Maxa,ed daauudow nambarka somaliya waa la isticmaali karaa maalkasto oo aduunka aad ka joogto bes waxaa la sameeyaa anteenada wadankaas ka shaqeysa ayaa lagu xirtaa oo kaliya ma garatay mahadsanid
Waxan layabanahay sababta ey DNA udideyso wayo hadiba ey qiratay iney sos cunug geysatay dad badan ba ilma geyste mey DNA iska ogolato si ey u ogato ruxii illahey kaso goyay
Ma waalid maaha tani, wiilkani Illaahey ha caawino, wuu dhibtoodey, Illaahey ha u gargaaro, sowtii laheyd DNA baan gelaya…sidee ilmo kale ugu faaneysaa, ma wiilka aan laheyn aabomiyaa sidaa miyey u neceb tahey, Subxaanallaah
Adigoo and waalayn oo ilmaheedii tuurtay Ayaan hadana is ku marinating furaysaa had uu lacag rabo soomaali ayuunbuu baruayaa ee habaryo ee iska daa kadabgo
Wiilyahaw wad khaldantahay Marmadu kumadiidana waxay diidantahay arimaha bulshada in lasoodhigo arimaheeda iyo in lafaxshiro mida kale hadey khaldantay Wali wa kuuwaalid waxad yeeshaa tartiib hooshoos oolaxareer hooyadaa dadka kale waxba kuumaqabankaraan mida kale Samir ilahay Bari badi kalimada laxawla walaquwata ila blah
Ma dhici karta in ay hooyo ilmihi ay tuurtay hadana sheeganayso ay leedahay kuma rabo hada?May way dhuman lahayd hadii ay rabtona odhan lahayd i cafi in ay si gar ah ula xidhiidho acudunillah 😬
FADLAN Nala joog oo Member noqo 🎉
Waa maxay maxkamadan cadhoonaysaa daahirow iska xidh hadanad si degan wax u wadi karin
@@zulthan4510pp
Habartaan sadax dambi ayey gashay
1,Wey zineysaty xukunkedu waa
2,waxa ay dayacday naf dacif ah xukn waa
3,maantana waxa ay qadaf ku sameysay wiilki ay bisadaha hore usiisay hooyona maba ahan midan
Hadaad wiilkaagii dafirtay oo Aad tidhi isgoo yar ayaan tuuray Oo waan garcaday hadana maan Dhalin hadaad dhashay hadana Aad diiday kwa aad sheegayso Alle hakaa qaado
Waa jiraa labar hormud aho ka dhacayo dunida mesha ugu dabeyso
Daahir calasoww wax walbo waan la kulmee ee bro horay u soco
Allaahu Amber calool adagaa qofta. Tan Hooyo ma’ahanee ALLAAHU uk ceebee Aaqiro iyo Aduunba yaa Rabi.
Hooyo maahid habaar hakugu dhaco kuwaa fiirsaneyso allaha kaaqaado.
Waa habar masiibo ah nabad sariirta howga kicin waxeey ku faneysa waan tuuray subxaanallah 😮
🥹🥹🥹🥹🥹he feeling heart attack wlhi
Balayo kuu dhacday hooyo 2024 weyaan
Dahir alasaw dar Allan isaga jecelay❤
Gabadhaan wiilka iyada dhashay aabihii ma ogi lkn anigaa garanaya gabadhan dadkeeda waa xaqiiq inay wiilka dhashay reer warasadiisu qaldami karto maaha wiilku abtigiis buu aad ugu egyahay. Wiilku nin bal wad leh buu umuuqda hadii Alle laga cabsanayo. Dhibku waa dumarka ilmaha inta dhalaan tuuraya Ilaahay ceeb ha asturo.
Maxa,ed daauudow nambarka somaliya waa la isticmaali karaa maalkasto oo aduunka aad ka joogto bes waxaa la sameeyaa anteenada wadankaas ka shaqeysa ayaa lagu xirtaa oo kaliya ma garatay mahadsanid
حسبنا الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل
Oo ma Isla fiicantahay hooyadan
3 bil madhiginee
9 bil Baan dhigay kulahaa subxaanallah
Hooyada ilmaheeda tuurtay cadho alleh haku dhacdo inkaarbay Qabtaa masiibada
Magacyadaas waxay kasoo baratay wiilkii ay sos isla joogeen
Muudaane.daahir.calasow.walaalow.isooqabo.dodbanqaba
Ehlu diin 😂😂😂😂😂😂😂 horey lo wasay karactay wilki turtay😂😂😂😂😂
Maxaad ayaydaa ugu qortay mee aabahii
Masaasay sharaf kuleeday ale dhulka hakula jaro
Wey isu eg yahiin whi ❤❤❤❤❤❤😊
👎🏻👎🏻👎🏻 Kheyr beesho yaad aheyd ilmahada tuurtey welina sidii aad usii madax adagtahay wiilkuna asagaa kaa qumar hadaad hooyadii tahay 👩🏽🦯➡️👩🏽🦯➡️👩🏽🦯➡️👩🏽🦯➡️👩🏽🦯➡️👩🏽🦯➡️👩🏽🦯➡️👩🏽🦯➡️👩🏽🦯➡️👩🏽🦯➡️👩🏽🦯➡️👩🏽🦯➡️
👉👉👉. Hadaay qof wanaagsan tahay ineyna tuurdeeyn ilmaheda taas baa run ah daahir calsoow 😎😎😎
Masha. Allah. Wababa. Hawarata
Wlee waan taabanahay wlee hashu maankayga gadee mamansaarbay liqday
Kuwaadku faanayso allah wuukaa qaadikaraa hooyo noocaas ayaaku jira😊
wiilkeyka ma inkiri karaaa owlaadeyda alle isiiyay ma dhihi kara kuma rabo rabiyoooo Ha iga qaadin 😢😢😢
My young bro mamadaas dhag ha u dhigin hadalkeeda wayo u grown up ilaahay ku mahdi waxba ugama.baahnid maanta
Waa runta dahir calisow nagtas maficna inankas na waxandixilaha waar hooyana haradsan allah hakugargaro
Gabadhan mar hore ayaan arkay waa been teed aad ufiiriya sheekadan Xasbunallah 🫢🤔🤔🤔🤠🤠😳😳☢️☢️☢️☢️☢️😭😭💔💔⛔️⛔️⛔️⛔️⚠️
Waa qof xanuunsan 3bilood iyo 9 bilood maxey isdhaamaan
wuu jiraa in la helo nambarkaygan hargaysa ku haysto waan ku isticmaali karaa
Guulayso dahir
Waa mamo waalan 3 bilood iyo 9 bilood maxaya isdhaaman
Yaa dhahay tuur asoo bila jiro
Waxan layabanahay sababta ey DNA udideyso wayo hadiba ey qiratay iney sos cunug geysatay dad badan ba ilma geyste mey DNA iska ogolato si ey u ogato ruxii illahey kaso goyay
Xor bay u tahay
Oo maxaad u dhigtay
Iimaanka Allaha kaa qaad, taas hooyo lama dhihi karo.
Kkkkkkk waallhi daahiir waa ruun waa tii gaarowe geeyisey weeye
Oo haddii aad wiilkaan aad dhashay maxaad isaga eryeysaa?
Hormuud meel walba oo caalamka ah wey kashaqeysaa welett ka laku isticmalaa
Bismilah waa isu egyihiin iyadda wiilka😢😂❤😊
I think ineey tahey tii garoowe ku’khiyaantey oo bililiqeystey wiilka.🙄 waa habar mooyaan ah oo ma’naxdo ah.
Subxanallah waa isu egyihiin
Ma waalid maaha tani, wiilkani Illaahey ha caawino, wuu dhibtoodey, Illaahey ha u gargaaro, sowtii laheyd DNA baan gelaya…sidee ilmo kale ugu faaneysaa, ma wiilka aan laheyn aabomiyaa sidaa miyey u neceb tahey, Subxaanallaah
2 sano kadib wad ka gartay hadad rabto wad so radin lehed wexey ku hadleso day bastarada mala so xiro hadi la garanayo😢
Ma isu ekansha la isu dhalaaaa imisa isu eg oan isdhalin
Xaq but ku Hadley daahir calasow waligay Sankranti ku taageeray daahir
Dad badan ilmo ma istahilaan. Inkastoo wax la aamino jirin sandkaan.
Ilahay astur keena ha nagu dilo.
Aabbe la aan ayuu dhashay may ledahay oo aa u tuuray?
Cafimadka.ad.radineysid.iska.daa.waxa.layiri.caasigada.cidlo.kaga.matago.wiilkaga.cafis.weydiso
Adigoo and waalayn oo ilmaheedii tuurtay Ayaan hadana is ku marinating furaysaa had uu lacag rabo soomaali ayuunbuu baruayaa ee habaryo ee iska daa kadabgo
Hooyadu ha sheegto qabiilka ninka ka dhalay wiilkaa, intaa ayaaba axsaan ahe
Mana dhalin naag tan
Musiibo weeye
Hooyo Noocee yaa tahaya caduurtii sheegayaso walaahi isagaa soo mudanayasaa uma qalanti hooyo
Xaqiiq
Waxan isleyahay tani wa ti garowe gesay o waji kale subsatay allaha kuso hadeyo
😭😭😭😭🥺
ILMAHA XAQ EEYLEEYIHIIN WIILAADTUURAY AALEEDAHAY WAACAASI 9BILOOD YAADHIG KUDHAY WIILKAAN HAWAIN MASKIINKA
Waa beenley iyada ma dhalin
Ninkan waa hooyadii daahiraw siday ilatahay ninkan waa balwadiiste ayay ilatahay wuu u egyahay gabadha. Ninka haduu hooyo doonayo way agjoogtaa.
Hooyadan wey saxantahay wiilka ayaa khaldan waa hadaad run rabtaan hadaad khiyaali rabtaana ku socda siiya lacagta daroogadiisa ha tacmiirtee
WALID MA AHA KAN KU DHALEY O JID KAGA TEGEY WALID WA KAN KU KORIYEY KULA DHALEY KULA ISTAGEY
😂😂😂 daaahir alasow meey ku dhaheen kaa ordeen
Wiilyahaw wad khaldantahay Marmadu kumadiidana waxay diidantahay arimaha bulshada in lasoodhigo arimaheeda iyo in lafaxshiro mida kale hadey khaldantay Wali wa kuuwaalid waxad yeeshaa tartiib hooshoos oolaxareer hooyadaa dadka kale waxba kuumaqabankaraan mida kale Samir ilahay Bari badi kalimada laxawla walaquwata ila blah
Maxaaa inay dhashay ku xawiijinaysa wall
Waa isu egyihiin wiilka iyo islaantu
maxamed daud hoorta maxa dhabadigay nagtan iyo wilka
Haa waa la qaataa No ka Soomaaliya
Adoo dibada jooga
Waxan waa film 😅😅
HAL MEEL AY ISAGA EGYIHIIN MA ARAGNO EE XAGEE AYEY ISAGA EGYIHIIN
Sheeg ? Subscribe Saar wall
Lkn waa isu eg yihiin
Naa oday xasan lacagtiisii u celi
Maxad ka dooneysa heesku adin kaliga dad haku raaco
Dahir calasow manshaallh waa qof wanagsan si fiican bu aga jawaabay
Wey waalatey DNA ayey ka carareeso aawey ninka kaadhaleybeenley beenley 😂😂😂😂
Iyadaa dhashay wayii uegtay
Waa beented
Waxa jira adeeg la dhaho Dalmar service oo aad isticmali karto lanbarkaaga meel kasta oo aad tagto
Yahuuuuu.tani maha hooyo
Wiilkan dadka sheganaya hacaayina waayo waalid buu ubaahanyahy waalid caasiyaba ha ahaadee maxkamadu ha isdajiso
Adunyo 😢
Wiilkan reerkii aabihii mar qudha ma soo hadal qaadin
Wiilka hiil buu u baahanahay u hiiliya ka baxay warkeda
Ahlu diin xaqiiqada miyuu kasoo horjeedaa
❤😊
Wadnaha io meelkasta laga qabay maxay wiilka daba dhigay
hadalkaygaa dibaa loogu noqon xaqiiq daahoraw waxaan idin kala soo hadlayaa hargaysa
Waa habar kaba luus ah oo nahabad ah
100% sax
Wiilkaan ha la dhoofiyo ugaandha ha la geeyo
Habartaan haday wiilkan dhashay maxay dhiiaynayga udiidana halkaan maxaaidinkabaxana
HADEY HOOYO RUNA TAHEY SAN UMA HADLI LAHEYN
Maxa ku daba dhigay waba dhigtay war hoyadan ha dhegaysanina waa hyo daalimada
Wiilka iyo islaanta sanka bay iskaga egyihin
Ma dhici karta in ay hooyo ilmihi ay tuurtay hadana sheeganayso ay leedahay kuma rabo hada?May way dhuman lahayd hadii ay rabtona odhan lahayd i cafi in ay si gar ah ula xidhiidho acudunillah 😬
Wat wadan karta numbarka meelkasta
Naagtaan waxay tiri anigaa dhaley haday run tahay D NA halaga qaado daahiroow hala soo qabto naagtaan dukumiintigiisii ay xadeen ha keenaan
Afartaba dab lagaa saar, tani hooyo maahan ee waa mooryaan, wiilka yar oo ay xoortey yoow habo iska samir ayadaa u eg qamarjiyad.
HABAR CIYALSUQAD AH BAAD TAHAY NAAG ILMAHEDA TUURTAY WAA DHILO CID KU AAMINEYSO MALAHA DN A BAA LAGA QAADAYAA EEDO MANAXEYSID BEENTA JOOJI
1 waxan weydin lahaa mamda marka uu wiilku garowe tagay asago walidkiis radinayah oo nagtu khayaantay adoo xamar lajogah maxad isku bariweysay inad hoyo utahay 2 maxad rer ader kiis ubariweysay 3 dinta kufartay inad limo tuurtid waa teeeh
Naag lacag doona weye hooyo wax dhashana sidaa uma hadasho
Naagta dhameyso walal adaa yaabi doona
Nasabada abaha wase hadaad dhashay yaa ka dhalay shaq baay yeheey
Wale waa naag gange ah bal maxeey ka Rabtaa wiilka yar
Waaa wax Allah aqoon 🥲
Dadaan rabaa mababa dhihin wiilkaan haley caawiyuu Lee yahay
Subscribe page ka wall