9-NIN OO BEERKA | KALYAHA LAGALA BAXAY, MARKHAATIGA NOOL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilaahow Soomaalida ka dhig dad is jecel oo is taageera. Soomaalida meel kasta oo ay ku nool yihiin Illahow badbaadi naftooda iyo sharaftooda.. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🥺.🥺.🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @Umu-aya
    @Umu-aya 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ani hada uk daganahay 30 jir ahay hada marka school leey aha amxarada qarax marku dhaco hadu qof ugu dhiman waxey samen jireen ardayda siiba wilasha bey meedkoda safi jiren marku qof ugu dhintana kaba daran raga guryaha bey ugu galijiren wey dili jireen adunka amxara ugu necbahay marka so xasuusto wilashi wadoyinka safna 😢😢

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaalidu waa gun waxaa mataqaano hadaba yaa ka celinba war qashinnimadeena inagu daaya waan u dhalanay

  • @UmerUmer-f8s
    @UmerUmer-f8s 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    حسبي ألله ونعم ألوكيل

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    WAR NABSIGII LAGA GALAY MASAAKIINTII CADCADKA AHAYD AYAA WAREEGEYSO ILAA AYAGA LA QANCIYO DHIBKA WUU JIRAYAA

  • @SurprisedDalmatian-es3xo
    @SurprisedDalmatian-es3xo 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa taas naf hurnimada Ethiopia ay somaliya u sameysay ee madax weynaheenu sheegay

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaad haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag,si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanallah

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marxaba BrTv 📺

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anaa marqati ka ah oo indhahayga saaray

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habargidiir😅 been badanah

    • @fatimafaynus3360
      @fatimafaynus3360 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaqa allaaha ku tuso qof aadan garanayn ayaa been ku leedahay

  • @mohamudmuhumed1963
    @mohamudmuhumed1963 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkani waa fulay waan shikiyay dadkina waa lalayay isma qabanayso reer SA way fahmi karaan

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadeertaan waxaa competition ka akhrinaayay ineey kufsadaan gebdho soomaaliyeed

  • @ehel000
    @ehel000 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lax walba shilalka ay isdhigto ayaa lagu qalaa weli shilalkii dadka lagu qalay weli waa yaalaa

  • @amirahamud3478
    @amirahamud3478 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itobiyan wax kaxun majiraan todoba saac habenimo markii lagaro furshe iyo madfac ey uqeybi jireen hadii qof laga sodilo ayaga dadka jidka marayo ey laay jireen

  • @daahir1340
    @daahir1340 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomali meelkasta wa lagu baabi.iyey

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigaba ina adeeradey iyo kuwa aan walid u ahay ayaa kudhintey gari bas ayagoo kujira ayaa kuligood baas lagu furey

  • @nimcomusse9429
    @nimcomusse9429 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itobiyaan maxaan sheeko ka hayaa nacalad haku dhacdee.

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiyo idana maxaa looga dilay

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kawaran kalmada uuyiri Haasan shiekh Ithopia Somalia ayey abaal weyn bey ugashe.
    Soo arrin laga Xumaado soo maahe

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marnaba madaxwayne kala xisbtamay xasuukhii xamar Ethiopia ya ka gaysatay balxisab iska daaye xitaa wad samaysen madax tiri lama hayo
    Mantana saldhigyo iyo lahaan sho bad iyo biri ayaa aduunku nugu cadaadinayaa dalkan yaa,umaqan malaha madaxda timid waa ka raali gabod fallas

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ka waran hade itopiyaanka sidan aad sheegeyso ku sameeyey somalida nimanka ku tilmaamay inay somali naf huris u sameeyeen misna yiri marin badeed baanu siinay maxaad ka yeeli ??

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nice guy, and a nationalist from now you see most somali politicians are bad people including the ones who are runing right now the somali government , what you gonna do

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fadalan somaliyeey wax hala qoro oo taariikhdaas xasuuqii itoobiya noogeysatay waa in jiilalka naga dambeeya ee ogaadaan farmajo iyo xasan shiiq waa jawaasiis aan damiir laheyn

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo maxaa isu necebtihiin oo isu laynaysiin adinku marka soomaaliyeey Soo ma noqonaynno hashu iyadaa geela cunta hadana cabaadda??!!!
    Dulli aan qiyam lahayn oo qaba cudur XUN oo la yiraahdo Qabiil
    Qabiil baa diin iyi iimaanba u ah
    Dhulka haddii aan la difaacan waxaa qaadan itoobiya kuwo kasii daran soomaalina dhulkooda ayey ka noqon addoon lagu xammaasho illeen Waa abaalkoodiiye

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂xaarood caqli badana ninka kaaraha itobiyanka saaran muqdisho ku so galay cabdilahi yuusuf buu aha sacbka iyaay uu tumayen oo wa geesi bay lahayen xaaroodna meel kasa aay joogen itoobiya iyaay iskar uu ahayen oo walahiya war iska daa daarood kale dhulmahnte iya muqdisho dadka ku leenayay oo itobiyanka ka barbar dagalamayay oo hawiye leeynayay shalay marku faramajo somaliya iyo itobiya way isku biirayan laha siday sacbka ugu tumayen adeer barortu orgiga ka weeyne ma xasan iyad ka mudaharadeysin miya