Xeer ilaaliye Crypto Currency Si Cajiib ah u sharaxey.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.co...
    👉 Join Our Newsletter - mailchi.mp/e2d...
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    👉 Register Skillshare - skillshare.eqc...
    👉 Buy Domain - namecheap.pxf....
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...

ความคิดเห็น • 238

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  8 หลายเดือนก่อน +31

    🔥 Ogaysiis, Ogaysiis, Ogaysiis🔥
    Koorsadeenii ku magacawneed "Crypto Bilaw Ilaa Dhamaad, Af:Somali", way soo idlaatay duubisteedii, waxaana shaacin doonaa -eebe idamkii- 1 bisha juun, hasa yeeshee 100-ka qof ee u horreeya ee sii iibsada koorsada inta aan la gaarin 1 bisha juun, waxay helayaan qiimo dhimis dhan 10%. Ka faa'idaysi wacan.
    Booqo website-keena ah "gellebashir.com", oo halkaa ka soo dalbo koorsada, ama ka soo dalbo WhatsApp number-kan: +252-90-5582875. Amaba guji badhanadan kuu muuqda.

    • @momomomo2693
      @momomomo2693 2 หลายเดือนก่อน +3

      Gele askarigan sidu sharaxey adiga uma shegtid sida u kala dhigey askarigan adigana long way ad u shegey ader si dacad umada wax uga sheeg

  • @SAMAALE0
    @SAMAALE0 10 หลายเดือนก่อน +152

    Wa sida loo bahan yahay in ay askarteena aqoon u lahadan. Masha Allah 1) wa askari Jir ahaan dhisan 2) Dhar qurux badan wato 3) aqoon yahan ah

    • @LaylaHilowle-j1u
      @LaylaHilowle-j1u 10 หลายเดือนก่อน +4

      Msha allaah waa aqoon yahan

    • @shaxshaxlowgaxafada
      @shaxshaxlowgaxafada 9 หลายเดือนก่อน +1

      Allha inoo daayo Allha Hadiyeeyo walalkeena isaga oo klana Allha inagu soo Boodiyo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 9 หลายเดือนก่อน +1

      Akhyaarey lacagtaas ma'ahan Xalaal. Weydiiya Culumadda waa danteena.

    • @aymanabdullahi8009
      @aymanabdullahi8009 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@hafsaali4297 Lacagta kuwa xalal ah Iyo kuwa xarana jira wada ay Ku xirantahay lacagta waxa Lagu malgalinayo ama project dadka Cyrto iska ay uu samiyeen, marka waxa radiya Cryptocurrency Coins sida ay xalal Iyo xaran uu Kala yihin..

    • @SAMIIR10921
      @SAMIIR10921 9 หลายเดือนก่อน

      Suu usharaxay fiicana

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  10 หลายเดือนก่อน +175

    Mudo 4 sano ah ban ku dhex jirey suuqan Cryptocurrency, xeer ilaaliyahan qaabku sharaxey baa aad isoo jiitey.

    • @cabdimalikcisman4120
      @cabdimalikcisman4120 10 หลายเดือนก่อน +3

      Kenya jooga marka lacagta Mpesa shilin sidee loogu badalaa USDT

    • @Kobciyeservices1
      @Kobciyeservices1 10 หลายเดือนก่อน +6

      Ustaadi xeer ilaaliyaha waa ku jiraa hadiiba lagu taajiraayo hala yaabin soomaali meel lacag looga sheego lagama waayo

    • @Ayuushali-p9c
      @Ayuushali-p9c 10 หลายเดือนก่อน +1

      Walalo dadka ma bartaa

    • @craxmanttraadan1187
      @craxmanttraadan1187 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@Kobciyeservices1jhjkjkjkjjk .

    • @Victory20246
      @Victory20246 10 หลายเดือนก่อน +2

      Haa wali intaan is dayey waaridkey inaa u sharxo aa la ifahmi waayey , qamaarka hanoola imaan aa laygu dhahay

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 10 หลายเดือนก่อน +41

    MaSha'Allaah aad baan uga helay sida uuu u sharxay Sarkaalkan Poliska Somaliyed.

  • @Naamir03
    @Naamir03 10 หลายเดือนก่อน +76

    Marka Shaqada Dadka u qalma loo dhiibo, Bal kawaran hadii qabiilka iyo qabyaaladu ay meesha ka bixi lahayd, Oo Dhalinyarta Aqoonta leh Wadanka loo dhiibi lahaa,❤

    • @abdifitahcabdullhisagal7495
      @abdifitahcabdullhisagal7495 10 หลายเดือนก่อน +4

      Wlhi sxp wadankaan wa hagagi lahaaaaa

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 10 หลายเดือนก่อน +3

      Sax sax hadal wcn ❤

    • @Noah_ali0
      @Noah_ali0 9 หลายเดือนก่อน

      Sax 🇸🇴💔

    • @Gmaaad
      @Gmaaad 8 หลายเดือนก่อน

      Somaliya wadamada ceyrta bixiyee ahaan leheed hadii qofwalba aqoontisa lagu shaqaaleysiyo

  • @Mskydwrn
    @Mskydwrn 9 หลายเดือนก่อน +16

    Maansha Allah Wallhi Waa Wiil Da'yar Oo Wax Bartay Ilaahay Cimri dheer Haaiiyo Soomaalida Dadka Wax Barta Ama Meel Gaadha Ma Jecla Mana Dhiiri Galiyaan❤

  • @abdullahicalanside7130
    @abdullahicalanside7130 9 หลายเดือนก่อน +8

    Wallahi daqiiqadaha yar ee uu sharaxay wuxuu wax ku fahansiiyay kumanaan dad ah mansha Allah

    • @mahmett9373
      @mahmett9373 4 หลายเดือนก่อน

      Wlh sidaan ufahmay inta inta barnamijkan lacagaha ku djaxjiray waligey wax uma fahmin mnsha Allah

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 10 หลายเดือนก่อน +16

    Walahay xeer ilaaliyahan caadi maaha wuu la socdaa aduunka cisub sxb noolow from Somaliland

  • @Black-Stone01
    @Black-Stone01 10 หลายเดือนก่อน +8

    Waw! Brilliant Deputy Chief. Masha Allah. Short and precise. Uu Fahmey suuqa.🎉🎉🎉 👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 9 หลายเดือนก่อน +7

    Mansha allaah Askari Aqoon,Akhlaaq iyo Balaaqo ilaahay siiyey. Well done ❤

  • @atika5785
    @atika5785 9 หลายเดือนก่อน +12

    Askarigan aqoontiisa la dhacay masha Allah barkow generaal, ilaahay xikmadiisa ciduu doonuu siiyaa

    • @AshwarProTeach
      @AshwarProTeach 6 หลายเดือนก่อน

      Xeer ilaaliye weeye

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 10 หลายเดือนก่อน +61

    Kan askari maaha ee waa mutacalim ❤

    • @amiirnuur4430
      @amiirnuur4430 8 หลายเดือนก่อน

      Askariga in uu wax bartay maxaa u diiday...askar cilmi leh way jiraan...taana ogoow.

    • @dhiidhiiqulaaso
      @dhiidhiiqulaaso 7 หลายเดือนก่อน

      Askari ma ahn ee waa sargaal

    • @abdulfatahmohamoud1146
      @abdulfatahmohamoud1146 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@amiirnuur4430Ninka maqaldano ee askarta dhinaca ee u badanyahiin weena wada ognahay.

    • @AshwarProTeach
      @AshwarProTeach 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@dhiidhiiqulaasocool

  • @habibkennedy6374
    @habibkennedy6374 9 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah good job labo xidiigleh Muxyadin Maxamed Huffane

  • @Adkavic
    @Adkavic 10 หลายเดือนก่อน +29

    Ustaad gelle odayga si fiican ayu u kala dhig dhigay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  10 หลายเดือนก่อน +6

      aqoonyahan weeye taliyaha

    • @wakeupreality145
      @wakeupreality145 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@GelleBashirMa xalaal baa in laga ganacsado

  • @lifewithKassim
    @lifewithKassim 8 หลายเดือนก่อน +3

    Legend waye walahi sifican Ayuu oo sharaxay xeeer ilaaliye

  • @abdirizakabdulkadirabdulla3906
    @abdirizakabdulkadirabdulla3906 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ma sha allh wa aqoon yahay koley hadan askarigaas la kaftamo cryp mar hore ayuu maal gashadey aan filaa wayo fcn ayuu u yaqaana good job taliye

  • @alifarey862
    @alifarey862 10 หลายเดือนก่อน +32

    Walahi askari gaan xarif wen masha Allah

  • @khadarali2601
    @khadarali2601 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah wiil aqoonyahan ah oo dad badan wax fahansiiyay isagoo waajibaadkiisa gudanaya

  • @FarduusMaxamuud-n6n
    @FarduusMaxamuud-n6n 10 หลายเดือนก่อน +1

    M.a %1 somalidena ku jira ayu kmid yahy wana nin waxbartay caalamkana la socda , wxaynan ubaahanahy askar noocan oo kle ah , guuleyso adna taliye ✊️

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 10 หลายเดือนก่อน +6

    Alla muxuu wax bartay balo ku cayaadhay.

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 10 หลายเดือนก่อน +10

    Mashaa Allah excellent information he is professional. 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @yaasiinmohamed8053
    @yaasiinmohamed8053 9 หลายเดือนก่อน +4

    Askari gii ugu horeeyay ee aqoon leh ee aan arko the legemd

  • @AbdirizackAmin-i1z
    @AbdirizackAmin-i1z 9 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkaan suu u sharaxay idinkoow sanad badan ka hadlayey uma sharaxi kartaan caajib

  • @sahramohamed9264
    @sahramohamed9264 10 หลายเดือนก่อน +9

    Xeer ilaalintu Malaha iyaddaa ku jirta business kan sida ay u fahansan tahay tan kale wuxuu u hadley qaabdhiiragalin ah lkn waxaan qirayaa in uu yahay nin u qalma shaqadiisa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  10 หลายเดือนก่อน +1

      Haa forex trader weye ninkan sida la ii sheegay

    • @ugaaskacidda499
      @ugaaskacidda499 10 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@GelleBashir ustaad waa laga dareemayaa qof wax loosoo sharaxay inuusan aheyn oo aqoon fog u leeyahay suuqyada online ka

  • @diriyedakane3775
    @diriyedakane3775 5 หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله تبارك الله
    Wiilkaan soomaaliyeed ee sarkaalka ah aad iyo aad ayuu u aqoon iyo fahan fiicanahay allaha u siyaadiya fahanka hanuun dheeraad ahna allaha ugu deeqa noociisa camalna Soomaaliya dhexdeeda allaha ku badiya
    Walle aad baan ugu farxay waana wax lagu faana

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 9 หลายเดือนก่อน +1

    inaad qofka wax uusan ogayn aad si fudud ugu sharxi karto waa hibo masha allah si fudud ayuuba ii fahansiiyay ninkan wax walba

  • @khadrayusufgelle2615
    @khadrayusufgelle2615 10 หลายเดือนก่อน +6

    dalku wa hagaagi lahaa hadii dadka wax garanaya loodhibilahaa masha Allah Allow somalia ugargar

  • @garaadgaataa1998
    @garaadgaataa1998 3 หลายเดือนก่อน

    Si fiican buu u sharaxay wuu yaqaan wuxuu ka sheekeenayo wuuna gudbin marayaa ❤

  • @Mohamedphilisopher
    @Mohamedphilisopher 10 หลายเดือนก่อน +7

    All ready wached

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 10 หลายเดือนก่อน +6

    Nin wax bartey m.a

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allah akbar Allah akbar Allah akbar ilahaye haakuxfiido wllk ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Prof_Axmed_Taani
    @Prof_Axmed_Taani 4 หลายเดือนก่อน +1

    Askari gu siduu u sharaxay waxa youtube somali ah we wax inoo soo guddbiyaa haday isu tagaan xitaa sida uma sharaxi karaaan
    Gacanban u taagay 2 xidiglaha ❤

  • @Muzamil9337
    @Muzamil9337 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah wlhi ninkan oo kale wa dhalinyarada wadanka ubaahanyahay

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 6 หลายเดือนก่อน

    Wax kale caadi ma aha mashaa allaah cilmi iyo luqooyin udheer illaa haku xafido

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt 10 หลายเดือนก่อน +16

    Ustad waa capaclasska reer Mogadishu waaye

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  10 หลายเดือนก่อน +7

      Haa Wn wada hadalney taliyaha

    • @UsameIbrahim-vx3nt
      @UsameIbrahim-vx3nt 10 หลายเดือนก่อน +2

      Maxa ustad hadi ladihilay likes aya awal Marin laguheli maanta wee idicilahed ustad 🧠 thanks

  • @shaafinhoyuusuf1644
    @shaafinhoyuusuf1644 6 หลายเดือนก่อน +1

    Incredible explanation!

  • @miharmedia7822
    @miharmedia7822 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah hada sifacan u fahmay

  • @AbdiMurridi
    @AbdiMurridi 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah guulayso geeshkaygow

  • @Osman.Merane.elleyeh
    @Osman.Merane.elleyeh 9 หลายเดือนก่อน +2

    Machallah waa askarii yar aqoona leeh keep going pro❤

  • @HappykidsWithLarry
    @HappykidsWithLarry 7 หลายเดือนก่อน +4

    Hadduu maanta waddankeena hormari lahaa wuxuu noqon lahaa askarigan somaliyed ninka😢😊ugu qanisan dalka somaliya

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 9 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa salaam waar ninkani waa cajiib masha allah wuu fahansanyahay

  • @fuadabdi5629
    @fuadabdi5629 9 หลายเดือนก่อน +2

    @gelle bashiir sida ugu fudud ee aadku baran karto waa sidee

  • @husseinmohediinmohamed547
    @husseinmohediinmohamed547 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sxbkey L/X Mohamed khaliif
    Si cilmiyeysan ayaa u soo jedisay ebow Allah ku dhowro

  • @CunaabiCali
    @CunaabiCali หลายเดือนก่อน

    Maashaaaa Alllh wn ka helay suuu noogu shubay❤

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 6 หลายเดือนก่อน

    Legend kan waa fahansnyy 100% buu usharaxy❤

  • @CabdiNuur-lm4tf
    @CabdiNuur-lm4tf 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhi kuwa dalka haysta saas uma sharxi karaan good job

  • @Iazuz
    @Iazuz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bravo.. Masha'Allah .. I am now curious about this court case what happened?

  • @AbdirisakXasan
    @AbdirisakXasan 8 หลายเดือนก่อน +2

    Best editor

  • @Abdalla3920
    @Abdalla3920 10 หลายเดือนก่อน +3

    Si wacan u fahmay

  • @adanhussein8537
    @adanhussein8537 10 หลายเดือนก่อน +2

    Taliyaha masha Allah aadbu ufahmay. @Bashir Gelle thanks wll updates ayan kahela kusabsan crytocurrency e.g ma ogeyn in dagalki xalay affects kuyeshe bitcoin markan bage kaga arke ban fiiriye zaid hoos ugu dhece. Continue bro 🙏 hormar wacan adne

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  10 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks wll wixi update markasta wan so gudbinaya

  • @ibroosbinibrahim7003
    @ibroosbinibrahim7003 8 หลายเดือนก่อน +4

    Cajiip!!!!

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  8 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely

  • @abukateiskudhuuq7366
    @abukateiskudhuuq7366 10 หลายเดือนก่อน +2

    M. A wa nin wax bartey❤

  • @IfaayeIfaaye
    @IfaayeIfaaye 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mustaqbal ifaaye weye

  • @AxmedXasan-v2c
    @AxmedXasan-v2c 9 หลายเดือนก่อน +1

    mansha alaah waa Askari aqoonle

  • @abdishakourmohamed785
    @abdishakourmohamed785 10 หลายเดือนก่อน +11

    Waa vediogii igu dhiirigaliyey inaan cryptocurrency maal gashado taas oo aan waqti galiyo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  10 หลายเดือนก่อน +2

      Good

    • @Forex-xusen
      @Forex-xusen 10 หลายเดือนก่อน

      Anigaba wallahi

    • @abdishakourmohamed785
      @abdishakourmohamed785 10 หลายเดือนก่อน

      @@Forex-xusen ninkaas maclin buu ku fiicanyahy ninyhow

    • @hafsinaofficial2071
      @hafsinaofficial2071 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdishakourmohamed785waa macalin

  • @moheeamv47
    @moheeamv47 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah❤

  • @andiali2256
    @andiali2256 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wahu yirii millioner ayaa lagunoqda taas aniga kujira maarag

    • @jellebashirmohamed-wc9op
      @jellebashirmohamed-wc9op 10 หลายเดือนก่อน

      Dadka lacagta fiican galiyo aya laga hadlaaya 😂 . $1000-$10000

    • @andiali2256
      @andiali2256 9 หลายเดือนก่อน

      @@jellebashirmohamed-wc9op 😁😁😁

  • @DrfoziyaOzman
    @DrfoziyaOzman 9 หลายเดือนก่อน +1

    Humane waa radii laraby in ay wadanka sidaa ugu shaqeeyaan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 8 หลายเดือนก่อน +1

    War doqontaan iska ilaaliya, lacag aan loodhididin ayey raadinaysaaye.

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waa Nin wax bartay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  9 หลายเดือนก่อน

      Absolutely

  • @abukarhajji
    @abukarhajji 8 หลายเดือนก่อน +2

    Nin waxbartay waaye

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah, aqoon yahan ❤❤❤

  • @mustafemohamoud3392
    @mustafemohamoud3392 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aqoonyahan Allah yaacizik

  • @MaxmdMuxumed
    @MaxmdMuxumed 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa askartada sxb

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j 6 หลายเดือนก่อน

    Si wngsan oo la fahmi karo ayuu noogu shataxay❤

  • @samo____side9401
    @samo____side9401 10 หลายเดือนก่อน +2

    Siduu U sharxay Qof U sharxay waba wayey😅
    Xer ilaaliyaha cilmi badana😅🫡

    • @anas-ismail
      @anas-ismail 10 หลายเดือนก่อน

      Xeer ilaaliyihu quud ama lacag kuma uusan raading inu sharaxo o wu hagar baxay, sidi dadka youtube ka isticmalaa qaarkood maaha o views uun ka raadinaya

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 หลายเดือนก่อน

    Waligey ma arkin askari somali eh oo ka aqoon badan bitcoin sifican aya uaqaana lkn sharaxaadiisa aya wax walba anan lasiisan karin bitcon wax ladhaho kuwa dowlada xil kahaayo ayaba aqoonin aqoonta faiidadas ayey leedahy tnks

  • @mohamedabdullahi5708
    @mohamedabdullahi5708 หลายเดือนก่อน

    Dadka wax soo bartay hadii shaqadooda loo dhiibi lahaa saanoo kalaa meel walba ugu dhisnaan laheen.

  • @caynixasancariif6205
    @caynixasancariif6205 9 หลายเดือนก่อน +3

    nin wax barty maasha allh😊

  • @Engmaxamedcabdiraxmaan1
    @Engmaxamedcabdiraxmaan1 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan waa trader wayn 😄 🤣 😂 😆

  • @MAS_01
    @MAS_01 10 หลายเดือนก่อน +1

    Lug iyo gacan ayaan u taagay prosecutor ka. Fafaahin wacan oo uu fahmi karo qofki aan horay u garanaynin ayuu ka bixiyay.

  • @diinkaab
    @diinkaab 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wax kasta oo laguusoo sheego akhirka qalad baa ka dhex muuqda marka ay qaliyawdo waa la iibiyaa kolkay jabantayna waa la iibsadaa

  • @ibrahimclfataxyuusuf6375
    @ibrahimclfataxyuusuf6375 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkani wa cajiib

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  9 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely

  • @qalbitajir-j3w
    @qalbitajir-j3w 3 หลายเดือนก่อน

    legend 100%

  • @MaxmdMuxumed
    @MaxmdMuxumed 8 หลายเดือนก่อน +1

    God shute ❤

  • @MohamedAhmed-oq5zs
    @MohamedAhmed-oq5zs 8 หลายเดือนก่อน

    War kani Waa ustaad wayan Aftahanimo iyo wuxu isku darsaday Aqoon fadhida iyo Musharaxnimo igu salana ustaadka

  • @XafsoBashirshaafi
    @XafsoBashirshaafi 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaadii xageen kalasoxiriiraa wax inaad iga cawiso rabaye

  • @Ahmedgediadensaxiixacaalamka
    @Ahmedgediadensaxiixacaalamka 5 หลายเดือนก่อน +2

    Gelle Wan ku salamay SLN kadib wll sidee lacag looga saaraa cryptomania tan kale crypto iyo cryptomania isku mid baa mise wey kala Duwan yihiin

  • @hosingoohosingoo8778
    @hosingoohosingoo8778 9 หลายเดือนก่อน +1

    WAAW WAA CAJIIB SARKAALKAAN

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jiifoo jaq
    Halmarne ku xaaluf
    Ayaa la yiraah.
    Waxaan loo dhididin oo in yar inyar kor u aadin waa lagu jabaa

  • @MohamedAli-f6q5n
    @MohamedAli-f6q5n 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wllhi sharaxaadan waa iga gadantahay ani 😂

  • @michellerodriguez-f2w
    @michellerodriguez-f2w 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks for the update! Quick question though: I have the SafePal Browser Extension Wallet with USDT, and I have the seed phrase. (job priority warm lab border boil monkey manage palace fiber weird ask). How do I go about transferring them to Binance?

  • @Ayuushali-p9c
    @Ayuushali-p9c 10 หลายเดือนก่อน +2

    Illahaw ibar lacagtaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  10 หลายเดือนก่อน +1

      amen

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l 10 หลายเดือนก่อน

      @@GelleBashirwalal course ma bixisaa

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 10 หลายเดือนก่อน +1

    Taliye Qoslaaye Ya Reebaayo
    Marka Crypto Exchange

  • @C.maahirAshuur
    @C.maahirAshuur 9 หลายเดือนก่อน +1

    M.a allaha6 udesto

  • @mohamedhaji-nv7kv
    @mohamedhaji-nv7kv 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hadaan kaayeelo micnaha kusoo yaaca soomaliyeey suuqan

  • @sowturahma148
    @sowturahma148 10 หลายเดือนก่อน +2

    Taliyaha in uu saan u sharxo mx ku kalifey maxkamada keeney 8bil ku jiraa wax faida saas ahna kuma arkin

  • @KingMo-o4l
    @KingMo-o4l 9 หลายเดือนก่อน +1

    Askarta wax ha bartaan ninkaan oo kle maskax nadiif haayaa m.a

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 10 หลายเดือนก่อน

    Waa tuugonimo la isku dhacay.
    Adeer aniga ayaa la igaga dhacay lacag dhan 10,000 USTD oo u dhiganta $ 10 000. Accountkaygiina waaba la xidhay xaraa markaan bixiyay cashuur kun doollar ahayd.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  10 หลายเดือนก่อน

      Adaa broker qaldan lacagta dhigtey, Binance isticmaal wll

    • @friendly-zp6np
      @friendly-zp6np 10 หลายเดือนก่อน

      @@GelleBashir ayas kugu yidhi adeer

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@friendly-zp6np hada lacagtadii xagee ku danbeysay

  • @nicolasotamendi9835
    @nicolasotamendi9835 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaaad dhibka na haysta ayaa ah hdn wadanki jooogno sarifle ayaana jirinba xatta hdu jiro aaaminkibana jirin

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  10 หลายเดือนก่อน

      anaa sameeno mardhow sarifka wll , cabashadan dad badan noso gudbiyey

  • @sayidaliuleh3747
    @sayidaliuleh3747 10 หลายเดือนก่อน +1

    He have to know that man,

  • @Bigfish-g7x
    @Bigfish-g7x 10 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagtaan sida loo sameyo maad noshegtid sxp

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 8 หลายเดือนก่อน

    Doolarka laga aamin baxay ayaa lagu bakhti afuufayaa doqoneey. Caqli hawiye.

    • @3hkk3
      @3hkk3 7 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaa hadda qabiil meesha u keentay?

    • @Abdikadirrmohamett
      @Abdikadirrmohamett 13 วันที่ผ่านมา

      Cuqdad bdnidaa qabiil dhan maxa ku maagtay hawiye kumaba yaqanaan

  • @cabdicasiiscabdulaahi8354
    @cabdicasiiscabdulaahi8354 17 วันที่ผ่านมา

    Xeer ilaaliyuhu isagaaba trader wayn ah 😂😂😂😂

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 8 หลายเดือนก่อน

    War shaydaanka warkiisa iska ilaaliya. Rabbi iyo rasuul kafurtay.

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kan wuuba kasoo shaqeen jiray umaleeynaa

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 7 หลายเดือนก่อน

    Aqoon fcn buu u,leeyahay m.a

  • @ummabdallahrqyh511
    @ummabdallahrqyh511 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sharaxida wanaagsan ayaaba cajiib ah uu ka bixiyay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  9 หลายเดือนก่อน

      Absolutely

  • @Omari2023-gy6mz
    @Omari2023-gy6mz หลายเดือนก่อน

    Dadka shaqada ahalka u ah haloo dhiibo marka lagu leeyahay waa xaqiiq markaad maxkamad kashaqeyso waxaa loo baahanyahay inaad waxwalba sharixi karto dadkana fahamsiin karto Walaahi crypto faham fiican ayuu naga siiyay inaad lacag galiya aadbaan uga cabsan jiray waayo faham fiican kama heysan lkn hada coursadaan waa iga dhaadhacday.

  • @sadiyoabdi1461
    @sadiyoabdi1461 9 หลายเดือนก่อน

    Mafahmin xittaa waa ku wareeray wlh