DAAWO Saafi Sheekh Cumar oo Ka Sheekeesay Kufsi Loo Geestay 1986 dii Qeybta 2 Aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • DAAWO Saafi Sheekh Cumar oo Ka Sheekeesay Kufsi Loo Geestay 1986-dii Qeybta 2-Aad

ความคิดเห็น • 36

  • @user-rz8rw1gp8z
    @user-rz8rw1gp8z 11 วันที่ผ่านมา

    Ilahow safi uhele

  • @user-ug1su6ft2o
    @user-ug1su6ft2o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aleh hoooyo aleh haku xiftiyo ala wayne

  • @asmacali111
    @asmacali111 29 วันที่ผ่านมา

    illhow safi u hili

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 ปีที่แล้ว +3

    Dambilaha haddy ou dambiga ku caddado in ciqaabkiisa la mariyo 100 sano xatta ha ka soo wareegato qofka ka xun maxaa lagu tilmaamikara ?
    Saafi abbayo, Allaha kuu kaalmeyo oo kuu boogo dhayo. Aamiin

  • @hodanyusuf6240
    @hodanyusuf6240 ปีที่แล้ว +2

    Scw walaalo dacwe warabayasha lakineviska ilali ya ay kudiline.

  • @SabrinjamaHirsi-eb7zm
    @SabrinjamaHirsi-eb7zm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninku magacii fanaanka ah horta😢

  • @MaxamedCiise-vm7xy
    @MaxamedCiise-vm7xy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow gabadhaasi xaqda si degdega usii.nimankaasina cuqbo if iyo aakhir ahna ku rid

  • @AsmaaUpduwalle
    @AsmaaUpduwalle 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @user-rd4sc6su8q
    @user-rd4sc6su8q 2 หลายเดือนก่อน

    Asc walaalo Aad ban uga xumahay waxa ku gaadhay

  • @user-pu6mj3op5g
    @user-pu6mj3op5g 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂 wll aad bn uga xumy wixi kugu dhacy wll aarso ha baqin alle ku hilinaye mari ciqabtoda wasakhda

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 หลายเดือนก่อน

    Hooyo sorry wan ka rali galinaya dhibka ku gaare

  • @adanyare6820
    @adanyare6820 ปีที่แล้ว +1

    Lakiin hada maxaa keenay ileen dowlado baa jiray

    • @AsmaaUpduwalle
      @AsmaaUpduwalle 4 หลายเดือนก่อน +1

      Cadaalad rabtaa wll❤❤😢

  • @user-dw4ux5ft2l
    @user-dw4ux5ft2l 2 หลายเดือนก่อน

    Gabdhi Ad Raacdey marka garanaysa mise Dara ilhey ayad URacdeya mida kala xila hore aya Ahad imka kiiskag sidab laqadeya

    • @fadumohassan6511
      @fadumohassan6511 หลายเดือนก่อน +1

      Wllo kiis waa kiis qofka xaaq buu uu leyahay dhiibka loo geeystay dadkii uu geeystay iin eey xaaqeedi kas heesho waxaano kaale laama ilaawi kaaro

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula หลายเดือนก่อน +1

      Haa naag afgooye degan oo Duniyo Hassan la dhaho weeye

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 ปีที่แล้ว

    Waa islaankae oo awalba guruubkii sharciga xun wadeyka mid ahad oo hada la soo kiciyey maxaa masnta ka hadal siiyey oo diidey inay hadasho mase ninka jooga Canada kadacweyso wadankuu joogo

  • @mohasaid
    @mohasaid 3 หลายเดือนก่อน

    Habar gaal qabo Sidee lagu rumaysan karaa

    • @user-bu4yr5yo3x
      @user-bu4yr5yo3x 2 หลายเดือนก่อน

      Haduu cadaan qabo gaal miyaa

    • @fadumohassan6511
      @fadumohassan6511 หลายเดือนก่อน

      iin gaal uu yahay iyo iin kaale maa oogtahay waxaa naacsiyay dadkeey kaa dhalatay baa dhiibkas uu geeystay

    • @mohasaid
      @mohasaid หลายเดือนก่อน

      dhawaca 35 sano ka dib soo baxay baanan Gran Karin shalay markii ninkii Somalia aha qabay Cadi bay ahayd 😂

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 ปีที่แล้ว

    Yurub sharkeeda alle hanaga duwu iyo gaal meel uu joogaba dariiq khatara yayeey inagu soo furayaan allow umadu waa naga cafis horeiyo imikaba
    أن الله مع الصابرين
    Qofkii alle inuu kula jiro deeqi waayo ciiduna madeeqayso 1986-2022 waamudo fog iskacafi umada hadaad khayrka alle rabto

    • @abdirashidkhalid5540
      @abdirashidkhalid5540 ปีที่แล้ว +2

      Xaq bay u leedahay inay dacwad la daba taagnaato hadii denbiilayasha la daba taagnado denbiba ma dhacdeen

    • @sahrocisman953
      @sahrocisman953 ปีที่แล้ว

      Xaq bay u leedahay nimanka duliga ah ee sharafteedi iyo qlbigedi dilay inay adunka ka aarsato aakhirina cadaabtii jahanamo allaha ku aruursho nimankaas

    • @user-bu4yr5yo3x
      @user-bu4yr5yo3x 2 หลายเดือนก่อน

      Inlacafiyo ma aha ragas waayo mustaqbalkeeda kuciyaareen dhaawacii kasoo gaaray ilaa hada ayuu haystaa

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 ปีที่แล้ว

    qoftaan kooxdii jenderka maasoodireen

    • @sahrocisman953
      @sahrocisman953 ปีที่แล้ว +2

      Waad khaldan tahay mamadan iyadaa la kufsaday o la dulmay ee cidna maso dirsan

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 ปีที่แล้ว

      ​@@sahrocisman953 dadaka qaar xoolahaa dhaamo😢

    • @user-bu4yr5yo3x
      @user-bu4yr5yo3x 2 หลายเดือนก่อน

      Koox masoodirin ee xaqaada raadsanaysaa ragow dumarka kufsiga kadaa

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe ปีที่แล้ว +2

    Maamadaan waxay umuuqataa mid shaydaan u hargga lulay , islamarkaana waxay ka dabayshatay samirkii , xishoodkii iyo ilaalintii sharafta bulshada muslimka ah oo Rabbi swt ku irsaaqay iyadoo 20 sano ka yar , maanta oo ay 6o jira tahay

    • @ladanmahamud7216
      @ladanmahamud7216 3 หลายเดือนก่อน +1

      Adaa sheydaan ah kuwii xoogey maa tahey ey ayaad tahey xooge

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 ปีที่แล้ว +1

    Waliba in lagu dilo aya fiican baalayo kugu dhacday waxey ku hadleyso arag maxa hada keenay 1986 waxey maqlen dumarka kufsiga aya lacag lesku siiya markaasey qof walba dhaheysa wa ley kufsaday nila cadaab ilahay aya idin sugayo hada irsaaq kuradineysan waxan balayo idinku dhacday whi wan layabay dumarka sanadkan waxey ka been shegen 1 diinta walidka dhaqanka islamka wax walba waxey ka sheegan been

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 ปีที่แล้ว

      Duliyahoow iska aamus

    • @hodanyusuf6240
      @hodanyusuf6240 ปีที่แล้ว +1

      Haa dadki dad ka kufsanjiray matahay.

    • @user-bu4yr5yo3x
      @user-bu4yr5yo3x 2 หลายเดือนก่อน

      Waryaa dumarka hakufsan gabdhaha somaliyeed qaar bdn ayaa lakufsadaa wanna isqariyaan ma wxd rabta inay dumarka isqariyaan raguna gabdhaha kufsadaan