Maxay Somalida qaxootiga ahi ku diidi jireen Faransiiska, ee imikana ay ku doortaan?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @jamalhajimohed9361
    @jamalhajimohed9361 6 หลายเดือนก่อน +17

    Waagii hore in ay Soomaalidu gidaarada seexdaan waxa ku kalifay soomaalidii kasoo horeysey oo dhmntood reer Djibouti u badnaa ayaa xasday oon soo dhaweynin luuqada inay u turjumaana ku gumaysan jirey & waddankani oo ku dhawaad 6 bilood qofka isa soo debber ku odhan jirey balse maanta qof keliya oo reer Djibouti ah oo dukaan lihi ma jiro dhamaan magaalooyinka waaweyn ganacsi kasta soomaali ayaa ku leh jaamacadahana ka baxay oo luuqaddii dalkani academically u bartay isla kuwii loogu yimi dalka ayayna caawiyaan iyagoo dulleysan waa ILLAAHAY mahaddii….

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 6 หลายเดือนก่อน +7

    France somalidu waxay bilaaben in ay aad usoo galaan 2016kii markii wadamada scandinavianku adkeeyeen sharciyadii sidoo kale talyaaniguna dadkii soo galaayey faraha ka daadsado( ka qaado) waxa fududaatey in uu ka cafiyo xeerka Dublin ama aad soo tirsadid 18bilood waagaa 2016/2017/2018 ilaa 19kii dadka soo gala banaanka dhawr cisho seexan jireen kii lacag heystaana meelo la kireeyo ayu kireystaa ilaa helaan meelo kumeel gaadha oo seexdo inkastoo familyga iyo dumarku uu markaaba kaamam ama hoteelo dejiyo hada 2024 wey ka duwantahey 2016,17,18,19 kii isagoo isbadal ku sameeyay nidaamka qaabilada qaxoontiga. Sharci bixinta wuxu ku jiraa wadamada mudo ku heli kartid sharciga ama ku waayi kartid. Shaqooyinka waxa ugu badan oo laga helaa wadankoo dhan ha u badnaato caasimadu nololsha qoyasaka waxa u fiican gobolada. Somalidu iyadoo jirto caqabad luuqadu hadana xiniinyahoodey fuulaan badankoodu. Xaga nolosha yurub hada lacag ma taalo taas uunbey kala simanyihiin, guryaashooduna maaha qaali sida wadamada la jaarka oo kale miciishadana waxay la simanyihiin yurub oo sicir barar ku dhacey coronavirus kii iyo dagaalka yukreyn iyo rushka
    Intan xog ka hayo faransiiska.

  • @abdifatahnabil
    @abdifatahnabil 6 หลายเดือนก่อน +7

    Xaqiiqda laga aaminsanyahey iyo waaqica aya kala duwan.
    Balse markad sharci ku leedahey wa wadan lagu dhaqmi karo.
    Alhmdoulilah wanu ku nabad qabna.

    • @HG6_4k
      @HG6_4k 4 หลายเดือนก่อน +1

      SharciGa Si FiiCan Ma U BixiYaa wll

  • @xariiriimanyuusuf7323
    @xariiriimanyuusuf7323 6 หลายเดือนก่อน +2

    Barnaamijyada Cabdisalaan hereri waa kii ugu liitay,waxba kama faa'iidin waqti ayaa uu iga halleeyey.
    Wariyaha wayn Hereri waan salaamayaa oo mar walba la heli maayo wax wanaagsan balse mararka ay sidani dhacdo waan u dulqaadanaynnaa.

  • @Road94east
    @Road94east 6 หลายเดือนก่อน +2

    France 🇫🇷 waa cunsuriyiin runtii, Minnesota 🇺🇸 ka tagay Air France raacay Paris marka dalxiiska u tegay English inay kugula hadlaan ma Rabaan, midabka madaw way neceb yihiin siiba islamka, Allah ha u sahlo walaalkan❤.

  • @CqaaraSuleiman-qx2zd
    @CqaaraSuleiman-qx2zd 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wariye c salan herari

  • @CabdiMalik-v8u
    @CabdiMalik-v8u 6 หลายเดือนก่อน +1

    QORAXDA IYO CAANAHA GEELA, AUSTRALIA,,, KASOO WARAN INSHA'ALLAH

  • @Khayre369
    @Khayre369 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hareeri waxiyaabo fican baad so gudbisa jasakalah. Khayr

  • @shideyare3062
    @shideyare3062 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustaaad c/salaam herari

    • @abdihafittism9422
      @abdihafittism9422 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂Yaah(Ustaad) what?

  • @cabdikarincusman2401
    @cabdikarincusman2401 6 หลายเดือนก่อน +3

    Asc bacdal salan, please dhawaaqa codka gabadha xayeesiiska naga gaabi dhegaha ayay natirtay

  • @CabdiMalik-v8u
    @CabdiMalik-v8u 6 หลายเดือนก่อน +1

    CABDI SALAANOW, MARAYKANKA WAAD KASOO WARANTAY WALIBA WAAD KUNOQNOQOTAY, EE AUSTRALIA KASOO WAR BIXI INSHA'ALLAH, BARIGII CAWKE KULA SOCDAY, ALLAHA UNAXARIISTEE, KADIB KUMADAN LAABANIN,

  • @fahadcaliahmed8692
    @fahadcaliahmed8692 6 หลายเดือนก่อน +3

    Asc azxpta muraad leyahay iso duceya illaahey dartiisa.. in muraad keyga iizahlo..

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 6 หลายเดือนก่อน +9

    Dalxis hadan adayo waxan adayaaa makah iyo madina insha Allah ,

    • @shuebmidow6459
      @shuebmidow6459 6 หลายเดือนก่อน +2

      Wadan Nabiga scw lagucayo hadaaa free visa laisiyo marabi wlhi.

  • @ilyasabib
    @ilyasabib 6 หลายเดือนก่อน +4

    Faransiis ammaan ka dheer sxbyal mel la dago wa mesha ugu xun e yan lagu dagmin.

  • @munirkh
    @munirkh 6 หลายเดือนก่อน +7

    Dantaa baddey faransiis, waa kuwa ugu xun yurub.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 6 หลายเดือนก่อน

    Waan soo soconaa Mustafe😂

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน +2

    Faransiisku aduunyada oo dhan wuxu kaga horeeya quality cuntada iyo tayada khudrada aduunyada oo dhan, fromage ugu badan uguna tayo horeeya aduunyada ilaa 400 nooc oo kala duwan fromage ah

    • @gorgor3062
      @gorgor3062 6 หลายเดือนก่อน +1

      waaruntaa 4 cisho ka hor ayan kasoo laabtay dalxiis yar aan kutagay waxaan jeclaa roodhideda iyo caanaha cuntadeeda waa fresh sida norway aaan ku noolahay maaha

  • @warsamea9462
    @warsamea9462 6 หลายเดือนก่อน +1

    Barnaamijkii ugu nuxurka yaraa weeye

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 6 หลายเดือนก่อน +3

    SHARCI ha odhan sharci la isma siiyo. Lkin Somali sheegu waxay doonayan oo keliya inay Helaan PASSPORT. ama citizenship. ay dunida ku maraan.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 6 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye C/Salaan Hereri&Mustafe Xaaji Yuusuf.

  • @CabdirixmaanMataan
    @CabdirixmaanMataan 3 หลายเดือนก่อน

    igo tofrance tomorrow like france❤❤❤❤

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xusus : SOMALI AHAN REER JABUTI AYAA SOMALIDI UGU HOREYSEY 1914 ,1939,1969 ,1975. &1977
    BATAILLON DES TIRRAILLEURS SOMALIS 1916 CIDAN SOMALI AH GURMAD LO GEYEY FRANCE SIDA EE GERMANY U LA DAGALAMAAN EE U XOREYYAN FRANCE

  • @garadgarad5938
    @garadgarad5938 6 หลายเดือนก่อน

    Wareysi wacan waye

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shalay ayaan ku arkay Harreri asigoo Paris dhax lugeynayo oo afar ina adeertii dhinacsodaan.
    Masjidka ayaan ucararayay asigana wuu hareer maray.

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 6 หลายเดือนก่อน +5

    Paris iyo France 🇫🇷 waa dal qurxoon laba jeerbaan tegay waan ku raacay UK 🇬🇧 loshiisu waa raf lakiin France waa mid aan gaarin Scandinavianka markaa waaruntii Paris waa meel qurxoon iyo lyon waa ka helan

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน

      Faransiisku xaga nolosha isaga ayaa ugu horeeya dunidan waa wadan cunto fican

  • @eidl7120
    @eidl7120 6 หลายเดือนก่อน

    Haaye haaye haaye

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 6 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalida way u dhamaatay! Saa France ayayba nafka dayeene! Aheey ah maxaan gumownay

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hereri❤❤❤❤❤❤

  • @saidsalah-fz1en
    @saidsalah-fz1en 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mustafow oo maantana ma taasaad keentay! Inaad C.I.D-da faransiiska u shaqayso awelba suuqay ku jirtay kk

  • @sahalsahal1288
    @sahalsahal1288 6 หลายเดือนก่อน +1

  • @ayanhassan3385
    @ayanhassan3385 6 หลายเดือนก่อน +2

    Malin kasta wan dawana mana dhoofno😂😢

    • @abdilahiahmed686
      @abdilahiahmed686 6 หลายเดือนก่อน

      Haaa xaqiiq meesha aynu ka tagno ha layna so warsaystee

    • @KareemHussein-yr3yp
      @KareemHussein-yr3yp 6 หลายเดือนก่อน

      Ayaan waa ina aynu meesha ka kacno ma diyaar garownaa

  • @adanabdullahi2108
    @adanabdullahi2108 6 หลายเดือนก่อน

    Boss my brother if ur honest enough and God witness their only 3 places u avoided can you come clean be honest
    Jubaland putland and northern Kenya

  • @omara6129
    @omara6129 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @AhmedSharmarke-k8j
    @AhmedSharmarke-k8j 3 หลายเดือนก่อน

    Reer lion viv

  • @salalxirsi9185
    @salalxirsi9185 6 หลายเดือนก่อน

    Faransis ha i amaanin

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaa 15000kun weygaadhan France siiba Anger iyo lyon

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 6 หลายเดือนก่อน

    Faransiis waa gumeystihii baabiiyey afrika iyo asiyada muslimiinta...
    Waxaa ku maqan dhiiga iyo dhaqaalaha muslimiinta.

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 6 หลายเดือนก่อน

    باريس مدينة النور و الفن و الجمال، تغني فيها شعراء العالم ❤

    • @Siciid_Carab
      @Siciid_Carab 6 หลายเดือนก่อน

      بل هي مدينة الفئران والقذارة والعنصرية وسب المقدسات الإسلامية.

  • @Beru700
    @Beru700 2 หลายเดือนก่อน

    14 sano ayaan ku nolaa Europe.
    Gaar ahaan austria. France . Italy.. uk .iyo Sweden
    2024. Waxa mustaqbal ah ma laha dalalkaasi

    • @mannohassan7884
      @mannohassan7884 2 หลายเดือนก่อน

      Imika xageed junooshahay bro oo mustaqbal leh

    • @Beru700
      @Beru700 2 หลายเดือนก่อน

      @@mannohassan7884 Wellington. New Zealand

    • @Abuucabdiraxman2022
      @Abuucabdiraxman2022 27 วันที่ผ่านมา

      ​@@Beru700seeed ku aaday Marka sxp

  • @mrprince7062
    @mrprince7062 6 หลายเดือนก่อน

    France iyo wanaag? Waa labo eray oo aad u kala fog! Waa dad aad u shaqsiyad xun

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 5 หลายเดือนก่อน

    Faransiiska waa wadanka ugu liita yurub waa meel madaw iyo islaam laga jecleen waxa uu ninkaan ka hadlaayo ma aanan fahmin anigu mudo sodon sano aha ayaan degenahay yurub todobaad ayaan joogay anigona aan ka donan sharci iyo shaqoba waa uun dalxiis waa dad xasidiin ah oo aan ogoleenba ruxba inu u yimaado nololba intaan la isla gaarin isaguna wuxuu leyahay waa wadan wanaagsan waa uun dani kugu qabatay waa nin gabadh faransiis ah qaba.

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 5 หลายเดือนก่อน +1

    Macneheeda maxay tahay cuno iyo meel lasocdo maxay kadhigantahay. Maxaa fursada oo dadka usheegtay hada kkkkkkkk

  • @adanabdullahi2108
    @adanabdullahi2108 6 หลายเดือนก่อน

    Their is away you advertise ur family indirectly but I don’t think it’s healthy

  • @anasalmissagalhoney5915
    @anasalmissagalhoney5915 5 หลายเดือนก่อน

    on sais trè bien la france arrête ton blabla c'est un pays raciste plutôt il ya pas des activités les français walahi viens de chercher àfrique moyenne walahi à djibouti il metons leurs CV dès antreprise privés il ya rien la France

  • @maalmedia623
    @maalmedia623 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kow waa dani ku tiri Soomaalida badideeda waayo meel walba waa soo xidhan tahay labo waxay Soomaali u tiqiin France meel tumasho Iyo qudhun/qashaabiir, laakiin hada la wada arag inay dalal badan ka wacan tahay dhaqan ahaan in kastoo jirto wax badan oo xun xun xagjirnimo xaga islamka ah Iyo dhaqamadan xun xun siiba xaga caruurta Iyo Iskuulada.