mustafe macalin caydiid muse
mustafe macalin caydiid muse
  • 58
  • 191 717

วีดีโอ

MUSTAFE MACALIN.XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODA
มุมมอง 1.3K5 ปีที่แล้ว
XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODA
IKRAAN Jxulka fank iyo xusuustoodi
มุมมอง 2685 ปีที่แล้ว
IKRAAN Jxulka fank iyo xusuustoodi
IKRAAN JAMACxulka fankiyo xusuustoodi
มุมมอง 1685 ปีที่แล้ว
IKRAAN JAMACxulka fankiyo xusuustoodi
dhabarlaw..XULKA FANKIYO XUSUUSTOODI
มุมมอง 3505 ปีที่แล้ว
XULKA FANKIYO XUSUUSTOODI
WAA DUNI GABAWDAY xulka hesha iyo xsuutood
มุมมอง 2K6 ปีที่แล้ว
الوصف
Produce 0 DIVX High quality and size
มุมมอง 486 ปีที่แล้ว
الوصف
R BULO 1
มุมมอง 1927 ปีที่แล้ว
الوصف
CALI HAYBE CIGE DUBED
มุมมอง 3477 ปีที่แล้ว
الوصف
CALI HAYBE CIGE DUBAD YO GAAYGIISI QABYAALADA
มุมมอง 1917 ปีที่แล้ว
الوصف
XULKA HEEAHA IYO XUSUUSTOODI M.S.TUBEEC
มุมมอง 3557 ปีที่แล้ว
الوصف
xulka heesaha iyo xusuustoodi maxamed mooge
มุมมอง 9597 ปีที่แล้ว
الوصفxulka heesaha iyo xusuustoodi maxamed mooge
cali gacal guuleed xulka heesaha iyo xusuustoodi
มุมมอง 9717 ปีที่แล้ว
cali gacal guuleed xulka heesaha iyo xusuustoodi
cali gacal guuleed.xulka heesaha iyo xusuustoodi
มุมมอง 3097 ปีที่แล้ว
cali gacal guuleed.xulka heesaha iyo xusuustoodi
ALE HAW NAXARIISTE M.A.KULUC IYO QARAAMKI..XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODI
มุมมอง 2477 ปีที่แล้ว
ALE HAW NAXARIISTE M.A.KULUC IYO QARAAMKI..XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODI
JAMAC RIYO IYO SAHRA HALGAN
มุมมอง 53K7 ปีที่แล้ว
JAMAC RIYO IYO SAHRA HALGAN
kuluc iyomagool.xulka heesaha iyo xusuustoodi
มุมมอง 1.1K7 ปีที่แล้ว
kuluc iyomagool.xulka heesaha iyo xusuustoodi
cali mire dacar. codka iyo laxankuba isla cali mir dacar xulka heesaha
มุมมอง 2.2K7 ปีที่แล้ว
cali mire dacar. codka iyo laxankuba isla cali mir dacar xulka heesaha
11003663_1073538205994989_1075334954_n.mp4
มุมมอง 427 ปีที่แล้ว
11003663_1073538205994989_1075334954_n.mp4
WAKHTIGU NACASAYSANA
มุมมอง 3.4K7 ปีที่แล้ว
WAKHTIGU NACASAYSANA
xulka heesaha iyo xusuustoodi
มุมมอง 1847 ปีที่แล้ว
xulka heesaha iyo xusuustoodi
XULKA HEESAHA IYO XULKOODI
มุมมอง 4417 ปีที่แล้ว
XULKA HEESAHA IYO XULKOODI
XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODI
มุมมอง 1987 ปีที่แล้ว
XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODI
XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODI
มุมมอง 1537 ปีที่แล้ว
XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODI
XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODI
มุมมอง 5827 ปีที่แล้ว
XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODI
XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODI
มุมมอง 2917 ปีที่แล้ว
XULKA HEESAHA IYO XUSUUSTOODI
KINSI
มุมมอง 3078 ปีที่แล้ว
KINSI
MAGOOL
มุมมอง 2K8 ปีที่แล้ว
MAGOOL
MAANDEEQ
มุมมอง 5838 ปีที่แล้ว
MAANDEEQ
XASAN6
มุมมอง 248 ปีที่แล้ว
XASAN6

ความคิดเห็น

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 5 วันที่ผ่านมา

    Sidii gaari dhabanloo Dhursugeysay waayoo Dhowaan wiil ku curataan Dhabta kuugu seexshaa Dhaayaha sidaad tahaan Saxar kaaga dhawraa Sida beed dhacaayaan Dhulka kaa ilaashaa @@@@@@@@@@ Dheeldheel ma hadal baa Dhalanteed ma arag baa Dhalooshuna ma geed baa Anna dhaawaceygii Jaceylkaan la dhuuntiyo Qalbigeyga kula dhacay Ma ii dhooy la' aan baa @@@@@@@@@@@ Cajiib, halkii Kuluc waadba dhaafisay haddaan mindhaa dhaho dambi ig raaci mayo cod iyo kabanba saad heeska u keentay. Aqoonyahan Yusuf Xaaji Aadan Qabille oo erayada qoray iyo Maxamed Axmed oo heeska ku qaadi jirey Alle haw naxariisto iyo muslimiinta geeriyootay oo idil. Amiin

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxa laha xasan kamanle oo hada kunol America 🇺🇸 waxban ayana kaqaldan

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 หลายเดือนก่อน

    Heesta waxa qaldan qaybta sahra halgan waxan waraystay xasan kamalen oo ah abawanki heesta laha

  • @dawand6946
    @dawand6946 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 3 หลายเดือนก่อน

    Jamac Riyo AUN legend buu ahaa

  • @sagalismaaciil5938
    @sagalismaaciil5938 6 หลายเดือนก่อน

    Yasalam❤

  • @gujisquule3670
    @gujisquule3670 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad heesta yaa durbaanka idiin tumaya wll

  • @KhadarDoob
    @KhadarDoob 8 หลายเดือนก่อน

    Waah Waah laabta keen iyo labaca ❤❤❤❤ xili aan jacayl dareeemayo asxabay iisoo duceeya inuu ilaahay ii fududee yo

  • @NuuxCabdilaahi
    @NuuxCabdilaahi 11 หลายเดือนก่อน

    ilaahay.haw.na.xariisto

  • @maguled
    @maguled ปีที่แล้ว

    Heestaani waaba sexy. Dhaaf luqunta bay ku leedahaye, aan ladnaanee liigga raac naw.😎

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว

    Halgan Oo yar💖💖

  • @SamiyaMahamed-jv2fi
    @SamiyaMahamed-jv2fi ปีที่แล้ว

    This with song

  • @SamiyaMahamed-jv2fi
    @SamiyaMahamed-jv2fi ปีที่แล้ว

    Dhulbhaante soohoodo

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    Mohamad mooge

  • @MaxamedCali-sx3ph
    @MaxamedCali-sx3ph ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @aqoonkororsi8500
    @aqoonkororsi8500 ปีที่แล้ว

    NFD iyo Cali Sugulle November 1962 Indhasarcaad Laxankii iyo Codkii Cabdilaahi Qaarshe

  • @abdimaxmud4605
    @abdimaxmud4605 2 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @SOMALIMUSICCULTURE
    @SOMALIMUSICCULTURE 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah waa Hees Aad u Macaan Mustafe Macalin Brother heestan dib usoo qaad maaha hees la hilmaami karo, waa hees ka dhadhan duwan heesaha kale xaga laxanka, musiga iyo codkaba. aragtidaya

  • @62gxmanofficialx38
    @62gxmanofficialx38 2 ปีที่แล้ว

    heestaan waa heer kale oo saladalin 👍😎

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto Alfanaan, Muj, xildhibaan jaamac riyo.

  • @omarhussein6806
    @omarhussein6806 2 ปีที่แล้ว

    Waaw al fanaan siciid kuuriya waxaasaa heesa yaa salaam

  • @almisyusuf5908
    @almisyusuf5908 3 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxaristo legend cabdilahi qarshe

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 3 ปีที่แล้ว

    Top song 🔥🔥🔥 ofaa caleek sahra halgan cod macaan iyo qurux isku darsatey 👏👋👏

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 3 ปีที่แล้ว

    DUNI GABOWDAY ©Mullaaxdii&Codshaxankii&Luuqdii : AHUN Abwaan Cabdillaahi Maxamuud Maxamad QARSHE '' Dadka aan ogaynee Dunidan la yaabow ! Dib-u-fiirsigeedaa Lagu diirsan maaye Waa mid ay la duushooy Dayaxaw dhawaysiyo Mid kalooy la durugtooy Dibadda u tuurtee Waa duni gaboydoo Illeen waa dumaalee Mid malab darsanayaa Midna dacar ka leefaa Dabar iyo hogaan iyo Dani seeto weeyaane Waxay damacdo mooyee Qofna diidi maayee Waa mid ay dibbirisooy Beryo daadahaysiyo Mid kalooy dullaysooy Darxumo u dhammaysee Waa duni gaboydoo Illeen waa dumaalee Mid malab darsanayaa Midna dacar ka leefaa Kay dooranaysoow ! Ha ka moodin daacade Waxay kugu dilaysay Horta kugu dayaysaa Kay dahab u dhiibtoow ! Way kaa dabooliye Kay dooni saartoow ! Way kaa dalooline Kay waayo daysoow ! Iyadaa ku dooxiye Waa duni gaboydoo Illeen waa dumaalee Mid malab darsanayaa Midna dacar ka leefaa Kay dooranaysoow ! Ha ka moodin daacade Waxay kugu dilaysay Intaa kugu dayaysaa Kay darajo siisiyow ! Daadkay ku raacine Kay diric u galisow ! Way kaa dillaacine Kay waayo daysoow ! Iyadaa ku dooxiye '' __ Bilo baraksan weeyee Boqorkaan baryaynnow Allow naxariis-badnow Qarshe beer udgoon iyo Barxaddii Rasuul (NNKHA) gee [AAMIIN]

  • @qarjuunofficial7111
    @qarjuunofficial7111 3 ปีที่แล้ว

    Adeero cali haybe cige❤ Masha allah adeero. Allah cimriga iyo caqliga haku barakeeyo aamin aamin aamin

  • @ridwaaniid5231
    @ridwaaniid5231 3 ปีที่แล้ว

    Cajiibul cajiibaat kaban macan

  • @colaadmaxamed9051
    @colaadmaxamed9051 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw alle ha uu naxriste

  • @cabdiraxmanmuxumed8696
    @cabdiraxmanmuxumed8696 3 ปีที่แล้ว

    Allah haa u naxariisto mar xunadaa

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว

    Mirihii hadraawi laxankii x.gareyd codka m.mooge liiban iyo shankaroon

  • @zahraahmed3477
    @zahraahmed3477 3 ปีที่แล้ว

    Xf

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 3 ปีที่แล้ว

    Laxankii Xasan Gareyd

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 ปีที่แล้ว

    Cabdillahi xirsi somaliland legend. Respect.

    • @yoyo-tf7eh
      @yoyo-tf7eh 11 หลายเดือนก่อน

      Dadkani taarikhdii somaliland bay ku qateen been been somaliyeeed iyo waxaan jirin .

  • @maguled
    @maguled 4 ปีที่แล้ว

    Oof caleek. Dhiiggaa da'aya heestan. Yaa ila arkay?

    • @hamz233
      @hamz233 3 ปีที่แล้ว

      Yaa salaam calayk hees way dhaaftay tani sxb. Maantaa iigu horaysa murtidan cajiib ka ah ee jiibta iyo jaanta la isla helay.

  • @cabdifitaaxqoordheere1007
    @cabdifitaaxqoordheere1007 4 ปีที่แล้ว

    Heestii waxaa hal abuuray hadrawe 1972 waxa eey ku jirtay riwaayadii aqoon iyo afgarad waa codadkii shankaroon axmad sagal iyo maxamad mooge laxankii cabdi kiin jiir

  • @nadyami6514
    @nadyami6514 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariisto jaamac riyo

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw very very nice song and emotional

  • @mahamudhassan376
    @mahamudhassan376 4 ปีที่แล้ว

    Saalax qaasim alle ha unaxariisto

  • @ahmedsomali4482
    @ahmedsomali4482 4 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto waqtigii uu heestan qadaayey iyo bal maanta kawarama....😭😭😭

  • @cariishcaaro6185
    @cariishcaaro6185 4 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto. Raggii madi baa ka hadhey iyo tallaabo xume. Meeshuu joogey iyo ragga maanta halkey kala joogaan kala fog,

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 ปีที่แล้ว

    waxanaa heesaha

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan umaleynayaa iney kamid ahayd riwaayadii Aqoon iyo afgarad

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 ปีที่แล้ว

    Waa codsi sxb

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 ปีที่แล้ว

    Saxiib qaaliya iisoo geli ayadoo dhameys tiran masuul

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 ปีที่แล้ว

    Haa waa gedii Raaxeeye soo badi nuucaan masuul

  • @baylebilaal9103
    @baylebilaal9103 4 ปีที่แล้ว

    waa xaqiiq

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 4 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto abwaan jaamac riyo codkiisa tolmoon iyo ereyadaas mugga lehba waa hibo rabbi

  • @Qalbiholcay6
    @Qalbiholcay6 4 ปีที่แล้ว

    Laabta keen iyo lapaca

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 ปีที่แล้ว

    Aabihii fanka somalida Allow ku naxariiso waan ilmeyay Wlhy c laahi Qarshe ilahow ku nxriiso adeer😭

  • @fuadabdullahi756
    @fuadabdullahi756 5 ปีที่แล้ว

    Waa fanaan qarsoonaaa waa saleebaan iyo tahliil dile

  • @yousofjamanour5606
    @yousofjamanour5606 5 ปีที่แล้ว

    Hees heeso dhaaftay jamac riyo iyo halgan