quraanka sixirka madoow lagu buriyo iyo ducooyin ruqyah sh caydaruus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • #isha #ruqyah #jinka #quran

ความคิดเห็น • 123

  • @haidmustafa3977
    @haidmustafa3977 26 วันที่ผ่านมา

    Masha alaj ilaahay Kaur ha ku siiyo

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah tabarakallah alle hakuxifdiyo sheq ceydaruus

  • @Cibado99
    @Cibado99 ปีที่แล้ว +13

    Mansha Allah shugran Sheekh markaan dhegaystey wax baan iskaga gartey aniga iyo awlaadeyda aabahoodba noocaas madow baa na helay marka Alle SWT anaga iyo intii xanuunsanba haku shaafiyo adigana ajar & xasanaad hakaa siiyo Allahumaamiin

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 ปีที่แล้ว +6

    SH CEYDURUUS WAA USHA KA OYISA SAAXIRINTA IYO XASIDIINTA ILAAHAY HNO KAA XAFIDO SHIIKH ANAGANE ALLAHA NAGU ANFACO OO ALLE HANO WADA AQBALO .......

    • @FarihiaAbdallah
      @FarihiaAbdallah 4 หลายเดือนก่อน

      😅 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 😊 😊😊 😊 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 😊😊 😊 😊 😊 😊,😊 😊 😊 😊😊😊😊😊 😊 😊😊😊😊 😊 😊😊 😊😊😊 O. 😊😊 😊😊😊😊😊😊😊 😊 😊 0m M M😊 😊O. 0. 00. 😊 0. 😊😊 😊o. 😊 😊 😊😊😊 0. 0 O0. ?0😊 😊m 😊😊😊😊😊M , 0. . 9 .. o O00P 😊😊 0

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad1249 ปีที่แล้ว +15

    طيب الله انفاسك وربنا يجزيك تنشير الخيرات وكل النصائح بتعطينا يا اخونا الكريم بارك الله فيك بشرك الله بالجنة الفردوس انتي و كل اهلك يارب

  • @fawsiyaarshe8930
    @fawsiyaarshe8930 9 หลายเดือนก่อน

    Sh caydaruus Allah samafalkaaga janno hakuugu bedelo

  • @QumanWcn-eu5dl
    @QumanWcn-eu5dl ปีที่แล้ว +2

    MashA allah allah no aqbalo mahadanid shiiq

  • @PLLACKGAMER-bn6lf
    @PLLACKGAMER-bn6lf 9 หลายเดือนก่อน +1

    shiiq ceyduruus thanks❤😮

  • @HalimaIbrahin
    @HalimaIbrahin หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow xafid shiikha

  • @saciidocumar9901
    @saciidocumar9901 ปีที่แล้ว

    Maasha allah shiiqeyga jazaakallahu qeyra ❤️❤️❤️

  • @HibaaqMaxamed-d6c
    @HibaaqMaxamed-d6c 19 วันที่ผ่านมา +1

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 ปีที่แล้ว +2

    Jummca mubarak sheikh caydaruus illahay hakubarakeyo hakuxafido cadowka illahay hakaxijabo jazakallah kheyr cheikh

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah.intiixanuunsan.allahq.caafiyo.shiiq.ceydarus.muqdisho.maimane

    • @FuadMaslax
      @FuadMaslax 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin yarabi wll❤❤❤

  • @nimcosaleebaan4238
    @nimcosaleebaan4238 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus tantaxigta noga dhig burburinta sixirka maxabada

  • @HalimaIbrahin
    @HalimaIbrahin 6 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Alaah.Ilaahey haku xafido.

  • @naimoabdulahilucky
    @naimoabdulahilucky 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah walalo yaa sheikh ka jasakumulah❤qeyr insha Allah ❤❤

  • @amiirahaji2225
    @amiirahaji2225 ปีที่แล้ว +5

    Shaikh shukran wax badan baan kaa fa iidnay aniga iyo familkeenaba cilajkaaga iyo suratu cabasa ilaah baa nagu caafiye farajna noogu furay wan kuu duceynaa mar walba qof walbana wan sii barna

    • @hodanabdi2508
      @hodanabdi2508 ปีที่แล้ว

      Maasha alh abyo ma ilawadiga gartaa suuratu cabasa

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 ปีที่แล้ว

      Abyo ilawadag wlshaa ehee cabasA mxa kfaiday

    • @khadar154
      @khadar154 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanabdirashiid506 cabasa 41 jeer baa la aqrista waliba kan ku sixray aadan arki karin ama kala tag qoys markuu jira
      Qisa waxaan maqlay liveka sheikha gabar aqrisatay kuwii xasdayna saxarada ka socota oo nolol cariiri galay
      Waxy adeegsanayan ayaa ku laabanaya markaas ba ayagiiba hoog iyo dhibaato ku dhacaysaa

    • @hodanabdi2508
      @hodanabdi2508 ปีที่แล้ว

      @@khadar154 walal waad mahadsantahy sida quruxda badan aad noogu jwabtay insha alh waan ku dadaleynaa inaanaqrisano insha alh ma waqtiga larabo maa la aqrisan karaa

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 ปีที่แล้ว

      Amira xage Kala so xarira abyo an saficn ka warryste

  • @zakimoussa4897
    @zakimoussa4897 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha ilahay haku xafido markan Indhaha isku qabto waxan arkay dhiig la rushynayo😭😭😭😭😭😭😭

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 ปีที่แล้ว +2

    Jisaakalaa qeyr shiiq caydurus 🎉

  • @Raxmo-u9h
    @Raxmo-u9h ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle haku siiyo cimri dheer

  • @IkraamCali-hw8mg
    @IkraamCali-hw8mg ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah khayr Allah haku xifdiyo shiikh

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan7231 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh allaha ku barakeeyo sixirka wolaada lugu manciyo noosoogali

  • @Xk.music12
    @Xk.music12 6 หลายเดือนก่อน

    Alow ku xifdi sheekh ceydaruus❤❤❤

  • @aadanmohamed4833
    @aadanmohamed4833 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ruqyadii iigu saameynta badneyd

  • @saynabegal6814
    @saynabegal6814 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow cimri dheer iyo caafimaad cibaado suuban ku sii

  • @AYeeYadedjecel2021
    @AYeeYadedjecel2021 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid sheekh allah ha ku xafido

  • @aasiyaumusalalma
    @aasiyaumusalalma ปีที่แล้ว +2

    mashallah sh thank you soo much for help and support

  • @XuseenMaxamed-gw4lb
    @XuseenMaxamed-gw4lb 3 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa allaah sheekh ceyduruus❤❤❤❤❤

  • @MulkimaxamedXuseen-ey8td
    @MulkimaxamedXuseen-ey8td ปีที่แล้ว

    Masha Allah shiq alaha ku barakeyo

  • @MansuurMohamed-cb2bc
    @MansuurMohamed-cb2bc ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك أخي العزيز جزاك الله خيرا

  • @qalanjoqalanjo8047
    @qalanjoqalanjo8047 ปีที่แล้ว +2

    Sh ruqiyada marka dhageestay dhiig matagay lkn wali waxa itaagan dhanka midig ilaahey qeer haku siiyo

  • @maxamedbashiir8214
    @maxamedbashiir8214 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan sheekh ilahay ha ku xafidee ruqiyada balaaqada, faseexada hadalka soo dhig aad baan ugu baahnaaye thanks

  • @sihamsaeed7657
    @sihamsaeed7657 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك واولادك و اهلك كلهم

  • @maxamedbashiir8214
    @maxamedbashiir8214 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka allah sheekh caydaruus

  • @sacdiyoahmed287
    @sacdiyoahmed287 ปีที่แล้ว

    Shekh Caydaruus shugran❤

  • @FuadMaslax
    @FuadMaslax 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah shiiq shukran

  • @husseinabdi6159
    @husseinabdi6159 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu khayr jazaa

  • @rihamhassan7920
    @rihamhassan7920 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh ilahy haku barkeyo guurka aya la iga sixiray nin walpo ina isguursano ku heshino ma dhoco sabab lan xageygna maha😢

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว

      Kula mid baan ahy wall ilahey hana cafiyo dhamanteena

  • @cabdiraxmaan4877
    @cabdiraxmaan4877 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh caydarus ani waxa i haayo waan garan la'ahay jirka waa i dibaaxanaa, waxbaa igu dhax socda, cabsi aan dareemaa sida in qof idaba socoto, qol kaligey ma seexan karo wax ka cabsanaa, lugaha waxaan ka dareemaa kabuubyo, kuleyl, guriga inaa iska joogo jeclahay, dadka inaa la hadlo waa igu dhib waan dhibsanaa, qaraw malihi, sidaas oo tahay quraan raatib ah aqriyaa joogto ah , ruqyada waan dhageystaa hadane waxba iskama key badalaan.
    Jwb i.a

    • @khadar154
      @khadar154 ปีที่แล้ว +1

      Il xasad ayaa ku heyso socod ayaad ka dareemeysaa lugaha in wax ku socdaa madax wareer buuwsanaan cidlada in aad ahaato dadka in aad ka fogaato markaad Quraan dhageysata waxaad dareemeysa indhaha in ay ku kala furmayaan
      1. Ku dadaal weysada
      2. Todobo jeer ku aqriso faataxada koob biya kugu jira ka dib cab laasim ilaa calmaadaha ay ka yaraanayan
      3.Duacadaan laazim " Acuud bikilimaatilah taamati wamin kuli sheydhaan wahaama wamin kuli ceyni laama"
      4. LA SOCO TALOOYINKA UU BIXIYA SHEYKH CAYDURUUS

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 ปีที่แล้ว

      @@khadar154alla ani ina ika hadleso ba moda marka dhagesana cilajka lugaha leyga dhex socoona dhor sana Dadka wan ka goay 😢😢

    • @cabdiraxmaan4877
      @cabdiraxmaan4877 ปีที่แล้ว

      @@khadar154 mahadsaniid wll

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiraxmaan4877 Weynu isku dhawnahay. Waxaa dhici kartaa iney xanuunada ruuxdoo dhaani ku hayaan.. kuwaaso kala duwan in badana ku hayay. Quraanka joogtee, Cunto iyo cabitaan kastana Quraan ku akhri.. ku meydho.. dhirta la shito shido. Allah haku caafiyo.

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    AAAMIIIN AAAMIIIN
    AAAMIIIN YAA RABI
    MASHA ALLAAH ❤❤❤

  • @SamiaMahamud376
    @SamiaMahamud376 ปีที่แล้ว +2

    Maashallha sheikh Xafido allha

  • @sophiakiin4762
    @sophiakiin4762 ปีที่แล้ว +6

    ❤❤❤Jumma mubarak sheikh aydarous god bless you don't protect the enemy god bless you jazakallah kheyr sheikh ❤❤❤

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  ปีที่แล้ว +4

      Many many thanks❤

    • @HiboNadiif
      @HiboNadiif ปีที่แล้ว +1

      Please shekh caydaruus ruqiyDa online kaubaahna numberkana maqabatid xageen kalasoxidhiidha umusibiyaan ayaaidhibtay cawrada igaheysata

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh jasaka allah qayr

  • @AxmedLegend611
    @AxmedLegend611 4 หลายเดือนก่อน +1

    JAZAAKALLAAHU KHEYR SHEIKH CAYDARUUS

  • @MuusexashiShuuriye
    @MuusexashiShuuriye 19 วันที่ผ่านมา

    Masham alaah

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    MASHA ALLAAH ❤❤❤
    SHUKRAAN ❤❤❤❤❤

  • @amiinanas8120
    @amiinanas8120 ปีที่แล้ว +2

    Thank you sheikh

  • @haidmustafa3977
    @haidmustafa3977 26 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha nahay qabto

  • @dahabomohamed6718
    @dahabomohamed6718 ปีที่แล้ว +1

    Jaaka Allahu kheyr jazaa

  • @FaatimaOmar-e5c
    @FaatimaOmar-e5c ปีที่แล้ว +1

    Jasakallaah khayru wajasaa

  • @shamsocabdishamsocabdi590
    @shamsocabdishamsocabdi590 ปีที่แล้ว +3

    Mahasanid shiq

  • @haidmustafa3977
    @haidmustafa3977 26 วันที่ผ่านมา

    Xafiiska sheikh dirir ee Hargessa ayaa na caaeiyay

  • @أياتالقرآنالكريمعبدالرحيمعيسي

    جزاك الله خيرا

  • @haidmustafa3977
    @haidmustafa3977 26 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @MaxamudAdan-t8f
    @MaxamudAdan-t8f ปีที่แล้ว +1

    Asc shekh sixirka ma,akuulka aan mataga kubixin sedee loo saari karaa بارك الله فيكم

  • @abrarcabdixakin8741
    @abrarcabdixakin8741 ปีที่แล้ว +1

    maashaa allaah استادي

  • @umukhubaybabdirahman6025
    @umukhubaybabdirahman6025 ปีที่แล้ว

    Jzkllaah khyr sheikh

  • @xawobare3883
    @xawobare3883 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin❤❤❤❤

  • @IqraMoon-zm7ug
    @IqraMoon-zm7ug 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh naag baa dharkeyga gurigeda ku heysato weyna I sixirtay maxaa talo isiinee waana iso cusboniisisaa

  • @safiyocabdidahir6882
    @safiyocabdidahir6882 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllh allh ku xifdiyo

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ❤❤

  • @weerowyare1339
    @weerowyare1339 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah❤

  • @MohaSheq-xf7kr
    @MohaSheq-xf7kr 10 หลายเดือนก่อน

    maashaa alaah

  • @maxamedbashiir8214
    @maxamedbashiir8214 ปีที่แล้ว +5

    ruqiyada balaaqada faseexada iyo codkarnimada inoo soo samee insha allah

  • @SouadAbdi-b5i
    @SouadAbdi-b5i 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh anga marka an dhysto qufaca ayan ku walinya mazy tahy

  • @SouadAbdi-b5i
    @SouadAbdi-b5i 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo marka an dhygsty waxa an ku
    Washy markii u hurays hamys markii danbe qofaca markaa ma xuuyhy

  • @husseinabdi6159
    @husseinabdi6159 ปีที่แล้ว

    Asc sh waan ku salamayaa jazakallahu khayr ruqyah aad noo galisid everyday Friday waan codsanaya junun cashaqa ee insiga dumarka insha Allah

  • @user-ki3lk8zy5d
    @user-ki3lk8zy5d หลายเดือนก่อน

    Sheq xaaqo ayaan sotufaa ama hilib

  • @luulaadan3884
    @luulaadan3884 ปีที่แล้ว +3

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته شيخنا يسعدك سعاده ابديه ياشيخ نبي رقية المس العاشق التفريق الطلاق بين زوجين الله يحفظك 🥺

  • @MulkimaxamedXuseen-ey8td
    @MulkimaxamedXuseen-ey8td ปีที่แล้ว +1

    Shiiq waxa ka codsana ruqyo thyroid ka ku sabsan iyo isha nafaqo darada

  • @sahraibrahim3144
    @sahraibrahim3144 ปีที่แล้ว

    Asc shakh halkeen kaahelaa ?nairobi ayaan jogaa

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 ปีที่แล้ว +1

    Wan xanuunsanahy

  • @KawsarDaahir
    @KawsarDaahir ปีที่แล้ว +2

    Asc shiikh waxan ku waydiinaya mar walba waxa salada iga was wasiya shaydan nacalatulah wuxuna igu bilamay sonkii hada laso dhafay kii ka horeyey her wuxu maraya uu rabigeen uu Gafoo waxan daremaya in maskaxdayda uu mamulanayo shiikh maxan sameya her Ina washo ban ku dhawahay

    • @khadar154
      @khadar154 ปีที่แล้ว

      Rabbi acuudu bika min hamizaati shayaadhiin wa'acuudu bika rabi an yaxduruunii
      Ku aqriso ducadaas waana aayad Alle wuu kaa dabooli i.a wl

    • @KawsarDaahir
      @KawsarDaahir ปีที่แล้ว

      Mahaadsanid wll khayre alle ha ku siiyo

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว +1

      Abyo aniga xaladaas kujiro lkn hada wan ronahy waxa aqrista suratul baqra io suratul cabasa labadaas jogteey abyo io suratul falaq inta awodo ka aqri

  • @IneedMentalhealth-t2j
    @IneedMentalhealth-t2j ปีที่แล้ว +1

    Shiikhow

  • @sahramohamed3870
    @sahramohamed3870 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxaad isheegta meel aan kaala soo xariiro arin baan rabaa inaan wax kaa waydiiyo

  • @Beingme541
    @Beingme541 6 หลายเดือนก่อน

    Ku highly recommended to e GK to

  • @haidmustafa3977
    @haidmustafa3977 26 วันที่ผ่านมา

    Sheikh ninkaa soxiroole ah ayaa caruurtii IgA soo werweraya hotel ayuu igu xidhay qol 25 cish la cagtii aan watay euu IgA waaday NiN aan waalalo nahay ayaa vi yidhi sawirada caruurta u dhib Wii u ducaynayaa dhamaatay waanu xanuun sanay

  • @KhadijaRoba
    @KhadijaRoba ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhow qusul hindiga see lo isticmalaa

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  ปีที่แล้ว +1

      Hal malgacad oo mida yar ah kudar koob biyo diiran kadibne 10daqiiqo kudhaaf kadibne cab

    • @umukayf3684
      @umukayf3684 ปีที่แล้ว +1

      @@sheikhcaydaruus xasasiyada amu kiciyaa mida gudaha ayan qabaye

    • @ridwancadeey9449
      @ridwancadeey9449 ปีที่แล้ว

      ​@@sheikhcaydaruussheeq malin kasta miya la caba mise mudo beey ledahay oo la isticmalo mida kale xili gee lacaba,,cunto kadib mise intaa wax lacunin

    • @ridwancadeey9449
      @ridwancadeey9449 ปีที่แล้ว

      ​@@sheikhcaydaruussheeq mida kale cadarka miskiga habeen kasto mamarsani kara jirka dhan salid zeytuun intaan kudaro

    • @IneedMentalhealth-t2j
      @IneedMentalhealth-t2j ปีที่แล้ว

      ​@@sheikhcaydaruus nAágo àà qàraabonahaay aànà sixteen nAagta kowna sixirtaay walaalkey dhintaA DHALAAY GAALO WAAYE ANIMA OGEEYNIN INEEY GAALO TAHAAY OO ISUXIREYTAHAAY WAXDHAN WAÀNQABSANLA ahaay albaabka hadaa kabaxo waàn Wareera sixirka dhimashada beynaku sameeysáy nAágtààs anigà waàn ogahaay xitaa wàándilaày

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 ปีที่แล้ว

    Cadada ku xanuunsadaah wlh saaid ilaa heer waalih talow mxaa ihyoh

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว

      Sam ayan kula ahy sheikh no so jwb maxa isticmalinaa

  • @FaadumoMaxamed-m4k
    @FaadumoMaxamed-m4k ปีที่แล้ว

    Lambarkaagasoodir

  • @FaisoDiiriye
    @FaisoDiiriye 11 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @Beingme541
    @Beingme541 6 หลายเดือนก่อน

    Nmkdj and I will have a heh

  • @maxamedbashiir8214
    @maxamedbashiir8214 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤