ILMADA AYAA KA QUBANAYSA SI XAD DHAAF AH 'ISKU FILAN' SABABTU?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 103

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  4 วันที่ผ่านมา +12

    PLEASE SUBSCRIBE AISHA'S TH-cam CHANNEL th-cam.com/video/RdJy4z-sKMc/w-d-xo.html

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 4 วันที่ผ่านมา +16

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼😊

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 4 วันที่ผ่านมา +9

    Maashaaallaah Tabaarakaallaah illaahay gabadhaan ha barakeeyo iyada iyo caruurteeda.

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 2 วันที่ผ่านมา +1

    ManshaAllah TabaarakAllah ereyo fiican oo dardaaran leh inaad uga tagtey dhalinyarada Somaliyeed ❤👍

  • @Ubaxnimco
    @Ubaxnimco 4 วันที่ผ่านมา +4

    MAANSHA ALLAAH SHE SENT VERY GOOD MESSAGE

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 4 วันที่ผ่านมา +17

    Reer is rabay oo nolosha fahamsan ciddi guri kama dumin karto waxaynu jecel nahay in aynu cid eedeyno

    • @KhadijaAli-y7j
      @KhadijaAli-y7j 4 วันที่ผ่านมา

      @ Samowsamale3490
      Exactly 👍

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 3 วันที่ผ่านมา +3

      @ gurigeygii sodon sano ka dib anoo qurbaha jooga wuu dumay cidna kuma eedeynayo mana calaacalayo faraxad ayaan ku noolahay marmar badan waxaa la qaatay intii buuq lagu wada joogi lahaa in la kala tago caruurtana sidaa ayaa u roon

  • @xasanxusen6770
    @xasanxusen6770 4 วันที่ผ่านมา +2

    MASHAA ALLAAH cabdixafid waxa eygabadha kahadashey wa sheymuhim u ah qosaska somaliyeed melwalbo eyjogan sxb wa gabar qalibadan manshaa allaah

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 วันที่ผ่านมา

      Afka hooyo in la Barto waa muhiim

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 4 วันที่ผ่านมา +7

    Also if u divorced ur wife don’t divorce ur children.

    • @PerspectiveNarrative
      @PerspectiveNarrative 4 วันที่ผ่านมา +1

      (In the west) the divorce is merely initiated by women unfortunately!!! I am a Quran Teacher the kids that come to me are mostly from single mother household families!!! I am partially happy to see your limits!!!

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 4 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah ❤️ ❤️ ❤️ Allaha ku saqiro waatna ku mahad santahay waa Nada quruxda badan habo❤❤

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 4 วันที่ผ่านมา +2

    Maashallaah illahay ha Mubarak to waa runteed waxaa garankara qofka aay oomartay baa og arka gabadhaas yartaah waa runteed❤❤❤❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Abdi Xafidow waa wacyigalin muhim.ah.

  • @Neima1000
    @Neima1000 4 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaallah caïsho hoyo dhaliyaro ah allaha ciftiyo ❤❤❤

  • @qurac5656
    @qurac5656 4 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Alla ku xafido.
    Aftahanad ayaan kuu qiray

  • @maryannuur-k9e
    @maryannuur-k9e 4 วันที่ผ่านมา +5

    Bisinka qof walbo waqtibuuleyahay calafkuna markauudhamado waa alas intaa haloshego gabadhan

  • @mohammedjama129
    @mohammedjama129 4 วันที่ผ่านมา

    Man shallah man shallah, waaa gabar caqli badan. Allaha kudaayo. Waxaan Alle karajeynayaaa dad badan inay kuwaano qaataan

  • @nimcosheekh1002
    @nimcosheekh1002 4 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah tabarikaraxman gobanimo illahay habarakeyo gabadhayar 🎉

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 4 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha Allah waa famhamtay hada waa na sheegtay waxaan ku leeyahay laba goor Mas you kaa qanin halgod

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 4 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢 ax ax ax Waa inan fiican oo dariida weyna aragtey In Caruurtu Aabo iyo Hooyo u baahan yihiin
    Allah ha sakhiro Aabayaasha ka yaacaaya Caruurtooda
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 3 วันที่ผ่านมา

    As a Somali women, we have failed our men! They have been through war, their country has been destroyed. Nobody has ever asked them how they are doing. So please let’s have mercy for each other.

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 3 วันที่ผ่านมา

    Yes isku filan is something our elders put in our mind. I am a wife and i need and want my husband. He provides, I cook and clean and take care of the kids. Walalo I don’t remember last time I did groceries shopping, because that’s something my husband does. I love our Somali men, they truly are our heroes! Nolada intey nolal jirto.

  • @asmacali111
    @asmacali111 4 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah

  • @abdisamadnur8458
    @abdisamadnur8458 4 วันที่ผ่านมา +1

    Asc ilaahay haku bara keeyo garashadana hakuu siyaadiyo. Aamiin Aamin

  • @nacimagulled
    @nacimagulled 3 วันที่ผ่านมา

    Ax illaahow rag iyo dumar is fahansii Amiin

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf 4 วันที่ผ่านมา +4

    Aàaaaaax aniga ka mida ano wax baranayo ayaan hadana masuliyad anan qadi karin an hayaa caruurna aan korinaya abahoodna manan kala tagin hadana in uu masuliyada ilmihiisa qaado marabo magalo saacad ijirta ayuu iska jooga wan shaqaynaya ayu odhanaya marka iso duceyaa walala yaal in soda kheyr ku jiro iwafajiyo gabadha wan daremaya waxa ka oohiyay sorry wallo

    • @PerspectiveNarrative
      @PerspectiveNarrative 4 วันที่ผ่านมา +1

      U sabir, dumarka kugu dirayana ha dhagaysan!!! Asagaa dadka kuugu dhow ama aamin ama ha aaminin!!!

  • @Habiba-g6p
    @Habiba-g6p 4 วันที่ผ่านมา

    Asc Masha Allah yaraantaada iyo aqliga Alle kusiiyey maanta inbadan oo kudhalikara ayaanfahansaneyn kuwa dadaada iskabadhaaf in Ayfahmaan Alle hakuxifdiyo kuwa kalena alle hafahansiiyo

  • @MohamedAliMoussa-x6v
    @MohamedAliMoussa-x6v 4 วันที่ผ่านมา

    Masha allah waa run walahiii hoyo hoos uu oyiiin hoyoo maaa aah

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 วันที่ผ่านมา

      Afka Soomaaliga barashadiisa waa muhiim

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 4 วันที่ผ่านมา +1

    walaahi waa run absolutely 💯

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 4 วันที่ผ่านมา

    Mashaa alaah waa gabar aqli badan

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji 4 วันที่ผ่านมา

    Allah kheyr idiin siiyo, qadab muhiim ah ayaa ka hadleysan, runti waxa qurbaha lagu diima dad waqti dheer guryahooda dhisanyihiin. Taaso xata dadki aan wali guursan sameyn ku yeelate oo guurki laga baqaya.

  • @zainabdulla1131
    @zainabdulla1131 4 วันที่ผ่านมา +2

    I never wrote comment on TH-cam but now I did coz this sister of us has clearly said the truth all about our life in fact her words are very heart touching. "Waxan ahnay one team" dad isku baahan oo garab isku noqda nahnay.😢 "aan iska dayna waxan an isleenahay farax iyo xaliimo"
    These were the most influenced words that touched my heart ever.
    WALASHEY FARIINTAADA WAN DHAGEYSTAY INBADAN WAX BAN KAFAAIDAY. WADMAHADSANTAHAY

  • @nasraismail1661
    @nasraismail1661 4 วันที่ผ่านมา +1

    MAASHA ALLAH
    WAA RUNTEED😢

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 3 วันที่ผ่านมา

    Guuleyso wll

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u 4 วันที่ผ่านมา +3

    Naag kaligeed ilma korisey Raaxo kuma korin Cid Walboo aqli Leh Wey Ogyahay Taas wax badana Waa La Soo Ooyey Anigaa ka bid Ah oo 10 Caraara emerica ku koriyey Allxmdullah Hada ineey koreen si lagu koreyba waa sheeka dheer Laakiin dumarka iyo Ragu waa ineey isu samraan waliba dhibku waa marka meesha ciyaal joogo hadaad aragto ineeydaan heshiineen intaan ciyaalo dhalan iska kala taga hadii kale isu samra Aniga Ciyaalkeeygu Agoon bey Ahaayeen taasaa kaliftey inaan kaligeey iyo kariimka noqono Allxamdullihaah gabadhaana Allha barakeeyo

  • @HusseinDuale-s5r
    @HusseinDuale-s5r 4 วันที่ผ่านมา

    Waa gabadh aan garanaayo aad ayeeyna ii taabatay, I' m live in Örebro

  • @HiboGuled
    @HiboGuled 4 วันที่ผ่านมา +4

    Furiin markadta sow qadar kuma imaato. Caisho habo adiga hadii aad dad warkiisa gurigaaga u dumisay.waxaa jiro hooyooyin badan oo dhibaato darteed gurigeeda ku dumay.

    • @mohammedjama129
      @mohammedjama129 4 วันที่ผ่านมา +1

      Qadar ka kahor sabab baaa keno, Alle wuxuu yiri (SW) Alle qowm madumiyo haduusan gacantiisa kudumin. Sabab haradidinin anagaaa gacanteena ku kersanno. Waxaaa mesha kabaxay kaladanbeen iyo duqaad. Hadii guriga kaladanbeen kahirin waa bur burayaa. Ninkaaga udulqaado adeec, kaxushoo una duceey ileen jaceel bad isku guursateen.

  • @QoranBCA
    @QoranBCA 4 วันที่ผ่านมา +3

    Ma fahmin waxa ka oyinsinaya 😮
    Koleyba ninku hadu iska socdo ini danteyda kabsato normal Maha? Mise nin bay uu ooyeysa?

  • @billenur5766
    @billenur5766 4 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah gabar qrx bdn

  • @barwaqohussein538
    @barwaqohussein538 4 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin

  • @CaashoCanabXaaji
    @CaashoCanabXaaji 4 วันที่ผ่านมา +4

    Naag kasta naagnool manoqon karto. Naagahaa kala karti badan

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse7771 4 วันที่ผ่านมา

    Soory. Walaashay

  • @abdulkadirkediye2661
    @abdulkadirkediye2661 4 วันที่ผ่านมา

    Maanshaa allah gabar caqli badan

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu 3 วันที่ผ่านมา

    Godaha ayey kaxanaaqsan yhn waa asiibtey walee. Dad nolosha kufashilmey ayaa usabab ah iney guryo badan kadimaan Dhalinyarada

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 4 วันที่ผ่านมา +1

    Alla gabadhaan waa abaayadii labada cunug haysatay, hadda kahor ayadoo caruurteeda dalxiis Greek ugu kaxaysay ayaa iigu dambeysay.
    Waayadaan ma daawanin Chanel keeda

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w 4 วันที่ผ่านมา +1

    WALEE NIN SOMALIYEED IYO DARUUFTAA KAADHIGEYSO NAAG NOOL WAANA INAAN KU QANACDAA INAAD ISKU FILNAATO HADUU FURNIIN YIMAADANA FEERIKAMA JABINEE WAXAA LAGAWADAA HOREY U SOCO

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 4 วันที่ผ่านมา

    Mashallah caa’isha wlhi hadal wax tar leh ayeey banaanka keentey family jajabey wlhi waa adag yahay everywhere ayaan kaburburney sxbayaalow social media ha iyo guriga halakala saaro report halaga sameeyo kii caay iyo dumis lasoo istaago waana raacsanahay barnaamijkaa dhaqaalana halagu bixiyo family badbaado pls and pls

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 4 วันที่ผ่านมา +1

    Dhib imaheysan iney tiraa maheyn hooyo ilmehedii wadan kale geysay ayadna meel kale joogtay dhib waa heystaa mida kale markey leedahay isku filan noqo ayaa nala dhahay madhib ey kujirtey u.adkeysa leheed hadii lakala tago ninka ilmaha katago waad kuqasbantahay inaa isku filaato oo madadkalaa wax kuutaraa ilmaha aabohood katagay

  • @MarianAli-g2q
    @MarianAli-g2q 4 วันที่ผ่านมา +4

    Mashallah, arrin somalida kusoo badatay, loona baahnaa in wacyigalin badan looga sameeyo dadkeena. "Naag nool" waa waxa reer galbeedka dabar goo'yey, hadana eey ka shaleeyaan. Gabar tusaalo wanaagsan u noqon karta hooyoyinka da'da yar ee jahwareerka maanta la nool. Mashallah Mashallah

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 4 วันที่ผ่านมา

      Yes. Now there is a trend like princesses treatment and being a feminine. And that is how is supposed to be in the first place. We suppose to train our men long time ago and it’s not too late. I feel sad when I see Somali mothers traveling with small kids all by herself. If you teach your man that you not capable of doing it all, he will automatically help you and expect you less. We are already bring a whole human being into the world and nurturing them too. Allaha xaqa tusa raggeenaayagana. They were not raised to help their families and wives so we have to literally train them

  • @Amal-i1r5n
    @Amal-i1r5n 4 วันที่ผ่านมา +1

    Sida lomaday mahan isku filan batahay ee waa ha qadaniin waxan ku qalmen sida nin ku qiyanayo

  • @asmaxanaf
    @asmaxanaf 4 วันที่ผ่านมา +1

    Guurka qurbaha horaa loo sheegay.waxa lagu qaba karaa mid is.idhotirayso ama mid aan wax fahansanayn.qof damiir leh faarax qurbo maku dhaqikaro.ama u samir ama kasamir waaye

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 4 วันที่ผ่านมา +2

    MashaAllah tabarakaAllah Aisha❤❤❤

  • @MrLibaax77
    @MrLibaax77 4 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @swetymohamed4909
    @swetymohamed4909 4 วันที่ผ่านมา

    Waa talo fican lkn maha inay tirahdo ani dhib ima haysan coz qof na saas u ma ooyo isago dhib kujirib

  • @mohamedabdullahi2614
    @mohamedabdullahi2614 4 วันที่ผ่านมา +1

    Awalba adaa kamid ahaa

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 4 วันที่ผ่านมา

    Runta ku Noolow, haddii guurkii baaba’ay kalmadda isku filnoow maxaa ku jaban , intii nin ka tashtay ee u fadh laheyd?

  • @zaak_omar
    @zaak_omar 4 วันที่ผ่านมา

    ALLOW NOO DANBI DHAAF DUNIDU WAA GABA GABE 😢

  • @hooyo-hj6dd
    @hooyo-hj6dd 4 วันที่ผ่านมา +1

    Naagkastaa naag nool manoqonkarto hadii aadan kartidaas laheyn farax xaga iskala dhaqan wuxuu kuu yahayba.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 วันที่ผ่านมา

    Waxaan u naxaa oo ugu daran hooyooyinka caruurta jirran haysata

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 4 วันที่ผ่านมา

    Haddii aabaha waajibkiisa garto ma noqoteen in Eey dareento in eey kaligeed ilmaha u taagan tahay, aabbe iyo hooyo waa in eey ilmaha helaan xataa kala tagga ka Dib.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 วันที่ผ่านมา +1

    Hadduu calaf dhammaado ama ninku ku naco malagu dhegdhegayaa

  • @lailafarah2575
    @lailafarah2575 4 วันที่ผ่านมา

    Faallo: isma naqaano, waxaan Ilaahay ka baryayaa inuu nagu kulmiyo Jannooyin ay Balladhkoodu yahay Cirka iyo Dhulka il aysan arag dhagan aysan maqlin qalbi aadan aysan ku soo dhicin

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 4 วันที่ผ่านมา

    Gabadhu Mar haday bilowdo niinka qaaba nag nool oo ku afceeliisa noqo halkas buurbuurka kaa bilowdaa

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 3 วันที่ผ่านมา

    Waxad ogatan raga qurbaha inta xunba badan ee dumarka ka ohiya

    • @liinmango3656
      @liinmango3656 3 วันที่ผ่านมา

      Wali niinka xuun wali mad la fadhisatey Oo ma weydisey waxa ka qaldan?

  • @KhalidMahamud-sg4lv
    @KhalidMahamud-sg4lv 4 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadhan siduu Rerki danbe uga dumay wayniyad jabte xitaa youtbkedi waykabaxde miskiin .

  • @nasraismail1661
    @nasraismail1661 4 วันที่ผ่านมา

    MAASHA ALLAH ALLE HA KU. XAFIDO ❤️❤️❤️❤️

  • @abdirahman2697
    @abdirahman2697 4 วันที่ผ่านมา +2

    Guuleyso gabar yahay waxaa tahay boqorad

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 2 วันที่ผ่านมา

    Su aashu waxay tahay, ma adigaa dooratay inaad hooyo keliya noqoto. Nin rag ah haddii uu jiro, iskagama tago ilmihiisa xitta haddii ay hooyada kala tagaan.

  • @sahraabdijama2426
    @sahraabdijama2426 4 วันที่ผ่านมา

    War Ina ragaw inta gabdhaha biisaan gabadhaan inta iyada ku xeeran Bey ka hadashey waayo dhib waayo arg uma ahan waxa laga yaabaa waxa meediyada ay ka aragtey badeshey miyeynan arag waxa hobyo ilma meelkasta kudhibaateysan

  • @kiki-qe9hy
    @kiki-qe9hy 3 วันที่ผ่านมา

    😴😴😴

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 4 วันที่ผ่านมา +2

    Qaladka wuxu ka jiraa dhaqanka somalida ee wiilka ku korinaayo inuu waxba qabsan waajib tahay in loo adeego,Gabar markuu guursado xataa haday xanuunsan tahay ama umul tahay Raga inta badan gabadhii uma naxariistaan,caruurtii ulama koriyaan,taas ayaa sixid u baahan. NAAG NOOL IYO ISKU FILAN macno daro uma bixin ee waa xaqiiq gabadhaha ay soo maraan.

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 2 วันที่ผ่านมา

    Naag nool kusucda

  • @haniaden6470
    @haniaden6470 2 วันที่ผ่านมา

    Guri Walba ooy is dagaalaan ooy is fahmi waayaan, dadkey ku narmarsiyoodaan
    Dad gurigoida Dumiyay bla bla bla yaab qof walba oo reerkiisii dhaqanvwaayey dad kaley eedeynaayaan war Abdixaafid hhhh

  • @khalifmohamed7303
    @khalifmohamed7303 3 วันที่ผ่านมา

    Somali wax dahta balayo wey xuntahay aragtidena muxumo

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 4 วันที่ผ่านมา

    Wallhi runti gabadho waxay illowdey iney mention gareyso hadalka kasobaxay waxa cause gareya inu yahay ayado la ogyahay hoyada somaliyeed iney adagtahy oy dadaaleyso hadana qurbo ayado lajogo hawsha caruureed hoyo way ku adagtahy waxyo ugu danbeyn wa dumar axwaasheedu iyo caafimaadkeedu kolba uu meel yahy so dadka kaleba dumarkooda taa way u ogsonyihiine ragga iney ta hoyada somaliyed iney ugartan bey ahyd..

  • @AmiiraAli-o4h
    @AmiiraAli-o4h 4 วันที่ผ่านมา

    Kuli dumar nin bey u ooyaayaan

  • @da8660
    @da8660 4 วันที่ผ่านมา

    Markay leyihiin nin uma baahnid mashaydaan baa wasay oo caruurta ka dhalay...Cajiib

  • @umudekaabdi3025
    @umudekaabdi3025 4 วันที่ผ่านมา

    th-cam.com/video/lr6VHDAvyac/w-d-xo.htmlsi=ia44IyNAaVSxAoUk

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 4 วันที่ผ่านมา

    Hollywood marriage

  • @bishaaromaxamuud1302
    @bishaaromaxamuud1302 4 วันที่ผ่านมา +1

    TH-cam keeda maxaa ogu qoran

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  4 วันที่ผ่านมา

      th-cam.com/video/RdJy4z-sKMc/w-d-xo.html

    • @bishaaromaxamuud1302
      @bishaaromaxamuud1302 4 วันที่ผ่านมา

      @@BRITSOMALITV
      Mahadsanid

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 4 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂 Hoogay waxan ooyaya waa daarood iyo Hawiye 😂😂😂😂 waa dad Aan waxba isku falayn 😂😂😂😂

    • @MarianAli-g2q
      @MarianAli-g2q 4 วันที่ผ่านมา

      @hajiabdi5927 Qof jiran baa tahaye, degdeg dhakhtarka kuugu dhoow tag please 🙏🏾

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 4 วันที่ผ่านมา +3

      Damiir laawe!😠Laga yaabo inaad Itoobiyan thy afsomaliga bartey ama kuwa qabiilku madax marey.Dad ad isku dirtaad rabta yaahuu.

    • @aminakhadar581
      @aminakhadar581 4 วันที่ผ่านมา +1

      subxaanaAllah

    • @hajiabdi5927
      @hajiabdi5927 4 วันที่ผ่านมา

      @Xalimo421 KKK miyaad ku siigaysanaysay, Naag wanagsani media kama dhex oydee

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 4 วันที่ผ่านมา

      Caacle kartidu ma qabiil bay leedahay