KIIS ADAG: DAGAALKA DADKA WALWAALAN OO MAXKAMADA QABATAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok Cadaalad
    ●tik tok Challenge
    ●tik tok Sadaqo
    ●Tik tok Qaraaxo
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE

ความคิดเห็น •

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 3 วันที่ผ่านมา +6

    Waxaan Waa ruwaayad la isla ogyahay 😂

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k วันที่ผ่านมา

    Ha bahdil umada hadey waalanyihiin caawi ama ka aamus

  • @dhalacmedia
    @dhalacmedia 3 วันที่ผ่านมา +3

    Dahir Alasow umadeena ma ahan 😂😂

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 วันที่ผ่านมา

    Riwaayad Hg jileyso baa socota

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 3 วันที่ผ่านมา +1

    War hooy kala xishooda war idinka kala celiya oo ilahey ka baqa Subhanallah

  • @Marian-c6x
    @Marian-c6x 3 วันที่ผ่านมา +1

    MAXKADA DAAHIR CALASOOW CAAWA WAXAA KA SOCTO RUWAAYAD. WAANAGU SOCTAAAAA. HORAY U SOCO keep going

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 วันที่ผ่านมา +1

    Maxa kadhaxeeyay labadaan qof ma isqabeen sheekadan waan ku wareeray😷😷😷😛😛😛

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waar horta miyaydan isqabanin markasta wamaxay shekadan an dhamanayn ninkan miskiinka ma laga qabto gabadhan marna sixir ku fanta marna cay

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 3 วันที่ผ่านมา +1

    INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI, xasbunallah wa nicmal wakiil, dad waawayn oo bilaa diin iyo akhlaaq ah oon isdhaamin dadkani inlays xisaabin miyaanay ogayn

  • @fatoomggg9541
    @fatoomggg9541 3 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah wlhi waa gabar wanaagsan 😢

  • @fadumaisse7283
    @fadumaisse7283 2 วันที่ผ่านมา

    Asc safiya ilaahay kabaq hooya ween baad tahay walaashay xishood dad alkood wawxba kaama qaadaayan walaaleey

  • @IndependentCeo
    @IndependentCeo วันที่ผ่านมา

    😂balwad ma lihi

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 วันที่ผ่านมา

    Maxaa loogu xadgudbayaa qabiilada soomaaliyeed OÖ meesha keeney tumaalo idinkuba waxaatihiin maba layaqaanee

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 3 วันที่ผ่านมา

    Subaxalaahay war kala xishood😢😢😢😢😢😢😢

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 3 วันที่ผ่านมา +1

    Daahir calasow maxkamadaadii way waalatay

  • @marainid7626
    @marainid7626 3 วันที่ผ่านมา +2

    Maxkamada maanteeywaalatey

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 วันที่ผ่านมา +1

    safiya iman laanta ha joojiso xaqaa ninka ha iska bixisi deeq geesood isna ilahay ha ka baqo lacagta ninka ha iska bixiyo alla maxaa dad aakhiro baay

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 วันที่ผ่านมา

    Subxanallaah 😢

  • @luuldorre2383
    @luuldorre2383 วันที่ผ่านมา

    Asc cebey tacal kuwan yaa no kala qabta isma dhamane xaram

  • @malunyaydid9928
    @malunyaydid9928 3 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk isla xishoda dad waawayn bad togiin

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 3 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu

  • @sahrokiinxuseen9096
    @sahrokiinxuseen9096 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @XasanCabdulahi-w1c
    @XasanCabdulahi-w1c 3 วันที่ผ่านมา

    Jareer wakuwso

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 3 วันที่ผ่านมา

    Waan naqanaya

  • @Zdc95
    @Zdc95 3 วันที่ผ่านมา

    Nin waalan suu udharan kara kulaha 😂😂😂 ar daahira

  • @Marian-c6x
    @Marian-c6x 3 วันที่ผ่านมา

    SHEEKADAN. MAXEY TAHAY. MA LEEYS OG YAHAY. MISE WAAA RUWAAYAD. , DAAHIR CALASOOW MAXKAMDIISA WAA NA WAASHAY 😂😂😂

  • @kiki-qe9hy
    @kiki-qe9hy 3 วันที่ผ่านมา

    Omg 😮

  • @tahahassan3969
    @tahahassan3969 วันที่ผ่านมา

    Tumalada maxay idinka haystaan o laydinka siiyaa??

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 3 วันที่ผ่านมา

    CAKU DAAHIR CALASOOW WAR MAXKAMADDU WAY WAALAN TAHAY SEY WAXAY NOO KEENTAY HABARTAAN WAALIN OO AAN XISHOONAY SIXIROOLEEY DAAN

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 วันที่ผ่านมา

    26:52 Daahir diin marku dhahay Aden iyo sultaanka wadaado aye sheeganayin caaydana weey dhageesanaayin marku erigas dhahay waa lasiituray hhhh waa bont sax ah qolka maxe u saaranyihin waxa kasocdo weey ujeedan Adan iyo suldanka waa labo sheek ciyaalka xaafada 😷😷😷😛😛😛

  • @Marian-c6x
    @Marian-c6x 3 วันที่ผ่านมา

    AAway. Safiya ninkii qabay ee wiilka yar u dhashay

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 3 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat 3 วันที่ผ่านมา

    Naa ilahay ka cabso oo wiilka maskiinkaa amaan sii

  • @Lluul68
    @Lluul68 3 วันที่ผ่านมา

    Aamiin irsaaqad into wasici

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @khadrohussain2024
    @khadrohussain2024 3 วันที่ผ่านมา

    Xiligay waalan jirtaa lagaara

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 3 วันที่ผ่านมา

    Naagahan dhan wa wada shar horay ad h sheegtay dadkan wax kalo oo ay ka hadlan miyey waayen xita haday

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 3 วันที่ผ่านมา

    Wale Eeley waa dad sharaf badan adiguse jareer baad tahay wax waalan baa tahaye umada ha aflegaadeynin

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 วันที่ผ่านมา +4

      O jareertaba so ma ahan dad sharaf leh waa adiga Eelay ka kulaaday 😷😷😷😛😛😛

    • @muhaajir77
      @muhaajir77 3 วันที่ผ่านมา +1

      Eelaay iyo jareer maxeey is dheeryihiin 😂

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 วันที่ผ่านมา

      @@muhaajir77 bal u sheek xee is dheeryihin 😛😛😛😛😛😛

  • @SeyniibXuseen
    @SeyniibXuseen 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khadrohussain2024
    @khadrohussain2024 3 วันที่ผ่านมา

    Safiyo waagabar caqlibadan si gobanimaleh bay uhadasha

    • @halimayussuf3032
      @halimayussuf3032 2 วันที่ผ่านมา

      Absolutely wa gawar dhiig leh walalniimadana taqan

  • @hudafarah1501
    @hudafarah1501 3 วันที่ผ่านมา

    Ma isqabeen labadaan

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 3 วันที่ผ่านมา

    O mey isqabi jireen

  • @asmaabukar6304
    @asmaabukar6304 3 วันที่ผ่านมา

    Qofka ku sixro lama fiiri karo

    • @IshwaaqDegan123
      @IshwaaqDegan123 2 วันที่ผ่านมา

      Runta miya waa ku xanuunsta dadka qar

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qosolqaramitvqaraami1466
    @qosolqaramitvqaraami1466 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂🎉😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂😢😮😢🎉😂😊😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SeyniibXuseen
    @SeyniibXuseen 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤