LAANQAYR CIRKOO HELAY JAAMAC RIYO IYO SAHRA HALGAN LIISHAANKA ARAGTIDA LIISAAN MACAANIDA ANBA WAAD I

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla ha unaxariisto abwaan/ xildhibaan heesa jaamac riyo.

  • @soraanmire3741
    @soraanmire3741 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hunaxariiso abwaan jaamac riyo

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 ปีที่แล้ว +1

    Jaalle heestan wxy igu qadatey sided saac inan dhagaysto kaliged waw waa hees shidan illa xad

  • @Abdilaahi235
    @Abdilaahi235 2 หลายเดือนก่อน

    Allah hawnaxariisto

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 ปีที่แล้ว

    Allaw naxariisti jano ugu deeq

  • @engahmedfaarax6495
    @engahmedfaarax6495 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 ปีที่แล้ว

    Awoowgay ruma Ale haw naxaristo
    from super power super awal

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 ปีที่แล้ว

    CHANNEL ka dib inoogu Soo shid sxb waa kaydka keliah ee aan usoodoonta heesihii hore

  • @galdegsi
    @galdegsi 4 หลายเดือนก่อน

    “Lammaanaha isdhalay iyo
    Dadka labo walaalaa
    Kalgacaylka laasimay,
    Waxa igala laabbudan;
    Labbadii is-doortee
    Liibanna gaadhee:
    Laabta keen iyo Labaca
    Dhaaf luqunta…
    Aan ladnaannee: dhiigga raac!
    Liishaanka aragtida
    Liisaan macaanida
    Anba waad i legeddoo
    Ma ladoo darrraadaa;
    Laxawsiga kalgacallada
    Anba lahasha reemee;
    Laabta hoo, iyo labaca;
    Dhaaf luqunta…
    Aan ladnaannee: [liinka?] raac!”
    ...."
    Hees iyo ma ahan ee waa heeso!
    Jaamac-Riyo, runtii, midho muc ku marriimman iyo laxan luxdan oon liicayn buu inta isu barkiyay weliba luuq liishammanna ku ladhay! Belo ku cayaadhay...muxuu FANNNAAN ahaa! Sahara-Halggan qudheedu waa ay hoobal heestay haddan.

  • @mikasa4768
    @mikasa4768 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla ya raxma😭

    • @warcimraantv2541
      @warcimraantv2541  3 ปีที่แล้ว +1

      AAMMIIN ILAAHAY HA U NAXARIISTO AAMMIIN