JAMAC RIYO IYO SAHRA HALGAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 3 ปีที่แล้ว +2

    Top song 🔥🔥🔥 ofaa caleek sahra halgan cod macaan iyo qurux isku darsatey 👏👋👏

  • @kaltunjama3405
    @kaltunjama3405 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay haw naxariisto Jamac riyo Zahra halgan long life 👍🏽

  • @fuadabdullahi756
    @fuadabdullahi756 5 ปีที่แล้ว +5

    Waa fanaan qarsoonaaa waa saleebaan iyo tahliil dile

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle haw naxariisto abwaan jaamac riyo codkiisa tolmoon iyo ereyadaas mugga lehba waa hibo rabbi

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 3 หลายเดือนก่อน

    Jamac Riyo AUN legend buu ahaa

  • @aymanmaxamad7357
    @aymanmaxamad7357 5 ปีที่แล้ว +3

    All ha u naxriisto good song

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto Alfanaan, Muj, xildhibaan jaamac riyo.

  • @KhadarDoob
    @KhadarDoob 8 หลายเดือนก่อน

    Waah Waah laabta keen iyo labaca ❤❤❤❤ xili aan jacayl dareeemayo asxabay iisoo duceeya inuu ilaahay ii fududee yo

  • @yasiinaadan5413
    @yasiinaadan5413 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha u naxariisto jamac riyo

  • @guullanemedia
    @guullanemedia 6 ปีที่แล้ว +14

    *Lamaanaha is dhalay iyo dadka laba walaala kalgacaylka laasimaya2x* *waxa igala laabudan labadii is doortee liibaana gaadhee 2x*laabta keen iyo labaca dhaaf luqunta an ladnaane dhiiga raac* 2x
    *liishaanka aragtida liisaan macaanida amba waad ilegedoo 2x* lumayooo daraadaa libiqsiga jaleecada isha kaama laliyee 2x* laabta hooo iyo labaca dhaaf luqunta anladnaane liidka raac 2x*
    laanxayd cirkoo helay laagaha xareedii laba goor rogmanayaan2x* laydhii ku simantahay lahankii barwaaqada lulan caashaqeenuye2×* laabta keen iyo labaca dhaaf luqunta aan ladnaane dhiiga raac2x*
    lalabaha waxtabashada laandeeradiisii liqi waayey oontee2x*Lumayoo daraada laxawgiyo kalgacalada amba lahasha reemee2x*
    laabta hooo iyo labaca dhaaf luqunta an ladnaane liidka raac2x*

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 2 ปีที่แล้ว +4

      Waxa igala laab godan❌
      Waxaa igala laabudan✔
      Laabudnaan = adkaan iyo tayo badnaan

  • @abdikarimfeytin312
    @abdikarimfeytin312 5 ปีที่แล้ว +2

    Axyaaa hees macan sahra halgan & xildhiban jamac riyo

  • @aynleareef9500
    @aynleareef9500 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle haw naxaristo Abwaan Jamac riyo

  • @sagalismaaciil5938
    @sagalismaaciil5938 6 หลายเดือนก่อน

    Yasalam❤

  • @nadyami6514
    @nadyami6514 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha unaxariisto jaamac riyo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว

    Halgan Oo yar💖💖

  • @oo-cw9pj
    @oo-cw9pj 6 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha unaxariisto Jaamac Riyo

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 6 ปีที่แล้ว

      Amiin Alle haw naxariisto dadkii la yaqaanay wax yar baa ka nool runtii

    • @oo-cw9pj
      @oo-cw9pj 6 ปีที่แล้ว

      @@AbdiazizSaidAhmed waa run waxan maqlay waa la sumeyey ma runba

  • @maguled
    @maguled 4 ปีที่แล้ว +2

    Oof caleek. Dhiiggaa da'aya heestan. Yaa ila arkay?

    • @hamz233
      @hamz233 3 ปีที่แล้ว

      Yaa salaam calayk hees way dhaaftay tani sxb. Maantaa iigu horaysa murtidan cajiib ka ah ee jiibta iyo jaanta la isla helay.

  • @yousofjamanour5606
    @yousofjamanour5606 5 ปีที่แล้ว +2

    Hees heeso dhaaftay jamac riyo iyo halgan

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw very very nice song and emotional

  • @MaxamedCali-sx3ph
    @MaxamedCali-sx3ph ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @abdimaxmud4605
    @abdimaxmud4605 2 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 หลายเดือนก่อน

    Heesta waxa qaldan qaybta sahra halgan waxan waraystay xasan kamalen oo ah abawanki heesta laha

  • @NuuxCabdilaahi
    @NuuxCabdilaahi 11 หลายเดือนก่อน

    ilaahay.haw.na.xariisto

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 6 ปีที่แล้ว +2

    Xildhibaanku codkiisa waa cajiib Cod toolmoon ayuu leehay.

    • @wariyosheeko
      @wariyosheeko 6 ปีที่แล้ว

      Abdikeni mahdi, waa beri-samaadkii, waanu da'yaraa wll, waxay ila TAHAY inaanu sidaas oo kale hadda u heesi karin oo wuu waynaaday.

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxa laha xasan kamanle oo hada kunol America 🇺🇸 waxban ayana kaqaldan

  • @Qalbiholcay6
    @Qalbiholcay6 4 ปีที่แล้ว +1

    Laabta keen iyo lapaca

  • @maguled
    @maguled ปีที่แล้ว

    Heestaani waaba sexy. Dhaaf luqunta bay ku leedahaye, aan ladnaanee liigga raac naw.😎

  • @wardawkoronto9738
    @wardawkoronto9738 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhj