Adaa been badan. Hada waxaa jirto gabar iga daba ordeyso oo dhulka aan ku jiidayo oo ilaahey ogyahay habeenkii oo dhan ma seexato aniga ayey I sugeysaa 😮 sifican ayan dhulka ugu jiidayaa. Habeen danbe waxan dhahayaa isfareey aan maqlo siilkada sida aad u fareyneyso 😮😮😮😮😮 see weeye
Alle Haku xafido wllshay wax badan anan ogayn bad ii sheegte ❤❤ wllhi naag kasto aan la samayo xidhiidh way i cayda ama way is Macanisa show wan la Macanin naagaha
macalimad khadiijo 2020 daawan jiray hada soo radiyay😢🤣🤣
Waad mahadsantahay wll adiga waad nadhiiro galisay waxban ayaan kaa faaiday mahadsanid abaayo ilaahey haku xafido anagana sidoo kale mahadsanid
Waa xaqiiq cashar bn ka barty
Okay anaa xalinaya
Yes wsan kusalaamayaa gacaliso
Walaasheey waakaaqaatey talooyinkaas Wallahi Respectfull🫡🫡🫡🫡🫡
Khadiija Barigay Caadiga ahayd 😂💔😭
Walshy mcn ad Aya mu had santahy
Weww mn sha Allah abaayo mcn Allah hakuilaaaliyo intaa aduunkakunoshahay farxad kunolow
Aadbaad umahadsantahay wlshy waanu qaadanay talooyinkiina noosoo badi yaaaaa
Legend
Argabadhan yari run badanaa xaqiiqada ayey ka hadashey
100% mahadsanid abaayo
Aad baa umahadsan tahay madaama aad sirta dhalaanka cagta weyn
Nayaaa bacaac layso mesha kala fadhiiso
😂😂😂😂 waa thy xga cararin
Haa wllhi wllo makuu sheegaa qoftaas aan si dhab ah u jeclahay qoftaas waa adiga ok waa iga dhab wllo
Wllshy waa Mahad san tahay
Talo fiican baa kaa faaida
Qalbigaga wax dhaawaca illhay Kuma tuso abid
Hal been AH madan sheegin💯💯
Màsha Allah
Kip gowin
Afwn TALISO DUMAR
Fariid !
Macalimad thank you
Wa fariid
Walasha talawacniddaa waan aqbalaya
Waaxaqiiq hadalkaaga abaayo xitaa anigeeba iqabsatey hadaladaada qaar waxaana ka qaatey go aan hada m.a ayaa kujiraa thanks wll
Abti iso celi wagay yarayd
Waa markaad kahadlaso inta shormutoyinka ah
Taas waxaa kadaran
Ayadoon kuwaydiin aabahaa magaciisa
Ayey dhahaan xabiibi lacag soodir
Hhhhh. Haaaa wlhi beenta mahan
Abti isoooo celi😂😂😂😂😂
haa waa runta wlh abay mcn
Wad mhdsnthy
Waaaw aryaa qoftan wax garad waye
Waladi nafsi biyadihi gabadhani waxey shegeyso warunted ragana isku mid mahine kuwena fahanka dumarka kalito waxhaku fahmen
Mahadsanid waan kusalasmaysa
Macalimad thank you ❤
Adookaliyaa is ka hadlay ee raga hanagudirin🎉
Ha wan idin fahanay hawshina wata mar danbe hadan idin la shekaysano sidino kale banahay
Marocco ban gabdhi u donanayna insha allah
Thank sister
Anigoo eegaya khibrada aan ka helay dumarkii isoo maray noloshayda.
Inanta yari runway idiin sheegtay.
Waliba call 📞 badan raggaw yaraysta xataa hadii aad u jeceshahay. ♥
Ilaahoow kheer kusii
Waa cashar na anfacay casharkaan xaawaleey danbe ima gaadeeso casharkaan kadib
Wlhi xaqiiqaad kahadashay
Walhi xaqiqada ayaykahadashay macalimad iga dheh
Shukran walaasheyda walaahi wax yaabo ayaa kadhax basaday
𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑥𝑎𝑓𝑖𝑑𝑜
Mahadsanid
Sirta ilaahay ma jecla in la fidiyo joojiya beenta
Adaa been badan. Hada waxaa jirto gabar iga daba ordeyso oo dhulka aan ku jiidayo oo ilaahey ogyahay habeenkii oo dhan ma seexato aniga ayey I sugeysaa 😮 sifican ayan dhulka ugu jiidayaa. Habeen danbe waxan dhahayaa isfareey aan maqlo siilkada sida aad u fareyneyso 😮😮😮😮😮 see weeye
Saxib ilkahaga qarso reer xamar wa iska hindi show
Qudhacaw adigoo kalaa loo digaya. Xikmada ka qaado waa walaasha oo kale
Asc ka dibna gabadhaan aa bay
Cadaalada ugu dadaashey iyo waanada labqda dhinacba
Alle Haku xafido wllshay wax badan anan ogayn bad ii sheegte ❤❤ wllhi naag kasto aan la samayo xidhiidh way i cayda ama way is Macanisa show wan la Macanin naagaha
Thank you qrx
Hadhal murti leh wll Thanks alot
Thanks my sister
That is right
Okey
Hadaladeeda wey is khiilaafayaan
waa run taada mahad sanid
Thank U so much Ladies
Adigaa isooowc love you ❤️❤️❤️❤️
Thank you
Wax kasta oo noo sheegtay waa run anay igu dhacday
Waan aniga dhib aad u fara badan ayaan soomar hadan ma jcli inaan qof bini,aadam ah ka aar goosto ilaa iyo maantan waan soodhoweyaa
Ruunta ka hadashay
Caku nag sirteeda sheegaysa uf dumarka hada jooga naqdooda
H
Wlhi run ayaa sheektey
Abaayo malaga yaabaa in aan xariirno asxaab nimo
That's through, thank you sister ,truth is painful
wlaahi run ayey sheegtay wlaashay ragaw
Abayo nimanka hanagu dirin xishod lee nahayee cadi iskadheg
Lol 😂
Beenta maha wllshy nooliw quruxey
Naagta keliyee ka waaazhay dawadayaazha
Thank you
Reer xamarkii waa waasheen taasaa la leeyahay hays raacdo
Waxey sheegtay dhan ayada hada aaba daahir kuhayso maskiinka😢😢
Hda nooloshay ka dhacdey😂
Wlhi intaa soosheegtay been maahin naagaha waa balaayo ladoonaayo 😂😂😂😂😂
👍👍
Asc waa runtaa wllshy
Wallhi wa runtaa
kkkkkKkkkkkkk waad mahadsantihiin wllo
Oo maxaa dhibaya hadaysan Irabin may dhahdo kuma rabo
I just walk past them like they not even there, xta isma baro chasing my dreams!
asc.soodhawaad
Thank you abaayo
Thanks sister
Naaa folxumada mesha kalatag benaleyahay
WAA RUNTEED .... WALAHI GABADHAN KUWA BADAN OO RAG ISKU SHEEGAYO AYEY KA CAQLI BADANTAHAY.
Kkkkkkk waa sax waa qaadaney
Peen mahn wllhi
Thanks 101
Wayaabe waxan ma daacadnimo ayay katahay
Saasaa lagaa rabaa waxbadan waakaa faaidnay
Runbadanaa gabdhani
Waaa been leey dabecadeda ayey ka hadashey
ma hunbtaa
Runtii been mahan waad mahdsanthy
1:30 now 2024 she marry to aaba dahir with perfect teeth 😁 🤔🤔
😂😂😂
Sax wayo hadalkaas
Runta bey shegtay walahi
Waa been taasi, kolay Gabdhaho oo dhan saan ma aha
Gbdhaha maadifaaceysaa gbdhaha dhan waa iskumid siiba gbdhaha Somaliyeed
@@aliahmedadow3807 wlhay waa runteed waxaas ay sheegtay oo dhan waa run
Waad Ku mahad san tihiin lkn waa igu balan inan wax qaldan aanan kula kicin lkn caqli aan ku daro
👍
Walashey Mahadsanid lkin Gabdhaha Waa nala dhashen Wanna Guursaneynaa abyo In'taan Ka badan Banaanka Ha soo dhigin please mahadsanid :!
💯
Manshalx add Aya umahadsantahay waligeey boo madarensinin Gawaar inan si daab ujeclxy waba kaqariyaa alxm waax yalo badan baa kafaidnaay nosobadi🙏🙏