CODKA UBAX - Waal Layga Guursaday 8

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Waa barnaamijkeennii WLG, qaybtiisii 8-aad. Qaybtan waxa aynu ku wadaagi doonnaa laba sheeko oo ay soo gudbiyeen laba gabdhood. Labadan sheeko waxa la kala yidhaa "Allow Hargab Ka Dhig" iyo "Inantu Aniga Ma Aha".

ความคิดเห็น • 99

  • @sundusdhalo3742
    @sundusdhalo3742 2 ปีที่แล้ว +33

    Qisadeyda Nolosha waan jeclahay in aan idinka wadaago is aan unafiso waayo muddo aan tiri yareen aanan tiro badneen ayey igu jirtaa mar walba aan dhaho qor oo gudbi ilmada indhahayga kasoo qubata waxay qoysaa oo ay jartaa ilaa shanbaal oo hoose ee buugeyga digri iyo quraan iyo salaad badan oo intaa shaqo qooniyaan ayaan ka dhigtay wali waa sidii waxaaa intaa kadaran qisada saas ah qofkiisii wali dareenkii iyo jacaylkii sidii buu yahay waa cibaaro alle lkn rabbi talo ku filan.

    • @monamandeeq3059
      @monamandeeq3059 2 ปีที่แล้ว +2

      Wllo miyu noolyahy qofka sidaas dhan u jeclaatay🥺
      Hdu noolyhy alle raxmadisa lagama quuste alle ha isku so kiin celiyo 🤲

    • @hooyomacan6782
      @hooyomacan6782 ปีที่แล้ว

      Codka ubax u gudbi walaal qisadaada

    • @abshirjibriil4559
      @abshirjibriil4559 ปีที่แล้ว

      Qalbiyada dhaawacan ee ilmaynaya runtii waxakabadn qalbiyada dhaawacan eehadana aamusan samirkuna saxsahlan maaha 😢

    • @abshirjibriil4559
      @abshirjibriil4559 ปีที่แล้ว

      Samirku waxsahlan maaha oofudud alle hayno qaboojiyo qalbiyada

  • @shiineomer1
    @shiineomer1 2 ปีที่แล้ว +24

    Waan ku faraxsanahay inaan ka mid ahay dad ku xiran janaalkaan,wax caajis ah kuma dareemo markaan dhageysanaayo ,kaliya waxaan rabaa inaan fikirkeyga idinku darsado
    Ujeedo:ujeedadeydu waxay tahay waxaan rabaa in playlist loo sameeyo channel ka si session nada ay u noqdaan kuwa xiriir ah
    #waadmahadsantihiinteamkaubax

  • @fullsun1730
    @fullsun1730 2 ปีที่แล้ว +4

    Illahay qalbiga ha uga reebo hablahas subxanallah raga qaar wa sidan ilen

  • @Zaynab_Hassan
    @Zaynab_Hassan 2 ปีที่แล้ว +4

    Obsessed ban Ku noqday barnaamijkan❤️

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 2 ปีที่แล้ว +5

    Waan ku faraxsanahay in aan noqday qofkii kowaad hore u soco wll codka ubax 🙏🥰

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf151 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ismaciilow sheekadan waa mida kaliya ee aan ugu jeclahay codka ubax waxana macna uyelaya codka aad ku aqrineyso allaha kuu deysto codka iyo cimrigaba
    Koley ma aniga la iga guursaday garan maayo waase iigu baxda
    Mahadsanid

  • @HamdiHassanosman-oe7kt
    @HamdiHassanosman-oe7kt ปีที่แล้ว

    Waa jeclahay inaa dhageysto codka ubax ❤❤

  • @cabuudishow
    @cabuudishow 2 ปีที่แล้ว +1

    Barnaaminka kaliya ee nan laheyn caajis nusqaan iyo hagardaamo toona se ah, meel qofku ku nafisi karro oo ku degi karo hadi uu yahay gudbiye iyo loo gudbiyaba saameyn buu ku yesha. Aadban kuu bogaadaniya wll ismaciilow.🤗

  • @sidrasuuro6900
    @sidrasuuro6900 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekayinka odka ubaxa waayo argnimaa iga kordha tedakale ismaacil la aantii sheekoyinku dhadhan mey yeshen 👍👍👍thnkz aftahan

  • @sadiriyaaally2539
    @sadiriyaaally2539 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan ahaa gabar wax barata kadib ayaa familkayga isiiyeen nin sweden jooga waana nin wayn oo adeerkaygu dhalay waxbarshi wan sii waday ninkii iyo ani waxaa dhacay arooskeena kadib wax lajoogo ninkii wuxuu ku laabtay ana dalkiisi ana meshaaydi ban kasii waday soo labashadiisi wan kala tagnay ana meeshas baan waxbarshadi kaga tagay oo sii wadi wayay waxaan kaashaday naftayda waxaan isku dayay qof wanagsan inan noloshayda u dooro wiil aan isbaranay waxan noqonay dad iskaga dhaw dadka malinti dambe wilki ba yiri rerkaga ma u tagaa haa ban ku iri lkn waaba la diiday faqiir batahay iyo ereyo xunbaa lagu yiri lkn ani wan ka xumaaday wiilki wuu naxay wuuna xanunsaday xanuunkiina wu u dhintay kadib noloshaydi way kaliyowday waxan ka fogaaday nin iyo xariir qof ayaa niyada ii dhisay oo igu yiri waxaan kusii nayaa nolosha ugu fiican asagana markaas fasax ayay jamacadu u ahayd fasaxii baa u dhamaaday waana uu soo tagay oo waan kala fogayn kadib wiilkii waaba is badalay anoo xumayn oo jcl ayaan wayay oo meel aan u raadsho ma arko hada jacaylkii sidii baan ugu hayaa maxaan sameeya hbn walba waan oynaya talo isiiya please😭😭

    • @ayaanomar3066
      @ayaanomar3066 2 ปีที่แล้ว +1

      Ax! Xanun badanaa 😭😭😭
      Abayo iska iloow wixii tagay walow ay adag tahy,🥺 Rabbi isku xir oo sunada Nabiga basdso ku dadaal saliga Nabiga CSW iyo Digriga Alle 🥰
      Waad iga oohisay waxaan kuu rajeynayaa farxad waarta😭😭

    • @sadiriyaaally2539
      @sadiriyaaally2539 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanomar3066 Aamiin abaayo mcn 😥

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 ปีที่แล้ว +39

    Ubax, saaxiib habeenkayga ayaad qastay. Aad ayaan u ga helay se.
    "Jacayl dhabahoow ku tabay!"

  • @abdirahmaniman3642
    @abdirahmaniman3642 2 ปีที่แล้ว +2

    Waalidkan ubadkooda ku qasba qof aanay jeclayn, miyaanay jacayl soo marin horta?
    Waa wax aad u xanuun badan markaad qof jacayl soo wada dhisteen aad kala tagaysaan, waan ka xumay qof walba oo jacaylkiisii waayuhu kala ka xeeyeen.

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 ปีที่แล้ว +1

    Waa layga guursaday Waa barnaamijka ugu jeclahay Codka ubax❤ iyadoo qoraala ila 2019 lasocday

    • @KawsarAbdulahi
      @KawsarAbdulahi 11 หลายเดือนก่อน

      Xagee kala socotay qoraalka hadase ma helayaa

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 2 ปีที่แล้ว +2

    Axyaa taxane.👋🥰 mahadsnid Ismail walal

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 ปีที่แล้ว +2

    Taxanaha wa layga gursday hal mar kuma maqal wiil lacag leh ama gabar lacag leh
    Inader crurta hanaga walina si anay faqriga ugu si badin wadankena ilen marka layska gursado adon waxba haynin jcaylka cunta mahe lama quute iskulna kuma geyo si ha u dhigina shekada dad bad role model u tihin hdaladinan qadanaye
    Important lacagta dhalinyarda ka dhadhiciya caksiga ka daya

  • @Macalinabuukariidoor
    @Macalinabuukariidoor 8 หลายเดือนก่อน

    Wll barnaaamijadaada waakuwa wanaagsan balse waxaan jeclaan lahaa inaad heesta dhixtaalka kajarto

  • @fardussuleiman7233
    @fardussuleiman7233 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc Waad kumahad santihiin barmaamujkan in aad umada uqabataan sabab too ah qofwal oo sheekadiisa lagusoo gudbiyay isna waxay utahay caafimaad iyo dhiirigalin qofka dhagaysanayana waxay u tahay godlin iyo in uu iswaydiiyo waayihiisii nololeed .
    Markaa hore u socdaan idin leenahay

  • @nadiadiamond231
    @nadiadiamond231 11 หลายเดือนก่อน

    12/11/2023malin axad 11:00am 😢runtii waa qiso xanuun bdn ale ha qabojiyo qalbiyada dhaeacan😢

  • @fadxiabdilahi9384
    @fadxiabdilahi9384 2 ปีที่แล้ว

    Soo badi barnaamijka wakhti ha udhaxeysiine

  • @khalidziyech870
    @khalidziyech870 ปีที่แล้ว +1

    Waa zbbta aan u ncy in an qof jeclaado😢

  • @nimcocabdi2941
    @nimcocabdi2941 2 ปีที่แล้ว

    Codka ubax aad Ayan ugu nafisah 🤷‍♂️

  • @yaxyechamafaraxyaxyechamaf1636
    @yaxyechamafaraxyaxyechamaf1636 ปีที่แล้ว +2

    Jacylku xanuun badnaa intii wasnahyga degy ayuuu waran ila dhcooo Halkii maalinkii idhigy dhacdadiii uu igu dhigaan naftydii ilaawayoo wax barashadiii aan dayeye oo dadkii igu wada naceen inta aan noloshii ka dhcy ayaaan qolmadow dhigtaa farashkagiii yaraa zhpkyguna waa mugdiga 😭😭😭😭

  • @abdiqanijama2915
    @abdiqanijama2915 2 ปีที่แล้ว

    aad ban ugu farxay alle haku sharfo ismaciil codka ubax😎😎

  • @mohamedhussen4380
    @mohamedhussen4380 2 ปีที่แล้ว

    Waa sheekoyin xiiso gaara leh ✅
    Waa layga guursaday

  • @KhadraYusuf-f1y
    @KhadraYusuf-f1y ปีที่แล้ว

    Asc wllo xageba lagala so xidhidha Wan barmashkan Wan u bahanahay

  • @hamsekurtun
    @hamsekurtun ปีที่แล้ว

    Markii labaad ayaan dhagaysanayaa qisadan
    19-january-2023
    Thursday, Vienna.

  • @Abdirazak-m
    @Abdirazak-m 2 ปีที่แล้ว +3

    Kudhawaad dhar sheeko ayaan xagan ka dhagaystay codka qaar ka mida ah sheekoyinka waan ku qoslaa ! Talaw ma khiyaaliga🤣 ?

    • @ayhanhussein9635
      @ayhanhussein9635 ปีที่แล้ว +2

      Kuwan khiyaali mahan wl wa qiso dhaba si wacan hadad udhagesato dhaman harerahena ayey ka dhacan qarna inaga ayeyba nagu dhacan

  • @lulaothman
    @lulaothman 2 ปีที่แล้ว +1

    Allh ha idiin qabojiyo quluubta💔😌

  • @camaare9815
    @camaare9815 2 ปีที่แล้ว +2

    BarnaamijkaH TodopaadkipaH Halmar Nozo Gali wll Alle Haku dhawreee

  • @asmagaid1527
    @asmagaid1527 ปีที่แล้ว +1

    Wxaaa la dhagaysanayo ma ogi 😔shekooyinka noocana ilaaa manta dhagaysanayaaa

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 2 ปีที่แล้ว

    Zhp soo badi barnaamijkan

  • @mariadek4033
    @mariadek4033 ปีที่แล้ว

    Xagee kaala So xiriiraa

  • @abshirjibriil4559
    @abshirjibriil4559 ปีที่แล้ว

    Samirku waxfudud maaha qalbiyada alle hayno qaboojiyo

  • @aishayasin2690
    @aishayasin2690 2 ปีที่แล้ว

    Si weyn Banu u sugaynay qaybtan
    Go forward wllo

  • @hoodomataan4592
    @hoodomataan4592 ปีที่แล้ว +1

    Jacayl majiro micnan malha😊

  • @hindaabdirisaq2010
    @hindaabdirisaq2010 2 ปีที่แล้ว +2

    Janan aan tagero keep going 💪

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw this is amazing ❤️🥰🥰🥰

  • @shuunjamac8100
    @shuunjamac8100 ปีที่แล้ว

    Walal barnamijku taa top se plz heesaha ka daaya

  • @sacdiyaluula4329
    @sacdiyaluula4329 2 ปีที่แล้ว +2

    War waxani ma sheeka 🤣🤣 allow hargabka dhig kulaha jclku ma ciyar ciyartasu dadka ku gal

    • @camaare9815
      @camaare9815 2 ปีที่แล้ว

      QovnaH MaHelloH BadanaH QovkaH uGuH HoreeYaH ee u jeclaaadoH 💔😓😩😫

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 ปีที่แล้ว

    I liked it hesta 7:11

  • @mariamima9120
    @mariamima9120 ปีที่แล้ว

    Codka ubax adiga aya qaba ilmadayda 😢😭

  • @hamdamahamed8635
    @hamdamahamed8635 2 ปีที่แล้ว +1

    taxanahan aad ban u xiiseya ❤

  • @nafissali9507
    @nafissali9507 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku faraxsanhy inan iso dhaqsaty wllo

  • @dhoolacad2299
    @dhoolacad2299 11 หลายเดือนก่อน

    Waa dhib inaad qof jeclato😥

  • @cabdulwehab5166
    @cabdulwehab5166 2 ปีที่แล้ว

    Calafku waa dhaadhaan ilow dadka isjecel xatah kabaxushoodo dad siikle jeeda buu isu guuriya sababta xiriirka an u joojiya intii aan qofkale qalbigiisa calafku kudheelilahah

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 2 ปีที่แล้ว

    Codka ubax hore uu soco oo nooo soo daaa Mar walb qisooyinkan oo kale jacaylku waa nolash bili adanka

  • @zamuuali3419
    @zamuuali3419 ปีที่แล้ว +3

    Fankiisa mxa isaarey
    Faduuushan mxa igaliyey!
    Faraska aan la heda fuulayn
    Fankiisa mxa isaaarey
    Hadaan anigupa fayoopee
    Falaaage mxn u raaceyyy💔
    My Mather's songs ❤
    1.35pm. Saterday..October.7.2023

  • @maaidac_qanih7208
    @maaidac_qanih7208 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxn rajaynayaa inaad barnamikan noosi wadi doontaan insha allh

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadan xanuunka ihaya een noloshu uga dhacay anigon 20 sano gadhin an idinka shekeynlaha wlhi tan way ka xanuunkululanlahayd plz and plz walal halken kalaso xidhidha 😭😭😭😭 i😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 qisadaydu wlhi tan way kan xanuun kulultahy

    • @off2025
      @off2025 2 ปีที่แล้ว

      wll zorry 😪

    • @zeryustoinaaden
      @zeryustoinaaden 9 หลายเดือนก่อน

      Hada xaalka kwrn wll

  • @shankaronyaasir7505
    @shankaronyaasir7505 ปีที่แล้ว

    Ethiopian iyo jcyl mx isdbo dhigay jah 😂❤

  • @aaminamursal1116
    @aaminamursal1116 ปีที่แล้ว

    Xagee lagaalasoo xiriirikaraa abowe

  • @Siham_Omar12
    @Siham_Omar12 7 หลายเดือนก่อน

    Jacel jacela drema 😢😢😢😢

  • @maxamedxasannuur4489
    @maxamedxasannuur4489 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi jaceylka xanuunka wuu leeyhy wlhi aniga uu leeyhy

  • @maysuumhussein5441
    @maysuumhussein5441 2 ปีที่แล้ว

    culusa jacayl aan lagula sidin 💔

  • @Yey922
    @Yey922 2 ปีที่แล้ว +2

    Best podcast

  • @ApDaLemohttapDiwlia-pt5iq
    @ApDaLemohttapDiwlia-pt5iq ปีที่แล้ว

    Part 2 🔗🖐️

  • @SafaCabdi-y8z
    @SafaCabdi-y8z ปีที่แล้ว

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 ปีที่แล้ว

    Weligiin ma maqashen marku guurku xukunkisu xaaran noqdo wa markaad adon midh haysan ad gursato ilaahay danbi bad ka gashay.labo an fahfaahiyo carurta wa xalal also nolosha ka dhaxynaysa inankas iyo inantas wax la,anta isku racayna wa xalal
    Lakin hdana nooc kamida shanta nooc ee xukunka gurka bu so galaya oo ah xaaram gurkas

  • @harrizapdul2529
    @harrizapdul2529 2 ปีที่แล้ว

    Qisooyin io qiiro 💔

  • @munajaamac1287
    @munajaamac1287 2 ปีที่แล้ว +1

    Azc wllo xage idinkalaso xidhiidha inan idin La wadagan raba waayaha Boholyawga i Badaya 😞

  • @esraabdihassan7216
    @esraabdihassan7216 2 ปีที่แล้ว

    Ana aan qiso aan ku so diree iso qabo

  • @maymuunmahamed3270
    @maymuunmahamed3270 2 ปีที่แล้ว

    💔
    Mhdsanid walal❤

  • @nimcoquman1999
    @nimcoquman1999 2 ปีที่แล้ว +1

    marmarka qarbaad is odhanaysa tolaw jclku ma ben baaa

  • @samsamabdi2176
    @samsamabdi2176 2 ปีที่แล้ว

    tanoo kle way igu dhicigaadhy 😢😢

  • @falastiinamiin9284
    @falastiinamiin9284 2 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylkiyo nin iska so dhigay😂😂

  • @xamdaawil7381
    @xamdaawil7381 2 ปีที่แล้ว

    Wlhie wxd moda inaY aniga iga dhex hadlayzo

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim4180 2 ปีที่แล้ว

    Yaa Ubax Cabaaqir.

  • @xaybomohamed5419
    @xaybomohamed5419 2 ปีที่แล้ว

    Jacaylku dhib badana 😢😢💔💔

  • @samirogeele8279
    @samirogeele8279 2 ปีที่แล้ว

    alla mxuu qurbuhu jaceylo badan kla geeyeyy😥😥

  • @amcayuuuzh4540
    @amcayuuuzh4540 2 ปีที่แล้ว

    Heesta magceed

  • @indhocaashaq5237
    @indhocaashaq5237 2 ปีที่แล้ว

    Codka ubax

  • @iqracilmi7431
    @iqracilmi7431 2 ปีที่แล้ว

    qiso ayaa hayaa wlhi

  • @queninamahdi8606
    @queninamahdi8606 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof kule waa ku jeclhy on ku jeclen xuma 😭

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 ปีที่แล้ว

    Somali hadaynu nahay waxan wuxu ahyn ban ka dhigna shekada so dudub wa girl yaro xiiso galay wiil yar jacyl moday isna u ku tufay nimanka somali waxba ka siya yar ilaa weyn hbluhu yar ila weyn wa doqmo nin un daba dhareriya wxan jacayl ahyn jacayl ismodsis ba wada haya waka inanki yar ay moday iny jclatay uu lacag dor biday iyo nolol wangsan iyada nacasowdaye. Wa faride lacg ba hadasha sanadka mnta jacayl ilahay ha u naxaristo anu wxaban aminsanhy inu somalida halkin malyan qof keliya jcylki layaqanay tarikhiga u hayo somali odhana 100malyan ma gadhan marka walalyal wxan 100qof ahyn ba bahalka u walaten haye orodo radsha ama sidayda ka qusta shekho baraleyda benbenta inaga daaya. Jacayl runa no ken wll qli wxan jcyl lma idhahde hnogu buxsan meshe.

  • @xaybomohamed5419
    @xaybomohamed5419 2 ปีที่แล้ว

    Ax😢

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 ปีที่แล้ว

    Jacaylku waxa yaryr mha
    Jcylku like sick weye hdad dwadi waydo u sakaradyso i dont see same thing like dis
    Mostly wa xiiso

  • @fathaabdilahi1297
    @fathaabdilahi1297 2 ปีที่แล้ว +1

    💔💔💔😩

  • @bushra00
    @bushra00 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 ปีที่แล้ว

    Bal idinku miyaad aragten dad is jecel oo idin dhawdhaw ama ad tqano wa mid un ba cabanaya ka kale ka cabanaya qar ciyal darrtod isula joga qar furinka neceb o isula joga happy marriage run wa hdada 1kun ad argto dhoho dhohodu wa before marriage mrka guriga la ado laysku tufa

  • @kokobulle4567
    @kokobulle4567 10 หลายเดือนก่อน

    Waa noocma de ma laba qiso ayaad isku dartay 🤔

  • @craxmaanmaamo8653
    @craxmaanmaamo8653 ปีที่แล้ว

    Sok fahan aii ina muse

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 هاذ مش حب هاذ شكومناااا

  • @راقيهالصومالي
    @راقيهالصومالي 2 ปีที่แล้ว

    Jacaylku dhib badana 😢💔