Galka Baarista: Qaraxyada iyo beegsiga rayidka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2021
  • Galka Baarista: Qaraxyada iyo beegsiga rayidka

ความคิดเห็น • 76

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahoow Al shabaab naga qabo amiin amiin amiin

  • @jibrildaahir1329
    @jibrildaahir1329 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla yaraxma Inta ku dhimatay qaraxyada kala duwan EE XAMAR
    Inta kalana Alla Caafiyo
    Subxanallah

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah waa qof ad-adag; wuxuu yiri wiilka " waxaas waxaa u qaatay Subug igu daatay " aad i aad wllky alle hakaa ajar siiyo dhibkan oo thawaab kuugu bedelo aamiin aamiin aamiin

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 2 ปีที่แล้ว +2

    OGI OGI WAXA CADAATEY INEY FARAC SHABAAB KA MIDA YIHIIN XAAR MAAJO IYO DHAMAANBA TAAGEERAYAASHIISA OO DHAN MEEL KASTOO AY JOOGAAN.

  • @ahmedelmi8655
    @ahmedelmi8655 2 ปีที่แล้ว +5

    Of course Harun manafuq will know because his alshayadeen sympathizer.

  • @drdictionaryofficial6106
    @drdictionaryofficial6106 2 ปีที่แล้ว

    waa wax niyadeena xanuujinaayo ilaahey ha u naxariisto dhamaan intii ku dhimatay falalkaas intii ku dhaawacana ilaahey ha bogsiiyo inaga iyo inta kalana ilaaheey nalama kulansiiyo dhibaatadas

  • @kadijaabdi3333
    @kadijaabdi3333 2 ปีที่แล้ว +1

    Inallilahi wa inaa ilayhi raajicuun kuligood alle ha unaxariisto

  • @mahdisamatar7840
    @mahdisamatar7840 2 ปีที่แล้ว +3

    ولا تحسبنا الله غافلا عما يعمل الظالمون

  • @maxamedxuseen3717
    @maxamedxuseen3717 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto inti dhimatay alle na ha caafiyo

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 2 ปีที่แล้ว +1

    Haaruun Macruuf, in kasta oo uu yahay basaas u shaqeeya hay'adaha sirdoonka ee reer galbeedka, haddana barnaamij fiican buu soo diyaariyaa.

    • @mohamedrashka8702
      @mohamedrashka8702 2 ปีที่แล้ว

      Maxa cadeenayo in basaaso yahay Haruun macruuf runsheeg waa ceeb sheeg miyaa warkada???

  • @jamalofficial2974
    @jamalofficial2974 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow Caafimaad Taama sii🤲🤲🤲🤲

  • @abdisashifarah7982
    @abdisashifarah7982 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkan galka baadhista wuu fiican aad iyo aad balse xaga codka aad buu uhooseeyaa waana naaqus fadlan haaruun Macruuf dhinacaa naga naga hagaaji

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 2 ปีที่แล้ว +1

    Koofurta somalia dadkeedii waala duleeystey saaxiib

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว +1

    Al Shabaab Iimaanka beela waxaas oo dhan xukun raadis bey u sameynayaan.... Illaahow meesha lagu Cadaabi doono ha i joojin.

  • @saleebaanmuuse8289
    @saleebaanmuuse8289 2 ปีที่แล้ว

    inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun intii dhimatay alaha unaxariisto intii dhibaataysana caafimaad ilaahayowsii aamin aamin aamin

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 2 ปีที่แล้ว +3

    Fahad yasin xiriir buu la leeyahay arrintan

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว

    Waa wax laga xumaado in dowladaha dalka ka jira ay noqdaan NGO xataa aan sugi karin amniga caasimada kali ah. Aniga waxaan qabaa inay jirto rabitaan la aan iyo aqoon daro xaga shaqada ah oo aan la fahansanaynba sida amniga loo sugo, askarta, shaqaalaha iyo shacabkaba loo taba baro oo loo waci galiyo. Ilaahay umadaan ha u gargaaro madax u diir naxaysana Ilaahay ha u keeno aamin.

  • @nafisokadiye8655
    @nafisokadiye8655 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofki ugu horeyeey odhageysto cawa warka 👍👍👍👍

  • @afaarah5760
    @afaarah5760 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahayoow dalka noo hagaaji. Bulshadu way dhibanyihiin

  • @faafintakhayrka5457
    @faafintakhayrka5457 2 ปีที่แล้ว

    Rabbi hownaxariisto intadhawaca eenoolna Rabbi howgargaaro
    😢😢

  • @stronston36
    @stronston36 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax ax ax inalilahi wa inalilayhi rajicun rabi naxaristijano hakawarabiyo

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla waxay maamada ayadana tahay maamo caqli ppdn naxariis leh aad uqiiroonaysa

  • @alimohamoud5523
    @alimohamoud5523 2 ปีที่แล้ว

    Iam first one

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 2 ปีที่แล้ว

    You have took longtime to produce this harun

  • @hassanbashi3922
    @hassanbashi3922 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi very sad 😢 dad si miclna laan ah lagu xasuuqaayo midka ama ururka falkaas kadanbeeyo mayaqanaan sababta loo xasuusqay dadkaas shacabka aha allow dhibta inooga gargaar

  • @jawariguulet4929
    @jawariguulet4929 2 ปีที่แล้ว

    Kharash intee dhan Ayaa kaga baxay somaaliya Soo Celinta Badda muranku ka dhashay ee mudada dheer Soo jiitamaysey⚖️💰?

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 2 ปีที่แล้ว +1

    OGI OGI WAXA CADAATEY FAHAD YASIIN INUU KA MID YAHAY ARGAGAXISADA ADUUNKA IYO INUU KA DANBEEYEY DHAMAAN WIXII DIL QORSHEYSAN IYO QARAXYO KA DHACAY SOOMAALIYA.

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 2 ปีที่แล้ว

    Dadka Somalida dhib badan ay soo mareen walina way ku jiraan.
    Saas ayadoo ah dad badan oo masuliyiin ah, ayaa fahansaneen in ay ku ciyarahayaan mustaqbalka dad 20 milan oo qof sida Farmajo oo kale.

  • @idiriskoreye1
    @idiriskoreye1 2 ปีที่แล้ว

    Codkagag ka u qadaaa sxb wxba lagama maqalayo

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว +1

    The only program; aan ka dhageysto VOA.

    • @dekakhalif1504
      @dekakhalif1504 2 ปีที่แล้ว +5

      aad baan u murugooday waxaan ahay hooyo uu wiilkeedi ay jeclayd uu kamid noaday ardadii lagu aarxiyay hargaha iyo saamaha ilaahay aniga iyo inta ila midka ahba samir iyo iimaan hanaga siiyo awlaadeeni qiimaha badnayd

    • @stronston36
      @stronston36 2 ปีที่แล้ว

      @@dekakhalif1504
      Asc

    • @abdifatahfarahhamud6426
      @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว +3

      ​@@dekakhalif1504 aamiin aamiin maalin baa imaan doonta oo la hubo aana qof qarsoomeyn waa xaqiiq; aniga ka abdiftx ahaan musiibo weyn oo igu dhacday majirto alx lkn wxwlbo igu imaada oo gardara ah maalin uun lis xisaabin maalin aya sugi mana dheera walow 10000000000 sano ha qaadato lkn waa la tagi waana laga maarmaan.

    • @jawariguulet4929
      @jawariguulet4929 2 ปีที่แล้ว +2

      @@dekakhalif1504gacan ka xaq daran ayuu ku baxay. ilaahay samir iyo imaan ha Kaa siiyo maamo.

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkaan si gooni ah ayuu kuu xanuunjinaa markaad Xamar ku kortay walina aad joogto.

  • @maxamedaxmed1572
    @maxamedaxmed1572 2 ปีที่แล้ว

    All shabab ha nolato

  • @halganhalgan2112
    @halganhalgan2112 ปีที่แล้ว

    waa wax laga naxo runtii masaakin laxa suuqayo marwalba oo aan waxaba galabsan

  • @naadiamohamud2097
    @naadiamohamud2097 2 ปีที่แล้ว +1

    Dowlda aya nuskod ah alshabab alow nga khbo

  • @halganhalgan2112
    @halganhalgan2112 ปีที่แล้ว

    wllhi inta soomaliya Qabiilba Qabiil eegaayo cadow kama guulaysana yaan

  • @nadaarasoomali6107
    @nadaarasoomali6107 2 ปีที่แล้ว

    Sad story 😢😞

  • @izadinabdi3875
    @izadinabdi3875 2 ปีที่แล้ว +1

    Fahad yasiin hala baaro

  • @ahmedelmi3627
    @ahmedelmi3627 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan dhagaystay hadaladiii walaaalaahyga soomaaliyeed oo dhibanayaasha u hagardaamooyinkii argagixisadu u gaysatay ..Waxaan imtixaan ina haysta ilaaahay ayaaa nooo qoray inaan intaan dhan qoomiyad ahaan u wajahno musiibo dhiigdaadin ah , xasuuq aan looo meeel dayin ..
    Ilaaahay waxaan ka rajaynaynaa inaan ka baxno

  • @jawariguulet4929
    @jawariguulet4929 2 ปีที่แล้ว +1

    Heshiiska dhowaan RW Rooble iyo MW Uhuru Kenyatta kusoo kala saxiixdeen magaalada Mombasa oo lagu tilmaamey ((heshiiska kheeraadka baddaha Buluuga ah)) ama the ((the Blue ocean🌊 )) muxuu dhigayaa??🌊🔬🔦⚖️ tooshka umadda!!

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      dadkah cadalad u radiyah howeyow kuwih umadah sidah u layey weleh wadankah amah magaladah xamar bay jogan wanah kuwah hotel jasirah ku nol kuwas waa in maxkamad la so sarah

  • @saciidyare3687
    @saciidyare3687 2 ปีที่แล้ว

    Fatlan Adigoo Mahadsan H.ruunow Faa faahin naga sii fahad yaasiin taariikhdiisa iyo halaka siyaasi uu ku noqday sidookale isaga iyo aarsinaal maxa kajira inay isku fiican yihiin??????

  • @farxandaahir2590
    @farxandaahir2590 2 ปีที่แล้ว

    Haruun macruf waa munafaq benlaa

  • @sdkfrh
    @sdkfrh 2 ปีที่แล้ว

    Haruun macruuf
    Wajigiisa dhabta ah ??????

    • @odooboy7690
      @odooboy7690 2 ปีที่แล้ว

      sxb ninkan iska dhaaf iska dhgeyso mesha taagernimo loo majoogo

  • @mostafeawilmohamed7680
    @mostafeawilmohamed7680 2 ปีที่แล้ว

    Sidaan ayaa maalinkasta looga sheekaynayaa, hadii uu go aankeenu noqdo inaan xafadaheena joogno oo aan karajayno cadawgaan in dadkale naga dulqadaan.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 ปีที่แล้ว

    WAXAAN QANISINTA DAWLAD.MIYA KUN IYO SHAN BOQOL QAWARIJTA WECELADA SHABAB ISKA CELIN WAYEY WAQTIGODA WAXAY KU DHAMESTAN SIDA DUMARKA IYO QANISINTA OO KALE ISKU DHEGAN ISNACEEB GORMA ARKAYAN SHACABKAN LA DHAMENAYO MAALIN KASTA.DAWLADA ISKU SHEGA WAXA WASO SHEYDAN HA U KEENO

  • @mahdisamatar7840
    @mahdisamatar7840 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaado Haaruun macruuf

  • @abdiqanixasanmohamed6339
    @abdiqanixasanmohamed6339 2 ปีที่แล้ว

    Sad story wlaahi

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 ปีที่แล้ว +1

    DAAROOD IYO HAWIYO DAWLAD MA NOQON XUKUNKA HALOO DHIBO REER BANADIR IYO J/WEYNE DALKAN AYAGA HUGAMIN KARAN WAA DAD NADIIF AH OO WADANIYIN.AH. LABADAN EEY XIKUNKA HALAGA QAADO

    • @ccjubba2693
      @ccjubba2693 2 ปีที่แล้ว

      Taa dhici mayso 🤣🤣🤣🤣

    • @AMO00165
      @AMO00165 2 ปีที่แล้ว

      @@ccjubba2693 why

  • @abdihakimguliye8207
    @abdihakimguliye8207 2 ปีที่แล้ว

    #Harun arinta Ikran tahlil kasohadal

  • @omarmohamedhassan2744
    @omarmohamedhassan2744 2 ปีที่แล้ว

    Very sad

  • @abdkadirmahamud7451
    @abdkadirmahamud7451 2 ปีที่แล้ว +1

    Haaruunoow ma aha shabaab waa fahad iyo farmaajo waxa dadka laaya dhibka yaala soomaaliya wax kale ma aha %80 was labadaa nin iyo dad at kushaqaystaa

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 ปีที่แล้ว

    Amiir labad fahad yasiin oo dadka sidas u layey ayu hadda dadka ku qasbaya in dacwadda gabadii uu diley ikran in an la geyn maxkamadda ee dilo la siiyo qabiilkeda una ku dodayo wuxu diley inu lacag diyo weligiis dhiibi jirey odayal beshoda uu siin jirey haddo gabadhii dadkeda ay diiden ayu leyahay qasab ha ku qataan

  • @mahdisamatar7840
    @mahdisamatar7840 2 ปีที่แล้ว +2

    أنا لله وانا اليه راجعون حسبنا الله ونعم الوكيل. اللهم اغفر لهم وارحمهم واسكنهم فسيح جنانك

  • @abdifatahweheliye4182
    @abdifatahweheliye4182 2 ปีที่แล้ว +1

    Qarax aa dhacey
    Miyaa lagu
    Jiraa war farmajo isKa seexo xilka culeys ayuu kugu hayaa aqli lagu maamulo ma heysid

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan ka xumay inta dhintay alah unaxristo dhamantoda alhulo jano alah kadhigo sual mama batulo hadalkeda markan maglay qof ad dhashay dhib hado kudhaco xanonkan ayu leyahay mama qabadhda ikran taliil farax hal.malin kma.hadlin away mataladi ay kugo lehed hoyanamadi away xilka ad hayso ad kumatalasay mase xanon makugo hayso ogsnow tan wa imtixan adonyo dadna mama batul ana kuxigo tas wan dhibsaday jirkega aya dab kudaran san uga damgaday walkay uga damgo ikran cadalda hasarayso

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 ปีที่แล้ว +1

    Why qarax every time shabab xoog badana Allah idin qabey xisabti alle xagee kagaleysin

  • @darwiishtasoomaliyeed9860
    @darwiishtasoomaliyeed9860 2 ปีที่แล้ว +1

    Haaruun macruufoow dilalka qorshaysan ee ka socday 15 laascaanood
    Maxad uga hadli wayday
    Maanay dalkaagii ahayn
    Fadlan kasoo hadal oo baadhitaan
    Ku samee xasuuqa ka socda laascaanood
    Iyo
    Tacadiyada ay ka wado
    Maamul goboleedka somaliland
    Mudada badan

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 ปีที่แล้ว

    Batulo gabale waxa lagu edeya iney jeceshahay in dalka hal nin iska haysto ila 20ama 30 wadanka oo dhan asagana laga amar qato sidii maxamed siyad barre dimuqradiyad musuliyad wadanka uma rabto isla markasna dimuqradiyadda ay rabto markey noqoto ururada hawenka ay u dodo side isku qabadsisa dektater iyo dimuqradiyad mel isla galene

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 ปีที่แล้ว +1

    Voa waa idaacada isku dirka Soomaalida 👎👎👎👎

  • @AMO00165
    @AMO00165 2 ปีที่แล้ว +1

    Umada somaliyeed ma daarood iyo hawiyoo quraa??????
    Dawlada somaliyed ma waxaa iska leh hawiye iyo daarood quraan?????
    Waa maxay sharciga dhigaya in laba qoys oo keliya ay qaban Karan xilka ugu sareeya dalka????
    Umadiii kalle aaway????

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 2 ปีที่แล้ว

    Haruun macaruf wu fashilmay ila hada barnaamij anku qaanco wali kama hayo
    Lawo su'aal ayan waytinaya
    1.Al shabaab hubka iyo dhaqalaha ay kulayaan umada somaliyeed ya siya
    2.dhuxusha ay somalia ka dhoofiyaaan sawaab wadamada carabaha loku iib geeyaa

    • @AMO00165
      @AMO00165 2 ปีที่แล้ว

      Al shabab waaa dadka somaliyeed ee ku dhaqan koonfurta somaliya
      Dhaqaala waxaa ay ka hellaan shacabka somaliyed ay ka tirsanyohiin
      Hubkana waxaa ay ka hellaan meelo badan sida AMISOM ciidamada dawlada iyo qaar dawlado shisheeye siiiyaan