Waare "Goobaha Al-shabaab laga saaray waa in ay dadka deegaanku la wareegaan"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Waare "Goobaha Al-shabaab laga saaray muhim maaha in ay ciidamadu iska joogaan waa in ay dadka deegaanku la wareegaan"

ความคิดเห็น • 82

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah mudane waayo arag ah oo wax badan og waaye ninkan Allaha xafido, mida kale walalayal dhiimiiratada dalqalatada manaxayasha magaca ah Alshabab xataa umadeena waa lagu sixrey ogaada ha ugu yeerina mardanbe xarakada iyo dagalyahanada waxasoo dhan iyaga buun buunis ayey u tahey. Hada kadib idaacadaha iyo madaxda iyo shacabkuba ha ugu yeeran “QAWAARIJIYIIN “ qawarijiyuuntuna waad lasocotaan Rasuulka habaarey S.C.W

  • @Uqaado
    @Uqaado ปีที่แล้ว +6

    Waa sax sax waa in ciidanka iyo dadka deekankaba la warwwgaan dagaana gaarna ka hayaan dhul banaan balaayo kale oo isqarineysa baa usoo xaluulata. Madaxweyne Waare warkiisu waa sax

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 ปีที่แล้ว +6

    Xurmadle Xasan Sheikh Xafidalaah

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 ปีที่แล้ว +7

    Anigaa uhoreya waan iri dagalka al shabaab lugula jiro waa xaq waa xaq la jawaasir waa masiibo nalaku sooxawilay

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว

      Allaha naga qabto ILAHOOW baabii dhamaan tood insha Allah qeyr guul Somalia

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha muslimka ah xitaa aabaheed iyo hooyadeed xaq uma laha iney guur ku qasbaan, waana sharci islaam.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 ปีที่แล้ว +7

    QAWARIJTA WECELADA SHABAB WALAHI SAGARO OO KALE AYAA LOO DILAYAA WAX WEYN AYAA U MALENEYNAY MANTA NIJASINTA AMIIRADODA GODADKA DOONFARTA AYAA NAF KU RADIYEEN OO AY SEEXDAN

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว +1

    Dr Waare horaya uu soco

  • @sharmarkejamal2829
    @sharmarkejamal2829 ปีที่แล้ว +1

    Xawaadle iidaa. Real men

  • @sharmakeali1132
    @sharmakeali1132 ปีที่แล้ว +1

    Hirshabeele waa kan madaxweynihii ku haboonaa runtii waa kan afmiishaar aqoon yahan wax Garad akhlaaq diineed iyo mid maadiba leh Bosaso ayaan kaa taageeraa adeer waxaan se ka jeclaan lahaa in madaxweyne Somalia Aad noo noqoto alle ha ku daayo

  • @laylajuir2420
    @laylajuir2420 ปีที่แล้ว +7

    Qumeyoyinka qawariijta Diin ma haystaan ee haka yeelina lacag dhulkiina ayaa ka Fiican. Qool malahan wa dad aan iimaan lahayn. Dadka Somaliyeed iyo Reer Hiiraan Cadawgiinna iska celiya. Allaha naga babeiyo qawariijta meesheey jogaan Allaha ku kugubo .seeyo dadka Somaliyeed u gobeen Allahuma Amiin Wbt

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว

      Amin yarabi

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +8

    Waare Nin qaali ah alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo mujahid

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 ปีที่แล้ว

    M.a guleyso run ayad shegtay

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah waxaasaa siyaasi ah
    Waa sax jaabtiisoo dhan

  • @keyses9681
    @keyses9681 ปีที่แล้ว +5

    Waaro cimrigaada allaha waariyo insha allah

  • @mohamedkahrabaofficial
    @mohamedkahrabaofficial ปีที่แล้ว +3

    Ok.
    Good Decision

  • @ayaanibrahim8787
    @ayaanibrahim8787 ปีที่แล้ว +3

    jijele wlee gesi inu yhy 🥰🥰

  • @sahramohamoud4925
    @sahramohamoud4925 ปีที่แล้ว +1

    2008 meeshii lagu jabiyey waxey aheyd guriceel adeer xaqiraada jooji

  • @soomalihishiisah9668
    @soomalihishiisah9668 ปีที่แล้ว

    Shbb canshuur kama qaadi jirin dakada muqdisho kahor 2017
    Dhibka ugu weyn Soomaliya wuxu ku dhcy shantii sano laso dhaafay
    Hada ayaan helnay dowlad dadkeega hiryada ka dulqaadeeyso

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 ปีที่แล้ว +4

    masha allah madaxaweyne ware ilahey haku dhowro cafimad haku siyo amiiin ❤❤❤❤

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 ปีที่แล้ว

    Hadal looma baahneee Nin wax bartey waaye waare hiiraan wax ha u qabto waa gobalka kaliyah aan laamiyadeeeda iyo Airport hospitaal ka loo dhiso🇸🇴😢

  • @MohamedAli-jb2wo
    @MohamedAli-jb2wo ปีที่แล้ว +2

    Maantey Maan tahay hala Cuno Maafiyada(Alshabaab baqtida)

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 ปีที่แล้ว +2

    Argigixisada waa gaangirtaro is aruursatay,,

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 ปีที่แล้ว +3

    Cidii lacagsisaa cudurdaar mahelayo aqiro iyo aduun

  • @caddemuhyadin7165
    @caddemuhyadin7165 ปีที่แล้ว +2

    Oday wax badan og

  • @aronekolmia4260
    @aronekolmia4260 ปีที่แล้ว +1

    Waare waa halyeey qaran

  • @abdulkadirwarsame3860
    @abdulkadirwarsame3860 ปีที่แล้ว

    Very knowledgeable man.

  • @SofiaHanson
    @SofiaHanson ปีที่แล้ว +1

    Hunguri (dhuun) waxka weyn hàdii laa geliyo waa ďilaaaçaaa,

  • @Cabdalla30
    @Cabdalla30 ปีที่แล้ว +1

    Hirshabeele ninkaan halagu celiyo!

  • @bossman1024
    @bossman1024 ปีที่แล้ว +1

    Hiiraan waxa ka horeyay daganka somalida markay jabiyen ayay hiiraan iyo konfur galbed lashiren in lala diriro

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 ปีที่แล้ว

    Magaca kabadala marka hore( protection racket) waxaa qaata Mafia. Kawaran jabhad Catholic ah oo talyaaniga dadka baad kaqaadaaya oo leh maihidiin Christian. Waa argagax waxaa suulin kara anfariir ayaga laguqaado

  • @raily6824
    @raily6824 ปีที่แล้ว

    Somaliya waxay ku bad baadaysaa dowlad aan wax saxiixeyn oo Laga curyaamiyo xagaas labo ninkasta qabiilkiisa dhulkiina ha joogo ha difaacdo

  • @maryanmuhudin7774
    @maryanmuhudin7774 ปีที่แล้ว +1

    Waa saxa warkas ware

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 ปีที่แล้ว +1

    culumada ayagaba nagu garsiyey intaan ayagaba ka baqayaa alshabaab walaga layahay in ay shacabka ku dhahan dadkan waa qawarij dina shaqo kuma lahan ee hala iska dhiciyo hadey dhihi lahayen mar hore ayaa lagu kala bixii lahayen

  • @raily6824
    @raily6824 ปีที่แล้ว

    Dadka goboladooda nabadayatay haloo celiyo dhulkooda anaga reer puntland hadaan nahay dhulkeena aynu dib UGA celino reer koonfured puntland waxay ku bad baaday waa dad walaalaa oo isku dhiiga hadaad kusii daysaan reer koonfured puntland khadka ka baxaynaa dadka dhulkoodi Soo baabashay aynu celino kuligood

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 ปีที่แล้ว +2

    Waare abgaal maxaad leedahay booto iyo hotelada Muqdisho hadal been ah ayuu abgaal hayaa

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 ปีที่แล้ว

    viva waare alle haku dhowro insha allaah

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 ปีที่แล้ว

    Maasha alah m ware alaha kudhowro runta maraban ganastade aya hoosta kawata oona kaxun Calooshis ushaqayste maraan nabad guul insha

  • @khiderijaam1310
    @khiderijaam1310 ปีที่แล้ว

    Ha lagu daroo bal dadka soomaali hor taagan eeg

  • @maxamedibrahim6525
    @maxamedibrahim6525 ปีที่แล้ว

    Vivaa xawadke xawadle waa dirbi hawiye wayo waa sida leylakase sow yhy dirbi darood

    • @axmed9577
      @axmed9577 ปีที่แล้ว

      Bro 2 daas qabiil ha simin
      Xawaadle waa laandhere
      Leelkasena waa laangaab
      Xawadle hawiye waxa uu ku jiraa booska 3aad
      Halka leelkase uu daaros kaga jiro booska 7aad

    • @kawsariinalovely6546
      @kawsariinalovely6546 ปีที่แล้ว

      @@axmed9577 hhhh soo ma xaartid ama landhera ahow ama langab😂

    • @abdiwalimohamud1270
      @abdiwalimohamud1270 ปีที่แล้ว

      @@axmed9577 waa 2 qabiil oo walaalo ah Daarood iyo Hawiye waxaa doonto dheh anaga iyo Leelkase kalama harno.

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh ninkani wuu iga qosliyaa

  • @qoraneofficial3613
    @qoraneofficial3613 ปีที่แล้ว

    siyaad bare markii la riday sida hada loga doodaa macaawisley logama doodin hadii loga doodi lahaa sidaan somalia ma ahan laheyn xaqiiq

  • @nurmohamed8427
    @nurmohamed8427 ปีที่แล้ว

    Weriyaasha wax badan Aa ka qaldan. Waayo ma ka saayaan wax la yiraahdo . Ex Madaxweyne, Ex Wasiir , Ex jenerale, Ex Xildhibaan.

  • @xisaabxer2731
    @xisaabxer2731 ปีที่แล้ว

    Wan kugu raacsanahay warkaasi mar kastaba xurnimo kunoolaada

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 ปีที่แล้ว

    odasha ay lasoo hadlayaan xataa hala layo

  • @omarguled7170
    @omarguled7170 ปีที่แล้ว

    HADA KAHOR ODAYAAL AYAA XABASHI CARATUUR U NOQDAY?
    "MAXAMED CUMAR
    XAASHI?
    "LAQANYO?
    "DAGA BADAN?
    IYO KUWAKALE
    XAGEEBEEY KUDANBEEYEEN?

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox ปีที่แล้ว

    Waaroow maya waa in dowladu lawareegtaa oo ay isbitaa iyo iilkuul isteeshi usamaysaa ilmihii udhashay oo taqaatiir ah macalimiin ah booliis ah ayaa buuxa halashaqaalaysiiyo ninwabaoo mihnadaha loo baahanyahay leh oo gubolkaas udhashay

  • @yasinahmed8542
    @yasinahmed8542 ปีที่แล้ว +1

    Waare nin hadal kar ah

  • @dhagacadeaxmed7656
    @dhagacadeaxmed7656 ปีที่แล้ว

    Soomaliya guda iyo dibadba cadawaa lugaha heysto

  • @farahsalad2008
    @farahsalad2008 ปีที่แล้ว

    Wiilka xawaadle intuusan dhalan ayaa loo diyariyaa qoriga

    • @laylajuir2420
      @laylajuir2420 ปีที่แล้ว

      Ciil ma kakeenay marka aad dhahaysid intuu san dhalan wiil kooda ayaa loo diyariyay. Alxamdulilaah Xawaadle wa Samatalis wax badan ayaa Xasuuqdeen. Wiilashii soobe uga dhintay Xawaadlaa u badnaa. Kontaroolka Afgooye Wiilashii Xawaadle oo jamacad soo dhameyay ayaa lagu layay Sabraa Sidkiisa helaa. Waxaad ugaataa yeele wa hilmama.la yeele ma hilmaamo .Ilahay ayaa hubka siiyay wiilasha Xawaadle. nuh nuhda iska dhaafee degaankiina aada. Dadka wa idin Fahmeen. Haddii aad masakaxda aad Sixir uga qateen aad ilmahooda Diini been ah u Shegteen.Sixirkii Ilahay ayaa ka furfuray oo garab siiyay Allaha ka qabto qawariiijta iyo Dabadhilifgooda . Mohamed cabdi Ware wa aqoonyahan sare. Dadka reer Hiiraan wa aqoonyahanadii ugu horaysay Dalka Somaliya Cadawgooda Allaha ka qabto Reer Hiiraan .dadka Xawaadle wa cawaale. Allaha noo badbadiyo Dadkeena Xawadle Allahuma Amiin Wbt

    • @qoraneofficial3613
      @qoraneofficial3613 ปีที่แล้ว +1

      ani wax ii diyari malahn waligeyne ma ridin xitaaa 😇

    • @laylajuir2420
      @laylajuir2420 ปีที่แล้ว

      @@qoraneofficial3613 walaal nin la arko tiisa sugayso Xisabtan ayaa taalo Akhiro Aduunyo waxay tahay ma leh in xaqa laga halo ayaa wanagsan.Marka Allaha nawada Cafiyo Aduun iyo Akhiro Allahuma Amiin Wbt

    • @qoraneofficial3613
      @qoraneofficial3613 ปีที่แล้ว

      @@laylajuir2420 saxiix waaa rabi hano fududeyo xisabta maalinta qiyaamo alahuma aamin aamin 🤲

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 ปีที่แล้ว

    Waxa marka qiil loradinaayo wa iney ahadan wax macquula cidii qiil uraadisa waa ayaga ama siyasi ahado ama cidkale

  • @abdimreali1625
    @abdimreali1625 ปีที่แล้ว

    Soomaalida sda Somalilan butlaan N F D soomaali galbeed iyo jabuuti ka reeb iyagu xabsi kuma jiraan waa somaali xor ah shabaab uma ogola dhul kooda

    • @abobasement346
      @abobasement346 ปีที่แล้ว

      waxan waxaa kenay waa hawiyeh runtah kah hadlah

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD ปีที่แล้ว

    Madaxweyne kulahaaa 🤣🤣🤣 ninkaan madaxweyne maaha ... xasan sheikh ayaa madaxweyne ah

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy ปีที่แล้ว

    WAARE MA YAQAANO SIYAASAD

  • @abdisalanismailabdilahi6375
    @abdisalanismailabdilahi6375 ปีที่แล้ว

    Madaxwayne ha odhan
    Journalism aan anshaxa iyo saxafada aqoon ayaad tahay.
    Dhamaan shanta maamul goboleed.
    Hogaamiyashodu waa mayar.
    No madaxwayne.

  • @fankaiyosuugaanta5548
    @fankaiyosuugaanta5548 ปีที่แล้ว

    WAR ILAYN AF QOYAN HADAL MADAAYO.
    WAAR0OOW TALO WAXAY KUU EKEED INTII AAD XAFIISKA FADHIDAY MAANTA IN LAGU DHAGEYSTOA MA ISTAAHISHO

  • @maxamedibrahim6525
    @maxamedibrahim6525 ปีที่แล้ว

    Xarmjo asaa shabab eh gaalka xun

  • @muqtarbarremahamed8641
    @muqtarbarremahamed8641 ปีที่แล้ว

    adeer abdi ware benta daa xawadle dhulka uu dagan yahay arsenal istarajii uma aha Dane kuma heystan arsenal

  • @abdullahiaden8794
    @abdullahiaden8794 ปีที่แล้ว

    Habartaa was lugta gareen

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy ปีที่แล้ว +1

    Guusha 4 Samatalis uu xasan dhiiqo siinaa si uu jago uga helo..yaab badanaa

  • @omarguled7170
    @omarguled7170 ปีที่แล้ว

    BARJIGA LAGA BAQAAYAA WAA
    "XAQA IYO CADAALADA, WAANA JOOGAAYAA?
    "1 WIIL OOMAN OO CAATO AH AYAAD KAHADASHAY?
    WAA CALAAMADA QOF HALGAMAAYA?
    "LAAKIINSE FEERO WAAWEYN IYO CALOOLO WAAWEYN,
    ADIGA WAARE AH,
    CALI JEEYTE IYO
    YUUSUF DABAGEED, AYAA WAXKUTARI LAHAA?

    • @abdiwalimohamud1270
      @abdiwalimohamud1270 ปีที่แล้ว

      argagixiso ayaa tahay youtube ka waa laga report gareena anigaana bilaabay

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 ปีที่แล้ว

    Hubka inaad umada ku weerartaan ayaad rabtaa😊😊

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 ปีที่แล้ว +2

      Hub la aan maa jirto

    • @fnw8688
      @fnw8688 ปีที่แล้ว +1

      Yaway umada lagu weerar? Mida kale Huuba horaya aya loo heestaya

    • @laylajuir2420
      @laylajuir2420 ปีที่แล้ว +2

      Waxaa difaceey qwarijta. Hubka intay ka keeneen qawarijta. Hubka Waxaa laga furtay qawarijta .waxaana lagu gumadaa qawarijta iyo dabadhilifkood Inshallah Wbt