Mashaariicda sanduuqa SDF ee Somaliland waxay wax wayn ka bedeleen nolosha deegaamada laga sameeyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 70

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mnsha allaah wariye cabdisalaan hereri guulayso aakhiro iyo aduunba markasta waxad soo bandhigtaa wax umada anfacaaya🎉🎉 🎉

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maan shA alaah. Waan ku farxay walaahi. Fikirkaa. Fiican. Ee hirgalay. Meelo. Kalana. Halaga furo. Sida gobalka awdal oo kale. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤herari adna mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MashaAllah sidaas hadan u farno somali o an mel baan gaarilayn Allaha barakeeyo walalaha dadalay

  • @FaraxFuad
    @FaraxFuad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Manshalla alle hayno siyaadiyo horumarka

  • @gothabdirizak2146
    @gothabdirizak2146 31 นาทีที่ผ่านมา

    Eryada AF SOMALIGA ee uu Adeegsanyo AYAA Aad ula dhacay masuulkaa khabiirka ahi maansha Allah guuleyso

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MaashaAllah Allow u saa'idi khayrka. Aad baan ugu farax sanahay horumarka iyo nabadda ay haystaan anoga oo aan ka soo jeedin deegaankaas.... I'm Almareexaaniya😊

    • @mukhtarselef2616
      @mukhtarselef2616 58 นาทีที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid wll. Tolkaa dadka waaweyni dad gob ah ayay noogu sheegeen si gaara xiligii dagaalka

    • @hibosamatar3224
      @hibosamatar3224 26 นาทีที่ผ่านมา

      @mukhtarselef2616 mahadsanid maamo dadka waaweyn baan aniguba ka mid ahay. Alhamdulillah dheh in Alle kaa dhaliyay qoom gob ah, ilbax ah, oo dowladnimo iyo nabad faa'iidadeeda yaqaan, oo diinta iyo dhaqanka sidii loogu talagalay ugu dhaqma. Alhamdulillah dheh inaad ku kortay meel ay dadkoodii waaweynaa aanay warlord dhalinyarada laysa noqon balse ay noqdeen kuwa u sameeya system kala danbayn iyo sharci leh. Ilaahoow idiin saa'idi intaad haysataan inta idiin ka dhimanna idin sii InshaAllah.....Aamiin.

    • @mukhtarselef2616
      @mukhtarselef2616 15 นาทีที่ผ่านมา

      @@hibosamatar3224 mahadsanid hooyo. Anba ma yari. Waxan dhashay 88 markii xabaddu dhacaysay family ka oo qaxaya. Lkn intaa ka dib 1993 xili jabhaddu dhexdeeda is dishay ayaa qax iigu dambaysay. Hadda waxan ahay aabo 37 sanadkan gelaya, waligay na xabad ma ridin, meel ay ka dhacaysona marar kooban bilays ku ridayaan ayaan arkay.
      Dad badan oo qaarkood family ka yihiin ayaa ku badbaaday dadnimada askarta tolka ka soo jeeda, adeerkay oo bishii hore geeriyooday ayaa AHN ka mid ahaa.

  • @nimcomaxamed9111
    @nimcomaxamed9111 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha allaah waa arin bogaadin mudan dr cadiwelina wuxuu umuuqdaa qof oqoonleh 🙏

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma sha alla ❤❤👍

  • @gemstar416
    @gemstar416 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hereri waa Expert xaga Arimaha Bulshada dadkuna wey ku farxaan aragiisa ❤️

  • @Ibrahimhaaji-m7q
    @Ibrahimhaaji-m7q 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    BEERAHA KEEDKA EEDOWLADA IYO BEERAHA SHACABKA EEGACANTA ISQABSADEY MASHAA ALLAAH ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah ❤Somaliland

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 21 นาทีที่ผ่านมา

    Allah haw naxariisto wax kasta siyaad bare oo ay caayaan baa usameeyey 🤔🤔🤔🤲🏾🤲🏾👋🏽 🇸🇴 ilaa hada

  • @suleimanbaynax9567
    @suleimanbaynax9567 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha ALLAH

  • @nusaybofarahfarah8237
    @nusaybofarahfarah8237 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashllaah tabarakallah

  • @kedirindhoyare2044
    @kedirindhoyare2044 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qofkasta oo ka qayb qatey ilaa somaliya ilahay khayr badan ha siiyo jazakumulahu khayr

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ManshaAllh ManshaAllh

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah waa mashaaric wax ku oola weeyan.
    Waa in la badiiya seerayasha si xilliga abaaraha lagu badbaadana cilmi baadhis wax Ku oolana laga so sarana.

  • @shaficiabdibiite4705
    @shaficiabdibiite4705 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horumar wacan

  • @Mursalcali-c2n
    @Mursalcali-c2n 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wlhi cabdizalanow shaqo fcn baad haysa m.a❤❤🎉

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah ♥️♥️♥️

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allah bal nimcadani alle nagu arsaaqay eega masha allah marka caqliga laga shaqaysiiyo barwaqadani ayaa la gadha masha allah

  • @AbdiHakiim-ff3sn
    @AbdiHakiim-ff3sn 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    masha allah waa wax lagu farxo 🐎🐫🦙🍎🍎🍋🍉🍊🌽🥒🥬🧄🧅

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaad barre allaha u naxariisto wali waxii uu mashaariic sameyey ayey sii feenfeentaan

    • @tayaysteinayuusuf3776
      @tayaysteinayuusuf3776 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Mashrucan wll marki dawladi siyad bare butburtay isna wu butburay oo wadanka wa laga qaxay lkn 2013ki aya dib lo dhisay marka xiligi siyad bare wa marki ugu horeysey e la sameyo lkn kan maaha mashruci siyad bare oo sidi u socdey sida u fahan dawladi siilaanyo aya samaysay mashrucan alle haw naxariistee

    • @InaBeegsi
      @InaBeegsi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Doqon doqon dhalay siyaad bare de Wuu ku qasbana Ma wax Baryo lagaga soo qaada sababto ah Dowladiisu Meshay dhaqalaha Ka Hesha Xoolahay ahayd Ma Wax Uu isagu jeebadiisa Ka Bixiya waa wax Lacagtaydi Lagu dhise 😮

    • @HassanAliAhmed-f2d
      @HassanAliAhmed-f2d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      KU bikaacso.... ALLE wahab ha kaa duuliyo...😂

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa allah

  • @bigrockbigrock8789
    @bigrockbigrock8789 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jaale siyaad illah hau naxariisto

    • @MubYus
      @MubYus 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Siyaad Bare , Cadaabta ayuu ku jiraa. Jahanamo.

    • @kedirindhoyare2044
      @kedirindhoyare2044 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Taas ilahay ba oog adiga afkaga haysku halagin

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Horta Muslim ma aha

    • @Totalboyh
      @Totalboyh 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Naarta dhe

    • @Lagdheera
      @Lagdheera 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Totalboyh wax fida leh ba laga sheeganay idinka wax tagay bay isku haysantay ku rxaysa fidigowga ❤

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha Allaah

  • @nimcocabdilaahi7692
    @nimcocabdilaahi7692 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Saylada kaalay walaal waxaan hayaa nin waayo joog ah❤❤😂

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdulli
    @ahmedabdulli 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa mashruuc fiican waxayse markhaanti u tahay wixii Burco bari ka xiga dawladi kama jirto, waana ku talo gal.

  • @dauudka9702
    @dauudka9702 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mnzhallh SDF Waxbadan Ayeey Bulshada iyo Deegankaba utartey

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf3776 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waliba biyaha waxan jeclan laha in kalluun lagu beero

  • @hamzaajab3703
    @hamzaajab3703 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa Horumar Fiican oo La Taaban karo. haddii Si Qumman looga Faaidaysto wuxuu dabooli karaa baahiyaha baadiyaha xilliyada Abaaraha , Baadka iyo biyo-yaraanta.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhulka quruxdiisu waa in dawladu leedahay, shacabku waa cadowga dhulka

  • @cadamiproudsomalilander1338
    @cadamiproudsomalilander1338 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida kale waa inay ku daydaan oo ay xadidaan haayadaha siminaarada lacagta ku gubaya maalin walba.
    Hambalyo SDF somaliland

    • @YusuusufkhalidKhalid
      @YusuusufkhalidKhalid 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Warun walee walaleheen hadii aad soo dhawayn ahayn waxaan huba inay somali odhan ku Rayn laheey markan fogaynay oo cagah ku dhagana hay hadan aqontoda ilbanidi ayay inaga xidheen iguna wataa aan weli dagi la somalia

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🥺 . 🥺 . 🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

    • @MythTrek
      @MythTrek 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      hadaad doonayso in lagu caawiyo utag tvyada ee halkan wax ma yaalan hadaad scammer tahayna ilaahay ka cabso aakhira danbeyse

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wll haday kaa dhabtahay anigu ma hayo wax maal ah oo aan maanta kugu garab istaago balde ilaahay aan kaaga baryaya inuu Faraj khayrleh inuu kuu furo bi idnilahi tacalaa 🤲

  • @guledosman4944
    @guledosman4944 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Barigii laysla sidan oo ka sameeya qool caday, rag badan baa diiday oo ku dagaalamay. Dib haloo bilaabo mashruucaas qool-caday.

  • @jamashacir2329
    @jamashacir2329 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    cabdisaan hereri welcome 2025

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa nin daacada

  • @cabdimahadcabdilaahi2172
    @cabdimahadcabdilaahi2172 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaas waa laxiray daarood ayaa xiray

  • @abdiawil-n4w
    @abdiawil-n4w 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    aad bad ulasoo daahday nio

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isaaq ayaa ku yiri xoolaha soo xayeesii ogaaden xolohoda waya wareejiyeen

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA FIKIR FIICAN IN LA ILAALIYO XOOLAHEENA WALIBA XOOGA LA SII SAARO

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KUWII LAGU CUNAYEY XAGALADA AYAA ABDISALAN LOO SAMEEYEY!

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAA MARKII UGU HORAYSAY OO AAN ARKO HERIRI OO HORMARKA AMA WAX WABADKA SOMALILAND KA HADLAYA

  • @abdixaajiilkaaze7540
    @abdixaajiilkaaze7540 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂waxba kan yari mesha kama qabto cawsna kuma beero wixi calaf caawimo ahna ina sulub bu u iibin jiray

    • @dalxiischannelvlogs14
      @dalxiischannelvlogs14 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maku dhaaran kartaa hadalkaas hadaad ku dhaaran karina wxd sameysey Tuhun iyo ku xad gudubka qof walalka ah sharaftiisa E cafis weydiiso waayo muslim bn nhy

  • @yuusufcabdi1513
    @yuusufcabdi1513 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha allah

  • @Ibrahimhaaji-m7q
    @Ibrahimhaaji-m7q 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BEERAHA KEEDKA EEDOWLADA IYO BEERAHA SHACABKA EEGACANTA ISQABSADEY MASHAA ALLAAH ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdifatahismael4073
    @abdifatahismael4073 10 นาทีที่ผ่านมา

    Manshallah

  • @Ibrahimhaaji-m7q
    @Ibrahimhaaji-m7q 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa allaah

  • @Ibrahimhaaji-m7q
    @Ibrahimhaaji-m7q 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BEERAHA KEEDKA EEDOWLADA IYO BEERAHA SHACABKA EEGACANTA ISQABSADEY MASHAA ALLAAH ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉