Ustaadah hamda I'm immensely grateful for your enlightening lessons on psychology and self-recovery. Your guidance has not only transformed my life but has also addressed a critical need within the Somali community. The scarcity of such resources makes your work even more precious. Thank U for your dedication, hope you'll keep empowering us to overcome challenges and grow.
50ka xalqadood ee Kabasho waan dhagaystay. Hab fakarkayga, dad la dhaqankayga iyo la macaamilka naftaydaba wax badan ayuu ku siyaadiyay. Xamdaay walaal Eebbe ha kaa ajar siiyo labada daarba cilmigaas aad nala wadaagtay. Kabasho🤍
Wan jeclalalaha inan dhegaysto xalqadahan kabasho marhore oon xaladaha qar kusugana wanay icaawilahayd balese Rabi muu qadarin hadana waxay inoqotay wax aan waxkabartay xalqadaha qaar inay ani ilahadlayan Ayan u haystay thank you so much sis ❤
Waxa aan maanta gaba gabeeyey xaqadi aan taxanaha uso wadaye, Anigoo wax badan ka korarsadey. Waxaan u mahadnaqaya Hamda Hussien oon leeyahay kaalinti bulshada aad ku laahayd wad kaso baxdee جزاك الله خير 🎉🎉🎉.
Maanta oo aytahay taarikhdu 2023/12/18 Ayaan dhagaysanaya xalqadan goobtayda shaqo California Palo Alta standard shopping center alle dhamanten haynagu guuleyoh nolosha aadban ku tagera wll guulaysoh akhlaaqsan
جزاك الله خير الجزاء واحسن الله إليك alle mahad iska leh i sura galiyay ano cafimad qaba inan dhamaysto aad bad umahadsan thy gortan ubaahna bad iso gadhsisay taxanaha aadka u qimaha badan
Iam so so so so proud of you 👏 wlhi , in qof adiga o kale ah qof aaad u aftahanada , hadal yaqana , balaqa Alle siiyey , cilmiga maaadiga ku diini ahba Alle siiyey , hdana dhiiranan leh , karti leh , mashalllah tabarakalllah, atahy weliba gabdh somaliya aaad ayan appreciate uga ahy wlhi, waxan ahy qof xalqadkasta ooo ad soooosaarta aaanay dhaafin , adban kudhageysta weliba tan iyo maaalintiii ad bilaw dey, hadalkagana aaad ayn u dhandhansadaaa, nafteyda na aaad ayd u cawisay heer an la dhiil gareynkaro caqbadkasta iyo dhibkasta nolosha kula kulmo, hadana ereyo badan oo soomaliya ka faaidey,,,,, Alle abaaàlkaga jannada hka dhigo, one day waxan rabbaaa inaaaan kulno inshallla , Alle hkayeelo. ❤❤❤❤❤ hore usoco aadban u dhiiranayaaa , markan arko ado gabdh somaliyeeda cilmigan o dhanleh hdana kasoo burqanayo . Iftiimin3ysana dadka kle noloshoda, aadban proud kugu ahy wlaaaal❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Wll hamda Hussein wan kusalamya marka hore waxan arkaa markasta videogaga anigoon xaladad Ka hadlayso Ku jira thank u ban ku leyahay Alle hakaa abaal mariyo . Waxad noga soo hadasha dhexgalka dadka iyo ma wajibaa inaa adigoo ah qof an Ku ficnan dhexgalka dadka awoodin intuu Ka falceliyo hadaladoo aad isku qasabtid inaad baratid 😢
Mahadsanid Hamdaay anigu hada ayaan arkaa in aan is fahmyo markii hore anoo xalqado badan dhagaysty baan is la'aaa lkn ugu dambeyn xalqad ka mid ah baa noqoty dawydii is fahanka. Again Thank you ❤
Mncha Allah waxaan ku hambalyeynayaa naftayda iyo nafaha kaleh ee ku dhiiradey inay dhegteeda u raariciyaan dhawaqa codkaaga ilaa 50 xalqadadood codkaaga maqalkiisu kabasho kaliya iima ahayn ee waxay ahayd aqoon ii soo koradhey mudadaas kabasho socotey 🎉❤ ku mahadsanid walaal Hamda Hussein waxaan si mug wayn oo miisaaman u sugayaa podcast baddali doona kabasho😢❤ idam allah khayr iyo badhaadhe kuu rajaynaa adigu iyo familyga kabasho❤❤❤🎉🎉
Allahumma Barik❤️Habo kheyr aan dhamman Allah ha kuugu beddelo wacyigelintaan qiimaha badan oo cilmiga ku dheehan🥰 Waxaan Allaha Raxmaanka ah ka baryeynaa inuu waalidkii ku soo barbaariyey oo wax ku barey adduunkooda iyo aakhiradooda wanaajiyo. Makaankooda ka dhigo jannatul Firdows. Amiin🤲🏼 Horey u soco bi idni Allah oo gacanqabo dhalinyarada iyo inta dooneysa iney fahmaan sida nafteena, maskaxdeena iyo gudaheena isula shaqeeyaan. Waxaan Allah ka baryaayaa inuu kuu barakeeyo cimriga, caafimaadka, cibaadada iyo cilmiga. Amiin🤲🏼
hamda thank you wll waxaan ku farxaa iyo way iidhirgalisaa dhagaysigaaga podcostkaaga wan jeclahay shaqda markaan joogo waxaan udhagaystaa inaan shaqdaas aan hayo focus ugu ahaado 100 % mahadsanid
I am in episode 17 , and I get more benefits , insha allaah I will finish soon , I appreciate and grateful your effort towards emotional healing. Every time that I feel something wrong I remember KABASHO EPISODES Thank you hamda again my allah bless you 🙏😍
WalazhaY Xamdi Marka Hore meel aaan kala soohadlo iisheg walal 😮 Mida kale maxaa Sababa iN ay Waalidku aysan baDanka Ubadkooda Ayzan Fahmin Waxay RabaaN
Manta ayaan arky muqaladada mar hore u bahnaa in aad maqlo oo kugu xernado alle ayaan mahda iskaleh oo ii qadiray in aan arko muqal ka basho ka hdlaya inbdn baan Isla hadlay oo naftydah wareysaty wxaan ahy qof u nugul dadka fmilkeda ka mid ah walal Walid hdalkoda inta bdn neh wuu idhawacaa misana anoo wx wngsan u sameyna ayey si qaldan u qatan ama anaa wangi u samey nayey iga qaldama samen igu yelata ...adoo mahadsan ka Soo hadal qof fikir bdn io sida looga hortago fikirka bdn ...
Mahad sanid ustad Hadda dhagaysan 2023 bisha 12/ 31 aad ban uga faaidey eebbe hake karaameyo wlle Hamda Hussein eebbe haku sharfo ❤
Ustaadah hamda I'm immensely grateful for your enlightening lessons on psychology and self-recovery. Your guidance has not only transformed my life but has also addressed a critical need within the Somali community. The scarcity of such resources makes your work even more precious. Thank U for your dedication, hope you'll keep empowering us to overcome challenges and grow.
Hamadi hussein qofki ugu horeyay oo video ga dawada ahy
50ka xalqadood ee Kabasho waan dhagaystay. Hab fakarkayga, dad la dhaqankayga iyo la macaamilka naftaydaba wax badan ayuu ku siyaadiyay. Xamdaay walaal Eebbe ha kaa ajar siiyo labada daarba cilmigaas aad nala wadaagtay.
Kabasho🤍
Wan jeclalalaha inan dhegaysto xalqadahan kabasho marhore oon xaladaha qar kusugana wanay icaawilahayd balese Rabi muu qadarin hadana waxay inoqotay wax aan waxkabartay xalqadaha qaar inay ani ilahadlayan Ayan u haystay thank you so much sis ❤
Aad iyo ayad u mahadsnthy wll Hamda. Kabasho waxay ahayd taxane waxtar badan. Allah haku barakeyo aqonta, waqtigu is iyo tamarta aad gelisay.
Waxn jeclan lahaa in aad so gudbisid xalqadaha ku sabsan:-
1. Dadka kugu hareraysan ma jecla hurumarkaga xata saxibada. Samayta daren iyo sida loga gualysto
2. Kaladuwananshaha shakhsiyda dadka iyo sida lola macamilo.
3. Sidee ayu qofku u xakamaynkaraa naftisa iyo hawadeda si uu ugaaro hadafkiisa adun iyo midka akhiro
4. Sidee qofku u kasbankaraa self compassion
Thanks alot
Waxa aan maanta gaba gabeeyey xaqadi aan taxanaha uso wadaye, Anigoo wax badan ka korarsadey. Waxaan u mahadnaqaya Hamda Hussien oon leeyahay kaalinti bulshada aad ku laahayd wad kaso baxdee جزاك الله خير 🎉🎉🎉.
50 episode podcast waan dhameystay waxna ka Barty wax yalo an isleyahy wax ka ficn Madan baran ama Madan dhageysan😢😊😊😊
Maanta oo aytahay taarikhdu 2023/12/18 Ayaan dhagaysanaya xalqadan goobtayda shaqo California Palo Alta standard shopping center alle dhamanten haynagu guuleyoh nolosha aadban ku tagera wll guulaysoh akhlaaqsan
Anigu aad ayaan u dhararayay Yaa kaloo aad u sugayay? Gacanta taag
Alx barnamijkan oo mudo hore lasoo geliyey ayaan anigu maanta dhamaystay waxan kaloo la kulmay season 2 channelka ilaa 6month waan ku xidhnaa .aqoontu rag iyo dumar ma kala laha anigoo wiil ah ayaan jidka ,classka school ,guriga meel kasta ku dhageystaa dadku waxay uga dhahayan anigo aan ka fikirin ,kii ugu dhaha maxad ka dhagaysana waa dookhayga iyo rabitankayga ayaan ugu jwbaa .thanks wllo
Watuu lahaa rasuulka Scw qofka ugu awooda bdn ma ahan Jidka si Fcn wax ulagdi kara ee waa kan caradiisa controli kara iyo dareemihiisa❤
One of my favourite podcast ❤😢 madhamaaday ❤ilaahy haka ajar siiyo abyo 🎉hampalyo kuleeyhy sida waxa baratay noogu faidaysay ❤🔥💯 aniga 2 xalqo ayaan aad uga helay ilaa hada iidagsan oon dhageystaa waliba erayo aan isku dhiirigaliyo kala sobaxay waa episode 7,23 aad ujeclhy wa ku duceyaa wlhi aad kaga mahadcelinaa sida naguso gubisay shukran kabashadayda adigaa ii horseeday hamda Xuseen 😢guulayso abyo aduun iyo aakhiro ❤
Mar dhow ayaan kugu soo biiray kabasho ayaan ka bilaabay xalqada 37 aad ayaan maraayaa wax badana waan ka faaiidey rabbi ajar iyo xasanaad fara badan hakaa siiyo waqtiga iyo cilmiga aad isugu kaaya dartay
جزاك الله خير الجزاء واحسن الله إليك alle mahad iska leh i sura galiyay ano cafimad qaba inan dhamaysto aad bad umahadsan thy gortan ubaahna bad iso gadhsisay taxanaha aadka u qimaha badan
Welcome back Runtii aad baan uga heley barnaamijkaaga ❤❤ horey usoco sister
Ad ban usugay xalqadn tnk u🖤
Ustaadah Hamda Hussein, Waan kaaga mahadcelinayaa duruustii kala duwaneyd ee midba midka kale ka qiimaha badnaa❤
Iam so so so so proud of you 👏 wlhi , in qof adiga o kale ah qof aaad u aftahanada , hadal yaqana , balaqa Alle siiyey , cilmiga maaadiga ku diini ahba Alle siiyey , hdana dhiiranan leh , karti leh , mashalllah tabarakalllah, atahy weliba gabdh somaliya aaad ayan appreciate uga ahy wlhi, waxan ahy qof xalqadkasta ooo ad soooosaarta aaanay dhaafin , adban kudhageysta weliba tan iyo maaalintiii ad bilaw dey, hadalkagana aaad ayn u dhandhansadaaa, nafteyda na aaad ayd u cawisay heer an la dhiil gareynkaro caqbadkasta iyo dhibkasta nolosha kula kulmo, hadana ereyo badan oo soomaliya ka faaidey,,,,, Alle abaaàlkaga jannada hka dhigo, one day waxan rabbaaa inaaaan kulno inshallla , Alle hkayeelo. ❤❤❤❤❤ hore usoco aadban u dhiiranayaaa , markan arko ado gabdh somaliyeeda cilmigan o dhanleh hdana kasoo burqanayo . Iftiimin3ysana dadka kle noloshoda, aadban proud kugu ahy wlaaaal❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Wll hamda Hussein wan kusalamya marka hore waxan arkaa markasta videogaga anigoon xaladad Ka hadlayso Ku jira thank u ban ku leyahay Alle hakaa abaal mariyo .
Waxad noga soo hadasha dhexgalka dadka iyo ma wajibaa inaa adigoo ah qof an Ku ficnan dhexgalka dadka awoodin intuu Ka falceliyo hadaladoo aad isku qasabtid inaad baratid 😢
Manshaa Allaah shugran Abaayo qaali jazaakilaahu khayr
M.a abaayo ilahay haku barakeeyo
Wlahy taxanaha kabasho waxaan bilaabay dhagysigiisa sanadkan dhexdiisa waan wada dhagaystay alxm 50 episode podcast wxaana ka faaidey wax yaalo aaad u badan oo xataa nafsiyan aaan u fahmay ilahay hakaa abaal mariyo lawadaagida wax kastoo nafaheeena wanaag u ah oo aad noo faideysay ❤🙏
كرّم الله الذي قلت يا ربّ انّي لما أنزلت إليّ من خير فقيرة كما كرّمك في هاذه الوقت اللهمّ آءمين
Hamda husainey wll mcn Horta ale haku xafido wll wlhi markasto aan dhagaysto kabasho dhiiranan iyo kalsooni buxdan dareema ilahay abaalkaga Jano haka dhigo wll
Thanks macalimad in Badan Biloe Ilaa Dhamaad waa Ku Xirnaa Runtii Waana Cajiib Baramijkan Allaha Kaa Ajar Siiyo Inta ka Fa'idaysatay Baan Ka Mid❤
Waad mahadsan tahay Abaayo Illaahey caqligaaga haku xifdiyo iyo carabkaaga. ❤❤❤❤ Mansha Allaah
Mahadsanid Hamdaay anigu hada ayaan arkaa in aan is fahmyo markii hore anoo xalqado badan dhagaysty baan is la'aaa lkn ugu dambeyn xalqad ka mid ah baa noqoty dawydii is fahanka.
Again Thank you ❤
Mncha Allah waxaan ku hambalyeynayaa naftayda iyo nafaha kaleh ee ku dhiiradey inay dhegteeda u raariciyaan dhawaqa codkaaga ilaa 50 xalqadadood codkaaga maqalkiisu kabasho kaliya iima ahayn ee waxay ahayd aqoon ii soo koradhey mudadaas kabasho socotey 🎉❤ ku mahadsanid walaal Hamda Hussein waxaan si mug wayn oo miisaaman u sugayaa podcast baddali doona kabasho😢❤ idam allah khayr iyo badhaadhe kuu rajaynaa adigu iyo familyga kabasho❤❤❤🎉🎉
Ustaad aalle ha ku caaafiyo
Alxamdulilaah ilahay baa mahd leh iii suurtagaliyey inaan dhameysto xilqadihiii 50 ka ahaa eee barnaamijka kabasho barnaamijka wuxuu sooo baxay xili aaan u baahnaaa macalimadeena qaaliga #Hamda Hussein khyr badan eebe hagu siiyo gacalooy abaalkaga maan gudi kareee jandiii Guule ku irsaaq❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a Dhawaan ban kusoo biiray kabasho aad ban ugu faaiday Jazakallah qeyr xamdaay guuleyso 2daarood👏🥰
Masha allah dear sister
May Allah bless you ❤
We proud of you ❤❤❤
Masha allh wallo wad ku mahadsnthy fikradahan aad so gudbiso halkaana kadii wad ❤❤❤
shugraan hamday wlo aad ayaan uga faaiiday barnamkagan kabasho wxna ka mid noqday dadka dhamestay aadna waan ugu faraxsanay♥
Aad baaan kaga mahad celinayaa waqti aaad na siiyay, Rabbi waxa kaga baryaa inuu ku siyaadiyo aqoontada iyo cimrigadaba.
Jasaka allah haka rali npqdo byo
Waadku amaanantay shaqadaa fiican, mhdzanid million jeer hore u socaan Ku leeyahay wll sii wad halgankaaga kasmo nafeedka.
Mansha allh, tabaka raxmaan, Allah ha ku barakeeyo wllo cilmiga caqliga❤ wax badan baan kaa barty,shaqsi ahaan
Thank you lady❤❤
Allahumma Barik❤️Habo kheyr aan dhamman Allah ha kuugu beddelo wacyigelintaan qiimaha badan oo cilmiga ku dheehan🥰
Waxaan Allaha Raxmaanka ah ka baryeynaa inuu waalidkii ku soo barbaariyey oo wax ku barey adduunkooda iyo aakhiradooda wanaajiyo. Makaankooda ka dhigo jannatul Firdows. Amiin🤲🏼
Horey u soco bi idni Allah oo gacanqabo dhalinyarada iyo inta dooneysa iney fahmaan sida nafteena, maskaxdeena iyo gudaheena isula shaqeeyaan.
Waxaan Allah ka baryaayaa inuu kuu barakeeyo cimriga, caafimaadka, cibaadada iyo cilmiga. Amiin🤲🏼
Mahadsanid wll Xamda
Alxamdulilaah inan kula dhamaysto qiimaha casharada kabasho macalimad mahadsanid ❤❤❤🎉🎉❤🎉
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤❤❤
لن يغلب العسكر يسرين ❤😊
Mansha Allah welcome back gacalo runti aad Ayaan ugu xidhanahay kabasho waxaanay ii dhaydaa boogo aanan Koobi Karin
Finally, thank you dear Hamda, I have been waiting for a long time. ❤
Mansha allh wlo ilahy hakubarakeeyo wxa ka mid ahy dadka ku kabty inkasto weli wx I hadhsanyihin
Soo dhac yeey soo dhacyeeey 😂❤ xamda qurux see noqontay abyo adigoo naga xanuunsan ku ogaaye
Hamdi aad iyo aad baa u mahasantahy abyo qaali
Masha Allah ,waad mahadsantahy hamdi 💯👈👏mantana waxaan ogaadey inaan suaalo badan jwb heley ✅✅👈👏👏
Dar ilhy ban kuu jeclhy hamdiyey wlloh allaha kaarali noqdo ♥️
Mashallah mapruuuuuuk yacumri ❤️❤️ jazakallah khair ❤️🥰👑💖
Wllshy waxbadan ayaan kaa faaiday shukran wllshy
جزاكم الله خير حمديه ❤
safar dheer iyo season dhamaadki rabbi haka jazi i siiyo wllo 🎉❤
Mashallah in bdn waan kaa faaiday rabbi hanoo kaa daayo xapipty allaha kaa raali noqdo ❤🥰
Walal Hamda Allah aqoontada ku barakeeyo wax badan oo aan halkaan kuso koobi karin ayaan kaa faa'iday.
masha allah. allah hakubarakeyo wll wan ku aaminsahay
Maashaa allaah walshy guulayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤Alle ajar ha kaa siiyo wll cilmi aad nala wadaagaytay, aad buu wax uga bedelay aragtida aan ka haystay fahamkeeda
Alaha ku xafido walashey Misan ka Na Alaha ku saaro Xasanad ,
Naf ogaal waa cashirkeygii ugu muhiimsana ee aan nolosheyda maqlo❤❤❤
Thx hamda ❤jazakallah
Marka kobaad waxaa mahad idilkeed iska leh Allaah boqorka ah oo nasiiyey nimcooyinkaan haysano.
Xamda walal aadba umahadsantahay cilmiga balaaran ee aad nala wadaagtay adigoo waliba siqurux badan usoo diyaariaya diiniyan iyo dhaqan Soomaaliyeed ahaanba kun jeer mahadsanid miisaanka xasanaadkana allaah haku saaro kumanaan qof oo qalbigu holcayey aan awoodna ulahayn ama aan fahankaas ahayn inaad halkaas codkaga kusoo gaarsiisay ayna dareemeen dareenkoodu in uuyahay caadiya qalbi holacana ayka bixi karaan aadna tustay wado.
Anigu waxaan kamid yahay dadkaas noloshooda intii badnayd qalbi holac ku noola habeeno badan hurdo iska waayey hadba bog shalaay iyo xasuusnaanta dhacdooyin xanbaarsan murug iyo uurku taalo badan. Markaan wareero meesha ay iga imanayaan qalbigayga waan suuxin jiray waayo waligay ma arag meel looga hadlayo dareen dhagaysi iyo dhaymo nafeed alxamdulilaah.
Maanta laptopkayga folders ku waa isdul saaran yihiin sababta dareen kasta ciwaankiisa iyo ka hadalkiisa gooni baan usiiya alxamdulilaah meelaha aan ubaahanay inaan lakaashto professional na waa iicadyihiin alxamdulilaah mahadsanid walal Xamdi
Welcome back
hamda thank you wll waxaan ku farxaa iyo way iidhirgalisaa dhagaysigaaga podcostkaaga wan jeclahay shaqda markaan joogo waxaan udhagaystaa inaan shaqdaas aan hayo focus ugu ahaado 100 %
mahadsanid
I am in episode 17 , and I get more benefits , insha allaah I will finish soon , I appreciate and grateful your effort towards emotional healing.
Every time that I feel something wrong I remember KABASHO EPISODES
Thank you hamda again my allah bless you 🙏😍
WalazhaY Xamdi Marka Hore meel aaan kala soohadlo iisheg walal 😮
Mida kale maxaa Sababa iN ay Waalidku aysan baDanka Ubadkooda Ayzan Fahmin Waxay RabaaN
Wll instigram kala hdl wey kuso jwbeysa wa gabar ficn mashallah
Info@kabasho.com
@@hamdahussein.kabasho hamda Xuseen walal adigoo iga raaliya email aan kaala soo xidhiidho ii sheeg please ❤❤❤❤❤❤
aad baan uga faa'iidayaanay waa casharo aad u mihiim ah kabasho.
Wad mahadsan tahay macalin
Wll hamday iam on the people la tacalaya cadhadoda isla markana ah dadka ooya markay cadhodan billaah calayki wllo kaso hadal cadhada iyo inficaalka dagdaga 😢
Tuesday 12 November ❤
Mahadsanid abaayo macaanto
Mashaalla ❤❤❤❤
Xamaday wllo telfoon Kagan rabaa
manshallaaaah jasakallaqqh khyr wllllllo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤WE LOVE YOY
Asc hamday walaal waxaan aad u rabaa inaan kula soo xariiro aaad ayaan kaga mahadcelinayaa soo jeedintada
maanta ayaa ii kaw ah
Manta ayaan arky muqaladada mar hore u bahnaa in aad maqlo oo kugu xernado alle ayaan mahda iskaleh oo ii qadiray in aan arko muqal ka basho ka hdlaya inbdn baan Isla hadlay oo naftydah wareysaty wxaan ahy qof u nugul dadka fmilkeda ka mid ah walal Walid hdalkoda inta bdn neh wuu idhawacaa misana anoo wx wngsan u sameyna ayey si qaldan u qatan ama anaa wangi u samey nayey iga qaldama samen igu yelata ...adoo mahadsan ka Soo hadal qof fikir bdn io sida looga hortago fikirka bdn ...
Masha allah
Mahadsanid hamdi
We will miss you 😘 😢 💔
Mahadsanid wll
Always we are waiting for you
Abaayo course ka dhaymo nafeed mala heli karaa hada, fadlan waan u baahnahay❤😊
WhatsApp Numberkan la xidhiidh walaalo : +44 7548 792937
Mahadsanid abaayo waxaan ku dhexnooshay qalbiyadayada waxaan jeclaan lahaa noo wado mahadsanid walaal qof goaan gaaraya hadana aan fulinayn maxaa Kula talinlahayd
Asc hamda hussein wll wxn kuwaydiyay buuga aabaha haldoorka soomaliland miyaa laga heli karaa?
Podcast sidee lo sameeya
Good 😊
Wll xamdi waan kuu bhnhy xageen kaa helaa
Info@kabasho.com igala soo xidhiidh walaalo, Mahadsanid 🙏
Huno in aad icaawiso ayan u bahanahay ee sidee ku heli karaaa?
Asc wllshy waxan kaa codsanayna hapka ama sda loo la naqmo dadka ama bulshada
Xamda, reflection back iyo flash back maxay kala yihiin?
Mahadsanid❤
Wlo hamda thanks u 😭❤️❤️👸🩸
Marka laga yimaado casharada qiimaha leh ee aad bixiso sidoo kale waxa aan kaa faa,iiday eray bixin aad u heer saraysa .
Mahadsanid wllo waxaad noo sameysey dhaymo-nafeed
Waxaanan kugu boorinayaa inaad sii wado ❤
Good❤
waxan ka mid ahay dadki dareen ahan kabtay alx, waxan jeclan laha inad seasonka xiga xooga saarto xaga relationships ka, sidee loo yarayn karaa filashada aadka u saraysa si aan dhaawac dareemeed noo soo gaadhin. mahadsanid.
Asc walaal Hamda waxaan rabaa in aan kulahadlo xegeen kaahelaa
Info@kabasho.com