Xisbiga WADDANI oo Magaalada Burco kusoo bandhigey cuddudiisa Taageero

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @adangaboobe9149
    @adangaboobe9149 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxan ku dedaali doona sidii Afartan milyan aan u urusan lahaa sidaan dhaqaalaha dalka dadka ugu laaluushii lahaa sidaan somaliland dib ugu celin lahaa qabyaalad iyo qooqob intaan xukunka haysano , waxan haysanaa musharax dhegta wax u saarno oo aan doaan lahayn ee noo codeeya idinkana duulduulka ayaan idin soo gaadhsiin doonaayee , guddoomiye xirsi

  • @IbnuTubeec
    @IbnuTubeec 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤wadani guul insha allaah

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maad dhexda uxidhatid waadigii afartankii malyedkadhacad kufaanayee

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 57 นาทีที่ผ่านมา

    Guul wadani ❤❤❤❤

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxadbadali hadi adwaxbadalaysid waadigii waligaba sotaagnaye

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waddani cod looma hayee Ciro-salalo u codee?
    Ka cunoo ka ciidee.

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 50 นาทีที่ผ่านมา

    Waa-Daaniye waa lanacay!
    1. Burco Kaah ayaa ka soo bax banana.
    2. Boorame Hilaac ayaa ka soo bax badnaa.
    3. Berbera Shacabka ayaa ka soo bax badnaa.
    4. Hargeysa Horseed ayaa ka soo bax badnaa.
    5. Sheikh Ucid ayaa ka soo bax badnaa.
    6. Gabile Hilaac ayaa ka soo bax badnaa.
    7. Oodweyne Rejo ayaa ka soo bax badnaa.
    8. Ceerigaabo HJ Iyo Harti waa Kulmiye.
    9. Laascaano waa Shacabka
    Waa-Daaniye DDT ayaa indhaha lagaga Buufiyey?
    Nacasnimadooda hees ciidanka gef ku ah ayeey shiteen?

  • @MohammedHassan-gq8cp
    @MohammedHassan-gq8cp ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa huwantii fashilmity ee maxaan cunaa maxaan liqa. Dadka Reer somaliland beenta kala taga oo lacagta somalia iyo meelaha kale ha idinkufilaato tuugtii

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Deebeeraha fasha hadadoonaysan qofwalba isagafasha beertiisa dowladu umafasho