Khaalid Ibnul Waliid | Geesigii Aan Waligii La Jabin.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 345

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd 5 ปีที่แล้ว +30

    Majiro xili aan maanta uga baahi badanahay inaan helno khaalid oo kale rabiyoow muslimiinta uso celi cizigii iyo sharafkii ey lahaayeen😭😭

  • @guledismail4935
    @guledismail4935 5 ปีที่แล้ว +14

    Asc. Sahanka Xogaha waanu ognahay inaad uman qanatay ummada ku xidhan janalkaaga, Waxa isoo jiitay mawduuca khalid bin walid fadlan noo soo badi Geesiyadii islamka.
    MAHADSANID❤️

  • @farhiohassan1625
    @farhiohassan1625 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah sidaan cml geesiyadii islaamaka soo maray uga soo hdl walaal

  • @abdiqaniabdirisaaqshamsudi5735
    @abdiqaniabdirisaaqshamsudi5735 3 ปีที่แล้ว +8

    Khaalid binu walid ilahay haku
    Naxaristo ilahay waxanka
    Baryaya inan janada kukulanno
    Insha allaah😭😭😭🥰🥰🥰🥰😥😥

  • @mumtazsaid2531
    @mumtazsaid2531 4 ปีที่แล้ว +13

    Khaalid bin Walid wuxu ah saxabi an jecelhay is kal iyo laba waxan rajaynay Inan kukulano janatu fardusa isga iyo nabi maxamed scw

  • @abdullahicawilmohamed9758
    @abdullahicawilmohamed9758 5 ปีที่แล้ว +8

    رضي أللّه عنه وأرضاه.💚😢

  • @khadkaon1259
    @khadkaon1259 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha allaah sheekha hindiga ahi jawaab xaq ah oo cilmiyeeysan ayuu ku jawaabay, hadduu sheekhaasi dhintayna allaha u naxariisto hadduu noolyahayna cilmigiisa allaha u siyaadiyo aammiin

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 5 ปีที่แล้ว +16

    aad baan ugu farxey taariikhda kooban ee aad naga siisey saxaabigii weynaa ee khaalid ibn waliid alle raali haka noqda'e balse saddex nin oo kale isku day inaad taariikhdooda qaab aaney culimada soomaaliyeed uga waramin inaad nooga soo gudbiso
    1- xamsa ibn cabdul muddalib
    2- qacqaac
    3- abii dujaanah

  • @tuugajabsadayoutubka6180
    @tuugajabsadayoutubka6180 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha,allaah zhp wxn jeclaanlaheen in aad taxane nooga dhigtoh Geesiyaashii diinteena soo maray Mhdsanid

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 4 ปีที่แล้ว +6

    Khaalid Allaha ku abaal mariyo janadii o oga dhiso qasriyo dahab ah aad ban u jeclahay taariikh diisa cid kasta o kasheekaysana wan dhageysata Allaha janadii nagu kulmiyo dhamaan asxaaba nabiga scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 5 ปีที่แล้ว +13

    Khaalid waxa Uu Nasiib Uyeeshay oo Alle Waafajiyay inuu Badalay Libaaxii Alle Hamza Rabi Haka Raali Noqdee☝

  • @cabdillaahianas1484
    @cabdillaahianas1484 5 ปีที่แล้ว +9

    Khaalid Waa Janaraalka ugu Caansan Dunida

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 5 ปีที่แล้ว +8

    Mnsha allh janal faa'iido Ku suntan adan sahan guulayso zhp

  • @filsanqurux6899
    @filsanqurux6899 5 ปีที่แล้ว +7

    Wll noo soo bade qisooyinka asxaabta nabiga scw wadna Ku mahadsantahay jazaaka Allah

  • @jamaljeego2753
    @jamaljeego2753 5 ปีที่แล้ว +11

    Weli ma arag chanalkago kale o wanaag iyo xikmado ku dheehan yihin ad ayd u mahadzan tahay sida wngzn ee ad malin walba ad noguso tabinaysid tarikho dhacay👍

  • @ilyasarababdi5676
    @ilyasarababdi5676 3 ปีที่แล้ว +7

    Libaax ilahay haku raxariisto khalid rc

  • @sakariyedeeq2480
    @sakariyedeeq2480 4 ปีที่แล้ว +10

    Alle khalid oo kale hanaga dhigo si aan diinta ugu gargaarno

  • @abdulahiabdirizak2936
    @abdulahiabdirizak2936 3 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahow janada nagu kulansii

  • @cabdillaahianas1484
    @cabdillaahianas1484 5 ปีที่แล้ว +7

    Allaha Ka raali noqdo Abaa Suleymaan Khaalid Binu Waliid

  • @apdibasidsayid6368
    @apdibasidsayid6368 5 ปีที่แล้ว +7

    maasha alaah khaalid binu waliid illahay 💞jannadiisa haku galiyo

  • @hormariye5864
    @hormariye5864 5 ปีที่แล้ว +5

    جزاك ألله wll

  • @suhaibfantasticboy9786
    @suhaibfantasticboy9786 5 ปีที่แล้ว +6

    Mshallah Adam wllo Wlhi muqaaladan oo kale aad ayey inoo anfacayan kuwan oo kale waa kuwa mar waliba kaasugayno

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 5 ปีที่แล้ว +3

    Yaa ramadantii asxabada dawan jiray marki danbena lagu odhan jiray ha dawanina wa danbiye ☝

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b ปีที่แล้ว +4

    Sayfulaah masluul geesika islaamka❤❤

  • @amincabdixirsi4382
    @amincabdixirsi4382 5 ปีที่แล้ว +10

    M.allh wll ilahy haka jasaik siiyo hore usoco wll

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah abti waxaa tahay geesi yar oo alla weene usosaaray Muslim iinta yaryar hada soo kacaya abti wan ku ducenyaa alla weene ha ku daayee 👍👏👏👏👏

  • @samirarorayo5061
    @samirarorayo5061 4 ปีที่แล้ว +5

    Manshlh waan jeclahay taarikhda islaamka

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +8

    Khaalid binu waliid zayfullah💖💖

  • @hamza2524
    @hamza2524 5 ปีที่แล้ว +2

    First one thumbs up please
    خالد بن الوليد صيف الله

  • @akramwarsame
    @akramwarsame 5 ปีที่แล้ว +10

    Mnsha allh
    Mahadsanid

  • @shareychannel402
    @shareychannel402 5 ปีที่แล้ว +9

    Sayfu Laahi masruur allah yaxifdak

  • @fadumoaxmedibrahim4396
    @fadumoaxmedibrahim4396 4 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah wll adna Allah hkaa siyo ajar juhdi ayd ubxisay si ad ino so garsiiso rafadka io dhibka lomary diinteena si ad inoo xasuusiso

  • @oaed7902
    @oaed7902 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha allaah ❤

  • @sharmarkemaxamed909
    @sharmarkemaxamed909 3 ปีที่แล้ว +10

    M.allah inlahay ayan ka rajaynyaa inaa janada ku kulano

  • @lastkingzalman3702
    @lastkingzalman3702 5 ปีที่แล้ว +4

    Horu mar wcn . Ustad Aadan khadar

  • @nastexo_mahamud6445
    @nastexo_mahamud6445 2 ปีที่แล้ว +4

    Geesi an licin seftii ale rabi rali haka ahado 💪🏼🥰💖

  • @nournani3627
    @nournani3627 5 ปีที่แล้ว +4

    Allaha ha u naxaristo
    Sayfu allah maslul

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 2 ปีที่แล้ว +8

    Sababta usan gacan cadow ugu dhimanin qofki iiman iyo xikmad Leh Wu gartay wa maga nebigenu bixiyey scw o ah seef alle inan gaalo jabi Karin dilina karin

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 5 ปีที่แล้ว +4

    KHaLid bin walid❤

  • @iqbaaljalaqsan8598
    @iqbaaljalaqsan8598 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sayfullah❤❤❤ ala.azxapiyada aan ugu jeclahy ayu ka.mid yahy khaalid ❤

  • @abdiaziizdayip5115
    @abdiaziizdayip5115 5 ปีที่แล้ว +6

    Khalid ibnu waliid alle rali ha ka ahaado

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 5 ปีที่แล้ว +5

    Jasakalaaah khayr walaaalkey walaaal somaliyeed jiraaa tahay
    Cadowgiina alaha adiaga asxaabta kula shaqeysa

  • @Rafiiq2418
    @Rafiiq2418 5 ปีที่แล้ว +3

    ilaaahy cilmiga io codkgaba hakuu barakeeyo zhp waxd ruux Ku dayasho mudan

  • @fathumam8591
    @fathumam8591 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah

  • @jimcaalemuse4254
    @jimcaalemuse4254 5 ปีที่แล้ว +4

    shukran sxb aadan khadar sidaa fcn noogu wad geesiyada islamka wll

  • @thabitabdallaali7917
    @thabitabdallaali7917 5 ปีที่แล้ว +9

    *_MASHA ALLAH WALL MAHAD SANID_*

  • @abdirahmanalarabiya3367
    @abdirahmanalarabiya3367 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha aaalh .
    Azxaaabta aya ugu fiican waxa laga sheekeyo

  • @mahamedmahdidhalbaas7560
    @mahamedmahdidhalbaas7560 5 ปีที่แล้ว +6

    m.a wll Allah ku garab galo xogta islamka 👏

  • @farhaandhagacade9343
    @farhaandhagacade9343 5 ปีที่แล้ว +26

    best general of our islamic history

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 5 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah Walal jazakallah , illaahay cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo🌿

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed896 5 ปีที่แล้ว +7

    Adanoow zhp wxn ka doonaya inaad taariikhdi xamsana ka so hadasho o ad so bandhigtoy
    Adna waan kgu mahadcelinaya zhp 👍❤

  • @varxazanenacumar4517
    @varxazanenacumar4517 5 ปีที่แล้ว +7

    شكرا جزاك الله

  • @ogaalkabulshada2296
    @ogaalkabulshada2296 4 ปีที่แล้ว +6

    Mash allah alle haku abaal mariy

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 3 ปีที่แล้ว +7

    Khalid ibnul Walid geesi aan aduunka dib usoo mari doonin🦁💉

  • @abdiqanihassan6299
    @abdiqanihassan6299 2 ปีที่แล้ว +3

    Greatest general in the history the sword of god⚔️💪🏿🦁

  • @samirsaid6505
    @samirsaid6505 5 ปีที่แล้ว +12

    رضي الله عن خالد بن الوليد وصحابة أجمعين

  • @barkhadxasanahmed1929
    @barkhadxasanahmed1929 5 ปีที่แล้ว +7

    Wll taarikhdu ma xume ragan fananinta ee swrdiisa laga dhigyo ma fiicne ka daha jaskalah

  • @mohamedamiin4277
    @mohamedamiin4277 5 ปีที่แล้ว +8

    Mhdsnd sahanka xogaha wxn ka codsanyna gesinimadii & garaadki wyna e saxabada inaad taxane noga dhigtid. Wll si un fahanka kadib ugu dayano wayo way mudan yihiin in lagu daydo inti qofiba ka awooddo mr 2ad mhdsnidiin

    • @engcarab8173
      @engcarab8173 5 ปีที่แล้ว +2

      ماشاء الله

  • @laacibtagay1232
    @laacibtagay1232 5 ปีที่แล้ว +7

    Zxb khaalid muusan ahayn hogaamiyaha banii makhsuum lkin aabihii baa ahaa iyo abuu jahal siiba ubuu jahal mahadsanid#

  • @mohamedaxmed8479
    @mohamedaxmed8479 3 ปีที่แล้ว +10

    رضي الله عنه خالد

  • @Jamalissa21212
    @Jamalissa21212 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha karali ahado khalid ibnu walid

  • @Mac-hadkaKhairulDaareyn.
    @Mac-hadkaKhairulDaareyn. 5 ปีที่แล้ว +4

    Askari Illaahey Ayuu Ahaa.
    Radiyallaahu Canhu.

  • @abdifatahawil5515
    @abdifatahawil5515 5 ปีที่แล้ว +4

    Scl calaykum waxaan rabay inaad noo cusboonayso barnaamijkii noocyada ismood sinaysinta iyo niyad la sheekaysiga.

  • @mohametdhame3349
    @mohametdhame3349 4 ปีที่แล้ว +8

    Allah haw naxariizTo HaLyeYki diinTa Izlaamka خالد بن الوليد ❤👏💯🙏👊❤

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 5 ปีที่แล้ว +1

    NABI MUHAMMED SCW. WUXUU YIDHI DAGAALKU WAA XEELAD

  • @cabdiqanimubaarak9271
    @cabdiqanimubaarak9271 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay cilmigana hakuu barakeeyo

  • @Ozka1234
    @Ozka1234 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah rag waxay ahaayen Xag alle kasocda❤

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 5 ปีที่แล้ว +5

    MashAllah mhdsnd HNO

  • @osaameabdibaalashle5751
    @osaameabdibaalashle5751 4 ปีที่แล้ว +6

    Alle ha unaxarizto Khalid Binu WALID

  • @fuadmumin8133
    @fuadmumin8133 5 ปีที่แล้ว +3

    Maaha Allah szb kudadaal inaad taariikhda islamka aad soobandhigtit

  • @abdikhaliqawil
    @abdikhaliqawil 5 ปีที่แล้ว +8

    General Khaalid Binu Walid "RC"

  • @xamsemaxamedxuseen3015
    @xamsemaxamedxuseen3015 3 ปีที่แล้ว +6

    Moving forward adam

  • @richhotpoy4441
    @richhotpoy4441 5 ปีที่แล้ว +6

    Radiyalahu canhu wasaxabata ajmaciin

  • @Xaashi-official
    @Xaashi-official 5 ปีที่แล้ว +4

    Sxb waxad ka warantaa ninka muranka badan dhaliyey ee xujaaj binu yuusuf

  • @suhaibfantasticboy9786
    @suhaibfantasticboy9786 5 ปีที่แล้ว +8

    KaYaree buuran ee kuuryada Haysta kkkkkk Hhhh wlhi waad IGA qoslisay wllo si niYad ah bal kwarn ana Hadan yidhaahdo ka Yare miskiinka ah ee haysta chanelka sahanka xogaha adamo waa kaftande😂😂😂

  • @deeqacali912
    @deeqacali912 4 ปีที่แล้ว +8

    Alle isagoo kle ha iga dhigo mid diintiisa iyo dalkiisa diifaca alle ha iga dhigo

  • @guledyaliguled8399
    @guledyaliguled8399 5 ปีที่แล้ว +2

    Khadar Sahan Ale Haku Barakeye
    Cumar binu khadaab Noogu Xeji

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 3 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay Swt Ayaae Mahad iska leh

  • @khadarkaynaan3736
    @khadarkaynaan3736 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah ilahay ha ka ralinogdo

  • @siciidqassim7214
    @siciidqassim7214 5 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 3 ปีที่แล้ว +7

    Sxb ma ogtahay in ninkan jilaya khaalid ibnu waliid inuu yahay gaal

  • @abdilahifadan6484
    @abdilahifadan6484 3 ปีที่แล้ว +6

    Eeg khayirka ilaahyna lama dhagaysto in in mooye=hesaha io balayadana wa la dhagaysta war wa la dhimanayaa wllh=Alle uso noqda-

  • @mariaomar7748
    @mariaomar7748 5 ปีที่แล้ว +4

    Thnkz waa xirfad layz ku dhafay soco oo hajojin

  • @kaafiomar381
    @kaafiomar381 5 ปีที่แล้ว +3

    nicmada islaamka aynu maanta harsaneyno alle ka sakow rag baa dhiig u qubay haba ugu horeeyaan saxaabadii rasuulka alle haka raali noqde.

  • @nimcoaxmed4563
    @nimcoaxmed4563 5 ปีที่แล้ว +4

    Shukran wll aadan

  • @cawilsudaysi
    @cawilsudaysi 5 ปีที่แล้ว +8

    Cumar Binu Khadaab Noogu Xeji Bro qaali.

    • @Ayub_kaarlo
      @Ayub_kaarlo 5 ปีที่แล้ว

      Anku dhaHe i dheh

  • @cqaniasad3838
    @cqaniasad3838 5 ปีที่แล้ว +6

    خالد ابن الوليد سيف الله المسلول بطل المسلمين رضي الله عنه

  • @hassanabdulle6942
    @hassanabdulle6942 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah allaha ka raali noqdo

  • @abdikhaliqawil
    @abdikhaliqawil 5 ปีที่แล้ว +6

    "فلا نامت أعين الجبناء"
    Weedhii U danbaysay Ee General Khaalid. RC

  • @hothakathermhamet2860
    @hothakathermhamet2860 5 ปีที่แล้ว +7

    Radiyallahu canhu wa ardaahu

  • @iqbaaljalaqsan8598
    @iqbaaljalaqsan8598 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah khalid aloow jano ku cazuum.anigana ila.kulmi allahuma.aamin🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭

  • @caydaruusmaxamed5111
    @caydaruusmaxamed5111 3 ปีที่แล้ว +10

    𝒘𝒂𝒂 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊.𝒊𝒔𝒂𝒂𝒎𝒂 𝒎𝒂𝒂𝒏𝒔𝒉𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉.𝒂𝒍𝒍𝒆 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒖𝒈𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒚𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒋𝒂𝒏𝒂𝒕𝒖𝒍 𝒇𝒂𝒓𝒅𝒂𝒘𝒂𝒂

  • @cadiizhmatan6391
    @cadiizhmatan6391 5 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllha wale anigaa ah qofkii uguuhrey wllo aadan waxan ka cudsanya inaad timado Hargeysa wllo

  • @caliaadan2541
    @caliaadan2541 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashall ilhy ha ku barakeeyo

  • @abdiwelliwinner3566
    @abdiwelliwinner3566 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashaalah gessigi islaamka...ilaah haki raali noqdee

  • @Matanaha12
    @Matanaha12 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid sheikh codsi aan wa taa Friday walaba asxabaha qisadooda nooga yara sheekaa mar walba waan la socdaa channel kaaga 🤝

  • @mukhtarcabdi7271
    @mukhtarcabdi7271 5 ปีที่แล้ว +2

    Waah eshcalaa taariikh wll bal xaga iyo abaan duulayaashii islaamka ukac

  • @box5319
    @box5319 3 ปีที่แล้ว +8

    Khalid was the sword of Allah.he defeated Muslim in the battle of uhud and end up becoming the unparalleled general in Muslim history.
    Omar ibnu khatab{RA) said that no woman will ever gave birth to a man like the son of walid.he broke 9 sword in the battle of Yarmouth during the conquest of Iraq.he never lost a battle but died on his bed as the sword of Allah couldn't be broken (killed)

    • @mubaarikmaxamed3429
      @mubaarikmaxamed3429 10 หลายเดือนก่อน

      Hooyooyinku waxay ka caajiseen inay dhalaan wiil khaaalid ooo kala ah saxaabigii saaa yidhi abubakar ayuu ahaaa RC ee cumar ma ahayn

  • @teamwaayaab9291
    @teamwaayaab9291 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah asxabta ii saara like

  • @axmedabdi831
    @axmedabdi831 5 ปีที่แล้ว +5

    i love your vedios