Episode 46: Cuqdadda Hoosaynta Q:2aad;Inferiority Complex| Kabasho|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @Jiraalka_Maalinta
    @Jiraalka_Maalinta 22 วันที่ผ่านมา +1

    Mahad Sanid wll Xamda Alle Haku abaalmariyo, labada Gooroodba

  • @hamdaahmed5720
    @hamdaahmed5720 ปีที่แล้ว +5

    May Allah give you a speedy recovery my dear beloved sister ❤️

  • @c.c.536
    @c.c.536 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid xamda wlle aniga tan waalidka ayaan aad iisaamaysay waliba hooyaday illaahay ha cafiyo waalidkeen

  • @Siciid04
    @Siciid04 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ustaada Hamda. Ilaahay ha kaa ajar siiyo waqtiga qiimaha badan ee aad cilmigaan nacfiga leh nagula wadaagtay.

  • @umubinuyaamiin9772
    @umubinuyaamiin9772 ปีที่แล้ว

    Maaaansh allah allaha ku barakeeyoh ustaad hamda

  • @siidcumar5437
    @siidcumar5437 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hakubarakeeyo ustaad
    Caafilaad taamana hakusiiyo

  • @yacquubmoha
    @yacquubmoha ปีที่แล้ว +1

    masha allh wll hamda wax badan baa kaa faa'iiday waad mahadsantahay wll

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi ปีที่แล้ว +1

    Substances allah, walaalo maansho Allah aynu dhahno waxa wanaagsan... gabadhan yari marka laga yimaado aqoonteeda waa codkar...maansho Allah tabaaraka ramadan, allah haku xiftiyo wllo mcn

  • @Wadani924
    @Wadani924 ปีที่แล้ว +3

    Dhammaan xalqadaha Kabasho ee aad soo dhigtay aniga bay iga hadlayaan. Lol

  • @warsan11
    @warsan11 ปีที่แล้ว

    Alleh hakuu caafiyo cunaha ustaadah Xamda.

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 ปีที่แล้ว +1

    Asc wlle hamda, aad baan kuula socdaa, you are amazing sister , keepgoing

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 ปีที่แล้ว

    àlle haku caafiyo wlo cunaha ,mansh allah mawduuc mihiim ah

  • @Bashe12
    @Bashe12 ปีที่แล้ว

    Alle haku caafio ustaad Hamda hussein.🎉

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sandı ustadi ❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wlloh

  • @abdalemohamed2516
    @abdalemohamed2516 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantahay walaal, Eebana ha ku caafiyo.

  • @AhmedHassanAhmed-i9d
    @AhmedHassanAhmed-i9d ปีที่แล้ว

    Jazaaka Allah ustaad

  • @fadxadaud3526
    @fadxadaud3526 ปีที่แล้ว

    Alle swt caafimaad taam aH ha ku siiyo wll😢🤲

  • @WardaOmarmahamett
    @WardaOmarmahamett ปีที่แล้ว

    Wllo illahay cafimaad khayr qapa ha kuziiyo

  • @mohamudkilwe
    @mohamudkilwe ปีที่แล้ว +2

    thank you for the interesting podcast❤❤❤

  • @nadiramohamed8542
    @nadiramohamed8542 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku barkeeyo wllo maxaad qalbi kabtay alle ha ku caafiyo

  • @njmmmmm23
    @njmmmmm23 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha ku cafiyo abyo ❤❤

  • @mustafe983
    @mustafe983 ปีที่แล้ว +1

    40:rabbi cafinad taam ah hku siiyo wlli misana haka jaasi iiyo

  • @Muhsin_Ciiltire
    @Muhsin_Ciiltire ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad Hamda ,Slalamulah

  • @ridwaanxasan7207
    @ridwaanxasan7207 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @fardowsa5117
    @fardowsa5117 ปีที่แล้ว

    Xamda illahay ajar ha kaa siiyo sidaa noogu dadaasho illahayna haku caafiyo
    Waxan kaa codsanayaa inaa kasoo hadasho monophopia

  • @sahraosman2640
    @sahraosman2640 ปีที่แล้ว

    Illahay ha no kaa caafiyo wllo mcn ❤

  • @salmacadey7829
    @salmacadey7829 ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم❤

  • @cafiifa241
    @cafiifa241 ปีที่แล้ว +1

    Shukran abaayo ❤

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad xamda wllhi waxaa tahay haldoor jacel in dadkeeda hab fakirkooda kor uqaado. Allh kucaafiyo ❤❤❤❤

  • @khadarmuhumed3803
    @khadarmuhumed3803 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah ❤😍

  • @Moali003
    @Moali003 ปีที่แล้ว

    Shukran walaal hamda.

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 ปีที่แล้ว

    Caafimaad baan kuu rajaynaynaa wll❤

  • @maxamedjaamac3134
    @maxamedjaamac3134 ปีที่แล้ว

    Asc allaah haku barakeeyo

  • @UmulkheyrAbdiwali
    @UmulkheyrAbdiwali ปีที่แล้ว +1

    Shukran qaali🤍❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah kerp going

  • @sacdiyoahmed2151
    @sacdiyoahmed2151 ปีที่แล้ว +1

    Asc Habo ilaah haku caafiyo ❤🥰🥰🥰

  • @eidleabdirashiidomar9499
    @eidleabdirashiidomar9499 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid hamda xuseen

  • @nafisamursal8318
    @nafisamursal8318 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah Alfa khayran

  • @abdiqanimello7888
    @abdiqanimello7888 ปีที่แล้ว

    Thanks 👍👍👍 Hamda

  • @MohamedAbdulleyMohamed
    @MohamedAbdulleyMohamed ปีที่แล้ว

    Allaha ku caafiyo abaayo

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad waxa ka so hadashaa next vedio emotional abuse I.a ina ka so hashid rajayna❤

  • @Iamabddi
    @Iamabddi 11 หลายเดือนก่อน +1

    🎉😊😊❤❤

  • @ciisexusen-lf8sx
    @ciisexusen-lf8sx ปีที่แล้ว +9

    Macalimad mahadsanid marka hore marka xiga waxaan kaa codsaneynaa inaa casharada aad subtitel noogu yeesho ama erayada ingiliish ah shaashada ku sooqortid waayo cashirka waqtiga aan dhageysaney waa inaan erayo ka faa iidno waxaan filayaa inaa codsigeyna qiimeyn doonto mahadsanid ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 ปีที่แล้ว

      Waxba kaama dhinna haddii aad fahmaysid Afsoomaaliga. Inaad erayo "English" ah adeegsato markaad dad Afsoomali kuhadla aad wax u sheegaysid waa mid laga fiican yay.Laakiin taas soomalida ayaad kala siman tahay, oo qofkii markuu hadlayo dhawr erey oo "English" ah ku dhex dara hadalkiisa, ay u arkaan aqoon yahan. (Markaan dadkaas arko amma maqlo, waxaan xasuustaa heestii Abwaan Cali Sugulle ‘Dun Carbeed’ ee:
      Af Qalaad aqoonta miyaa?
      Ma ahee
      Waa intuu qofba eebbe geshaa
      Ayeey nala tahay anagee
      Runtii, qofku wuxuu wax ku fahmaa marka Afkiisa hooyo wax loogu sharraxo amma loogu dhigo.

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku barakeeyo Ustaad Hamda.. Podcast kan Cajiib weeye Qaybihii hore na wan soo daawadey..Caafimadkas rabbi hakugu wado❤️

  • @NajaxSiciid-e4r
    @NajaxSiciid-e4r 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks you❤

  • @carfoonxuseen4810
    @carfoonxuseen4810 ปีที่แล้ว

    shukrn macalimad❤

  • @mukhtarmaxamuud7944
    @mukhtarmaxamuud7944 ปีที่แล้ว +1

    soo dhawaw wll

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 ปีที่แล้ว

    Manshaa Allaah shugran Abaayo qaali jazaakilaahu khayr Alaah hakucaafiyo ustaada

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 ปีที่แล้ว

    Wac m.a abaayo alaha kudhooro abaayo waxaan kaacodsinaa iisameyso lingi

  • @ikramabdiazizyusuf8676
    @ikramabdiazizyusuf8676 ปีที่แล้ว +1

    Thanks❤

  • @asiamohamud5344
    @asiamohamud5344 ปีที่แล้ว

    Qofka waxa qaraya awodihiisa iyo qanacsananta iyo rumeynta yadiisa ama inuu isku maleeyo qpfka markasta hooseya waxa Keena wa kolsoni la aanta lkn malinta isku kolsonnato oo allah swt ku kalsonato malintaaa ayaa xaqiqda saxdaa wajaheysaa naftadana xasileysaaa

  • @qubqac9544
    @qubqac9544 ปีที่แล้ว

    Gabadhan oo kale guurso

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga markan yara waxa laygu cayijiray xafadayada dherka iyo casaankan waa doqonimo don dheer ba xafadayada laygu yedi jiray 😂😂

  • @hananhoussein
    @hananhoussein ปีที่แล้ว

    Machallah ❤❤❤

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 ปีที่แล้ว

    قدامك العافيه يارب

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 ปีที่แล้ว +1

    Wlh dadkaas ayaan kamid ahay hoyo 29 jiraa ahay gabar yaraa iijogto oo 5 jira markan ku qayliyo way argagaxdaaaaa

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 ปีที่แล้ว

    Thanks for sharing

  • @xaylexoosh4928
    @xaylexoosh4928 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxan ubahna Kontakt si aan korsoyinkaaga kale uga to Email jwb nosoqo mesha lagala xiriirkaro mahad sanid

  • @Coolgranma
    @Coolgranma ปีที่แล้ว

    MaaSha-Allaah,,

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 ปีที่แล้ว

    Nafta sidee u celiyaa

  • @munawaberi1617
    @munawaberi1617 ปีที่แล้ว

    Asc wll hamda ,ilahay haka jazaid siiyo podcast kan wax badan waka faiiday , waxan rabay wll xalqadkaste wxd dhahda ogaal nafeed "ogaal nafeed" muxu yahay ?...midasaba igaga daran xanunada kle wn jeclan laha hadad inad carabka ku dhufato mahadsnid ❤

  • @umu5149
    @umu5149 ปีที่แล้ว

    Usada hamda hussein jasakalahu khyr wll qali waxad modaa inaad aniga iga hdalyso

  • @nimomohamoud9562
    @nimomohamoud9562 ปีที่แล้ว

    Podcastogii iima shaqaynayo yaa ila qaba ?
    Mise waa xagayga tolow

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 ปีที่แล้ว

    Wcm

  • @yasminyuusuf9182
    @yasminyuusuf9182 ปีที่แล้ว

  • @humeyramohames
    @humeyramohames ปีที่แล้ว

    🔥❤

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 ปีที่แล้ว +1

    ❤️🤍

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 ปีที่แล้ว

    Asc hamda abaayo wad mahadsantahay xalqadahan ad nosogudbiso inferiority complex and low self esteem ba ihayo waxayna igaso racday childhood trauma aniga hooyadey iyo Abe wey kala tageen ano 2 yrs ah hooyo la'an ban kuso koray marka dhibatadii yaranteyda aya hada ano weyn isaameysi mentally iyo emotionally gaalada waxay leyihin these emotions are many layers and you can see that emotion on your childhood bal ilatali walalo kher Allah kusiiye

    • @canabmuktar102
      @canabmuktar102 ปีที่แล้ว +1

      @Aidaros7 thanks bro Saxiib maba lihi walahi dhikrigana wankudadala inshaallah thanks more

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan ปีที่แล้ว

      @@canabmuktar102 Adiga Mudan Wlalo Welwel Ha Isku Furin

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 ปีที่แล้ว

    Cuqdad 😂

  • @xamdihussen1941
    @xamdihussen1941 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @amiinkeeyamiinkeey1244
    @amiinkeeyamiinkeey1244 ปีที่แล้ว

    Thanks ❤😊