Par 1-Safi Sheikh Cumar & Wixii Ay Kala Kulantay Bulshada Markay Kufsigii Sheegtay😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 82

  • @50shadesofaraweela
    @50shadesofaraweela 2 ปีที่แล้ว +14

    What a brave woman!! MashaAllah! They couldn’t break your sprit. Keep preaching dear.

  • @abdinasirmohamed6224
    @abdinasirmohamed6224 2 ปีที่แล้ว +18

    Rape is a terrible crime to commit. In our beloved religion any man who rape a woman should be punished according to Islamic teachings, that includes capital punishment..

  • @munadhawrsan2098
    @munadhawrsan2098 2 ปีที่แล้ว +16

    Fathia absie qimaha aad dumar ahaan oo leehdahay wllhi waan ku duceyaa markasta naag kartidaada leh waa dhif silica ay ragu nagu hayan baad afka ufuraty cadawga eebe haka indhasaabo fathiyaay habaryar from darwishti ifka kukeenay❤️❤️

  • @lizzie7138
    @lizzie7138 2 ปีที่แล้ว +5

    Safi is groundbreaking in so many ways. This is something that’s not discussed in our culture. What a woman! A phenomenal woman!

  • @aichaloulemawlid501
    @aichaloulemawlid501 2 ปีที่แล้ว +7

    Saafi is a real trooper. She will succeed biithnillah

  • @ummaarije2973
    @ummaarije2973 2 ปีที่แล้ว +5

    Subhanallah! I am so sorry to hear that sister ! 😭😭 This will never stop until we all face them.

  • @mslove5933
    @mslove5933 2 ปีที่แล้ว +9

    Saafi waa hooyo waa abaayo waa eedo waa habaryar dumaroow fadhiga ka kaca oo garab istaaga guulayso xabiibti

    • @hodoayanrobleh7242
      @hodoayanrobleh7242 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxa lu dacwin wayi xarmiga madaban Afrika joogan hala ibsado bugsa talo xage laga hela

  • @mariamahmed-wt6jo
    @mariamahmed-wt6jo 2 ปีที่แล้ว +13

    saafi abaayo afkaaga caana lagu qabay fathiya waa nuurkii dumarka soomaaliyeed allaha barakeeyo xx

  • @deqasahal5480
    @deqasahal5480 2 ปีที่แล้ว +4

    I love my sister Safi my Allah SWT heal her and bless her and her family 🤲🏾🤲🏾❤️ she is one of my somali heroes!! Keep going sis ✊🏿✊🏿✊🏿

    • @safiswisdom9369
      @safiswisdom9369 2 ปีที่แล้ว +1

      I love you too abaayo deeqo farxad iigu noolow abaayo adiga iyo familkaada 🤩😍🥰

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 ปีที่แล้ว +2

    Allhu Akbar waxaan halkaan kadhiiri gelinaayaa wallasheey saafi oo ah gabar dhibana ah iyo waliba boqoradeena Fathia Absiiye oo la’aanteed cidna kumashiirateen xaqqa waana sidii Alle SWT nafaray in aan daalim loo ogolaan inuu fitno muslimiinta ku dhex sameeyo😭❤️

  • @amiirayuusuf8345
    @amiirayuusuf8345 2 ปีที่แล้ว +4

    Fathia abayo sida hablaha u dheerigaliso wad ku mahadsantahay wx bdn ka faaidey kalsooni iyo geesinimo Garowe jooga howshaa noo wad 🇸🇱🔥❤️❤️❤️

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 2 ปีที่แล้ว +2

    Saafi know sis you are our hero’ duleeyste badan baa wadanaha farta ku haayo oo isleh goormaa bananka lagu keeni doonaa ,inshallah inta dulmiga gasheyna illahey waa facshirin donaah. Adigana waa kula murgooney 🥲, waa kuu duceyney inuu illahey bananka keeno intii ku dhibaateysey iyo inta dumar iyo raga ba dhibaateysey oo istireex dunidaan ku joogo ,hadeey aqiro jiraana illahey qabriga Ha ku cadaabo Amiin 🤲🏾Thanks Fatia cadaladaa u istaagtey. Waa ku jeclanahay, illahey na Ha ku jeclaado♥️waxaa kugu abaal gudno ma aqaan’ koley Aniga hadaa powerful noqdo afkeeyga kama dhamaneysid’ hadoo aan tabar saas la heyna ducada kagama daalo . I respect 🙏every woman and man who stands for women’s rights .

  • @mrsbilan2527
    @mrsbilan2527 2 ปีที่แล้ว +7

    Saafi waanku jecelnahay habo guulayso anaga garabkaaga ah ❤️❤️

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +3

    Safi she our Hero💪💪❤️

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 2 ปีที่แล้ว +8

    intaanba maxakamad lagaarin foolxumu kunoolyahay kaas waana laysu wada sheegay, aniga waxaan daris nahay gabar miskiino 3 cunug uu ku dayacay, asaga ma aqaan lakin somalidiiba ilmihisi iyo naaguhu furayba carsanaya, marka abaayo xaqaga alaha kasoo ifbixiyo

  • @amranhussein6078
    @amranhussein6078 2 ปีที่แล้ว +7

    Insha Allah habo you will find one day a justice sooner or later

  • @insaniaabdalla2025
    @insaniaabdalla2025 2 ปีที่แล้ว +9

    Strong woman 👩 🥰

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 2 ปีที่แล้ว +2

    Fadhia wa gabar an jecelnahay wax badan oo quluubta dumarka ku jira oo ay la baqayaan so bandhogtah allaha xafido

  • @fatimamo5390
    @fatimamo5390 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks my sisters

  • @inantanr5215
    @inantanr5215 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah swt baa xaqaga ku dugi oo ku cadalad fali marna ma wayeysid bi'idmiAllah. Somali dhibkan waxay uga bixiwaysay waa dulmiga ay isk taagerayn.

  • @amirasami4406
    @amirasami4406 2 ปีที่แล้ว +7

    Sorry habo safi kuwii ku dulmiyay ilaahay ha soo qabto sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว +4

    walshy saafi alaha kubihadhayo aanaga daremayna dhibka kugu dhacay sodon sano aad qarinaysay hadana aad nala wadagtay dad habaran weyye dadkanu inay ku lugoyan moyane sikale uga baxsan maysid cadalad wad helaysa insha alaah

  • @sahramuse1730
    @sahramuse1730 2 ปีที่แล้ว

    Allah caayo gabdhahah somaliyeed walaahi waxa badan oo dhibane aajiraan meeqo gabdhood ayaa qabri ugu jiro

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 2 ปีที่แล้ว

    Saafi allah ha u hiiliyo ya rabi ameen ameen ameen

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 2 ปีที่แล้ว +2

    wcs Safii wlc 🥰🥰

  • @faizaabdi690
    @faizaabdi690 2 ปีที่แล้ว +3

    SAAFI I’m so sorry ABAYO MACANTO WAAN OOYEY ABDULAHI GOOF CUDUR. XUN ALAHA KU RIDO AMIIN

  • @alisharifyusuf7149
    @alisharifyusuf7149 2 ปีที่แล้ว

    Asc. I very sorry what hapened. But do'nt look back. Keep going. Go ahead. Always look at bright side of live.

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 2 ปีที่แล้ว +4

    Habo saafi waa qof qalbi wanagsan
    Dhibti loo gaystay in aanay gatabkay mudnayd helin waa ayan darada gabar soomaliyeed haysata qayb ka mida
    Ha niyad jabin habo hana is dhiibin malin uun wad heli xaqaga .cadalada ilahay wa la sugaa

  • @ubahmohamed6925
    @ubahmohamed6925 2 ปีที่แล้ว

    Wali wa arin xanuun badan ale haku gargaro dalimiintana haso qabqabto

  • @aragsanvip8506
    @aragsanvip8506 2 ปีที่แล้ว +1

    War dumarka somaliyeed ilmahii hore la kufsay ee caruurta maanta badbaadi iyo gabdhaha teenagers ka ah please.

  • @bilana289
    @bilana289 2 ปีที่แล้ว +9

    Baga yaan la qarinin tuugta qarsoodigu dhibaato badan ayuu geystay
    Waayo marka ugu horeysa ee nin wax kufsado hadii
    🔦 🔦🔦 🔦🔦🔦🔦 lagu shidi lahaa dib umuu sameeyan
    Somali balaayo kasta way qarsadaan
    “Wixii aad qarsataa way ku qarsadaan”
    Xataa gaalada ILLAAHAY SWT iyo nabigeenii scw beeniyey
    Kufsiga siday u necebyihiin lagama sheekeyn karo ninkii lagu cadeeyo kufsi bulshadii wuxuu ka noqdaa outcast marka uu dhamaysto xadhigiisii bulshadu way takoortaa waana laga nacaa bulshada
    Lknse ninka somaliyeed umaduu iskaga dhex jiraa

  • @QamarSmart-d8n
    @QamarSmart-d8n 5 หลายเดือนก่อน

    Wareysigaas intee kahelaa plz hda taqaanid iisheeg😢

  • @yasmin8196
    @yasmin8196 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaa siyasi walaa wariye walaa saqid way iskuwada hiiliyan😭

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 2 ปีที่แล้ว +4

    Habo waxa yaab ah soomaali inay wali jaahiliin yihiin oonay baranayn qofka
    Cirdigiisu inay kanmid tahay 5 uu islaamku qofka u illaaliyay markaasay xoolo ayaad rabtaa iyo aflagaadooyin ugu daraan dadka surviverska ah illaahay goormuu ina tusayaa soomaali is garab taagta gabadh la dulmiyay kolay Aaboyaashood ku tahay dumarka waa gar iyo magla,aan warkoodu

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +1

    very sad 😔

  • @sahramuse1730
    @sahramuse1730 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @NatashasarbiNatashasarbi
    @NatashasarbiNatashasarbi 2 ปีที่แล้ว +2

    Wa ninka heesa oo abdulahi goof magacisu yhy baala yiri😥

  • @ahsosuleyman6619
    @ahsosuleyman6619 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰💪💪

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰

  • @nimcaanchanel1156
    @nimcaanchanel1156 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @munamuse3312
    @munamuse3312 2 ปีที่แล้ว

    ❤️♥️

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 2 ปีที่แล้ว +3

    Farxiya waa fariid walahi Mara way Iga qoslisay markay raga macawista sita ka hadlaysau

  • @honeymoney888
    @honeymoney888 2 ปีที่แล้ว

    Safe puplic mudaharaad oo kale ha u soo baxaan gabdha soomaaliyeed ee gacan ka helayso magaciisa & meesha uu taganyahay ayagoo ku codayna I need justice picture wata mida kale gaalada haday arkaab hooyo ku dagaakamayso anoo teenage ayuu e xoogay sheeko asagaa kabihiisa ka cararaayo Safe qofkasta sheekada la socoto dalkii hooyo & qurbaha ku noolnahay safe puplic Uk 🇬🇧 dacwadeeda hala soo istaagto xaqeedana Alah ha u soo ifiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @khadijamohamed1395
    @khadijamohamed1395 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo or habo I am sorry 😞 inshaa Allah help will help you inshaa Allah.

  • @dodndjdk301
    @dodndjdk301 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @hodoayanrobleh7242
    @hodoayanrobleh7242 2 ปีที่แล้ว +3

    ax ax ax ax ax am sorry hapo macan Allah haku xiftiyo waxaba haka su qadin somalida xoman teda maxas xaramiga lu dacwin wayi Madaban joogan Afrika e u jooga qurbaha cil badan abdi xafidt ku mayan ahin ka waxa waristo waa wad sadin ku farxsan dibta dumarka hapo ninmaku iyaga isku qabilaha

  • @jeyyare2118
    @jeyyare2118 2 ปีที่แล้ว

    Sofiya walaley qof kudilo radi e iskadaf somalida fadlan

  • @fatimamo5390
    @fatimamo5390 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax ilahow u gar gar

  • @saidohn8126
    @saidohn8126 2 ปีที่แล้ว +3

    Maskiin nimankaas wa iskuwada hiliyaan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว

    Walaal waxay ahayd inaad dacwo ugudbiso dowlada uu ku nool yahay loyarna aad ka qabsato wadanka aad joogto walaal marka ninkaas lasoo xiro asagaa sheegi lahaa ragii kale hadana haka harine dacwee dowlad baa la joogtaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 หลายเดือนก่อน

    Habrtani 70sano jirka Fatxiyo Obsiye oo cadaanka heysata ayey taarikhdeeda oga sheekeeneysa

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 2 ปีที่แล้ว

    Somali kufsiga waxay u tahay caado waxaana loo yaqaanaa feyl boqolkiiba 85 wiil soomali ah oo feyl gabar ka galin waa dhif iyo naadir ilaa mudana wax soo socday hadana socdo waliba dumarka intay ku jjraan xiliga gabar nimadeeda way adag tahay inay soo bandhigto habeen kastana soomalia wuu ka dhacaa kiiskaan xal in loo helo waaye arintaan markay gabadhu duqooqdo inay soo sheegto waxii dhacay 4o sano ka hor in laga hor tago ka muhiimsan

  • @honeymoney888
    @honeymoney888 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Fathia nin wax soo dilay & mid wax soo xoogay maxaa laga waraysanaya ma run ayay sheegi lahaayeen gabadhan lawyer meesha aydagantahay ha ka qabsato ninka magaciisa sadaxan ha soo hesho & meesha uu ka daganyahay Canada court loo qaban somaali wax u qaban mayso inta badan ninka sidaas eh ayaad arkaysaa qabiil loogu hiilin meesha ay dagantahay dacwada haka bilowdo kadibna shaqada way fur furmaysaa ha u tagto hadaysa lacag lawyer ku qabsato first ha aado puplic defender dadka qaar ka danqanayo kadib ayay wax u soo aruurin si ay lawyers high u qabsato ayada ku xirantahay shaqada ✅✅✅✅✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽

    • @jeyyare2118
      @jeyyare2118 2 ปีที่แล้ว

      Warunta abayo walahi wasidas shektey

  • @superkikochannel3209
    @superkikochannel3209 2 ปีที่แล้ว +1

    NO ONE IS NOT BLEIVE SPEAK EVERY ONE CAN TALK

  • @superkikochannel3209
    @superkikochannel3209 2 ปีที่แล้ว

    CADAYN LAAN QOF LAMA XUKUMO EE MAXAAD CADAYN HAYSATAA HOOYO WAA IN AAD RAGII IYO DATEKII KENTA LAAKIIN LAWYERKA ADUUNKA UGU WAYN CADAYN BUUXDA HADUNA HAYN KIIS MA GALO EVEDENCE

  • @yaakawalay4037
    @yaakawalay4037 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka canka ah may shegto maxay uu qarinaysa 🤔

    • @hamdi3237
      @hamdi3237 2 ปีที่แล้ว

      Walal mar horayba shegtay yaa ooga garabayba

    • @yaakawalay4037
      @yaakawalay4037 2 ปีที่แล้ว

      @@hamdi3237 wllo hada radiyay wan arkay ninka xun ilahay ha badbadiyo dumarka Somaliyed 😭😳

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 หลายเดือนก่อน

    C/ xaafid iyo Goof joog isku xaafad bay ahyeen xamar jadiid sidaas ayuu kaga aamusey

  • @احمدعول-ق6خ
    @احمدعول-ق6خ 2 ปีที่แล้ว

    Suubanihii muxamed ayaa yidhi
    (Haddii aanad xishoonayn waxaad doonta samee.)

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 2 ปีที่แล้ว +9

      Maxa laga xishodaa qofbaa dulman oo aan cadaalad helin wali
      Wardiinta io nabiga magaca ha oga ciyaarin jahilyahow

    • @munna9537
      @munna9537 2 ปีที่แล้ว +8

      @@nuwara8333
      Iska ka dhaaf kani waa dulayste

    • @احمدعول-ق6خ
      @احمدعول-ق6خ 2 ปีที่แล้ว

      @@nuwara8333 nebiga sharaftiisa iyo diinta toona kama hadlin se warkii nebiga ayaan sheegay walaalo,cay kale iyo afxumona ma odhan.

    • @احمدعول-ق6خ
      @احمدعول-ق6خ 2 ปีที่แล้ว

      @@munna9537 Dulayste maxaa la dhahaa.?

    • @zoewchanel2306
      @zoewchanel2306 2 ปีที่แล้ว +5

      Suubanihi sheeg wuxuu grub kufsiga
      Ka yiri.