Calaamado Xaaskaada Hadad Ku Aragto ogow way ku nacday Qalbigay kaa saartay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 151

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla run badana qalbigii dumarka ayuu run uga sheekaynyaa marky qalbi jabaan dumarku

  • @farhiyaali1185
    @farhiyaali1185 4 ปีที่แล้ว +22

    Bisinka Dadku Wey Is Nici Karaan oo Iskuma Tolna Lkn Gabareey ubadkaada Waligaa Xanaaqad u Qabtid Ninkaada Ha u Dilin Qurux Badanow oo Cilna Ha u Noolaan Naftada Waxlaba Ka Hormarin Haday Noqoto Cafimaad Kada Labiskada Nadafadaad Hadad Ba Ku Nacday Ninka kubQaba u sheek Maxaad Ciriiri Naftada iyo ubadkaada Masaakiinta u Galineysa Gabdhow Aanu Noqon Hooyooyin Cafimaad Qaba Dhanwalba ILahay Waxan Ka Baryayaa Guri walba muslima intuu Barakeeyo oo Naxariis iyo Jacayl Dhexdhigo

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 4 ปีที่แล้ว +11

    Anoo farxsan baa kala tagi laheyn wayoo xanaaqa iyo muruguda ani unbey dhibaato ii keene naftii kafakira si walba aad unacdo ninka hadi xanuunsato adi unbaa xanuunsaday asi naagtisa ma xanuunsato allow cafimadka no xifdi

    • @Inanhaaji
      @Inanhaaji 3 หลายเดือนก่อน

      Furiinka adi ma hesatid ogow hadii lagu furi wayo kern

  • @cashocasho3097
    @cashocasho3097 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow nagahay dhibwalbo oo qos kula xumaado amiin 🤲 ❤️

  • @laylaali9203
    @laylaali9203 4 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa sheeq dhamaan ajaar alle haka siiyo aqliga iyo wax sheega wanagsaan

  • @sadioboolbire9372
    @sadioboolbire9372 4 ปีที่แล้ว +10

    wlhi laba sheg nin dartii uma suubinaayo in aan ilmo dilo iyo korkeyga in aan daryeeli wayy

  • @naimachannel1523
    @naimachannel1523 4 ปีที่แล้ว +31

    Asc asxata ku xitan badbaado channel wxn idinka codsana inat subscribe ii sartaan bls adunka walal lagu yahay ha iga xasdina subscribeka😭😭

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah barakallahu fiik sheikh jazakallahu kheyran jazzaa shukran allaha Ku xafido

  • @saramaxmed6744
    @saramaxmed6744 4 ปีที่แล้ว +1

    waa xaqiiq shiikh gabadhii leh go aan adagna waxkabedeli kara go aankeeda majiraan

  • @ummid732
    @ummid732 ปีที่แล้ว

    I felt there is something true about it. May Alllah repair and heal marital problems. Amiin

  • @abdiraxiinjeylaanicadoow
    @abdiraxiinjeylaanicadoow ปีที่แล้ว +1

    Sax waye ariintani❤❤❤❤❤

  • @nafisaosman5575
    @nafisaosman5575 4 ปีที่แล้ว +2

    Shiiq abdullaah faaruq allaha ku barakeeyo❤

  • @mnltv406
    @mnltv406 4 ปีที่แล้ว +2

    Casabiyada Caruurta oo lagu xanaaqo waxyalahas nimanka lazy ga ah ayaa usawab ah oo aan nagtiisa wax walbo la qeebsanin anigabo sidaas waan ahay lakin walaahi naceeb uma qawo ee waan jeclahay😘

  • @hamdifarah6797
    @hamdifarah6797 4 ปีที่แล้ว +1

    masha aallaah run badanaa qabiir sare

  • @boqoradakulmisboqoradakulm2781
    @boqoradakulmisboqoradakulm2781 4 ปีที่แล้ว +2

    sheikh Abdalle faaruuq Allah Haku sharfo❤❤❤❤❤👌

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah qaali keep going ❤️❤️❤️👍👍👍👍

  • @umumucaadfatmamaxamedcali1572
    @umumucaadfatmamaxamedcali1572 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa run waye jizakallahu qeyr

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah shiiq allaha ku xifdiyo

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc mansha Allaah Tabarka Allaah jasaka Alahu kheer Ilahay haku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc mashallah illahay qeyr ha ku siiyo wll

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 4 ปีที่แล้ว +1

    Run badnidaa masha allah

  • @xamdibootaan7640
    @xamdibootaan7640 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shiiq jisaa Ka llah kheyra

  • @xafsomaxamud1681
    @xafsomaxamud1681 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh jazakallaahu khayr

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 6 หลายเดือนก่อน

    Shiiqu ma anigad ega sheekeyse alaha ku baŕakeyu

  • @monerahashi2970
    @monerahashi2970 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhow naftiina isku qurxiya ubadkinana u ilaaliya nin nolashasa haku xirin waa Bini Adam aad shalay guursaty kana tagi Kara

    • @SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW
      @SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW 3 หลายเดือนก่อน +1

      Caruurta isaga dhalay wuna ka rebani kara e dantada garo intaad ninkaga isku qurxisid wa wajib

  • @hanihodan3966
    @hanihodan3966 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh waa ku salamay aadba ula socdaa barnaamujyada waad ku mahadsantahay dhiiri galinta ✋✋✋✋

  • @fadumohersi2681
    @fadumohersi2681 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc waa runtaa sheekh aniga nin ayan nacay dhaman xaladaha wan isku arkay iyo kuwo kasiibadan

  • @ubaxfamily9552
    @ubaxfamily9552 4 ปีที่แล้ว +3

    You have spoken the truth

  • @abubakarsaid9625
    @abubakarsaid9625 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh tan leh astaamahani aad shègtay waaa tu walacsan
    Astàmehede
    Miyaa lafurikaraa haweeney uurleh

    • @naimadaganofficial8540
      @naimadaganofficial8540 4 ปีที่แล้ว

      Abuukar saaid wll waxa laga wada nolosheda dhan yacni😍

    • @abubakarsaid9625
      @abubakarsaid9625 4 ปีที่แล้ว

      @@naimadaganofficial8540 subscribe ayaankusaara hadad joogtid meel idhow isheeg halkaad joogtid????

  • @miymunaaweys661
    @miymunaaweys661 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheek jazkalah khair

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 4 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa shiikhoow

  • @muhuboabdi3614
    @muhuboabdi3614 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah keep going walaal

  • @dreamgirl544
    @dreamgirl544 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga xajiga mar mar waan naca sawabto ah balwad oo ah jaad bes no sigraar iyo waxyaalonkale just qaadka malin dhaaf weliba ayu ucuna malinkaas ne aduunkan unacaa ilaa habenkaas waan ucaresanahay lama hadlo malinka kale lahadla intas asi wuu irali kalina icafi cml iyo wax yalenkale ane waan dabecad xumahay lamawa hdlo waan naca wlhii

    • @ahmedikarsufi378
      @ahmedikarsufi378 4 ปีที่แล้ว

      Ilahey haku so hanuuniyo wlshyda qalida

    • @halima1811
      @halima1811 4 ปีที่แล้ว

      Am sorry walashey😭waani kaliya oo xususui Alle

    • @Umuahmed143
      @Umuahmed143 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo uduceee inuu Alle kamoobeeyo uu naco jaad dhan

    • @dreamgirl544
      @dreamgirl544 4 ปีที่แล้ว

      @@Umuahmed143 amin qali

    • @dreamgirl544
      @dreamgirl544 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedikarsufi378 inshaallah

  • @riyaaqfaraxsan9069
    @riyaaqfaraxsan9069 4 ปีที่แล้ว +2

    Shiq suaalo bdan o iiqaas ah yanrba in aanku wydiyo xgeen kala so xriira iso jwb fadlan adiga oo mhdsan fadlan iso jwb

  • @yasinhasanyasinhasan7991
    @yasinhasanyasinhasan7991 4 ปีที่แล้ว

    aamin wll jazaa kallah

  • @hanashogroups5403
    @hanashogroups5403 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @mumtaazmohamed6060
    @mumtaazmohamed6060 4 ปีที่แล้ว +5

    ala run badana wale wajirta xaladas qolofkada le lajogo wax kale loma hayo

  • @quenluziina7324
    @quenluziina7324 4 ปีที่แล้ว +2

    Mhdsand Sheikh❤️

  • @fatumakhader1719
    @fatumakhader1719 4 ปีที่แล้ว

    Maanshaallaaaah wll warunata anakuloon wll

  • @osmanaayatollah2758
    @osmanaayatollah2758 4 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan Ha Ku Caawino Subscribe Wuxuu Maraa 952 Subscribe
    PLEASE SUBSCRIBE TO OUR CHANNEL
    TH-cam th-cam.com/channels/9FTId-SaCSJ_rbi9BYl1gQ.html
    Facebook Page facebook.com/tubtadiinta/?ref=bookmarks

  • @kaali1792
    @kaali1792 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhow aniga dhiibkan qabo cidna uu ma sheega. oo waliba sanaadki hal bil baan arka waxanay ila tahay cadab intu ila joogo sabaabto waligay kama helin cawin waxaa inta iidheer dhaqaalahayga waa burburiya tigidhka ana bixiya waliba taas waxa idheer bishaas uu joogo anaa bilka reerkoda bixiya waliba bahdilaad ayaa idheer marka waan nacay xaata waxaan rabay i furo amma nag gursaado waligayna biil imu siin iska daa biile anigu lafahayga ayuu feenta waliba heemarsada caruurna waan u haya

    • @Poqorada
      @Poqorada ปีที่แล้ว

      😢😢 abaayo maxaaa sameeysaye ii sheeg?? sidee uga tagtaye

    • @SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW
      @SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW 3 หลายเดือนก่อน

      Adigu gabadh tahe mxa dhaqalaha iyo afaaras ku galiyey ninku hadu ku bilayn iskaga carar

  • @hamadihamadi3494
    @hamadihamadi3494 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @axmedwarsame4009
    @axmedwarsame4009 4 ปีที่แล้ว

    Sheekhan waan jeclahay 🤗

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 4 ปีที่แล้ว

    Allaah runbatnidaa mashaa Allaah

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 4 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allahu Akbar

  • @hbhbhbhb9349
    @hbhbhbhb9349 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa run

  • @ilmisheikhabdinor955
    @ilmisheikhabdinor955 4 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulillah aniga 2 xaas ayan qabaa 2 kuma arag caladahaan aad 4 calaamadood alxamdulillah alxamdulillah alxamdulillah

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah😂👏👏👏👏👏👆👆

  • @naimaahmed4351
    @naimaahmed4351 4 ปีที่แล้ว

    Jasakalahu kheyran

  • @faaiidoofficial3419
    @faaiidoofficial3419 4 ปีที่แล้ว +14

    Alle dartiis haila dhaafin subscribers 👇👇
    th-cam.com/video/iQgPIIWdHLY/w-d-xo.html

  • @tufaxdarajo6455
    @tufaxdarajo6455 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh

  • @AhmedAli-t8q
    @AhmedAli-t8q 5 หลายเดือนก่อน

    Dhebkan waan ku jiraa hada maxa xal ah

  • @amalali235
    @amalali235 4 ปีที่แล้ว

    Waa arimo jira xaqiiqdii

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 4 ปีที่แล้ว

    Hadalkasta waa Iska qiyaas yaan run loo maleyn

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah😂👏👏👏👏👏

  • @isakMuhuned
    @isakMuhuned 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @maansanchannel
    @maansanchannel 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa runtaa..ninka marku kaa bad badiyo oo uu buur isa saaro..gabadha haduusan furiin u sahlaneyn sidaas wey naqane..lkn gabadha maxa la gudboon hadii aay intaas daremeyso nin kina uusan is badaleynin

    • @munaabdi1192
      @munaabdi1192 4 ปีที่แล้ว

      Ka tasho sis

    • @sacdiyomoqtar8869
      @sacdiyomoqtar8869 4 ปีที่แล้ว +2

      @@munaabdi1192 wey dhib badantahay ciyaal badan hadaa uheso asna rabin inuu kufasaxo talaa kugu cadaaneyso qalbi jabay sidii loo kabana waa dhib

  • @sucdimohamed5060
    @sucdimohamed5060 4 ปีที่แล้ว

    War Nala dhaaf laba xaasleene daaca qurunka

  • @tureejcadde6686
    @tureejcadde6686 4 ปีที่แล้ว

    Waa arin sax ah

  • @nuurulimanchannel
    @nuurulimanchannel 4 ปีที่แล้ว

    Waa runta wllh

  • @cadar1499
    @cadar1499 4 ปีที่แล้ว +5

    Hadey dumarku saas noqdaan waxbeey tabayaan muhiimad in uu ninkeeda siiyo beey rabaan shiiq maha neceb waa shoobaro

  • @xafsomaxamud1681
    @xafsomaxamud1681 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh intee kalasooxiriira sual aan watee wanna maht santahay

  • @ubaxbeautyandcooking4960
    @ubaxbeautyandcooking4960 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhh ha ogaadeen nimankii lahaa naagtiisaa naag uguurisy waa raaliyo been alow yakakexeeyey leedahy laakiin ciyaalka inlagu caro babao waa danbi ito gafwyn ilmaha gabdhow inaga kudhibtony bls subscrbe isaara channelka walalahy

  • @fatumakhader1719
    @fatumakhader1719 4 ปีที่แล้ว

    Lale hakuxafido wll

  • @haboonomar5160
    @haboonomar5160 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh waa runtada hdlkada

  • @hamseismaaciil2941
    @hamseismaaciil2941 4 ปีที่แล้ว +1

    Lakiin shikh ku xejin dhinaca wanagne halkaase ka ficano ka ajar badane oo adna khayr kugu jiraye

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 3 หลายเดือนก่อน

    2024

  • @sadiomohamad941
    @sadiomohamad941 4 ปีที่แล้ว

    Asc walalaha ku xiran badbaado channel ii soo duceeya xaladas shiikhu ka hadlayo ayaa i haysato xaajiga i qaba waa nin leh balwad qaadka ayow cunaa anina aad baan u necbahay qaadka io qofka cuna weli waxaa ii dheerad in mudo 14 sano ah ow naga maqnaa balwad darted waxan u hayey 5 caruura markow naga tegayeye kan u yar 3 bil ayow dhlanay kan u weyna shan sano ayow jiray hadana waa labatan jir ninka weyn kii u yarayna waa 15 yrs waxan kulanay mudo lix bil laga jogo welina waa wax is bedela maleh subxaanallah allaha soo hadeeyo

    • @sadiomohamad941
      @sadiomohamad941 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi sida midabkeygu isu bedelay markan arko Aad baan u murgaa xatee indhaheyga waa diciifen feker dartiisa iyo oohin ha ahatee mahayn nin aan iska guurdaday ee waxaa i siiyey Aabe hey

    • @abshiro8188
      @abshiro8188 ปีที่แล้ว

      Ilaahey u bari inuu ka madoobeyo balwad

  • @fatumamohamed7894
    @fatumamohamed7894 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc shekh arinta adkahadashey wasax adigo rali ah Mel an public ahen ankala hadlo ma ishegikarta waxan raba Arin inan kalahadlo adigo rali ah Asc

    • @ibrahimcaddow4451
      @ibrahimcaddow4451 4 ปีที่แล้ว

      Sheekha reeraha wuu fiicanyahay latashta,

  • @asmaacadeey378
    @asmaacadeey378 4 ปีที่แล้ว

    M.a 😍😘😘

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 4 ปีที่แล้ว +9

    Somali ween subscribe noo saara allaha qeer idinsiiyo 💙

  • @nimcoahmed641
    @nimcoahmed641 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheeelh wxn ka codsanyaa inad noso galiso riyooninka

    • @hanniadam2547
      @hanniadam2547 4 ปีที่แล้ว

      Mansha alaah sheekh runbaadka hadashay xaqiiq

  • @surajmoha184
    @surajmoha184 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my Allah bless you

  • @queenhonest6978
    @queenhonest6978 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh faaruuqow waxa rabaa inaa fasiraad riyo ku weydiiyo. ee intee kugu soo diraa

  • @mumtaazkune3318
    @mumtaazkune3318 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @axmedmaxamed6363
    @axmedmaxamed6363 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 4 ปีที่แล้ว +1

    Dee ninmankana noogasoo sheeke sheikh

  • @deeqocumarmahamud3020
    @deeqocumarmahamud3020 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimankane se lagu fahma ineya Ku been shiqoq

  • @riyanelmi1864
    @riyanelmi1864 4 ปีที่แล้ว

    Run badana

  • @axlamsharaf3421
    @axlamsharaf3421 4 ปีที่แล้ว +1

    Shekh plz halke kala so xidhidha waxan raba inad arin no bayamisid jasaka alaah

  • @farxadafamilka1941
    @farxadafamilka1941 4 ปีที่แล้ว +2

    asc asxbt badbaado wa idin salaamay fadlan subscribe iisaara mahadsanidiin

  • @abdihalimabuukar8585
    @abdihalimabuukar8585 4 ปีที่แล้ว

    Nin yahow maxaa isku dirtay cid isku faraxsan

  • @zuhuuraxmed7269
    @zuhuuraxmed7269 4 ปีที่แล้ว +1

    Wasax mida ninka utilmameyso nagkale ninka hadii ad jeceshahay naak kale umatilmameysid

  • @fahmoraago9510
    @fahmoraago9510 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk👍👍👍👍

  • @sadiomohamad941
    @sadiomohamad941 4 ปีที่แล้ว

    Sheekadan ani ayey i quseysaa cajiib

  • @xamdanuura6393
    @xamdanuura6393 4 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wb sheeqena

  • @hamseismaaciil2941
    @hamseismaaciil2941 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh sidani sshiikh waa kal kaxayne eee talo màheee

  • @إستاهلعبد
    @إستاهلعبد 4 ปีที่แล้ว

    Wcs wllo

  • @naimabelel1695
    @naimabelel1695 4 ปีที่แล้ว

    Sad 😭

  • @amiinamohamed3582
    @amiinamohamed3582 4 ปีที่แล้ว

    Shiiq barakalah fiik nambarkaga rabaa Sideen kuhelikaraa

  • @sucdish3972
    @sucdish3972 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk qof maalma qubeysan sow noolyahay

  • @wardiali1389
    @wardiali1389 4 ปีที่แล้ว

    Siikhu arnkan wuu ku deg degay

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 4 ปีที่แล้ว

    😍😍

  • @munaabdi9351
    @munaabdi9351 4 ปีที่แล้ว +2

    Waryaa alle yaqaan warmaad ilaahayka baqdid qoysaska Somaaliyeed boqolkiiba waa sagaashan saane
    maxaa iskugudiree oo qoysaska dab ugu dhextuuree war adeeroow pls naga daa waxaa dumarka soomaaliyeed ciil waywada qabaane lkn kadaa obligation ka war adeeroow kali farkagelinta jooji dee ragee horay u wareersanaa toori hanoogu dhiibin ragaa saaslee lugula noolyahay inaalilaahi waa inaa ilayhi raajacuun

    • @munaabdi1192
      @munaabdi1192 4 ปีที่แล้ว +1

      Sheikhu runbu sheege maxa khaldan

    • @rahmaaalisalad594
      @rahmaaalisalad594 4 ปีที่แล้ว

      Ma adiga kunool sidaas waadiga sheekhii kadul dhacayee teeda kale sheekhu run buushegay ama taladiisa raac ama iska dhaaf nooooh

  • @maryanxarago1115
    @maryanxarago1115 4 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq hadii ninkeeyga wax kale iga halen lkn adhacay furiin maka dalban karaa dhaclad baa kugu dhacee saa ayaa ladha haa

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 4 ปีที่แล้ว +1

      Adinkoo dhibaato idinka dhaxeen ama mushkilad lagu kala tago ay san jirin hadii aaad furiin ka dalbato ma fcno bal naarta ayaa lagu galaa abyo.

    • @aishaabdiadan6962
      @aishaabdiadan6962 4 ปีที่แล้ว +2

      Maxaa naclad keenay qofka bani,aadamka waxna wuu nici karaa wuuna jeclaan karaa marka waa laga fiican yahay qof aad rabin in aad la sii joogto waayo waa khayaano naftaada iyo tiisaba aad khayaaneyso waa in Runta la isku sheegaa hadadan qofka xiisa uheyn runta ku dil oo beenta haku farxad gelin

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt ปีที่แล้ว

    Ck

  • @zmzgn9504
    @zmzgn9504 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @fardowsamohamed6151
    @fardowsamohamed6151 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh maxa no fashishay hhhh

  • @safaabuubakar9325
    @safaabuubakar9325 4 ปีที่แล้ว

    🙏🤣🤣🤣🤣🤣🤦🙆

  • @hamseismaaciil2941
    @hamseismaaciil2941 4 ปีที่แล้ว +1

    Bal durma eeg dadka waxy fiirinyaya n ma leedahay haduu ku arkan waa uu shakinayaa wax uu odhanyaa wllhay waxbaa ka jiraa halkaa dhibta ka dhacda shiikh yaa qaba waa suaale m?????
    Teeda kle miyaad Daniku yeelanay waayo waxbaad soo sheegtay tidhi eeg calmadaaaah waan ku arkayba shaydanba ituse ye walahay waaa yaab

    • @dhambaalinternet9907
      @dhambaalinternet9907 4 ปีที่แล้ว

      Sheekh suaalbaan rabaa inaan kuwaydiiyo allah ayaan kugu dhaarshe isojawaab suaal ayaan kuwaydiin fariintadan waa kugu amaano wll

    • @bisharaaliahmed5701
      @bisharaaliahmed5701 4 ปีที่แล้ว

      Hamse shiiqu calaamadu unbuu kuu sheegay hadii aad xaaskaaga ku aragto aad ogaanayso inaad qalbigeeda kasoo dhamaatay ee hadii aad xaaskaaga mustaqbal kasii leedahay daweyso hadii kalane inuu qoysku bur bur ku dhawyahay garowso marka waaba kuu faideeyay shuuqu ee thnks dheh