Asc sh mustafa Ali canood iyo sh Hassan husen Adam bu salmaan o ah culimo Lagu kalsonyahay sida. in Lacadeyo haka iyo dinta islamka ilahiyow. Nokal mee ilahiyow kurbada iyo walbaharka. Naga dulqaad ilahiyow muwaxiidinta korkayeeyl ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shiikh allaha kuxafido ninkii dhagaca nagaxaday mafisay mida kale yakuqarashgareynaay marii ad gado dhagaxa kabareysay o ad shaqalaha wadatay shiikh allha kaxafido cidkasta o xuman kuladamacdo
Shiikh allaha ku xifdiyo, waxaan is lahaa ninku dagaxii uu intaa oo rafaad ah u maray, Gedo ayuu ka soo heli doonaa lkn waxay noqon laheydba ma dhicin. Waa ku faraxay ninkii qaldamay inaad iska cafisay. Dhulmarnimaddu waa wax aad u wanaagsan. Umadda aad ayaad u kala baraneysaa.
Jazakallah shiikh cafiska waa wax wanaagsan
Boorasadii la qaatay ayaan aad uga xumaaday.
Ninkaasi inuu wuxuun kaaga tago ayay ahayd,lkn haddaad cafiday waad mahadsantahay.
Ndola zambia aanaa caawa kaa daawanaya sh mustafe
Sxb zambia anaa usoo socdo ee intee kala soo xariiraa wax ayaan ka weydiin rabaa bro❤
Sh biriyahaan waxkalo madhageeysto sidi waxyi soodagaa ankuusugihaaya mida xarakada nagarsii noodhameey noolashada dhamaala
Mashaa Allah shiikh cafisku waa wax fiican
Mashallah sheekhu wa nin adag oo halgamy. 😊
Noosoodhamaytir
Mashaa Allah Allah hakubarakeeyo ficilbaadleedahay wlhi
mashaAllah ilaahay hakubarakeyo sh mustafe Cali caanod
Allah ayaa kü bad baashey, Al/xam/lilaahi
Shiq Mustafa cali caanood ma.sha.allaah dhulmarenki weynaa
sha xageey ku danbaysay gabadhii aad huursatay ee aad aabeheed raacisay
Shekha salamulah alle cimriga hagu dhereyo
Dawlad socota Ayaad Ahayd
Waxaa iga qosliyayay ninkii boorsada Dhagaxaanta Ah ku dhaafiyay
Asc sh mustafa Ali canood iyo sh Hassan husen Adam bu salmaan o ah culimo Lagu kalsonyahay sida. in Lacadeyo haka iyo dinta islamka ilahiyow. Nokal mee ilahiyow kurbada iyo walbaharka. Naga dulqaad ilahiyow muwaxiidinta korkayeeyl ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah xasuus boo Allah kugu manestay shekhiiii Allah noka xifthiyo waxaa tahy sunta suufiyo ka ilmesiisa
Shiikh allaha kuxafido ninkii dhagaca nagaxaday mafisay mida kale yakuqarashgareynaay marii ad gado dhagaxa kabareysay o ad shaqalaha wadatay shiikh allha kaxafido cidkasta o xuman kuladamacdo
Qarashkaas qaraabada Ayaan kahelay.
ASC Sh Mustafe Waan kusalaamay Sh in aan kula soo xadhiidho rabaa
Whatsupka igala soo xiriir
@@al_tauhidchannel4526
Cabdiraxman nur xassan bide
Ilahay haka ajar siiyo aamin aamin aamin
Sefiiacn nooga sharax taariikhta iyo tahriibkA shekhoow
Abdirahman nuur hassan uu dhinteey ilaaheey haunaxariisto,2019 ayuu dhinteey hadaana khaldaneeyn
Qofku intuu dhallinyarada yahay waa inuu socodka badiyaa.
Sheekh caanood waa dhulmar wax badan soo arkay.
Nimaan dhulmarin dhaayo maleh baan maqlijiray , waad dadaalaysay lkn wixii Alle qoro ayaa qoran
runtii ninkani waa nin soo jabay
Asc sh musdhafe jazaah kalaahu kher inteyn kaalasooxiiraah 😢waxaan joogaah keynya maliidi waxbadan ayaan kaarabay. Xafitha kalaahu waracaahu cadawga ala haah kaaqabto munaafiqiinta. Iyo suufiyada mush rikiinta
±252682588890
Whatsupkaan kalaxirii sheekha wll
Aamiin
Ma sha allh
Alle ayaa kubad baadiyay sabana waxa u ahaa dabacan adkaarta ayaa daaimi jirtay
Shiikh allaha ku xifdiyo, waxaan is lahaa ninku dagaxii uu intaa oo rafaad ah u maray, Gedo ayuu ka soo heli doonaa lkn waxay noqon laheydba ma dhicin. Waa ku faraxay ninkii qaldamay inaad iska cafisay. Dhulmarnimaddu waa wax aad u wanaagsan. Umadda aad ayaad u kala baraneysaa.
War anagu waan ka caafimaad qabnaa cuqdada iyo qurunka
M.j waa gob aan cuqdad laheyn sida isaaqa bal Kwrn farqiga u dhaxeya
Fadlan sideen uwala xidhiidhkarna
Waxaan rabaa inaan kuwaydiyo su alo diniyaa wllkay
Djibouti ayaan kunolahay
+252682588890,,whatsupka sheekha,,kalaxiriir halkaas@@AbdourazakHassan-e3e
mhdsanid shiikh
Fadlan waxaan raba su alo
nin yahahow ma xumid laakiin kaligaa ayaa muslim ah sabab⁉️
Diniyaa
Sh aan ku xasuusiyo, markii Kismaayo iyo dhaawacaagii aad ka sheekaynaysay waxaad leheed cidna ma cafinayo hadddana cafis ayaad mar walba sheehaysaa?
Sonokhoshada maharka ayaad ku khaldantay waxay ahayd inaad horay usii deyso markaad gulesatana adoo xgaa wato inaad gursato o yara nasnkara lkn nin safara o martiya hadana shilin hayn gabar intuu geeyn wa tii ku haysay tukale kudarso lkn hdana deekhda alle oodi masaarno wxi dhacaba wan sugeynaa hadii alle idmo
CAABUD WAAQ qabiil ladhoho waligay ma maqal
Waa jifo ogaadeenka kamid ah oo gaarisa dago
MADAXDA UGU CAANSAN SOOMAALIDA KENYA, GENERAL MAXAMUD BAROW WAA NINKII FADHILIYEY INQILAABKII MILITARY SAMEEYEEN KENYA
SIDOO WASIIR ADEN BARRE DUCAALE