FASHILKA & HOGAANKA DALKA "Ma kula Caafimaad qabaa Ninka iyadoo Ciidamada Itoobiya Doolow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 146

  • @alifarah4200
    @alifarah4200 18 วันที่ผ่านมา +9

    M'allah odoyashena iney runta cad cad shegaan weku yartahay ader adba ugu mahadsantahay geesi ba tahay RABI haku xafido in'allah

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 18 วันที่ผ่านมา +18

    War somaliyey somalia somaali ayaa leh ee hassan sheikh malaha war somaliya hassan sheikh halaga badbaadiyo!! War hala badbaadiyo!!! War hala badbaadiyo!!!

  • @Saydika101
    @Saydika101 18 วันที่ผ่านมา +7

    SHANBALOOSHE FARTAAG FAARAX ABDULQAADIR FAHAD YAASIIN ALI BALCAD KULIGOOD WAA JAAJUUSIIN U SHAQEEYA ETHIOPIA 🇪🇹

    • @DurDir-b3d
      @DurDir-b3d 18 วันที่ผ่านมา +2

      XASAN MUNAAFAQ YAA KA REEBTAY OO BADII SOMALIYA SAXIIXAY OO ITOOBIYANKA WALAALAHEENA WAAYE KA YIRI SHAKEY TURKIGA😂

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 18 วันที่ผ่านมา

      Horaan idiin kugu sheegnay in MASAR 🇪🇬 iyo Ethiopia 🇪🇹 ay isla ogaayeen shirqoolkan Somaliya fursadda loogu helo in ciidanka Ethiopia 🇪🇹 ay soo badiyaan ilaa 100kun gudaha Somaliya iyo xuduuda & in Massarna Ciidankooda oo tiro badan Somaliya lageeyo iyagoo shicibka lakhiyaamay in ciidanka Ethiopia 🇪🇹 la’saarayo oo Yuhuuda ay wataan ciidamadan walahi Yemen 🇾🇪 waa marmarsiyo loo socdo waana waxa Hassan uu ufulinayo Yuhuuda iyo Reergalbeedka inay adeegtaan Somaliyana gun laga dhigo ciidanka Masaarida 95% waa Yuhuuda Masaari ah lana soo xulay walahi badankoodana waa ciidankii Gaza kasoo dagaalamay ayaana lasoo wadaa si dhulka Somaliya Yuhuuda ay aaminsan tahay inay iyaga lahaayeen asal ahaan walahi waana xaqiiqda aan ogahay anigu waxaan ahayn ciidan dunida wadamo badan loo kiraystay kooxdeena ilaa Azerbaijan 🇦🇿 ayaan kasoo dagaalanay iyo Ukraine 🇺🇦 si aan tababarna u soo qaadano dalka difaaca soo socda iyo in aan khiyaamadooda soo ogaano walahi horaan u sheegnay waana sidaan u nidhi ayay u socotaa oo Madaxda 5ta Somali iyo Baarlamaanada waa wada sahnuuniyad badankooduna aan dhiig Somali lahayn oo Ethiopian ah walahi wayna soo bixi doontaa inshaAllah ilaahaybaa ceebtooda iyo khiyaamadooda dibadda soo dhigi qabaa’ilada ay sheeganayaan waa been xitaa culumada iyo Cuqaasha waxay la’aamusan yihiin waakuwo naloo’soo carbiyeeyay walahi indhihiina fura oo caqliga yeesha alhamdulillah ilaahayse wuu nagu guulayn Jihaadka oo shicibka ayaa badbaadin Diintan iyo Dalkan waligeenba waan ka’adkaan jirnay cadow walba oo is’bahaysta maantana walahi way halaagi waxbana u hirgali maayaan inshaAllah Mujaahidiintu waa diyaar Xalanena waa Mashruuca Arsenal laga maal’galiyo alhamdulillah marba hadii la’ogaaday inay Oromo 85% yihiin oo Ethiopian&Kenyan ay difaacaan uu CIA, MI6 iyo Mossad ay tababar iyo dhaqaale kubixiyeen Madaxduna waa Scandinavianka wadamadooda waana meesha Argagaxisada loo xilsaaray tababarka laga soo siiyo lagana soo abaabulo iyo Madaxda badabkooda meeshan ayay ka’yimaadeen walahi ilaa Somaliland madaxdooda mucaarad iyo Muxaafad iyo Koonfurta ilaa gudoomiyaha baarlamaanka ilaa Arsenal Madaxdooda waxay ka’yimaadeen Scandinavianka xitaa kuwa dhaqanka xun mashruuca loogu tala’galay oo Oromada luqadda Somaliga baratay la’shaqaalaysiiyo si ay xunaanta iyo gaalnimada u faafiyaan iyo Shaydaan caabudka lagaliyo fanaaniinta iyo kuwa tiktok caanka ka’ah iyo Yutuberro Somali laga dhigayo oo aad u tiro badan lashaqaalaysiiyay si ay colaada u faafuyaan iyo Ai oo la adeeganayo commentska u hawaabaya kuna taageeraya Damaca cadowga Ethiopia 🇪🇹 iyo Khiyaamada Turkida iyo Reergalbeedka iyo Yuhuuda Xumaantana buunbuuniya walahi si Shicibka Somalida ay dhaqanka xun u caadaystaan siiba khaniisnimada mashruuc xoogan ay ka’dhisaan Xerada Xalane oo waan lawada soconaa walahi shicibkow diyaar garooba tabar malaha walahi waxan dagaalada ahna waa khiyaano ladoonayo in shicibka lagu mashquuliyo oo cadowga ayaa dabkan hurinaya kana dambeeya lana adeeganayo ciidankooda ku dhexjira shicibka ama ciidanka si colaad ay u huriyaan ee foojignaada InshaAllah ilaahay Somali wuu jecel yahay walahi 100% Islaam sunni ah ka’dhigay alhamdulillah hal’luqad hal dhaqan geesiyana naga wada dhigay alhamdulillah guushu Somalida xalaasha ah ayay ku dambayn cadowguna wuu quusan bi’idnillah kariim🤲🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 18 วันที่ผ่านมา +7

    Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo,
    Xasan-baahane xaqiiq inaanu maskaxiyan caasimad qabin

    • @Dfurehutvuye1234
      @Dfurehutvuye1234 18 วันที่ผ่านมา

      Taabaa xaqiiq ah maskixiyan ayuu u bukaa wana wax dhaca qof caadi adku ogaydshalay ayaa daqiiqad isu badalikara lakiin away dadkii wax fahmilahaa wa nadir

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan 18 วันที่ผ่านมา +3

    Waa runtaa maa shaa alaah mahadsenid cabdi waa runtaa xasan tuug waa shaydaan mar mahadsenid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiwaliMohammad
    @AbdiwaliMohammad 18 วันที่ผ่านมา +7

    Xilligii hadalka lama joogo. Dalka gacan ha lugu badbaadiyo.

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 18 วันที่ผ่านมา +3

    noolow Abdi nuure siyaad!❤❤❤❤❤

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 18 วันที่ผ่านมา +5

    Hassan culusow. xawayanka qabiilka lafta kagalay inuu xanuusan yahay waa hubaal illaahay ku ceebee xaarka ayuu qastay meel uu u dhaqaajiyo ayuu garan la'ayahay mana garanayo isdhiib duli alle kubad

  • @JAAMABARRE
    @JAAMABARRE 18 วันที่ผ่านมา +4

    abdi waaal waa wadani

  • @FatumaOsmn
    @FatumaOsmn 18 วันที่ผ่านมา +4

    Gurgurte meyd usujude moryaan walaiskaceliin

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 18 วันที่ผ่านมา +1

    Guulayso waaruntiis cabdi nuure

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 16 วันที่ผ่านมา

    naarta alle haku fogeeyo baarlamaanka xasan xabaalo qote doortay ee hadana ka qaban waayay dalka oo uu godkuriday iibiyay badii dadkii boobay xabaalihii qotay illaahoow baarlamaankaa abaal kooda naarta jahanaba kadhig dalkii iyo dadkiiba waay haligeene illaahoow naga aqbal oo naarta jahanaba kufogee kuwaa yaarabi aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 18 วันที่ผ่านมา +5

    Xasan sh isfiilito ayuu qabaa markaa waa in leyska qabtaa

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtii siyaasiga xasan ma fiyooba

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 18 วันที่ผ่านมา +1

    CABDI NUURRE CAADI MA .AHA

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 17 วันที่ผ่านมา

    Waa runtiis siyaasigan. Mw Xasan maskixiyan ma caafimaad qabo. Maamul goboleedyadana wuu la dagaalamayaa, Ethiopiana wuu isu duleynayaa. Balcadna waa jaajuus Ethiopia

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 18 วันที่ผ่านมา +2

    Xassan Wuu xanuunsanyahay Maskaxiyan waa in Dalka laga qabto inta uu jar ka ridin

  • @omardisow2272
    @omardisow2272 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan mudane Cabdi ku raacsanahay in madaxwreyne Xassan Sheikh u 😊 ku sameya falalka u sameeynaayo madaxweynahana.

  • @SheekhMaracade
    @SheekhMaracade 18 วันที่ผ่านมา

    Abdi nuur
    Wan kulaqabnaa
    In cafimadka madaxda dalka
    Labaro

  • @MohamedHanad-ys8lt
    @MohamedHanad-ys8lt 18 วันที่ผ่านมา +1

    War dalka hala badbaadiyo subxaanallaah. Wax ma garad aya aqalka madaxtooyada ku habsatay Allow na badbaadi حسنا الله ونعم الوكيل

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 18 วันที่ผ่านมา +1

    waa xaqiiq aad baa soomaalidu u niyad jabtay dawlad ku sheeg jilicsan ayaa alla hortasgey

  • @DurDir-b3d
    @DurDir-b3d 18 วันที่ผ่านมา +1

    XASAN MUNAAFAQ SHALEY WAXUU TURKIGA KA LAHAA ITOOBIYA WAA WALAALAHEENA BADIINA U SAXIIXAY EE ISKA QABTA XASAN MUNAAFAQ IYO KOOXDIISA CALAACAL IYO CAAAC LOO MA BAAHNA

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 18 วันที่ผ่านมา +2

    Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas kujihada nacladas tukgas qaniskas foshaxun dilla

  • @عبداللهصالاطالصومالي
    @عبداللهصالاطالصومالي 18 วันที่ผ่านมา +3

    War xasan waa waalanyahay masuliyad aanu qadikarin ayuu qaaday deetana wuu waashay

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub4342 18 วันที่ผ่านมา +3

    Been ma.aha xasan sh waa waashay cuqubadii shacabka ayuu lawaashay ee hala qabto

    • @Dfurehutvuye1234
      @Dfurehutvuye1234 18 วันที่ผ่านมา

      Haa waliba ha ugu badnaato dadkii xabalaha uu kasoo qufay isagana isumarkhaatiya e alaha sahlo

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 18 วันที่ผ่านมา

    ASC viva7up
    Waaaaaaaaaaaaa
    Amminahay.
    Maskadu madaxwayne ma fadhido

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 18 วันที่ผ่านมา

    4. Cadaadiska Caalamiga ah.
    Haddii musuqmaasuqu saameyn ku yeesho xiriirka caalamiga ah, waddamo kale ama ururo kale ayaa laga yaabaa inay ku soo rogaan cunaqabatayn ama waxay dalban karaan isla xisaabtan.

  • @MaxamedCabdilahi-q6y
    @MaxamedCabdilahi-q6y 18 วันที่ผ่านมา

    Wuu washay

  • @CaliIbrahim-br7hy
    @CaliIbrahim-br7hy 18 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan sheeq maskaxda ayuu kaxanuunsanyahay waxaan ku garankarnaa hadaladiisa oo isbetbedela bala adiga fiiri Xasan sheeq isdhaafkiisa

  • @abdihakim3049
    @abdihakim3049 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa jiran karaan madaxdu...

    • @Dfurehutvuye1234
      @Dfurehutvuye1234 18 วันที่ผ่านมา

      Haa wa sida dadka waa jirankaraa sidakamuuqatana waa jirooday madax waynuhu alah caafiyo wankasoo kabankarnaa hada dhaqtar halageeyo si aw ugu sheego inuuna hawshan wadi karin haloonasteexeyo oo dadkiisu wax ha usheegaan way arkaane iyagana alaha karansiiyo

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 18 วันที่ผ่านมา

    2. Tallaabo Garsoor
    Dhaqdhaqaaqyada musuqmaasuqa ee uu sameeyo madaxweynaha waxaa looga doodi karaa maxkamadda, inta badan iyadoo dacwad laga xareeyo maxkamadda sare / Aqalka sare e dowlad goboleedyada ama hay'ad kale oo garsoor oo heer sare ah iyo Dowlad Goboleedyad Gudiyadood wadajir.

  • @bardacad
    @bardacad 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ABDI SIYAAD

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 18 วันที่ผ่านมา +1

    Juballan guul

  • @Joejoker9037
    @Joejoker9037 18 วันที่ผ่านมา

    Odowaa ama nin kale oo ciidan ah oo xoog badan xoog haku qabsado dalka

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan garguurte waa.nin
    Xanuunsan.asaga.markhaati
    , isugu filan kaligiis.wallah

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 18 วันที่ผ่านมา +1

    DAAROODOW HAWIYE WAAD DOQONSATEEN IDIMANA FAHMAYAAN

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 18 วันที่ผ่านมา

      Ninkan waaba hawiye mxa daarood mesha keeney

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 18 วันที่ผ่านมา +1

    cabdi waa halyeey

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 18 วันที่ผ่านมา

    Wa nin wadani ah Somali u danqanaya wadani rag rag dhalay no abdi waal waa abdi wadani

  • @simeh4522
    @simeh4522 18 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliya Dameer ba madaxweyne ka ah

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 18 วันที่ผ่านมา

    Siyaasiiga runta ayuu sheeyge madaxdena somaliyet

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 18 วันที่ผ่านมา

    Ethiopian wa cadawgena yehuda la shaqeystan zxp dhow yihin o gada qofki so dhaweyzto yehuda inu jabi aduun & Aqirana way halagsamayan. Somaliyey yehuda an iska qabano hal meel ugaso wada jeedshano Insha Allah

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 18 วันที่ผ่านมา

    Hawiye idinka larabaa inaad xasan ka qabataan waddanka😊

  • @cllaahisheikhxaamud4496
    @cllaahisheikhxaamud4496 18 วันที่ผ่านมา

    TV.gan qof walba ma siyaasi ayuu u yaqaan yaab aduun.

  • @mohamedmuuse6709
    @mohamedmuuse6709 18 วันที่ผ่านมา

    Ninkan waa siyaasi caafimaadqaba

    • @Dfurehutvuye1234
      @Dfurehutvuye1234 18 วันที่ผ่านมา

      Walaalo hadad tahay ninwax fahmaya madax waynaheenu waa jiraday alaha usahlo inagana ilahay sharkiisa ha iga nabadgaliyo aammin

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 18 วันที่ผ่านมา +1

    So true so true! 😂 Hassan Sheikh is not sane at all!

  • @shamsoahmed5167
    @shamsoahmed5167 18 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan was waalan yahay markii daanka laga soo feeray oo isagoo daanku bararsan yahay uu ka yimid imaratis ka bacadiba nin fayow uma ekeyn maruu khudabad barlamanka ka jedinayey warkiisa khakhal baa ku jiray hadii dhaqankiisa la fiirsho nooca minal waali ah baa kamuuqata.

    • @Dfurehutvuye1234
      @Dfurehutvuye1234 18 วันที่ผ่านมา

      Markaa logama horayn ninkii waxfahmayaa wa garanayaa

  • @AdamYusuf-e6b
    @AdamYusuf-e6b 18 วันที่ผ่านมา

    Qof wax laga rabo oo dad ki wax ka rabey u tagaya, yaa arkay hada ka hor?

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi 18 วันที่ผ่านมา

    Idinkko taagan wadanka ha laydinka qaado wadanka hal nin siduu doono kama yeelo karo wadanka ha la badbaadiyo

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 18 วันที่ผ่านมา

    Waa hadhikapp.

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 18 วันที่ผ่านมา

    Asc Asxaabeey waa wax lala yaabo Hogaamiye Kooxeed yadii Dadka Muqdisho Xasuuqay in tii lagu dacweey lahaa Xusuuqii uu geestay ina qaab Qabiil lagu yiraahdo siyaasiga weeyn waa dhib intiisa la eg Alloow Sahal Amuuraha Hawiye na Garan sii Macnaha Siyaasiga idaacada na yaan qaab Qabiil sumcadeeda lagu lumin Dambiile Dagaal Siyaasi lagu tilmaamo

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 17 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh xaguu ka caafimaad Qabaa, waxuu ka dhigay markii ithiopia tidhi Somaliland baanu aqoonsanaynaa. Ninkani maryuun buu sitaa beri horuu waashay, cudur dhimirka ku dhacay

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 18 วันที่ผ่านมา

    WARUNTIISA WALE DALKENI WAYUDHAMATAY

  • @Boqorbaraxoow
    @Boqorbaraxoow 18 วันที่ผ่านมา

    Madaxda maanta waxaa ka wadanisanaa…. Hogaamiya kooxyeedada

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 18 วันที่ผ่านมา

    @/ Codka Kalsooni La'aanta
    Nidaamyada baarlamaanka, sharci-dajiyayaashu waxay u gudbin karaan codka kalsoonida, taas oo ku qasbi karta madaxweynaha ama ra'iisul wasaaraha inay is casilaan.

  • @herifmr5430
    @herifmr5430 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiikh 210 xildh baan oo si musuq ah kutimid baa dooratay
    Oo 41 nin kaladhexbaxday.
    Aqoon baana lagu doortay xadan oo waa la ogaa inuu san yahay.
    210 kaas xildh iyo iyo kuwii keeenay baa a masuul ka ah waxa dhacaya

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 17 วันที่ผ่านมา

    Cabdi waal dheh waa uu diidi jiray magacas waa an yaraaa

  • @LaasCabdirashiid-kl4fw
    @LaasCabdirashiid-kl4fw 18 วันที่ผ่านมา

    War ninkaan ba fahmey ninkaan caafimaad ma qabo hassan shekh.abdi nuur siyaad waa arkaa

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 18 วันที่ผ่านมา

    WaryntisA cabdinuuro xasan wanin xanunasan wax aqona layurahado malaho ealaha naga horwareejiyo

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 18 วันที่ผ่านมา

    War doqonta macaroofan hadiinina.siyaadi beel.

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 18 วันที่ผ่านมา

    Milatari ama Afgembi (lama talin)
    1- Wadamada qaar ayaa la kulma faragelin ciidan si meesha looga saaro hogaamiyayaasha musuqmaasuqa, laakiin tani inta badan waxay wiiqdaa dimuqraadiyadda waxayna horseedaa xasillooni darro.

  • @sahrahassan3994
    @sahrahassan3994 18 วันที่ผ่านมา

    War shabkii awaaye? Mey mudaharaadan???

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 18 วันที่ผ่านมา

    XASAN SHEEKH HALA BAARO NINKAN WAXAAN U MALEYNAYAA INUU QABO XANUIN DHANKA MASKAXDA AH. HADDII KALE NINKAN XANUUNSAN DALKA HADAAN AMA GOD MUGDI AH AYUU KU RIDAYAA. XASAN DALKA HALAGA QABTO YAAN QABIIL LAGU FIIRSAN DALKAN WAA NAGA WADA DHEXEEYAA.

    • @Dfurehutvuye1234
      @Dfurehutvuye1234 18 วันที่ผ่านมา

      Haa waarun wan armagnac inuu xanusaday ilahy hanooga gagaaro cidmanta run usheegaysaa majìrto ee bal isagu hays ogaado kolar waxbuu daremayaaye

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 17 วันที่ผ่านมา

    Xasan Sheikh waxa uu ku talo galay in uu dawladnimada bur buriyo waxna laga dhaxlin meeshana ka tegin

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 18 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan shiiq dhaqtarbuu rabaa

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 18 วันที่ผ่านมา

    Kuwan maamul goboleedyada aaa somaliya dhulka dhigey. Waa runtiis qalab weeye Turkida in la aamino oo la aado. Seedaba Raisul wasare xamase bay aheyd uu lakulmo

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan Xaabsade ha loo geeyo Dr Xabeeb wuxuu u baahan yahay dabiib

  • @ogaalmaal9898
    @ogaalmaal9898 16 วันที่ผ่านมา

    Caqligaan aad manta ku hadleso waxay aheed in aad dalka ku hogaamiso xilikii aad kamid aheed ururkii la dagaalanka argagixisada.

  • @HappyAbyssinianCat-eg3iu
    @HappyAbyssinianCat-eg3iu 18 วันที่ผ่านมา

    YAAHuu WARBAHINEY XALQADO BAHASHU HABAR WALBA INTA BUL SHIMBIRET KASOOMUQATO BEY WAXAA UMAD HORKEYNEYSAA

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 18 วันที่ผ่านมา

    Odaygaan mooryaanka ah oo hada ka hor dhul kuu boobay laga qaaday oo ciilan inaad wareysataano waa ayaan daro weyn qof haduu waalan yahayne Cabdinuure Siyaad baa waalan oo Jiran oo mooryaane ah 😅😂🤓😏😎

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 17 วันที่ผ่านมา

    Xasan anigu mar horaan sheegay inuu #xanuunsanyahay cidii hada xasan taageereysana waa cid iyaduna xanuunsan.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 18 วันที่ผ่านมา

    WAAR NINKANI MIYAANU AHAYN DAAROOD
    DAAROOD IYAGAA ETHIOPIA WATA KAMANA HOR IMANKARAAN HADAYSE ARKAAN CIDAAN IYAGA AHAYN OO ETHIOPIA XIDHIIDH LAYEESHO
    TAAS MARKAY ARKAAN WAXAY ODHANAYAAN GAALUU NOOSOO WADAA
    HADEE MARKAY IYAGU LASOCDAAN WAA FIICANYAHAY

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 18 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay somali ha dhaafiyo munaafaqa baahan e duliga ah e xasan gurguurte kaliya hadafkiisu waa lacag waa qof baahi ku raagay ninka qabuuraha ka xishoon waayey miyaa damiir leh uu sharafta somalia ku ilaaliyo haduu badii somalia ethopia u gacan galiyey nacdali kugu dhacday munaafiqiyow

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 18 วันที่ผ่านมา

    2026 Ethiopia 30Sano ayeey Maamuleysay Somalia. Imisa wiil baa u dhashay?

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 18 วันที่ผ่านมา

    That is true wa mafajo an hore lo arg loonamaqal

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 18 วันที่ผ่านมา

    Cabdi fardho dhaqo ogow wixii aad sameyn jirtay kolee doofaar ma daahiro runtii waxaa khaldan dowlada oo at ku dirto ayay sheyd

  • @AbdullahiMohamud-bq2vt
    @AbdullahiMohamud-bq2vt 18 วันที่ผ่านมา

    Ascww abdi nure siyaad abdi waal

  • @OmarAbdulahi-v9x
    @OmarAbdulahi-v9x 18 วันที่ผ่านมา

    Aaway dadkii damiirks lahaa waxan maxay ooga aamuseen sida SI halagu dooriyo qofka uu hishiiska lasaxiixday

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 18 วันที่ผ่านมา

    Aalkuliiste waa unburyaako hooyadaa siilkeed

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 18 วันที่ผ่านมา

    Nacnac kii afarta dekadood bixiyey oo hadba diyaaradda lasaaranayey kabahuu u sidey.

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 18 วันที่ผ่านมา

    Soomaali talyani wada moryaan iyaga iyo madaxba

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8q 18 วันที่ผ่านมา

    maqla hawiye waa dhaadhamo waxay ku waashaan xabashi ma arkaan shacabka somaliyeed ee kale ayaga wadanka dhibka ay ku hayaan

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 18 วันที่ผ่านมา

    Cabdi tunta ayuu kahaley etobiyaanka waa cadowgeyna kuwaad

  • @bby6
    @bby6 18 วันที่ผ่านมา

    War ninkan adka ucaqli badan wa kuma duqi Hassan qabuure faagte bu udhamayey runti

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 18 วันที่ผ่านมา

    🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 18 วันที่ผ่านมา

    Qaabkee waddanka loo badbaadinkaro sheega ???

  • @munahassan880
    @munahassan880 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan hadii labaari lahaa caqliyan ma dhamo ayaa ladhihi laha soomaalida waxay moodaan qofka haduu waxbartay jaamacad kabaxay in uu dal hogaaminkaro hogaaminta iyo wax barashada labo ayay kala tahay qofka asagoo jaamici aheen buu wax hogaaminkaraa xasan waxaa laga yaabaa in labo midkood yahay caqligiisa in uusan buuxin ama in uusan dalkaan dankalahaynoo sida uu afkiisa kasheegay wax qabyo u ahaa uu dhameestiraayo

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan waa waalan yahay

  • @abdilahiabdi4453
    @abdilahiabdi4453 18 วันที่ผ่านมา

    dhimirka ayay kaxanuunsantahay waayo waxaa cadaynaya hadafkooda. iyo side ay uhadlayaa n

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 18 วันที่ผ่านมา

    Madax iyo dal tona majirto aa Ethiopian gardarada kadaaya somaliyay wad qaldan tihiin
    Dolow waxaa isku dagaal ley Jubbaland iyo fadaralka aa maxad dallka deriska ah iyo Ciidanka ATMIS u xagxaganey san taliyaha Ciidanka militari ga aa gedo sherciga uu mamul kudhisayo intuu ka geeney gudoomiyahii la rabey inu ka amarqato buwerarey hadana waxad leedihiin Ethiopian nasowerar tey aa waxas sow ma ahan fowdo gobolka kadhan ah amniga lagu wax yeeley nayo dowlad da fadaralka aa leh Ethiopian ayaa cadow ah hadana u dhumaneyso maxa kukhasbey ceebtas iyo jaaifenta umada Soomaaliyeed joojiya duli baatihiin aa

  • @jaamaccabdi9681
    @jaamaccabdi9681 18 วันที่ผ่านมา

    Warhawiyow dalk ka qabta ninka waalan

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 18 วันที่ผ่านมา

    Cabdi waalane yaa hadalkaaga dhageysanaayo mooryaan yahoow 😂😂😂

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 18 วันที่ผ่านมา

    HSN DHIIQO waanin walan shalay Ethopia waa cadaw hadana Ethiopia waa sxb NAFTA noohurey hadana ethipia ciidankena ayey sowerarayn hadana wafdi ayaa ladiraya shamen u HSN harash qaran

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 18 วันที่ผ่านมา

    MARKA HORE MAA LA SAMEEYO SHARCI QOFKA XUN AMA DAMBIILAHA AH LOOGU DIIDO INUU ISU SHARAXO MADAXNIMADA SIDA BAARLAMAANKA WASIIRKA MADAX WEYNAHA IYO RW IYO SAFIIRKABA...!!!

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 18 วันที่ผ่านมา +1

    Axmed madobe nollow wadani Somaliyed nollow kujihada nacladas tukgas foshaxun xasen xollo xayaewankas hawiye dilla tukgas

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 18 วันที่ผ่านมา

      Subxanallah Subxanallah ma YAHUUD bas wax kugalay

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 18 วันที่ผ่านมา

    3. Mudaaharaad dadweyne oo wadajir ah iyo u doodid Shacabku waxa ay abaabuli karaan mudaaharaad nabadeed, isu soo baxyo iyo ololeyaal u ololayn ah oo ay ku dalbanayaan in la casilo ama xilka laga qaado hogaamiye musuqmaasuqa.

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 18 วันที่ผ่านมา

    Lipaax weeye ninkan hassan xilka waa inuu kuwareejiya halyeeygan

  • @sewy8
    @sewy8 18 วันที่ผ่านมา

    Cali Balcad ilaa iyo 10 sanno wax ka badan wuxuu ahaa jaajuus ay qorteen Tigreegii Itoobiya ka talin jirey, ka dibna waxaa shaqadiisii u sii cusbooneeysiiyey dowladda Abiy Ahmed, wuxuu xitaa haystaa Passport diplomacy Ethopian ah, wuxuuna ka qaataa dhaqaalo farabadan, wuxuuna sirta dowladda Soomaaliya la wadaaga dowladda Itoobiya.

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 18 วันที่ผ่านมา

    Laakiin cabdi waaloow adiga laftaada saw kamid maad ahayn kuwii dalka iyo dadka baabiiyay waqtigii adiga iyo qabqablayaashii idinka xiligaas waa waalnaydeen, xasan gurguurte isna maanta ayuu waalan yahay midkiinee saxsan

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 18 วันที่ผ่านมา

    War daaroodoow calaacalka dhaafa xabashada iska dhacsha hawiye 2007 xabasha wuu iska difaacay no calaacal ama futada saliidiinii marsada ee udhigta xaaraan yahay

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan wuu waashey oo nin miyar qaba maha madaxweyne jiran baa dalkii xukuma