Heestii MAJARAHA U QABO | Kooxda Haldoor GR | Hanbalyada Madaxwaynaha | Soomaaliyeey toosa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 226

  • @sultaanfilms
    @sultaanfilms  2 ปีที่แล้ว +135

    Erayada:
    "Dhulka meesha godan beey
    Biyuhu dhab ugu maaxdaane
    Taladuna run kama maarantiyo
    Meesha ku haboone
    Yaa maali jirayey kolkay
    Midhidhadii gaadhay
    Ka midowbe maankiyo
    Qalbiga mudanayaashiye
    Adigay kalsoonida mug kale
    Kugu majeerteene
    Madaxweyne majaraha u qabo
    Maamulka hogaanka
    Mugdi halis ah mawjado culculus
    Hirar ma duufaan ah
    Mudh ninkii ka soo yiri
    Daraad jiirta laga maagay
    Inuu maanta guul muuqatiyo
    Midho ka soo saaro
    Umadana mideeyaayi
    Waa lagama maarmaane
    Madaxweyne majaraha u qabo
    Maamulka hogaanka
    Maskax iyo aqoon durugsan
    Iyo garasho miisaan leh
    Miir socod masuul daacadoo
    Miigan baa tahaye
    Madaxweyne majaraha u qabo
    Maamulka hogaanka
    Xilku maanta kow maaha oo
    Wuu ku soo marayee
    Mugdi howshu kaagama jirtee
    Mari dariiq toosan
    Tashigiyo mashaawiradu
    Waa lagama maarmaane
    La malayso shicibkaagu (Soomaali)
    Waa badi maqaawiire
    Maangaabka iyo qaar ku mabay
    Miirashada dhiiga
    Musuqmaasuqiyo tuuga
    Iyo xuma maleegoo dhan
    Kuwa magac Islaam sheegta'oo
    Kala mabaadi' ah
    Doqon lagu malxaabsado
    Dilaal xumaha maashiishay
    Sidaad ula macaamili lahayd
    Adi iyo maankaaga
    Shicibkana mid baan odhanayaa
    Lagama maarmaan ah
    Niman yahow masiirkiini
    Baad moobiyaysaane
    Madaxweynahaad doorataan
    Uma miciintaane
    Mijahaad is wada jiidataan
    Ood is malagtaane
    Kolba mala awaal been ah
    Iyo muran qabiil dhaafa
    (Soomaaliyeey toosa)
    Midigta is qabsada oo
    Hadeer meel u wada jeesta
    (Soomaaliyeey toosa)
    Marti dunida yeeydaan ku noqon
    Maanta dabadeede
    (Soomaaliyeey toosa)
    Milgihiini waa kaa markale
    Soo magool baxaye
    (Soomaaliyeey toosa)
    Maamuusta calankiina
    Iyo dhawra magaciina
    (Soomaaliyeey toosa)
    Ku mintida macbuudkana irkada
    Mowqif wada yeesha
    Ducadana miciinsada
    Xaqaa lagu macaashaaye."

    • @aisha665
      @aisha665 2 ปีที่แล้ว

      BEST HEES,THANK YOU

    • @abucarcli1835
      @abucarcli1835 2 ปีที่แล้ว

      Caadi ma'aha

    • @assowehassoweh1893
      @assowehassoweh1893 2 ปีที่แล้ว +2

      Wa gabay laxaan la saray

    • @hani261
      @hani261 2 ปีที่แล้ว +5

      Mahadaa waa idiin haynaaa jabuti hiil walal ilaa Carta heeso iyo gubaabo ayaad naga daba wadeen walal jira joga madxwayne ismaciil iyo xasan rag adag

    • @Mooskaxaaji
      @Mooskaxaaji 2 ปีที่แล้ว +2

      Hees aad looga soo shaqeeyey. Keligii taliye inuu ia amaano waa caado soo jireen ah.

  • @MahamedAbdiqadir-r6k
    @MahamedAbdiqadir-r6k ปีที่แล้ว +19

    Walaalahayo reer jabuti allah ha idin garab galo from hargesa ❤❤❤❤❤ Heestan hees lamida oo madaxweyne loo qaday weli ma arag runtii

  • @mahdiyaelmi3693
    @mahdiyaelmi3693 2 ปีที่แล้ว +50

    Qofka kula dhashay meelna kaagama haro😍😍😍
    Allaha noo xafido walaalheen reer jabuuti calankiina iyo jiritaankiina ayaa na dhiiri galiya idinma wayno gacalleyaal👏👏👏👏

    • @asmaa5466
      @asmaa5466 2 ปีที่แล้ว +9

      Idinka cid aan niga jecelnahay maa jirto somaliye

    • @lulabi8837
      @lulabi8837 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @lulabi8837
      @lulabi8837 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abiibrahim-bw5ei
      @abiibrahim-bw5ei 8 หลายเดือนก่อน

      walaalo ul iyo diir isku nahay

    • @MahdiJamaac-l3o
      @MahdiJamaac-l3o 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤soomalia wa garabkayga

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 2 ปีที่แล้ว +34

    Marti dunida yeynan kunoqon maanta dabadede wallahi kalmadas way itabatay walal ku xaal ogbaa dardarankas wanagsan ku siya illahey dhibtainagu dhacaday oo kale iyo midkadaranba idima tuso walalheen reer jabuti jira oo googa waligiin ✌️❤️❤️💪💪👍🤲

    • @HoumedAli-p9m
      @HoumedAli-p9m 8 หลายเดือนก่อน +1

      Bien noté merci pour message madame où monsieur VIVE NOTRE père DE PAIX NOTRE PRÉSIDENT DE LA RÉPUBLIQUE DE DJIBOUTI SON EXCELLENCE ISMAÏL OMAR GUELLEH AINSI LA PREMIÈRE DAME MADAME MAMAN KHADRA MAHMOUD HAID VIVE NOTRE GOUVERNEMENT VIVE NOTRE FORCE ARMÉES DJIBOUTIENNE VIVE NOTRE PEUPLES DJIBOUTIENNE VIVE NOTRE UNITÉ ALWAHDA MIDNIMO ET INKIITINO ALHAMDOULILAH ❤❤❤❤

  • @Barwaaqo-uz9fo
    @Barwaaqo-uz9fo ปีที่แล้ว +13

    Wooow waxano kale hees lama orankare magac kale halodono

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 ปีที่แล้ว +25

    Reer jabuuti dar ilahy baanba ujeclahy🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 from somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @manaicha5976
      @manaicha5976 ปีที่แล้ว +1

      Love you too huno

    • @demabdillahi
      @demabdillahi ปีที่แล้ว +1

      En vous aime aussi bro vive 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 vive Somalia from 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 ❤❤❤❤❤

    • @1234Niema
      @1234Niema 8 หลายเดือนก่อน

      En vous s'aime osi

  • @axmaddheere6349
    @axmaddheere6349 ปีที่แล้ว +17

    Form somalia muqdisho we love people jabuti

  • @raahashariif608
    @raahashariif608 2 ปีที่แล้ว +51

    Walalehen reer Djabouti wlh su XAD DHAAF ah ayaan u jeclahay allaha idin sharfo my blood

    • @mamefekir1189
      @mamefekir1189 2 ปีที่แล้ว +1

      Shugrn wll

    • @kingzuwer726
      @kingzuwer726 2 ปีที่แล้ว +1

      Maad no soo heestan heesi amantaba somaliyan u hibeyeyne waxbana nigama hayeno reer somalia

    • @lulabi8837
      @lulabi8837 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@kingzuwer726❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aishaaah_luul
    @Aishaaah_luul 2 ปีที่แล้ว +29

    Madaxweyne Hassan sheikh 👑❤️ thanks reer Djibouti 🇩🇯 🙏❤️

  • @drsunni449
    @drsunni449 2 ปีที่แล้ว +17

    Xaqiiqdii waa hees cajiib ah oo mudan in loogo mhd celiyo wallaheen reer jabooti

  • @maxamedcabdi5709
    @maxamedcabdi5709 ปีที่แล้ว +14

    Rer Djibouti 🇩🇯 Tankis too soomali 😢🇸🇴

  • @hodmaniitaqueen
    @hodmaniitaqueen ปีที่แล้ว +28

    Heestan ka hadal maleh runtii😭💔🇸🇴jah mahadsanidiin wllaheyga reer Djibouti 🇩🇯 love u so much ❤🥺from muqdisho city ❤

  • @siradm
    @siradm 2 ปีที่แล้ว +25

    Alla kuwan jecliyaa! reer Jabuuti gaashaankiinna layma keeno! sokkeeye illeen madaalo! naguma daalaan nagama duubtaan walaalo qaali ah

  • @maaidaxasan1059
    @maaidaxasan1059 ปีที่แล้ว +11

    mahadsanid walaladeen an jecelnahye from somali muqdisho🦁💖🇩🇯😍

  • @jamaaldugsiiye3926
    @jamaaldugsiiye3926 ปีที่แล้ว +15

    Noolaada walaalaha reer jabuuti ❤❤❤❤
    From mugadisho

  • @iqraahmed555
    @iqraahmed555 ปีที่แล้ว +6

    Yahye Abduqaadir top voice mnsha allh hees dhaafsan tani
    midigta is qabsada marti dunida yeeynaan ku nqon maanta dabadeede 😔😢👉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hayanemohamed2215
    @hayanemohamed2215 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh guuleeyso madaxweeyne ismaciil omar geele jiroo joog viva jabuoti

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE 9 หลายเดือนก่อน +3

    MADAXWAYNE MAJARAHA UQABO MAAMULKA HOGAANKA, FROM HOBYO TO XARARDHEERE + CADAADO CARFOON GALMUDUG OF SOMALIA THANKS YOU WALAALAHA DJIBOUTI 🇩🇯 BEERKA IDINKA OGSOONIN NEXT BIRMADE WAA NIN SALEEBAAN DASHAME, OBOKOR, REER CALI AADAN AH HEESO IYO BAR BAAN IDINKA SUGEYNAA❤💪

  • @AbdukadirXayle
    @AbdukadirXayle ปีที่แล้ว +7

    Heesti Ugu Wanaagsaneed E Aan Daawo Waa Tan Waan Idin Jeclahay Reer Jabuuti Djibouti 🇩🇯

  • @StudioArbac
    @StudioArbac 2 ปีที่แล้ว +27

    Heestaan waa hees aad loogasoo shaqeeyay waxayna istaahishaa Oskaar waaw waaw mahadsanidiin dhiiragalintiina walaalihiina somaliyeed. Yusuf Arbac

  • @hani261
    @hani261 2 ปีที่แล้ว +16

    Jabtuuti hiiil walal waligiin jiri joga jeexaygiii runtiii ahaaa love ❤ 😍 💖 jabuti flag

  • @warishassan4599
    @warishassan4599 2 ปีที่แล้ว +22

    Walaalaheen jabuuti waa mahadsabtihiin wale walaalo Na jecel inaa tihiin jiro jooga waligiiin walaalaheen reer jabuuti 🥰🥰❤️❤️❤️🙏🙏🙏❤️❤️❤️

    • @ifrahrobleh7775
      @ifrahrobleh7775 8 หลายเดือนก่อน

      33344 is 🎉😢😢😢the 😮😮😮😊

  • @justnow7263
    @justnow7263 ปีที่แล้ว +10

    Wiilka ugu horeeya codkiisu waa soothing voice.

    • @MustafeCadaawe
      @MustafeCadaawe ปีที่แล้ว +2

      Waa fanaanka yaxye cabdiqaadir

    • @lulabi8837
      @lulabi8837 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jewahirgarad510
    @jewahirgarad510 2 ปีที่แล้ว +11

    Aad iyo aad baad u mahasantihiin walaalahayagow 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @raxmacabdirixman1588
    @raxmacabdirixman1588 2 ปีที่แล้ว +15

    Anigo rer somaliland adbanu la dhacay heesta ay ku so dhaweyen waliba inan calaka buluga arkana adbanu jeclaa waxn rajeynaya in somaliland saso kle lugu so dhaweyn Dornoch made weymaha somalia inchallah somali oo isracda ilahay hanagu Simo inchallah

    • @saidhabone549
      @saidhabone549 2 ปีที่แล้ว +6

      Somaliland was somalia huno from reer Djibouti 🇩🇯

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 ปีที่แล้ว

      Rahma ilaahay khair badan haku siiyo somaliland intan walaaqysana haka qabto 🇸🇴❤️🇩🇯

  • @safiya0986
    @safiya0986 2 ปีที่แล้ว +13

    Hees dhinac walba taabanaya way mahadsan yihiin wllha jabuti

  • @SareeyeSulldaan
    @SareeyeSulldaan หลายเดือนก่อน +2

    Heestaa abwaan kii samayeeya waa dadkii fanka somaliyeed iska lahaa waa abwaan reer.awdal. somali guud ahaan waxbuu u sheegay

  • @maryan2411
    @maryan2411 2 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah madaxweyne Hassan sheikh Mohamud Thank you haldoor waxad mudan tahiin in aad haastan ku heshan bilad sharaf ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ikhlaasmoha4850
    @ikhlaasmoha4850 2 ปีที่แล้ว +30

    Xilku maanta kow maaha wu kuso maray la maleyso somali waa badi maqaawiir🥰🥰😍

  • @siyaadnurmohamudmohamud3924
    @siyaadnurmohamudmohamud3924 ปีที่แล้ว +9

    Koley Erayada Masha Allah Eh 🙏❤

    • @lulabi8837
      @lulabi8837 11 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @lulabi8837
      @lulabi8837 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @omeryousuf1893
    @omeryousuf1893 2 ปีที่แล้ว +8

    Soomaaliyeey toosa ! Qabiilna ka tagaa

  • @abshircusmaangureey3129
    @abshircusmaangureey3129 2 ปีที่แล้ว +6

    Aad iyo aad walaalaha jabuuti aad ayaad uga soo shaqeyseen

  • @ayaansomali262
    @ayaansomali262 ปีที่แล้ว +5

    Wadankeena labaad jabuuti🇩🇯❤🇸🇴

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 ปีที่แล้ว

      Jabuuti waa dalkaaga walaal siday somalia utahay dalkayga wada jirkeenu waa guul 🇸🇴❤️🇩🇯❤️🇸🇴❤️🇩🇯

  • @FaisalShureym
    @FaisalShureym ปีที่แล้ว +3

    Waxan hees weey dhaaftey walalheena reer jabuuti waad mahadsantihiin❤❤❤

  • @sff118
    @sff118 2 ปีที่แล้ว +7

    Somaliyey tosaa 🇩🇯🇸🇴

  • @MohamedHussein-vc5fi
    @MohamedHussein-vc5fi 2 ปีที่แล้ว +11

    HSM madaxweyne guuleeso🔥🔥🇸🇴🇸🇴

    • @doctube1956
      @doctube1956 2 ปีที่แล้ว +2

      Farmajo guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @aisha665
      @aisha665 2 ปีที่แล้ว

      @@doctube1956 FARMAAJO IS GONE FOR LONG TIME,GUUL MD XASAN SHIIQ RUG CADAAGII SO ROGAAL CELI

  • @moudaden1839
    @moudaden1839 2 ปีที่แล้ว +22

    Félicitations bienvenue à Djibouti 🇩🇯🇸🇴le président de Somalie 🥰

    • @mohamedadanabdi6790
      @mohamedadanabdi6790 2 ปีที่แล้ว

      Af somali in aad noogu qortid ban kasii jeclaan lahaa

    • @ahmedhassanali5044
      @ahmedhassanali5044 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedadanabdi6790inad iska sii dhafto aa ka sii fican 😁

    • @awalehmoussab9621
      @awalehmoussab9621 ปีที่แล้ว +1

      ​@@mohamedadanabdi6790 hambalyo kuso dhawow mudane madaxweyn Dalka jabuti fasiradu wata

    • @lulabi8837
      @lulabi8837 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedadanabdi6790❤

  • @macalimdurane
    @macalimdurane ปีที่แล้ว +7

    Runtii Dadka Iyo Dowladda Reer Jabuti Wakhtiyo Kala Duwan Ayey Soomaalya Hiil Walaalnimo Umuujiyeen Heesta Tanina Waxa Weeye Garab Istaagaas Mid Kamid Ah Reer jabuti Waxaan Leeyahy Noolaada Dowladnimadiinuna Hawarto

  • @MohamedJamaal-y8y
    @MohamedJamaal-y8y 3 วันที่ผ่านมา +1

    Happy new year for your...❤

  • @MOHAMEDDUCEYSANE
    @MOHAMEDDUCEYSANE ปีที่แล้ว +2

    INSHAA ALLAAH SOOMAALI ISRAACDAAN DOONAYNAA💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @MOHAMEDDUCEYSANE
      @MOHAMEDDUCEYSANE ปีที่แล้ว

      MADAXWEYNE MAJARAHA UQABO MAAMULKA HOGAANKEENII 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @gare12
    @gare12 ปีที่แล้ว +7

    GUULEEYSO MADAXWEYNE ISMAACIIL CUMAR GEELLE SOMALIDA KUMA ILOOBI DOONTO ABAALKAAD U GASHAY ABID

  • @Mohedabdirisak8741
    @Mohedabdirisak8741 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hees wey dhaaftay❤

  • @shibisyare3461
    @shibisyare3461 2 ปีที่แล้ว +8

    Jabuuti waa mahadsintihin 🥰

    • @lulabi8837
      @lulabi8837 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @geelleafrax8238
    @geelleafrax8238 2 ปีที่แล้ว +2

    guuleeyso madaxwwyne guul iyo baraare ayaan dalkeena somaliyed u rajeynaa

  • @hamdimoussa3535
    @hamdimoussa3535 2 ปีที่แล้ว +8

    Abwanka qaliya an koufano Mohamed moumin ababe nolow abo

    • @missjano8249
      @missjano8249 ปีที่แล้ว

      Hees kan ababe maleh waxa leh ina abib

    • @qalbideeqamuhamad5233
      @qalbideeqamuhamad5233 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@missjano8249 kkk ababe iska leeh heesta 😅

  • @maxamedwadnaqabad5964
    @maxamedwadnaqabad5964 ปีที่แล้ว +2

    I lov heestaan illahow guul noosoo hooy Somali kuli meel kastoy joogto Maida kali Somali isjeclaadada ❤❤❤❤the ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdighaniSheikh
    @AbdighaniSheikh 8 หลายเดือนก่อน +18

    Who is her in 2024🎉

  • @abdeeqmahdi7133
    @abdeeqmahdi7133 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan Ababe walhi wuu shiday

  • @NuurAxmed-v3d
    @NuurAxmed-v3d 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan yaxye Cabdulqaadir somaan masha Allah iyo soomaaii iyo Djibouti 🇩🇯 🙏

  • @SafiyoMahad-e9z
    @SafiyoMahad-e9z ปีที่แล้ว +2

    aad iyo aad jiroo jooga abid reer jabuuti ❤

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 ปีที่แล้ว +3

    Maanshallaa kooxda Haldoor guulaysta

  • @oraahsameadanhassan2363
    @oraahsameadanhassan2363 2 ปีที่แล้ว +4

    Rer jabuuti 🥰🥰🥰

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 ปีที่แล้ว +5

    XAMPALYO XAMPALYO XAMPALYO. JALIIYADDA REER DJIBOUTI 🇩🇯 ♥. EE KU NOL MAGAALADA.QAHIIRA.EE.WADANKA.MASAR

  • @Aadamhaykal
    @Aadamhaykal 2 ปีที่แล้ว +12

    Reer jabuuti jooga oo jiro walalheena soomaliyed nabad iyo noolal waarta adunida meel lagu nastiyo marti soor taqaano alle dhankii nabadka helo oo idin jirsii oo idin joogtey alle waxad ka baridan ma weysaan oo nolal iyo akhiro ah sharafna laidinka sheeg oo magac bixiyo marti soor noqda.

  • @abdallaosman2593
    @abdallaosman2593 2 ปีที่แล้ว +15

    Thank you Djibouti 🇩🇯 😘 💓 💖 💛 ❤️ 🇩🇯

  • @amirmohamedhassan5514
    @amirmohamedhassan5514 2 ปีที่แล้ว +15

    Waan idinka qabnaa hiil walaal

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 2 ปีที่แล้ว +6

    Viva somaliya

  • @alaineawalehomar3520
    @alaineawalehomar3520 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah cafiyamdaya sxb Djibouti 🇩🇯 🙏 💖 OK 👍 👌 🙆‍♂️ yaxa to g

  • @sharawe7582
    @sharawe7582 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestaan waa qiso dhab ah
    Oo Qiiro badan
    Waa heestii labaad oo Iqso dhab ah iyo baladweyene asgariga Qisadaan ku dhaxday baladweyne kuladhacday gabadhune waa gabar xawaadle ah oo cali madaxweyne ah

    • @missali8765
      @missali8765 2 ปีที่แล้ว +1

      Askariga jabutiyan miyana

  • @nimomohamed9914
    @nimomohamed9914 ปีที่แล้ว +2

    Somali yey toosa waa leedihiin mana Rabtiin Ina Somali ku soo biirtan 5somali insha Allah malin uun😊

    • @aboodmoh7330
      @aboodmoh7330 ปีที่แล้ว +2

      Ina adeer waa caadi dal soomaaliyeed o diris baan nahay xata hadii nala midowi weeyaan

  • @HoumedAli-p9m
    @HoumedAli-p9m ปีที่แล้ว +3

    EXCELLENT CHANSONS ALLAH-AKBAR

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +1

    Xayeesintii in geele miyaa. Xafladiisa waxaa ku soo haray oo kali ah dumar xaafada hooshooda ku daalay oo raba inay ka soo nafisaan.
    # Hablaheena way qurux badan yihiin masha Allah. Inta aan xijaabka soo halmaantay, fadlan xijaabka qaata. ❤️

    • @mmimmi9391
      @mmimmi9391 ปีที่แล้ว

      Wx hubso intanad hdlku kula abraarin

  • @omarsuliaman1448
    @omarsuliaman1448 ปีที่แล้ว +3

    Tuducyada ama meerisyada heestan ku jirra waxan ku Jecelahay markuu leeyahay " soomaaaliyey toosa". Intaas u dhagaystaa heestan uma dhagaysto waxkale waayo waa hees guul - wadeyn ah inta kale , Alle dal dhisan & dad dhisan oo soomaliyeed hayna siiyo idam Alle. 🎉 ka yimid Somaliland.

  • @baaskabaaska1428
    @baaskabaaska1428 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan ha lo dhipo nabi scw amaanka

  • @f4lixx411
    @f4lixx411 2 ปีที่แล้ว +5

    Aad iyo.aad.ayaadumahsantihiin.walaalaheen.jabuuti.masha.aalah

  • @abdinasirniman1020
    @abdinasirniman1020 2 ปีที่แล้ว +3

    taladuna run ka maraanto masha allah

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 2 ปีที่แล้ว +4

    Somalia nolow walalaxay

  • @NuurAxmed-v3d
    @NuurAxmed-v3d หลายเดือนก่อน

    Abwaan yaxye Cabdulqaadir somaan iyo abdillahi somaan Djibouti 🇩🇯 ♥️ ❤️ 👌 ✨️

  • @nimcamohamed8414
    @nimcamohamed8414 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashallah guuleyso madaxweyne ❤❤

  • @alificil7153
    @alificil7153 ปีที่แล้ว

    Thanks you father of culture yahye abdiqadir

  • @maaidaxasan1059
    @maaidaxasan1059 ปีที่แล้ว +2

    hees wey dhaftaye🥺🥰

  • @boqorcalii
    @boqorcalii ปีที่แล้ว +1

    Yakhii Hala Sher

  • @khairehawad1254
    @khairehawad1254 2 ปีที่แล้ว +3

    Félicitations haldor 🇩🇯🇩🇯iyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💯💯💯💯

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLEE HAA KU SHARFO RAHA SHRIIF.WAA GEESIIYAD

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks blood brothers

  • @maxamuudxasan2142
    @maxamuudxasan2142 ปีที่แล้ว +1

    Jabuti 🇩🇯❤️🇸🇴

  • @QamanHasan
    @QamanHasan 2 ปีที่แล้ว +3

    Hiil walal Mahadsanidin

  • @AliIbrahimArreh
    @AliIbrahimArreh 8 หลายเดือนก่อน

    Sidokala merci iniga Aya moudan walalayal❤❤❤

  • @mahamoudzakaria8402
    @mahamoudzakaria8402 2 ปีที่แล้ว +2

    Madaxwayne majaraha u qabo maamulka hoogaanka

  • @Museabdulaahi-gm3ss
    @Museabdulaahi-gm3ss ปีที่แล้ว +1

    Somaliyey toosa hees qaaliya

  • @soumyos7802
    @soumyos7802 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @dulmarahmedhussen9705
    @dulmarahmedhussen9705 ปีที่แล้ว +1

    Waa midho ad u macaan lakiin Heesta muusiga lasaaray kuma haboona, sifiican muusic haloo saaro

  • @Hoyga-Barnaamijyada-Fanka
    @Hoyga-Barnaamijyada-Fanka 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan erayo culus Ababe

  • @fosiasoubaneh4628
    @fosiasoubaneh4628 2 ปีที่แล้ว +5

    Macha Allah Vive notre président de la république de Djibouti excellent I.O.G Vive félicitations

  • @XasanKhamis
    @XasanKhamis 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤ best song

  • @zakariyamusa7653
    @zakariyamusa7653 6 หลายเดือนก่อน

    Marti dunida yeeydaan ku noqoon maanta dabadeede🇸🇴

  • @alificil7153
    @alificil7153 11 หลายเดือนก่อน +1

    Halyaygii wadanka Djibouti yahye abdiqadir

  • @MaxamedGeesaweyne
    @MaxamedGeesaweyne 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤N 8:56 oolaada yaxye iyo asxaabtisa.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimdjama3719
    @ibrahimdjama3719 2 ปีที่แล้ว +2

    Les stars djibouti j ai vous félicitations

  • @maryan2411
    @maryan2411 2 ปีที่แล้ว +5

    Madax weyne majaraha uu qabo mamulka hoganka xilka manta kow ma aha wuu kuso maray

  • @taamirhashi5978
    @taamirhashi5978 3 หลายเดือนก่อน

    Abwan Mohamed muumin ababe 🫡

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 9 หลายเดือนก่อน

    VIVA DJIBOUTISHES DJIBOUTI 🇩🇯

  • @halimomahamed9535
    @halimomahamed9535 2 ปีที่แล้ว +3

    Okp👍👍👍👍

  • @xseenaxmed4965
    @xseenaxmed4965 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax walalayaal

  • @yasinfarah559
    @yasinfarah559 ปีที่แล้ว

    thank you Djabutii

  • @iltirehkhaireh632
    @iltirehkhaireh632 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalie 🇸🇴 tosaa

  • @khalidgacan1520
    @khalidgacan1520 2 ปีที่แล้ว +4

    Run ahaan tii waa erayo ama murtii qaali ah oo dhankastab taabanaysa awbaanka heestan maskaxdiisa kasoo maxatay abaabe waa italijan saxiibu aqli weeyan

  • @ibsaMahamed-e6e
    @ibsaMahamed-e6e 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ belle chanson dedie pour notre cher leader Ismail omar guelleh 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤.

  • @MoHaMedDahirJamac
    @MoHaMedDahirJamac 6 หลายเดือนก่อน

    Majaraha u qabo ❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah.