuseSHARAF หลายเดือนก่อน

    Somalida qaar waxay aad ujecelyihiin guryaha kiradooda tan ugu jaban guri firaashan ama goglan

    • @MuuseSHARAF
      @MuuseSHARAF หลายเดือนก่อน

      In aad warbixino kasoodiyaariso warbixintana yadoo dhamaystiran you tube soogali yadoo gos goosa tiktok geey

  • @yoskieyung7172
    @yoskieyung7172 2 หลายเดือนก่อน

    👏👏👏👏

  • @Jon_larry
    @Jon_larry 2 หลายเดือนก่อน

    In aad caan noqotid uma bahnid qof kale o caan ah in aad video laso samayso, wax walba dadaal ayay ku xiran yihiin masul

  • @aminugaz
    @aminugaz 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going brother

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thank you brother

  • @maryamo411
    @maryamo411 2 หลายเดือนก่อน

    👏🏽 hore u soco

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      👍🏽

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going ugaas muuqaladada wn daawadaa anigu waliba kuwii adis ababa ee vlogs Yada ayn daawaday
    Diredawa aad oo vlog nooga soo samee.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thank you @hufanmedia7986 Diredawa dhawr jeer ayaan ka sameyay

  • @mohamedhaibe8718
    @mohamedhaibe8718 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb Diiny. waan kugu xidhanahay dhamaan waan daawaday Muuqaaladaada, waxaanaad usoo gudbisaa si professional ah. views you will get more one day insha Allah. I hope to meet in Hargeisa if you reach.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks Mohamed, insha Allah markan imaado wan ku la so xidhidhi

  • @xuskaxaaji6104
    @xuskaxaaji6104 2 หลายเดือนก่อน

    Dhibka jira 5 daqiiqo ka dib waan ku caajisaay video
    waxaa sameysaa vedio gaaban iyo qodobo aad soo diyaarisay

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Dhibku waa TikTok hh

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa tahay noo soo gudbiyay muuqaalo cajiib ah gaar ahaan kuwa Addis Ababa.
    Mida kale si laguu barto waa in qof caan ah i garab qabo dhahdaa markaas waa lagu baranaa bro views kana qasab waa kuu kordhaa.
    Nasiib wacan.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks saxib

  • @jibrilmohamed5989
    @jibrilmohamed5989 2 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco bro.
    Tiktok ma isticmaashaa?...
    Followers badan baa dhankaas kaa soo raacine.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks brother, haa

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน

    saaxiib hadaad rabto in aad subs badan hesho dalka imaaw ooo ilaa Gaarisa ilaa ksmayo ilaa Xamar ilaa Bosaso ilaa Berbera ilaa Jabuuti ilaa Jigjga ilaa harar adi dhamaan Dhulka Soomaaliwayn ku dalxiis aigoo wata drone ta wax duubta oo asxaabta dhalintarada halkaas joogta kasbo oo aad u dhex gal oo suuqadaya wareeg oo dadka wareeso , lacag yar na way kaaga baxaysaa dad badan waad ku kasvab walal....

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks sxb

  • @heeraarmedia4916
    @heeraarmedia4916 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb ninka Geedi sahan la yidhaahdo ee traveller Ka ah raadi wuu Ku caawin waa nin daacada runti

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 2 หลายเดือนก่อน

    Maxa muqdishu u booqan la dahay

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Baryahan safer ma galin, Lkn insha Allah