Aduunyoy xaalkaaba kani waa dalxiis aan caadiahayn oo mudan in lasoo eego waanu u qalmaa in lacag lagugalo oo lagu daawado laakii hurdadiisu masahlana waxaynu arkaynaa in wixii loo qalabqaato lagaadhikaro oo laga midho dhalinkaro Waxaad fahmaysaa maahmaahda somalia ah ee tidhaahda nimaan dhulmarini dhaayala
Aduunyo.. Ragna barafbay waxay doonaan kadhisanayaan inagiina dhulkeenii oo banaan ayaanu wax kaqabsan laanahay waa kaaf iyo kala dheeri. Saxafi somaliyeed halyay C.hereri waad kumahadsantahay barnaamijyadaada sidaaad aduunka waxa kasocda iyo hurmurkay gaadheen noogula socodsiis si aanu inaguna ubaraarugno oo aanu qabyaaalada inala hadhay uga baxno mahadsanid markale.
Hamb alyo was
Wlhi been mahan anaga africa hadaa nahay bari maxa ku quraacan doonta ka fikirnaa ayagana dhulkii waxay dooanan kadhisanan
Korlee baraf ah hoos waa ulwaax kkk gaalada cilmi badanaa
Waruntaa shp, misay Ku leeyihiin Waa Micjiso, War Mucjiso Ma aha ee way dedaaleen😅
@@siciidmsalaad9300 waar mahadaaad dawatay kkkk kaftan. Waa runtaa inay waxkabartaan weeyaan akhii casiis .
Dadkani baraf ayay hudheelo Ka sameeyeen, soomaaliduna reer hebel ayay ku mashquuleen
Shiikh Mustafe wuxuu yidhi "Dad baa horumar sameeyay wax la dhahaa ma jiraan, ee dad baa tashay wax la yidhaahdo ayaa jira".
Cabdi salaam herari Allah ha xido isaga iyo tv ga universe ba Waayo dunida kale ayey ku jeclaysiinayaan 🤲👏❤️💙
Mucjiso ma aha, ee waa Fikir iyo dedaal, Markaas ayad leedihiin Waa Mucjiso😎
It’s Amazing 😻 beautiful 🤩
Camera manka school geeya fadlan mayaqaan sida wax loo duubo, waa in uu muhiimada siyaa( ashi yaada iyo facilka markaas dhacayo, mahan labada qof in uu camerada ladaba joogo sidaa darteed waa in uu ku qabto camerada waxay kahadlayaa wakhtigas iyada lajoogo fadlan universal tv naga dhisa xaga duubista
war ninka waa dhaxamoodey wax fahan
nin burunjiyeynaya ayaa leedahay muxuu dhaqdhaqajinayaa
Alle cilmiyadiisu badanaa dee aqoontas Alle ayaa ku deeqay anakana Alle ha nagu amaansado boorama oo ha noga dhigo mel an ka dhicin halkano kale 🤲🤲🤝🤝
Amiiiiiiin yarabi
Marka qofka reception fadhiya 😂😂😂😅 naf kuma noolo 😂😂😂😂
Subag qubo cabay bn u malenaya
🤣😁🤣🤣🤣🤣🤣
Mahadsanidiiin Bahda Universal TV iyo hareri
Hareri waxaan kabartey wadamo fara badan, mahadsanid saxafi✌
Maarka daawanayaaba dhaaxamooday subxanallh🤕
Wariyihii weynaa ee ruug cadaaga ahaa mudane Abdisalan Herari...iyo sheeko cusub...
Hireeri iyo socod waa in aad taariikh reebtaa
Aduunkiina hore ayuu u socdaa soomaalidiina waxa iscunaysaa 30 sano oo dagal iyo dhiig ay daadiyaan
Beentaa maaha wllo waxaynu noqonay dad ayagu iscunaya oo isku mashquulsan
Dadka sariiraha barafka ah ku seexanayaa miyaanay caadi ahayn markaa cuntaduna waa baraf mar hadii weelku barafyahay
@@nawalsaid9421😂😂😂😂😂😂 waa taa layaabay kii cadiga ahay oo bananka ka da.aya kajogi weyne
Allow i geee aniyo xalimo. 😍
Wabaaaa meshan wxba Ima jirto wa inaa gala sug baraf waba necbahee 🤣🤣🤣🤣 wakhti summer un Mel ii dira 🌅
Koobkaasi waa baraf saxamada kuraasta hadana qabow daran ka dareemi maysid waa meeshii iigu yaabka badnayd aan arko karuna dadku waa ka soo yacaan qaxoontigaa la geeyaa sariirtu waa baraf iyo birkintu go, u xitaa waa bacdaa oo kale baraf ah oo la qoray yaab... Aragte saw maaha
Miyaad tagty adigu
Djubuti baa waxa laga sameynaya hôtel dhamac aah ama dab aah coming soon inshallah
Hoteelkaas laguma oga xitaa hadii lacag leeygu siinaayo
Haaye haaye haaye it means ka soco cabdisalaan legend weeye
Hadi ilahay hamigayga irumeyo o an nolahay wantagi😇🤗🤗
Inte jogta numberkaga iso bas from Europe
Aniga ku geynayo for sure
Yaaasalam kani waa kan habeen walba mirqaanka kudhiso aroortiina qoraxdu sobaxdo ayuu dumaa waankaxumahay inay qoraxdu dumiso kayga
You are funny
@@sahroabdi8546 thank you
Amazing 🤩 I’ll go inshalah ❤️
Thank you alot cabdisalaam hareeri
Abdisalan Heriri hore usoco wligah vifoeyadisa kama xiizo jabo cisi sharf ku noolow
Fiicnaan lahydaa inaad musickada aad ka deysaan barnaamijyada ood wax kale oo wanaag leh ku bedashaan
Reer Burco waxay yiraahdaan Gobolka Ragga
Gobolka Ragga ee saxda ahi waa halkan qabowgu wuxuu gaaraa - 50 wiilyar oo yurub u yimid baashaal kuma noolaan karo 😂😂😂
Kiruna Norrbotten waxay ii jirtaa 4 saac 7 sano ayaan kunoolahay qabowga noocaas ah
lkn nasiib xumo ma booqan Hotelkan waanse tagi dhowaan hadii rabbi idmo
Ma tagtay bowe haddad nooshay isoo jawaab🥲
@@hannyyousuf597 Maya walaal Waqti uma helin hawlahayga kale iska badan
Waankuu rajaynaya waqti fcn inad kusoo qaadato aniga iyo inkale oo dalki joogtana aad wakiil unoqoto usoo dalxiisto haddi aan noolado Mar le waan soo gaadhi doona Scandinavianke
Walaale qabowgu waa cadaabtii aduunyada siwalba ood dhar u xirato marna dareemi maysid raaxo iyo dalxiis
Lkn experiense wuu fiican yahay waan isku dayi doonaa inaan cadaabtaas seexdo mar anigoo wakiil idinka ah loolz
💖
Hereriyow aduunka xita tuulo ku dhiman inanay jirinban umalayn 😂😂
2024 baa lamarayaaye ma nooshahay😂😂
Howl loo Bareeriyo, Muruq leysku Biirshaa, Mabda' Lagu Bileeyaa,
Woow❤️💎
waa mucjiso thanks hereri
Xafadeyda ayaanba kajogi waya marku bilowdo e ma ana walan marka lacag kubixinayo
Waa Hotel cajiib ah runtii
Alla madaxda soomaaliya yaa ku xidha wiliba bilaaa jaakad ayagoo ah
Hhhhhh🤣🤣😅😆😆😂😂
Hhhh xaasid😂😂🤣🤣
😂😂
La kala tag orod maha 😉
Mansha Allah beutiful sweden thanks hareri 👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Nin Aduunyo Joogow Maxaa Aragti Kuu Laaban.
Inakuna Dhuxul Dab Ah Maka Samaynaa Hotel Somaliyeey🤣🤣
Nio fikir wanaagsanidaa haaye dee aynu ka samayno ileen waawaxa kaliyoo aana waayayne hormarna kugaari karnee
Laakiin barafka sidee looseexdaa sariir barafa
Waa cajiib hudhel baraf Iaga dhisay waxaanba ka cabsanayaa inuu igu dhalaalo anoo jiifa iga indha agad qof jiifsaday
Aduun wakaas aniga halkiilo baraf ah hal doolar leeyga siyaa dadna guryo kadhisteen
Waaw! walee wa Aduunye tagtay
Meeshan waan tagay masha allh
Walahi maad tagtay wll hadad tagtay warbixin iga sii
Kkkk Koobka Sidii Loo Hayan Lahaaba Laysku Haystaa
Maanshalleh waa horimar lagaaday
Tacabkaa be' somaliyeey waa lagaa tagaye "abwaan gamacdiid"
Odayaasha soomaaliyeed haday sida hareeri oo kale waxa khayr noo soo gudbin lahaayeen wadanka soomaaliyeed maanta wuxuu ahaan lahaa dheeman lkn waxaan rajeenaynaa inaan anagu bedelno i.a hareeri masanid
Winter ka usocda insha allah
Herreri go forward
Subxanalah
Cool story
Haaye haaye...😉
masha allah ya abdisalam hereri
Waa meeL aad u qurux padaN meelaha aan tagi doono mustqplka i.a
Inanka cameradda duubaya ayaan neef tuurkiisa halkaas ka maqlayaa dhaxanta awgeed!!. Cajiib
Masha Allah
Korontada baraf miyaa boo shek
Su aal aad ufiican ayaad waydiisay
Kkkkkkkk
Kkkkkkkkk
May waa magalo magaceda
Waligay baanan galeen balay igu dhalaal
Waa cadii waa la seexan kar lakiiin sidaa lo aminey armu barfuku dhalale oo kugu duma habeenkii 😂😂😂😂😂
Wlhi so beautiful 😍
Udaawasho tag mooyee maxaa seexadkiisa iigalay hadaan lacag kasta haysto
Masha allah huno
Amazing beautiful
Wall xataa T.V. gu ma baraf baaa?
Wcs masha Allah walal il xasid kumaarato
Cajiib
chance aan horumar ku gaarno mahayno wayo reer hebel ayanu iska ilalina
Layaap weeye
Hotelkan dadka dhiiga so galay ee hur haayo ma loogu talagay sidani si maahe.
Imika ma dhabaa in shay waliba baraf yahay
Nin aduunya joogow maxaa aragti kuu laaban kkkkk.
Sweden ayaan ku noolahay welina ma arag Hotel.kan waa in aan soo arkaa kkkkkk.
Dhagool miyaa tahay 😁😁
Gobolka Ragga ee qabowgu gaaro -45 ayuu kuyaal Norrbotten 😂😂
@Jiilka Cusub my bro ma cuno 😂
Filinjeer ku dhex soco oo dhex jiifo waa wax kale
Waa sheeko kalee nin aan lug hayn meeshaas ma tago oo aan naagtiisa kulaal sanayn
2018 Ayaa arkay hotelka frome🇳🇴
Oo wlle miyaad tagtayba
Amazing 🤔🤔
Waa dad tagay oo talaabsaday
Aduunyoy xaalkaaba kani waa dalxiis aan caadiahayn oo mudan in lasoo eego waanu u qalmaa in lacag lagugalo oo lagu daawado laakii hurdadiisu masahlana waxaynu arkaynaa in wixii loo qalabqaato lagaadhikaro oo laga midho dhalinkaro
Waxaad fahmaysaa maahmaahda somalia ah ee tidhaahda nimaan dhulmarini dhaayala
Hotel adaa uxiiseeyaa
Nice cabdisalaan herari
Kuli mawada baraf baana
Caadi maha wllhi icehotel
Booking confirmation ayaan sugaya hhhh
Markuu barafka ahaa sawirkisa maa natustid
Naarta zamhariira bay aduunka kadhisteen qurux hamoodina
cimrigaadoo raago geel dhalaayuu ku tusaa tana waa tu kale
Hotelka barafka ah haduu dhalaalo kawarama😂😂
Amazing
Masha barf baadnaa
War ninkaasi waa Mahad Asal ciyaala Hargeisa
Gaalo way imtixaaman tahay sanad kasta wax dhis hana dhalaalo
Waxan deganaa magaalada laga xukumo oo Kiruna la yidhaahdo
Waa meel qurux badan balse aad u qabaw
Qoraxdu kama dhacdo xagaaga
Hareri wan taageeraa
Camera man-ka
Wudalan yahay
Neeftuurka kabaxaaya
Nin khisaaro lugahiisa ku doontay uun baa seexan koley Anigu suligaan u guuri laaa hadaan barafoobo
lacag la.an xitaa kuma jiifteen 😂😂😂
Inawa caadi mahan
Alx 2010 markan iska dhiiway inleydajiyo laraway lkn Allah iga qabtay
Dadna baraf ayay wax ka dhisayaan dadka waxay samaysan kari laayaheen xataa fandhicilka yar adduunyo
Nimcaan Seerbiya waa runtaa wllo kkkk 😂😂😂😂
Dadkaan iyo soomaali kalafog walee.
Hereri socod badanaa aduunkiba laba magaalo ka dhigay 😅
Masha Allah dheh wll qofka shaqadiisa Laguma dhoho saas ma adiga Tigitka ka bixinaysid
Waa wariye calamayi🤩😍😏
@@Suhuur1 haa mahadsanid quruxey
Masha Allah