Sayfuddiin Quduz | Siyaasiga Waayahan Loo Baahan Yahay!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 175

  • @yusramaxamed5191
    @yusramaxamed5191 4 ปีที่แล้ว +6

    allow hablaha somaliyeed kadhali wiil sidaada. aamiin. aamiin.

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah wllo marwalba maskaxdena ayaad dhistaa wlh aduunkana waxaan u jeclahay qofkii cilmi iga maqan i siiya❤
    ilahay abaalkaga jannatu firdows al-aclaa haka dhigo wlo😍😍

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 4 ปีที่แล้ว +15

    Taariikhda Sayfu-diin Qidis ama Qudus markaan dhigan jirey dugsiga sare gaar ahaan markaan form three ahaa ayaan bartay isaga iyo Guud ahaan Taariikhda Tataarka oo ah 9 cajiladood oo shiikh mustafe H. Ismacil Haruun duubay oo intaan soo dhegaysano ayaanu khamiis walba exam ku geli jirney Ilahy ajar iyo xasanaad haka siiyee waxa ku amaanan Maamulkii Macalimiintaydii high schoolka 🙏

    • @meecadsoftware3761
      @meecadsoftware3761 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah Wey Yartahay Qof Qiimeya Maddoyinkaas

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa wllo dadku ma daneeyaan wlhi lkin alx anaga meelo badan buu schoolkayagu kaga duwanaa schoolada kle

    • @meecadsoftware3761
      @meecadsoftware3761 4 ปีที่แล้ว +1

      @@pharthuzdiamond8870 WaLLahi Weli Ma dhign Taarikh Gal Intii Aan Schoolku ku jirey Dhamaan Taarikh ISlaamiya Carabina wxbaan Ku Bartey

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 4 ปีที่แล้ว +1

      @@meecadsoftware3761 aniga wllo 1aad ilaa form 4 English ayan ku dhigtay schoolkyguna English buu ku bixi jirey saasoo ay tahay taariikh islam oo anan dhigan maba jirin kulli khilaafoyinkii islamka wn dhiganay iyo tarikhda somalida macaa ta gaalada wxba ma dhaafin

    • @wejdanaabdurahman5973
      @wejdanaabdurahman5973 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah waa taariikh aad u macan anbo marka form 2 ahaa 2014 aya dhagaysa sidii musalsal aya ugu tixnaa sh mustafaa iga daba geeyay tarikhda tatarka ilaah ha xifdiyo

  • @axmedcabdi5161
    @axmedcabdi5161 3 ปีที่แล้ว +4

    Insha Allah riyo ayaan Ku arke anigoo madaxweeyne noqde oo dagaalo badan lakale gaalada ayaan riyo Ku arke Insha Allah in oo run iiga tiko ayaan illhey Ka baryaa Insha Allah aamiin yaa rabbi itinka neh iisoo duceeya in Alle riyadaas run iika tigo Insha Allah aamiin yaa allah alxmdulillah

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 4 ปีที่แล้ว +4

    Inzha allaaH umadayda islamka wxn wan utari

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 ปีที่แล้ว +7

    Aniga run ahaantii waxan jiraa 14sano jir siyaasadna ukululahey waxana ku leygu dhaley dalka Canada gaar ahaan Elberta waxana igu qasbaayo waa ciil aan uqabo madaxda dalka xukunto iyo kuwa dalkeyga damcaayo walal wallhi Ani dalka waan jeclahay madaxweynaha dalka somalia l.a balse abaar iima geynin we waxaa iigeysey Bal taariikhda haluguugu xuso wax fcne halagu Soo xasuusto faane ka tag iyo allow KU jecel kadib waxaana rabaa inan muslimiinta dhiigooda dhulka ka dhooro iyo xumantooda oo hada lagula kaco muslimiinta 🙏♥️ yaa allah Somalia yaa umaqan?? Alle ayaa umaqan oo awalba abuurey☝️☝️☝️☝️☝️☝️💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @kowsarkeef
      @kowsarkeef 4 ปีที่แล้ว +1

      William Jevàn Canadian masha allha 💞

    • @somcastudio2899
      @somcastudio2899 4 ปีที่แล้ว

      @@kowsarkeef 😍😍😍😍😍

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 ปีที่แล้ว

      @@somcastudio2899 masha allh zxp anigba kula mid ayn ahy 16 jir ayan ahay waxn amisanahy mar un in aan dalkeyga cadowga ka dhicinin doono

  • @waxsan-sheegmaide2981
    @waxsan-sheegmaide2981 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah ALLE ku xiftiyo aadan sahan

  • @maxamedzkull8220
    @maxamedzkull8220 4 ปีที่แล้ว +5

    Cilmigaga alle haku barakeyo

  • @mohamedyuusuf143
    @mohamedyuusuf143 4 ปีที่แล้ว +4

    Maashaalaah alah yacizak wllky adan sahan ilahy cilmiga haku barakeyo

    • @cabdinasirxassan8215
      @cabdinasirxassan8215 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/hZGnoxQ_zJ0/w-d-xo.html

    • @Realshorts-24
      @Realshorts-24 4 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan Subscrib igu Caawi Walaal

  • @anashlyrics2061
    @anashlyrics2061 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah wad mahadsan tahy Bahda sahanka xogaha aad bay ugu baraarujiyaan Dadka muslimiinta iney u kacaanta diintooda oo ay difaacdan

  • @blueisthecolour2879
    @blueisthecolour2879 4 ปีที่แล้ว +4

    Thanks sxb . Waa hogaamiye aan aad u jeclahy taariikhdiisa

  • @adamsomali68
    @adamsomali68 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxn dawaday mid kamida shakhsiyaadka ugu muhiimsan tariikhda islaaamka #Maya tariikhda aduunka oo dhan iyo aadamaha sayfudiin Quduz Alle Ya cisak

  • @sayidcumarcabdikariimcali8312
    @sayidcumarcabdikariimcali8312 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan balanqaadayaa in aan dadka muslimiinta waxyaabo badan aan uqabo
    doono ان شأ الله

  • @horyaalmedia4250
    @horyaalmedia4250 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshalla walal hay tariikhda qudus waay I dhiri gelisay waad madsantahay

  • @muslimgirl8073
    @muslimgirl8073 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahey how naxariisto sayfudiin qudus wuxuu ahaa geesi ilaahey ku furtey umadii waxigaa joogtey waxanba ku dhawaaney in aan dun go'no lkn الحمد لله ilaahey waxba ma cajsi galiyaan Insha Allah ilaahey waxan ka baryeynaa sidaasoo kale inuu nagu hanuunsho inaan is difaacno oon hurdadan baas ka kacno

  • @ibraahiimcabdulaahi6291
    @ibraahiimcabdulaahi6291 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خير وأشكركم على برامجكم القيمة التي تحيي قوة النفوس الإسلامية ونتذكر ايامنا الجميلة وأبطالنا الشجعان مثل الملك المظفر سيف الدين قطز وارجو منكم تاريخ البطل الاسلا مي الب آرسلان ويسرني ان اكون من متابعيكم والسلام عليكم

    • @sahanka97
      @sahanka97  4 ปีที่แล้ว

      شكرا لك أخى قبلنا طلبك ولو بعد حين
      الله يعزك

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah wan ku faraxsanhay iin aaan next video uu ii soo dhaco annigo cafimaad qaba

  • @qayseraxmed6455
    @qayseraxmed6455 4 ปีที่แล้ว +4

    mazhalah wll

  • @shakur2567
    @shakur2567 4 ปีที่แล้ว +2

    Sayfuddin qudus waa nin caan ah. Big respect

  • @samirsaid6505
    @samirsaid6505 4 ปีที่แล้ว +5

    رحمك الله يا البطل

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin xasanow allah cilmigaga haku barakeeye inaga uma qan diinteena

  • @ahmadalphathepilot71
    @ahmadalphathepilot71 4 ปีที่แล้ว +2

    Allsh Somalia aaman hanoogadhigo iyo wadamada Islaamka ah ba....

  • @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
    @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah

  • @cabdibaari4231
    @cabdibaari4231 4 ปีที่แล้ว +7

    waxaan nahay bulsho bugta oo aana waxa wadaniyad ah ayasan kujirin iyo udeernixda walalakaga muslimka ah qof waliba diintiisa iyo deegaankiisa cadawgu damaacinaayo ayaa qabyaalda iyo kalaqob qobid walaalo wada dhashay kadooranay maba lahin idho aan ku aragno tee ka keenaa

  • @maxamedsoomaali500
    @maxamedsoomaali500 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha. Allah alle ha ku barakeyo wll

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير اخي

  • @yasseryazzer425
    @yasseryazzer425 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @ahmedshiine8202
    @ahmedshiine8202 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha alah sxb ilahy haku barakeyo, manta abaro 10:00 ayan library tegay waxan maqlay inan dhalinyaro ah oo qof telefan ugu shegaya ciwankaga
    From borame

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 4 ปีที่แล้ว +3

    Sayfu diin quduz waa naaneystiisa magaciisa dhabta wa Yusuf quduz

  • @muhyadinomar58
    @muhyadinomar58 4 ปีที่แล้ว +1

    It’s really motivated me

  • @anfaahmed6887
    @anfaahmed6887 4 ปีที่แล้ว +3

    Mazha Allah😍

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +3

    SubhanAllaah Allaah xaqa ha nagu sugo hana gu dilo

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว +5

    sh mustafe bn ka dhagaystay 2016

  • @ameinahmet365
    @ameinahmet365 4 ปีที่แล้ว +2

    aad iyo aad ayan kgu bogadinaya #aadan sxp wxa tahay dhiiri galiyaha kaliya ee umada soomaliyeed shekh mustafe kadip
    manan arag wligay qof rajada iyo hanka umada somaliyeed sida uga taliya ilahy hakugu garap galo dhaman dadaladada oo dhan
    (lagamana wayi doono umada somaliyeed qof caqli leh oo aayaheed kataliya inchallah kolay adiga ama dhamanten noqoto walow 100 kadib

  • @siciiidbulshaawi5189
    @siciiidbulshaawi5189 4 ปีที่แล้ว +3

    Mncha allh

  • @saiddheere3380
    @saiddheere3380 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay baa u maqan diidasaa fiican inla yiraahdo

  • @mubaarikmoha1062
    @mubaarikmoha1062 4 ปีที่แล้ว +3

    wlll wxaad nabarta cilmi aan aqoon allaH halugu anFaco ❤❤❤

  • @abdikaremharir7387
    @abdikaremharir7387 4 ปีที่แล้ว +7

    #Kuruluş osman: انها سلسلة من مسلسل مؤسس عثمان بن ارطغرل لكن باللغة التركية

  • @muscabbashiir9843
    @muscabbashiir9843 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashllh

  • @ابوبكرالراجحي-ج1ب
    @ابوبكرالراجحي-ج1ب 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 🌹🌹🌹

  • @Qubanaha_Uurdoox
    @Qubanaha_Uurdoox 4 ปีที่แล้ว +2

    Adiga Adiga Adiga💯

  • @cqaadirinadaahir8691
    @cqaadirinadaahir8691 4 ปีที่แล้ว +4

    Madaxda somalida intooda badani waa daba dhilif iyo dib usocod

  • @nafizahali6723
    @nafizahali6723 4 ปีที่แล้ว +2

    Shukrn

  • @maxamedzkull8220
    @maxamedzkull8220 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a wllka

  • @abdisamedfarah6893
    @abdisamedfarah6893 4 ปีที่แล้ว +4

    am first one xikmadda ubaratama dad yahow

  • @huseinabib8609
    @huseinabib8609 4 ปีที่แล้ว +1

    Hormar balaadhan kuu rajaynayaa zp qli

  • @quruxdiidanood2756
    @quruxdiidanood2756 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco Wll ❤️👑mar kasto kugu xiranahy wlhi 😍😍😍

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +3

    Sayfudin qudis geesiga islaamka

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 ปีที่แล้ว +5

    Walal Ila Tali mawaxaan toos uhamiyaa inan maruun caan ku noqdo in aan muslimiinta ey igu amaanaan geesigii ame inan shacab iska noqdo oo iska murugoodo ileen hadii rabtid un aad bani aadam ku tashan gacmahaaga ayaa ciilka loogu baxaa

    • @siciidjamac1554
      @siciidjamac1554 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll hore usoco aduunka ruux hammi diined leh rabi mahoojiyo

    • @somcastudio2899
      @somcastudio2899 4 ปีที่แล้ว

      @@siciidjamac1554 thanks bowe l.a🤩🤩😍 Hadiyad IGA sugo ilaa 2030😂😂

    • @siciidjamac1554
      @siciidjamac1554 4 ปีที่แล้ว

      @@somcastudio2899 adaa mudan wll hiil iyo hooba wa inaynu lagarab istagnaa diintena macan aynaan kafaanin palse aynu kufaano ragg ayaa dhiigoda udaadiyey inagana bal maxaa LA arkikara aynu uqabanay diintena rabi khyrka hyna wafajiyo

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 ปีที่แล้ว

      @@somcastudio2899 zxp wax walba waa dadaal cid ino maqan malahan ina fadhiga ka kacno oo aan gacmaha is qabsano waye

  • @maxkoinanuuraani34
    @maxkoinanuuraani34 4 ปีที่แล้ว +1

    allow ka manaan quusan raxmadaa quduz iyo kuwo ka wanaagsan

  • @maxamedckariim4462
    @maxamedckariim4462 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid wll ilahay hanokadayo Wll mcn wll sayid muxamed nosogudbi

  • @ayaanlemano6900
    @ayaanlemano6900 4 ปีที่แล้ว +1

    man Sha allh sxb

  • @bathramustaphe5166
    @bathramustaphe5166 4 ปีที่แล้ว +4

    👍👍👍👍👍👍😍😍😍

  • @hajiabdikarem9913
    @hajiabdikarem9913 4 ปีที่แล้ว +4

    Wll waxa laGuba mashqulaya Daaawashada vieoga

  • @ahmedhusein9189
    @ahmedhusein9189 4 ปีที่แล้ว +3

    Suban alah sxp somalidu umarukucdo madaxdoda adana sheegidoona taas alaah ayaa loo rukuca waxan filaya hadalkasi badhedh ka ma ahee alah utobadkeen umada somaliyeedna cafis waydiiso waa igatalo

    • @bushrobashiir9419
      @bushrobashiir9419 4 ปีที่แล้ว

      Walala haa alla ayaa loorukuu caa base LAAKIIN maxaan rukuucisa dhaana hadiii aan kii diinta caaya qabiiil ku difaacno hadiii kii qof MUSLIMa dila aan qabiil ku difaacano hadii labada qof ee somaaliyeed ee is qabada ka qaldana qabiil ku difaacano

  • @boskariyada4801
    @boskariyada4801 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro👏🏽🙏🏾

  • @Tiktokers10
    @Tiktokers10 3 ปีที่แล้ว +1

    Insha Allah

  • @abdihakinhersi4856
    @abdihakinhersi4856 4 ปีที่แล้ว +2

    اللة يحفظك

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 4 ปีที่แล้ว +3

    MaanTa wxD igu dhiirizay wax qalbigayga kaguuxayay

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 4 ปีที่แล้ว +6

    Aadanoow tallo!👇
    Muuqaalka backround.ga ah ee flim ka ah ee muuqaalka aad la soo duubteeni horta waa cilad ihaýsata aniga oo flim.kan asxaapaha ka turjumaya ayuunbaan daawanayay ilaa aan vidioga laba jeer ku soo ceshday si aan u fahmo ilaa aaan dhegaysi ka dhigto oo aanan daawanba kaliya aan adiga uun ku dhegaysto markaa wll kolay dad ciladayda oo kalr leh wayjiraane naga badal qaabkaas

  • @cabirahanolosha1115
    @cabirahanolosha1115 4 ปีที่แล้ว +1

    Sahanka xogaha my 🌹

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 4 ปีที่แล้ว +3

    Aadan sahan sxb 100% waad mahadsan tahay sida geesinimada leh aad mar wlba ummada soomaaliyed ee kala daadsan aad ubaraarujiso iyo in kusoo laabtaan dariiiqa saxda ee soo toosan maxaa yeelay maanta " 90% dadkii soomaaliyed iimaanka beelen " baqtiga waa u xalaal nin walba waxaa uu xoog sheganayaa walalkiisa Somaliga la ah diin iyo dadnimo wadagaan " teeda kale waxaa nasiib darro ah ninkii soomaaliga ahaa ee ka faani jiray in reer galbeed ay yirahdaan Nin hebal la heshiiyo iyo midkee doontaa farta ugu fiirqaan isgaoo Ku faraxsan oo la ah in uu lacag badan helaayo aysan jirin ujeedka lagu siinaayo" waxaa maanta is weydiin mudan" soomaalidii asalka eheed markay isku dhacaan geed hoostiis gogosha dhigan jiray kuma heshiis jiray xagee ka baxayn" maanta maxaa Ku faraxsan hebel Jem's in uu na yiraahdo labadiina anaa idin heshiis iyo anaa UN ah iyo beesha caaalamka ah iyo anaa ah kuwa iskugu yeeray deeqa bixiye",maxaa aaminsani la ahay qofka soomaaliga ah ee maanta joogo Harar iyo diridhabe ee maanta sugaayo in laga xoreeyo Christian iyo yahuuda waxaa Mar un Ku riyoonayaa in soomaali is raacdo in qaran iyo dadnimo soomaali lagu yaqaan ah ah soo laabta maxay maanta sugaayan in calan soomaaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ay Ku arkaan Harar iyo diridhabe iyagoo ka xun dhaqan xumada Iyo tirtirida " hoyga cilmiga iyo talciinta Harar iyo diridhabe ay kuhayaan Christian and yahuuda "
    " Wlhi 2020 baa locdaan In aan maanta ujeedin shaqsi dalkaan iyo diintaas iyo ummada Islamka meel wlba dunida jogaan u damqayan "
    Nin walba caqliyada ah in uu ummada hantidooda dhaco iyo in wadan hebel guru ka dhisto baa ujeednaa" nus million soomaali ee Ku qaxootiga ah ee maanta sugaayo qaran iyo 30 sano dadkii isku imaan waayay in maalin un midoobaan "
    Ugu dambayntii" soomaali inta ay kujirto nidaamka aha Federalism iyo midka damacsan yihiin Ethiopia oo ah confederation ab " waxaa shaki iga jiro in 2050 ummada soomaaliyed lawaayo iyo sida kuwa Allah SWt ha been sheegay ummada Islamka masajidka iyo hotel Ku xasuuqay oo leh Allah is greatest " oo qabo ahayn ummada Islamka Ku shabadeeyay " argagaxiso " mid tigree ah baa yiri " soomaali ma isku soo noqon doontaaa soomaali qaran ma dhisan doontaa? Soomaali hal ma tahay ?
    Waxaa halkaas kaga muudqo in soomaali tahay
    Southwest, puntland, Somaliland, jubland, galmudug, hirshabeele , oo dowlad ah mid wlba *" waxaad ogaataa In soomaali baddd ah 1 Millon xoogaga lagu soo koobay land land land "waa dhulkii Somali great country
    Unfortunately wlhi

  • @khaalidcarab2749
    @khaalidcarab2749 4 ปีที่แล้ว +1

    SAHANKA XOGAHA MADSANID bro sidaad codsiga iiga ajiibtay hadaad aragtay iyo haday isku beegmenba 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Jano-b8s
    @Jano-b8s 4 ปีที่แล้ว +4

    Please like

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว +3

    wllhy wad iga qiiraysiisay

  • @studiohindi4981
    @studiohindi4981 4 ปีที่แล้ว +3

    Sahanka. Xogaha

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi wali ma arag hadoosan noodhalanayn

  • @sidraali9953
    @sidraali9953 3 ปีที่แล้ว +3

    wll Aadanow waxaan kugu awaal mariyo ma aqaano, ee mahadsanid wll wax badan ayaan kaa bartay.

  • @khamarjilaztking7862
    @khamarjilaztking7862 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ayaa inoo.maqan wlhi Gabdhahena ayaa naxa markan arko iyago YURUB ila jooga waxay samaynayan😥

    • @FursadahaNolosha
      @FursadahaNolosha 4 ปีที่แล้ว

      gabhaha inta ukaadisid adigu hadad wanaagsantahay maxaad khamarji ulabaxday???

    • @khamarjilaztking7862
      @khamarjilaztking7862 4 ปีที่แล้ว

      @@FursadahaNolosha 😀 magac waxba ma sheego lkn waxad tahay waa tahay

  • @mahamedabdirahman2597
    @mahamedabdirahman2597 4 ปีที่แล้ว

    Insha allah inan anu noqdan rajaynaya

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad adam

  • @khalidcabdiraxmaan1430
    @khalidcabdiraxmaan1430 4 ปีที่แล้ว +8

    Aar abti codsigagygan ii tix galiyoo Cusmaan ibnu ertugal noo soo daa taariikhdiisa

    • @cabdinasirxassan8215
      @cabdinasirxassan8215 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/hZGnoxQ_zJ0/w-d-xo.html

    • @abdikaremharir7387
      @abdikaremharir7387 4 ปีที่แล้ว

      Wll hda ayuu turkigu diaarinaya oo ilaa hda wxa you tube ka lasoo galiyay saddex xalqadood ee dhawaan true cable kasug isaga la turjumay soomali thankz

    • @khalidcabdiraxmaan1430
      @khalidcabdiraxmaan1430 4 ปีที่แล้ว

      Lknse goormay soo daynaysaa true cable mida kale 2 xalqadood inu wayaan markaa waxoodo waa silcise

    • @caamirfarah6756
      @caamirfarah6756 4 ปีที่แล้ว

      Maya sxp.khamiis.walba wuu so.galin insha Allaah

  • @siciiidbulshaawi5189
    @siciiidbulshaawi5189 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadan

  • @waa_tacab_noloshu
    @waa_tacab_noloshu 4 ปีที่แล้ว

    Alle haku Barkeyo Sxb Aaden

  • @mahamadhersi1596
    @mahamadhersi1596 4 ปีที่แล้ว +3

    Cayna jalut noga waran wll

  • @kowsarkeef
    @kowsarkeef 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha horo usocota dhantiin💞

  • @rashidhusein1511
    @rashidhusein1511 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxan is leeyahey adiga oo Adam sahan ah

  • @xaqiiqraadis4014
    @xaqiiqraadis4014 4 ปีที่แล้ว +2

    Mhdsanin heer saraad tahy rintii adanow

  • @cabdirisaqaxmed5822
    @cabdirisaqaxmed5822 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal hore usoco

  • @MusseMNur
    @MusseMNur 4 ปีที่แล้ว +3

    Aadan sahanow walaal eeg barta chatka instigramka een farriinta kuu soo dhigey adoo mahadsan markaa jawaabta halkaas iigaga soo warceli fadlan walaal

  • @yaroowechannel8134
    @yaroowechannel8134 4 ปีที่แล้ว +4

    aar nio subscribe iisaara

  • @Fariin214
    @Fariin214 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll hore usoco

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 4 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍

  • @hazzankaytachenal43
    @hazzankaytachenal43 4 ปีที่แล้ว

    Wll mid ayaaaan ku waydiinah?
    Waxaaa noo zheegty in ay Waxma kama jiraan yihin wax yabaha ay naluugu dhigo school ka ee ah ka caankii reer frace iyo iyo kii reer yurub oo dhan waxa kle sheegtay inaaad cadayn karto waxaaan rabaaah inaaad nooga zoo diyaarizo barnaamij kooban plz

  • @mohametamein532
    @mohametamein532 4 ปีที่แล้ว +1

    QizaDa ARtuRo Kozo Zheke wll

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 ปีที่แล้ว +1

    💯💯👍

  • @zechariyeali8725
    @zechariyeali8725 4 ปีที่แล้ว

    zxp ruknudiin bebris qisadiisa soo day

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb walal Bro eshtekh plz markii aad islamka soo hadal qaado English ahaan hoos kusoo qor ame carabiga noogu dadaal Somalí bis kuma xirnee plz Algerian and Canadian Muslim kugu xiran weyna rabaan😪😪🇨🇦🇨🇦❤️🇩🇿🇩🇿🇩🇿

  • @apdiazizmediapro1748
    @apdiazizmediapro1748 4 ปีที่แล้ว +2

    Xogaha halkeed ka keenta aan umada kula baraarujinee

  • @najmaali3911
    @najmaali3911 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll sayfu diinoo kaleynu ubaahanahy

  • @youcephelmi7435
    @youcephelmi7435 4 ปีที่แล้ว

    Wll rukmudiin baybaras no so daa qusadiisi❤🙏

  • @cagmadhige8022
    @cagmadhige8022 4 ปีที่แล้ว +1

    Wali somaali uma dhalan Qudus ookale

  • @abdishakurabdishakur4625
    @abdishakurabdishakur4625 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay saxib aad iyo aad lakin jawabtaydu waa anaa u kacaaya

  • @cawaalepersia6772
    @cawaalepersia6772 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaahay waa Erdoğan waxan hubaa hadii wadamada islaamku tadiisa kutaageerilahaateen in islaamku midnoqon lahaa

  • @gobeysanegoobkasta2701
    @gobeysanegoobkasta2701 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo shiiq xasan barsame tariiqdisa mad nosodiyarisid

  • @Daud_dadki_hore
    @Daud_dadki_hore 4 ปีที่แล้ว +3

    Subscribe isaara hada somali tihin

  • @jamacsicid7054
    @jamacsicid7054 4 ปีที่แล้ว

    Wll qudus maaha waa sayfudiin qubrus

  • @cabdikariim2813
    @cabdikariim2813 4 ปีที่แล้ว +1

    adanow soo daa ruknadiin bobros

  • @maooassad5726
    @maooassad5726 4 ปีที่แล้ว +2

    Dagaalkii caynu jaaluut

  • @abdallenuuri3221
    @abdallenuuri3221 4 ปีที่แล้ว

    Zhp aad ban uga helaa maqaladada runti waxd tahay nin ka madhan qabyalad oo aad u diin jecl alle darti ban ku jeclahay