Sahra Axmed Jaamac Heestii Ma Ragaadin Taladee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @siciidahmed2885
    @siciidahmed2885 25 วันที่ผ่านมา +1

    Hees wakhtigu I baray Galabtay ii baxasa sahra axmed Jaamac. 1/10/2024. Wakhti walba xasus raagu leehay form laascaanod ❤

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 9 หลายเดือนก่อน +4

    Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen 😢 sahra Ahmed jaamac

  • @ironside0429
    @ironside0429 ปีที่แล้ว +9

    Heesahan sidee ugu sharaxi kuwa an dhali doono hadi alle idhaa

    • @HAWAAROMABDA
      @HAWAAROMABDA ปีที่แล้ว +1

      WAA INAAD KU WARAABISA!! SIDA GEEDKA BIYAHA LOOGU WARAABSHO!! 40 GUURADI BAA XirMEYSE DEE!!😀

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 10 หลายเดือนก่อน

      Hadii allah yidhaa dheh

  • @liipanahmed3426
    @liipanahmed3426 ปีที่แล้ว +7

    Sahra axmed Allah hakuu naxariiso maamo Aad ucodmacaan 🥺

  • @YuusufCabdilaahi-vh4cg
    @YuusufCabdilaahi-vh4cg หลายเดือนก่อน +1

    Ale ha ha u naxariisto eedo sahra

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 9 หลายเดือนก่อน +11

    Alow unaxariiso iyada iyo walidkay walakay ehalkayo alow kadhig kuwa nabiga csw safkooda noqoda alow kadhig kuwa janafaduusa nabiga suuban jaaarkulanoqda aaamiin alow musliimto adhan unaxariiso anagna iyo igaba alo danbigadhaaf aahiin yaarabi alo sacad ijaabo ducda noogu beeg yaa rabii asmin

    • @faysalmouseroble1611
      @faysalmouseroble1611 3 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊❤wh❤h😊❤the ❤😊

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +3

    Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold memories

  • @shaakir6023
    @shaakir6023 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wxn xasuurtaa hestaa anigoo schoolka dhiganaya ayaa wxaa jirty in gabadh aan schooka wada dhigan jiranay igu soo qortay wrqad wali wn xasuustaa qofkii haya xsuus o has ookle wxn leehay guul alaha kaag dhigo kii aan ahayna qalbi alaha kga reebo aniga lakn wn kala tegnay

  • @mohamedmj1568
    @mohamedmj1568 ปีที่แล้ว +5

    Hees aan ku raaxaysto dhagaysigeeda AUN Sahra Ahmed Jama

  • @abdikadirabdi1690
    @abdikadirabdi1690 4 หลายเดือนก่อน +2

    Naxariistii janoh allah ha kawRaabiyo eedo

  • @bashalfalir8248
    @bashalfalir8248 5 หลายเดือนก่อน +1

    Best to listen

  • @abdisalandayib6428
    @abdisalandayib6428 6 หลายเดือนก่อน

    Alleh yaraxma raaximiin maamo SAHRA AXMED JAAMAC Alleh haku cafiyo maamo sahra 😢

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jimce 12/04/2024 edo Sahra Ahmed Allah SWT haw naxriisto Ameen

  • @xamseadan6392
    @xamseadan6392 8 หลายเดือนก่อน

    Waa heesta Kaliya aan ka dhagaysto marxuumada sahra axmed allow kuu naxariiso yadda iyo wixi is laama 😢😢😢

    • @ustaadbilaalcismaan4676
      @ustaadbilaalcismaan4676 5 หลายเดือนก่อน

      Kuweeda kale maxaa u dhagaysan weydy.
      Tanse maxa aku doortay

  • @CabdicaliCooli
    @CabdicaliCooli ปีที่แล้ว +1

    Allahawnaxariistosahra,armed ayeeyo

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +3

    Allow u naxariiso

  • @KhadarDoob
    @KhadarDoob ปีที่แล้ว +3

    Rabiyoow unaxariiso aamiin aamiin ❤

  • @KhadarXusseen
    @KhadarXusseen 5 หลายเดือนก่อน

    Allow unaxariisto Sahra axmed jamac dan bidhaaf baan alle kuwaydinaya hoyaday magaceedii

  • @YuusufCabdilaahi-vh4cg
    @YuusufCabdilaahi-vh4cg หลายเดือนก่อน

    Abwaan abwaan ka tagay ayaa sameeyay heestan

    • @salansacad
      @salansacad 25 วันที่ผ่านมา

      Dacar ayaa sameeyey

  • @AbdikaafiDaahir-fb1jq
    @AbdikaafiDaahir-fb1jq ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto

  • @1972543
    @1972543 5 หลายเดือนก่อน

    Nostalgia…as a young boy growing up.

  • @abdilaaahiaadan12
    @abdilaaahiaadan12 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxaristo

  • @omargab1551
    @omargab1551 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha s.w.haunaxaristo marxumada

  • @YuusufCabdilaahi-vh4cg
    @YuusufCabdilaahi-vh4cg 4 หลายเดือนก่อน

    Iloohow u naxariiso eedo qaali

  • @AshkeyCabdi-c4i
    @AshkeyCabdi-c4i 7 หลายเดือนก่อน

    Alle ha una xaristo aamiin aamiin

  • @Abdilaahi235
    @Abdilaahi235 3 หลายเดือนก่อน

    Allah yaa Raxma

  • @muniishmanka4381
    @muniishmanka4381 หลายเดือนก่อน

    Sidaad tahay

  • @rashiidashkir8103
    @rashiidashkir8103 หลายเดือนก่อน +1

    Ragaadin=dhitiska xoolaha markay qodax mudo

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว

    Nice❤.

  • @bilehmohamed3388
    @bilehmohamed3388 ปีที่แล้ว +1

    My root is ceerigaabo.

  • @mawlidmahamoudmouse52
    @mawlidmahamoudmouse52 11 หลายเดือนก่อน +1

    2023 /12/04/❤

  • @AshkeyCabdi-c4i
    @AshkeyCabdi-c4i 7 หลายเดือนก่อน

    Waaw doqu waa doq nin weyn

  • @DrMirath
    @DrMirath 7 หลายเดือนก่อน

  • @maxamuudjaamac5109
    @maxamuudjaamac5109 9 วันที่ผ่านมา

    Afcastan dembe codkaas oo kale ma keenayaan

  • @bashalfalir8248
    @bashalfalir8248 5 หลายเดือนก่อน +2

    Darot

  • @HassanHusseinRaage
    @HassanHusseinRaage 2 หลายเดือนก่อน

    Ilmaha mustaqblka dhakandoono raap ayee moodonaan😂😂

  • @FarxiyaxuseenmadarFarxiya
    @FarxiyaxuseenmadarFarxiya 9 หลายเดือนก่อน

    2023

  • @bashalfalir8248
    @bashalfalir8248 ปีที่แล้ว

    Best of Sarah Ahmed

  • @saamijarka
    @saamijarka ปีที่แล้ว +4

    Kama marmo hadalkuba run inad ka sheegte

  • @ahmedhajimohamed5809
    @ahmedhajimohamed5809 ปีที่แล้ว

    Azzahraa sidaad dhagaheena ugu raaxaysay Janayaasha laguugu raaxeey❤

  • @Cabdirazaaq-vc6wv
    @Cabdirazaaq-vc6wv ปีที่แล้ว +1

    SsAAii

  • @SaalaxSheeqxaaji
    @SaalaxSheeqxaaji 4 หลายเดือนก่อน

    😂❤

  • @deeqdeero
    @deeqdeero 7 หลายเดือนก่อน

    Jabmay arag

  • @HurfeDiraacdheeliyo
    @HurfeDiraacdheeliyo 11 หลายเดือนก่อน

    Hurfediraac

  • @FarxiyaxuseenmadarFarxiya
    @FarxiyaxuseenmadarFarxiya 9 หลายเดือนก่อน

    2033/2/6❤❤

  • @nimcaanahmed4983
    @nimcaanahmed4983 9 หลายเดือนก่อน

    2024/17/01

  • @Cabdirashiid-ex9lf
    @Cabdirashiid-ex9lf ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤😂😂😂

  • @rashiidashkir8103
    @rashiidashkir8103 หลายเดือนก่อน

    Ii rooke = i xidh

  • @HayirAden-qg3fe
    @HayirAden-qg3fe ปีที่แล้ว +1

    TH-cam

  • @DeeqoCabdikhaliif
    @DeeqoCabdikhaliif 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @bishaar8764
    @bishaar8764 ปีที่แล้ว

    ❤❤