Daawo Fanaaniinta qeyladhaan oo saaray heestii Gabre iyo Fanaanadda Xaawo Kiin oo ku biirtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 153

  • @hajifarhan2229
    @hajifarhan2229 6 ปีที่แล้ว +126

    gabre maanta waa xiran yahay intii ku faraxsan like ii saara😍

  • @amranabdullahi325
    @amranabdullahi325 9 ปีที่แล้ว +102

    inta somalinimo ku jirto like ha sarto heestan all somali weyn waa idin jclhy nolad

  • @ahmedabdiyusuf
    @ahmedabdiyusuf 9 ปีที่แล้ว +14

    alah yaaa cisak
    al abwaan fanaan laxamiiste Xuseen shire alla dhiigaan ku jeclahy
    dareenka soo u muujinaa aanba ladhacay oo dhahaa ( ADIGAAAAAAAA GUUSHEENA NECEB )
    NINKAAS AA KAA FANAANA ALLAHA KU DHOWR ABWAANKA AAN KU FAAANO

  • @tufaaxahnuuris8288
    @tufaaxahnuuris8288 3 ปีที่แล้ว +12

    Meeshuu Gabre maray Allaha mariyo dabadhilifyada ay wadanka kaga tageen, Mucaarad isku sheega duminta wadanka u taagan. Qaylo dhaan taariikhda ayaa xusi doonta halgankiina 👍

  • @abdinurmahamed4524
    @abdinurmahamed4524 7 ปีที่แล้ว +33

    I hate #Ethiopia government and #Kenya government.

  • @drmohamedabdirizackomar8420
    @drmohamedabdirizackomar8420 9 ปีที่แล้ว +8

    koxda qeylo dhaan wa kacanka kaliya dalka allaah idin dhowro
    gar ahaan abwaan xuuseen shire #national legend!!!

  • @abdiqadardaud1935
    @abdiqadardaud1935 4 ปีที่แล้ว +16

    Who is watching 2020 any way I like way Hussein shire action Xafudulah all of you bro,,sis❤️🇸🇴🇸🇴❤️💯💯💯💯💯😍

  • @haldha76
    @haldha76 7 ปีที่แล้ว +24

    xusein shire cadowgaaa u noolow cade noolow ciyaaar Joel heesta af Ethiopian halagu qaado say ufahmaaan xabashasa

  • @mudugboy7227
    @mudugboy7227 9 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa saaray Madaxweyne Farmaajo ❤

  • @kingnarayan7358
    @kingnarayan7358 2 ปีที่แล้ว +4

    2022 Baan Daawanaya anigo og in la soo celiyay Madaxweynihi xiligaas jiray Xasan Shekh maxamud Wadankena Allah noo hagaajiyo

  • @missnakatanakata1318
    @missnakatanakata1318 9 ปีที่แล้ว +4

    Guuleysta Fanaaaninta Somaliyeed ee ka Dhiidhiyay Gabre Tigreee Gabood Falka uu ku hayo Umada somaliyeeed Viva Fanaaaninta Qaylodhaaaaan (L)(L)

  • @Daljir143
    @Daljir143 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilhi maanta Gabre waxba nagama qaban karo awood baanu yeelanay🇸🇴🩸❤️

  • @yusufcariif2909
    @yusufcariif2909 ปีที่แล้ว +3

    Somaalidu ilaawsha dhaawaa waxa sidan loga cabanayo dadkii shirkada la ahaa ayaa dalki gacanta ugu jiraa maantana

  • @Caska143
    @Caska143 4 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi bililahi qadiyada somaliweyn deb xataa waan GU gelikaraa holcaya sida aan diinteyda u aminsanhy ayaan dadkeyga iyo dalkeyga u jeclahy waxaa jira boqolaal ilamida oo dubaxinaya dhiigna leh oo daljecel eebe Ku maneysty lkn wadaniyadii dadbaa Ku ciyaary 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hestaan anoo jmcd dhigta baan dhegeynsanjiray qolka baan Ku dhex oyin jiray markan arky dalku meshuu marayo

  • @darodali6364
    @darodali6364 8 ปีที่แล้ว +7

    Wuxuu geed yiri mar hore wallee gudineey aniga haddaan gobolkay kujirin salkayga magoynkarteen gabaadkaad garab sati yo daciif magaciisa gabay shisheeyaha mooday gacal godkooday qodanayaaan

  • @ahmed-vq8xq
    @ahmed-vq8xq 5 ปีที่แล้ว +6

    mashalah dowladan hada noo dhisan ayaa mahada leh ee wadankeeni sharaftiisi dib uso celiyey oo eygi aygu dhalay ee ethiopianka wadanka ka saaray wa ilahey mahadi

  • @Kowthar927
    @Kowthar927 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan dawanaya 2024😂

  • @hibonuuro1972
    @hibonuuro1972 8 ปีที่แล้ว +5

    hees iga ilmeysiisay allow somali kor u qaaad xuseen shire alle cadawgaaga ha qabto

    • @beerdilaacshe658
      @beerdilaacshe658 11 หลายเดือนก่อน

      Wali xal buuxa somalia lama helin

  • @p.rahmedcabdulahigeediguul3407
    @p.rahmedcabdulahigeediguul3407 7 ปีที่แล้ว +11

    wlhi Somalia cadaw aye gacanta ugu jirta ilaahayow no maciin oo cadawga iya wixi hosta kuwda naga qabo

  • @dadirali998
    @dadirali998 7 ปีที่แล้ว +11

    wlhi xaawo kiin wadani dhab ah qeylo dhan wadaniyin dhab ah

  • @anaadabdiodaywaa2471
    @anaadabdiodaywaa2471 9 ปีที่แล้ว +3

    waaaaw siida
    gabroow nacaalad aan la aqoon ha ku ku dhacaado

  • @cadaanicadceed3222
    @cadaanicadceed3222 7 ปีที่แล้ว +3

    In anagoo wadan dhan ah in shaqsi ama xitaa dowlad saa uga cawano waa nagu daciifnimo
    Allw sidii roon

  • @ilhaanmohamedbille6897
    @ilhaanmohamedbille6897 6 ปีที่แล้ว +8

    Intii gabre laxidhey heestan ayaa dawaday

  • @daqare-4491
    @daqare-4491 9 ปีที่แล้ว +2

    Kooxda qaylo -dhaan Thank yuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu.dhamaanteen AS WE SOMALIS wa inaan garab istaagnaa kooxdan muwadaniinta ah.

  • @ahlaamalaa1386
    @ahlaamalaa1386 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabaat garabsatiyo daciif magciisa gabay shasheeye moodey gacal godkiisoo qodanayaaa👍

  • @ahmedabdiyusuf
    @ahmedabdiyusuf 9 ปีที่แล้ว +4

    DHAMAAN kooxda qeylodhaan ayaan u mahad celinayaa iyo
    Wariyaheena geesigaa oo marna aan ganabay ee Daahir callasow waligaa cadowgaga u nolow
    dhamaantiin hanbalyo bhanbalyo

  • @ahmedmohamed1young817
    @ahmedmohamed1young817 8 ปีที่แล้ว +6

    WA run special thanks qeylidan

  • @cabdisalaanmacalin418
    @cabdisalaanmacalin418 9 ปีที่แล้ว +2

    waxaan is leeyahay hadii laga dhigi lahay xuseen shire madaxwaynah soomaaliyeed soomali oo dhan waa hagaagi laheed waaa nin qiiro leh dhamn kooxad qaylo dhan waxan leeyahay wad wacyi gelinta umada waad guulaysanaysaane

    • @MukhtaarDaahir-cc8bl
      @MukhtaarDaahir-cc8bl 7 หลายเดือนก่อน

      Waa xaqiiq ee yaa u ogol hee kaba qaad unbaa madax nalooga dhigi

  • @omarpkwilmudug1436
    @omarpkwilmudug1436 8 ปีที่แล้ว +2

    mashllh wlhi heestaan kama daalo

  • @ahmedmohamed1young817
    @ahmedmohamed1young817 8 ปีที่แล้ว +1

    Nice kooxda qeylidan

  • @mascuudahmed3352
    @mascuudahmed3352 ปีที่แล้ว

    guul ween waaye

  • @cabdulqaadirbulaale2711
    @cabdulqaadirbulaale2711 4 ปีที่แล้ว

    Mash allaaash 💓💓💓💓💓💓💯soomaalinimo ayaan kamuuqTa inkastoo heesti danbi tahy

  • @anhaarjama2761
    @anhaarjama2761 8 ปีที่แล้ว +1

    Gabre uraaye somalidu way ogyihiin cadaawadii inaga dhaxaysa itobiya mana tageeri doono kenya&itobiya marka laga reebo xasan oo kale oo u sujuuda gaalada iyo cadawga illahy ya allah xasilooni ayan kaa barinay ugus iyo kuwa larartay ee awr kiraalaha ah dawlad caadila oo xabbada beerka kala dhaca illahow noo keen

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji7085 ปีที่แล้ว +1

    xasankii taariikhda inoo dhigay Xildhibannada dib u doortay ilahay adduunka haku ciqaabo

    • @FarhiaismailMohamud-z4y
      @FarhiaismailMohamud-z4y 17 วันที่ผ่านมา

      Shiq sharif kenay itopia cidankeda kama mid aheyn cidanka africa union somalia amisom kuma jirin shiq sharif kuso daray iyo cabdulahi yusuf

  • @gafdiidgafdiid6733
    @gafdiidgafdiid6733 9 ปีที่แล้ว +1

    hadii aan gacamaha is qabsano waxan hubaa in itobiya ay sidii cadada u ahayad ay cuni hilbkii cayriinka ah sababto ah hadii la helo hogoomiye dareemo codawga so jireenka ah runtii waxan leyahay itobiya wa cadagii somali ee gacamaha is qabada dadkeygow

  • @mahammed654
    @mahammed654 9 ปีที่แล้ว +2

    WAA GUULDARO U SOO HOYATAY SOOMALIYA GUUD AHAAN
    IN UU GABRO OO KALE KU AMAR TAAGLEEYO !

  • @sidiqhassan1304
    @sidiqhassan1304 9 ปีที่แล้ว +5

    hanolaad geesiyada qaylo dhaan dhafananinta somaliyed waa wadini magacooda hajiro

  • @hubaalmedia1000
    @hubaalmedia1000 8 ปีที่แล้ว +4

    waaa hees dhaba qofkii raba CVGA ganeral gabre iyo wuxuu soomalia ka damcasanyahay waan diyaariyey anigoo ah #Wariye mawlid jinje ka daawo youtube :write : wariye mawlid jinje soomalia soomlibaa leh

  • @xalimomaxamed1596
    @xalimomaxamed1596 3 ปีที่แล้ว

    Ma.illahow sii cimri sheer Iyo cafimaad

  • @asaderagyousuf6236
    @asaderagyousuf6236 8 ปีที่แล้ว +6

    kooxda qayladhaan aad ayay u mahadsanyihiin waxaaan oran karaa waa kooxda keliya eee dhexda u xiratay in ay kiciyaan in tii soomali nima ku jirto tan kale aniga waxaan ogahay in umada soomaliyeed ay bislatay oo ilahay gacanta u gashay koox qawlaysataa oo aan wax naxariisa lahayn lkn in kasto ay soomalidu ahayn dad wadaniyiin ah dhibka maanta haystana ay iyadu gacmahooda ku keen satay hadana laga waayimaaayo qof qof ay soomali dhimo ku jirto oo qaranka naftiisa u huraaya? tankale kooxda qaylo dhaan waxaan ka codsanayaa in aysan kacaajisin heesaha cayn kan oo kalaa maxaa yeelay dadka soomaliyeed waa dad muslimiin ah 100% waxaana lagayaa baa in ilaahay kabixiyo gumaysiga ragaadiyay oo 30 sodon jirsaday? waxaan hada ka hor buug ka aqriyay gabay uu tiriyay abwaan xaaji aadan afqalooc xaajigu wuxuu ku dhashay gobolka sanaag xaajigu marku kasoolaabtay jaamacada al ahsar ee ku taala wadan ka masar ayuu dib ugu laabtay sanaag wuxuu tagay magalada ceerigabo oo gumaysigii ingiriiska ay dadka dhibayaan markaas buu dadkii isuguyeeray oo ku yiri aaan ladagaalano gumaysiga ee sooqaata warmihiina iyo faasaskiina dadkii qaarkamid ah ayaa ku yiri xaaji gumaysigu wuxuu haystaa hub farabadan oo wuu naxasuuqi ee aan iska dayno hayska kaana rartee markaas xaaji aadan wuxuu tiriyay gabay aan kaqabtay labadaan erey) wuxuu yiri SAMAAN LAGUMADOONEE XORNIMO WAA SANGA UFUULE} sange waxaa ladhahaa faras ka 69994858

  • @basradhoof3840
    @basradhoof3840 9 ปีที่แล้ว +1

    waa masej ku socdo umada soomaliyeed iyo masuulintan nacasiintaa

  • @rahmaali7938
    @rahmaali7938 7 ปีที่แล้ว +4

    Good

  • @gantaalsyl5927
    @gantaalsyl5927 4 ปีที่แล้ว

    Aduunyadu macno maleh qayladii soomaalida kayeedhay iyo wakhtiga hadda lajoogo gabre saaxiibkii cabdi maxamuud in ay xabsiga isku waraystaan waayihii hore iyo xaalada hadda aduunyaduna waa waa baryay gabbal dhacay

  • @haldorka3896
    @haldorka3896 9 ปีที่แล้ว +2

    waa hora ayey ahayd waxa had a tagan laga tashado

  • @walifilms4644
    @walifilms4644 7 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah muwaadiniin somaliyed IGA dheh

  • @dahirdahir5590
    @dahirdahir5590 9 ปีที่แล้ว +2

    aad ayaad u mahadsantihiin kooxda Qeelo dhaan nuulaada oo cimrigiin hajiro

  • @ahmedyamec8643
    @ahmedyamec8643 9 ปีที่แล้ว +2

    xuseen shire ilahow cimri dheer kusi wadani dhab ah waye

  • @qaranmediainc5513
    @qaranmediainc5513 4 ปีที่แล้ว

    Laga raysay cadowgii

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 8 ปีที่แล้ว +1

    qaylo dhaaan waad kabaxsateen nolaada

  • @Mohamed-C-mohamed
    @Mohamed-C-mohamed 5 ปีที่แล้ว +2

    Illaahoow waxaad igu ogaata itoobiya dhigeeda inaan kuugu dhawaado, waa yuhuuda Africa. Soomaliyana waa falastiinta Africa, war ma igu raacdeeen.

  • @haldorka3896
    @haldorka3896 9 ปีที่แล้ว +2

    wan idin Mahad celiyay kooxda qaylo dhan baladhiya codka oo gadhsiiya 5.Somaliyeed waqoyi.konfur Ogadenya .jabuuti NFD

  • @anfaccabdimohamed6346
    @anfaccabdimohamed6346 7 ปีที่แล้ว +4

    gablan garoow

  • @hassanyare196
    @hassanyare196 6 ปีที่แล้ว +1

    Walee gabra gacanta ayaa lagu hayaa hada

  • @jabirsaid8191
    @jabirsaid8191 9 ปีที่แล้ว +6

    waley qeela dhaan wey nala hadleken soomaaliyey aan kac inta dalka joogto iyo inta kamaqanba gumeesi dooni meeno

  • @updihakiinmohamed4879
    @updihakiinmohamed4879 ปีที่แล้ว

    Whose 2023 ❤

  • @farhiyaahmed7425
    @farhiyaahmed7425 8 ปีที่แล้ว +2

    gabra gaal gaaldhalay gayiga walaloo dhashee gubnimo lama qaa ibee gaf iyo dhiig waxan uqaban

  • @ismacilcade4725
    @ismacilcade4725 8 ปีที่แล้ว +1

    Rabiyow dadkyga soomali aya is fahmaaaan ooo wadankayga rabow dowlad cadalada nooga sameee cadowgana rabow naga saaaar

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaawo kiin meesha wacdaray kadhigtay hadiyaan lagagilgilan amaan guluf lagahorgay gabood madhan baaxigtee

  • @qadraabuukar6548
    @qadraabuukar6548 9 ปีที่แล้ว +1

    waxaa sii jeclaan laheeen kooxda qeeylo dhaan heestan ineey english ku heesaaan si eey u wada fahmeen dhamaaan umada calamka hadeey macquul tahay waa ra'yigeeeyga thnks all koxda qeeylo dhaaan

    • @beerdilaacshe658
      @beerdilaacshe658 11 หลายเดือนก่อน

      Wali xal buuxa somalia lama helin

  • @mohageellehirsi6281
    @mohageellehirsi6281 8 ปีที่แล้ว +6

    akh hawiye awalba gun buu ahaa gabre ha waso inta qiyaamuhu ka dhacayo

    • @younghanad1357
      @younghanad1357 8 ปีที่แล้ว

      +Mohageelle Hirsi hoyada fotada ka was wa adiga gabraha lashegayo waxa u dhallay qawileste xun batahay somalia nawada waxa u diday waa nucaga okalle hadi an laga qawan dalka nawad ma noqanayo

    • @ikranabdiqadir5710
      @ikranabdiqadir5710 8 ปีที่แล้ว +1

      eey baa tahy adiga haku waso waryaaa hawiye afka kalexii doqon

    • @younghanad1357
      @younghanad1357 8 ปีที่แล้ว

      Waryab badana na ma ana hawiye cayay maxad igu caynesa ninka haweyiye caynayay wawa kase mad caysiid aniga miiya hadana igu so jesatay hhh wlh wad iga badisay ball aqriso commentigeyga mana hawiye cayay waxan karwa rali gallin buxdo wayo wad igaftay abayo aniga idin ma caynin ee ninka idin cayay ayan idinka celi nayay

    • @kaptanmaahir8878
      @kaptanmaahir8878 6 ปีที่แล้ว

      Mohageelle Hirsi hawrtaa silkeed aa gun eh

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 7 ปีที่แล้ว +6

    waa qasab like inaan saarno la,aantood waaba abaar ayaga bulshada gubaabiyo sugaanta waa wax bulshada massage u wada ah

  • @FadxiMaxamed-j6k
    @FadxiMaxamed-j6k ปีที่แล้ว

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @umakhaalid2792
    @umakhaalid2792 7 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @noraliahmed6255
    @noraliahmed6255 ปีที่แล้ว +1

    Gabre hada asaaa ciil ku dambeeya oo xabsiga liinta ku cabaa

  • @FadxiMaxamed-j6k
    @FadxiMaxamed-j6k ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmaabadalla8142
    @najmaabadalla8142 7 ปีที่แล้ว +1

    Tooshbaad udarteen jira ojoga qayladhaaan

  • @halimosharif7651
    @halimosharif7651 7 ปีที่แล้ว

    Maantay joogtaa

  • @abdirahmanmohamed1027
    @abdirahmanmohamed1027 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭manta dad ba tplf tagareyaan

  • @dangerman1613
    @dangerman1613 4 ปีที่แล้ว +1

    Qaylodhaan alle haydin dhowro wlaalayaal

  • @AyaanleEric-xf4cm
    @AyaanleEric-xf4cm ปีที่แล้ว

    Ithobia waa walalaheen cadawgeena waa kenya aniga waxa rabtaan nooma sheegi kartaan viva ithobia

  • @sofiaadenbare6076
    @sofiaadenbare6076 7 ปีที่แล้ว +13

    I hate itopia walahi wa Galo xasadin ah.

  • @siyadibrahimali1079
    @siyadibrahimali1079 9 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan jeclaan laha inee heestaan
    hees English tahay sii calamka dhaan uwada fahmo

  • @maxamedilaay2049
    @maxamedilaay2049 4 ปีที่แล้ว

    Was

  • @عليعلب-س7ع
    @عليعلب-س7ع 7 ปีที่แล้ว +2

    somali hanolato

  • @FartuunAAbdi
    @FartuunAAbdi 3 ปีที่แล้ว

    Who is watching 02/Aug /2021

  • @moha-k1h
    @moha-k1h ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☪️🇸🇴🇸🇴🇸🇴☪️☪️

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 2 ปีที่แล้ว

    Maanta 08/4/2022 middoga afrika ayaa noo shaqeyanaayo shalayna gabre loo shaqeynaaye aduun kaaa

  • @nasirnuur3362
    @nasirnuur3362 7 ปีที่แล้ว

    Waiidisalami

  • @TemboTrading
    @TemboTrading 8 ปีที่แล้ว +4

    Gabre hoog hakuu sug naado I hate Ethopian

  • @mowledmohammed6366
    @mowledmohammed6366 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkk cadi ma aha gabre walaga qaylyay

  • @abdullahiyussuf3588
    @abdullahiyussuf3588 9 ปีที่แล้ว +1

    ilahow soomaaliya nabad ah naa tuus

  • @hamzeabdiqaadir6601
    @hamzeabdiqaadir6601 3 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @mushtaaqmohamed9422
    @mushtaaqmohamed9422 4 ปีที่แล้ว

    Ciidanka amison soomaliya mxy ka hayaan

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 9 หลายเดือนก่อน

    Way oo wey gabre wakaas maanta cidamadii xeebaha e thobia so hagaaminya isgo raba inuu qato badeena

  • @farhanfarah6866
    @farhanfarah6866 9 ปีที่แล้ว +1

    Somalidu ayagaa u adeega gaalkaa gabre lkn waxa iman doonta maalin somali ul iyo diirkeed noqoto oo ay cadawgoodu jabi doono

  • @aaminoaadangogaar6049
    @aaminoaadangogaar6049 4 ปีที่แล้ว

    Gafane nagu naxayow /xaqiiq

  • @moabdi9369
    @moabdi9369 8 ปีที่แล้ว +1

    gabre somali miya

  • @hanadabdirahman4201
    @hanadabdirahman4201 5 ปีที่แล้ว +1

    Alx hada wuu naga hareey 😂😏😏

  • @siyadibrahimali1079
    @siyadibrahimali1079 9 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan oyaay
    Ethiopia gormaan sxp noqonaay mise madaxwaynaheena tariqda somalia ma'aqano

  • @maxamedilaay2049
    @maxamedilaay2049 4 ปีที่แล้ว

    Wasmo

  • @hibaaqhappy7564
    @hibaaqhappy7564 6 ปีที่แล้ว +7

    mudo kadib gabre warkiisa ya maqlay NABAD&NOLAL SHARAF BAY MUDAN YIHIIN

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 9 ปีที่แล้ว +1

    aawey dadkii wax kuqaadan lahaa? somaaliya illaheybaa umaqan heelna Uma qodna cidna Uma maqna

  • @liibaanmaxamed1918
    @liibaanmaxamed1918 ปีที่แล้ว

    muqdisho hal haben boqol madafic ka tiriyay xarunta nisa habar qadijo no deganayen itopian labo boqol madafic 24 sac dhawaqa madaficda ka qaxay madino degay anigo ur ka gabadheyda fadumo leh madaficda marka indhaha isku qabto madaxeyga ka yeri jiray 208 aheyd

  • @xaawoqaranchannel5036
    @xaawoqaranchannel5036 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @liibaanmaxamed1918
    @liibaanmaxamed1918 ปีที่แล้ว

    geyiga somaliyed gobre adiga xukumo wasirka garsorka iyo gashan dhiga wa adiga dhibtena adiga u guntaday hoyada gablantay adiga dhashedi gadawaro shababka adiga rasasta u gudbiyo gobre adiga guryahena gubay gabdhaha adiga asayda u xiray dabalka garabka muday dacif magacisa gabay shisheyaha moday garab gafanaha naxayo tariqda xuman kuso galay godkodey qodan

  • @farhiaismail3629
    @farhiaismail3629 4 ปีที่แล้ว

    Dhibtena Ada u guntaday wasirka gashan dhiga wa adiga shabab adiga u gurmada rasasta adiga u gudbiyo gabro Ada gowraco dadkan gabdhaha asayda u xiro hoyada gablantay carurteda adiga gaf waray

  • @huruyengstu4091
    @huruyengstu4091 6 ปีที่แล้ว

    Viva my hero general gebra

  • @ahmedabdiyusuf
    @ahmedabdiyusuf 9 ปีที่แล้ว +1

    heesta hoorinta ama meerinta danbe ee (Gabroow) dhaliil aan ka qabaaa amaan eeeyba unoqonee waayo rag culus aaba magaciis ku hoorinaaaa

  • @qaalidali9949
    @qaalidali9949 4 ปีที่แล้ว

    Gabre wu batey dodiisa wa la bedey xabsi sar beb ba lagu xirey ee yaa lagu so bedely boskii am xaaro ubiixiyey🤔

  • @museali8972
    @museali8972 4 ปีที่แล้ว

    KOOXDA QABIIL DHAAN ABII AXMED HEESTIISII AAWEY MISE FARMAAJO AYAA DHIIBEY LACAGTA MUUSIISHANKA