DAABHAYE PRO
DAABHAYE PRO
  • 22
  • 200 176

วีดีโอ

Sideen Passport Ethoipian degdeg ah u qaataa? Sideese Online ugu dalban karaa Passport-ka?
มุมมอง 5312 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ethiopian Passport degdeg sideen ku helaa? Sidee Online ugu qaataa Ethiopian Passport? How to apply Ethiopian passport Online?
Ethiopian Passport sidee u qaadan kartaa? Maxaa shuruudo ah? Warbixin dhammaystiran
มุมมอง 21616 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sida ugu fudud ee lagu qaadan karo Ethiopian Passport Ma taqaan shuruudaha muhiimka ah ee lagaaga baahan yahay si aad u qaadato Ethiopian passport
Halgankii Midaynta Shanta Soomaaliyeed iyo doorarkii Qabiillada Soomaaliyeed Abwaan Cali Cilmi
มุมมอง 198หลายเดือนก่อน
Abwaan Cali Cilmi Xirsi (Cali Taadhase) iyo gabaygii dareenkaaga sheeg doonaba ha naco e’. Gabayga wixuu abwaanku kaga sheekaynayaa qabiilladii Soomaaliyeed doorkii ay ku lahaayeen halgankii xoraynta soomaali-galbeed iyo Shantii soomaaliyeed Soomaali wayn
Wasiir Muxyadiin “Soomaalidu waxay odhan jirtay X**r haddaad cunayso fandhalkiisa la samaysta”
มุมมอง 11Kหลายเดือนก่อน
Bulshadu waxay horumar ku gaadhi kartaa tacab iyo wax qabsi Eng. Muxyadiin Cabdi Faarax, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda DDS oo la hadlayay dhallinyarada magaalada Jigjiga. Maxaa sal u ah horumarka shaqasiga iyo midka bulshada soomaaliyeed? Astaamaha guulaha lagu gaadho. Dabeecadaha guuleysteyaasha. Dhiirrigaliye Muxyadiin Cabdi Faarax Tiirarka Guusha
Shaqada Wasiirnimada Kahor digaag ayaan dhaqan jiray maalintiina 1500birr ayaa i soo gali jirtay
มุมมอง 6K2 หลายเดือนก่อน
Wasiir/ dhiirrigaliye Muxyadiin Cabdi Faarax oo la hadlayay dhallinyaradii xulka kubbadda gobolka Nogob ee DDS oo ka warramay noloshiisii hore Horumarka bulshada iyo midnimada muhiimadda ay leedahay
Halkee ayuu ku danbeeyay damacii Ethiopia ee badda Saylac Soomaaliya
มุมมอง 1082 หลายเดือนก่อน
Maxaa aamusiiyay Damacii Ethiopia ay ku rabtay badda Soomaaliya iyo 20-kii km ee Muuse Biixi Cabdi ka iibiyay Ethiopia ee Lughaya badda Soomaaliya. Ethiopia VS Somalia Red Sea in Ethiopia Baarlamaanka Ethiopia oo dhawaan ka fadhiisan doona sexeexa badda Somalia ee ay Somaliland ka iibisay iyo in heshiis rasmi ah laga dhigo heshiiskii is-afgaradka ahaa (Memorandum of Understanding with Ethiopia ...
Dhac × dhac = Dhacdhac Aragtida Soomaalida iyo Xilka
มุมมอง 10K2 หลายเดือนก่อน
Aragtida Soomaalida iyo masuuliyadda ama xilka Wasiir Eng. Muxyadiin Cabdi Faarax Wasiir Kuxigeenka Xafiiska Maaliyadda DDS Wasiirka wuxuu ka hadlay dhaqanka Soomaaliyeed iyo sida ay xilka ugu dhacaan bulshada. Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Deegaanka Soomaalida (Soomaali-galbeed)
7-da ASTAAMOOD OO AY LEEYIHIIN DADKA GUULAYSTEYAASHA AH (7 habit of the most successful people)
มุมมอง 7K2 หลายเดือนก่อน
Toddobada astaamood ee ay leeyihiin dadka guulaystayeesha ah Ustaad Wasiir Muxyadiin Cabdi Faarax. Wasiir Kuxigeenka Xafiiska maaliyada DDS Eng. Muxyadiin Cabdi Faarax. buugga toddobada astaamood ee Guuleysteyaasha. Dadka horumarka ka gaadhay noloshan aynu noolnahay. ASTAAMAHA GUULEYSTEYAASHA MAGAALADA JIGJIGA EE CAASIMADDA DEEGAANKA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA SOOMAALI-GALBEED IYO DHIIRRIGAL...
Su'aalihii muhiimka ahaa ee Madaxwaynaha DDS lagu waydiiyay kulankii furnaa ee Jigjiga
มุมมอง 3082 หลายเดือนก่อน
Madaxweynaha DDS Mudane. Mustafe Muxummed Cumar & Su'aalihii muhiimka ahaa ee lagu waydiiyay kulankii furnaa ee uu qaybaha shacabka caasimada DDS kula yeeshay. CAASIMADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA DDS Madaxwaynaha Deegaanka Mudane. Mustafe Muxummed Cumar
ASTAAMAHA HOGGAAMIYAHA WANAAGSAN
มุมมอง 134K4 หลายเดือนก่อน
"Masuulka aan go'aan lahayni waa middi LOXOOXEED, masuuliyadduna go'aan kama soo hadho" Dhiirrigaliye Mudane. Muxyadiin Cabdi Faarax, Wasiir kuxigeenka xafiiska Maaliyadda DDS Maxay yihiin Astaamaha laga rabo hoggaamiyaha wanaagsan. Maxaa hoggaamiyaha ka dhiga mid liita ama lagu gartaa hoggaamiyaha liita aan wanaagsanayn
Dalxiiskii magaalada Diridhabe| warbixin kooban iyo tareenka qadiimiga ah ee Diridhabe
มุมมอง 151ปีที่แล้ว
Warbixin ku saabsan dalxiiskii magaalada Diridhabe/ Diredawa goobta tareenkii Djabouti iyo Itoobiya u kala gooshi jiray taariikh iyo xog.
Abwaan Cali Cilmi (Cali Taadhase) gabay dareenkaaga hadal || dagaalkii xoraynta Soomaali-galbeed Eth
มุมมอง 644ปีที่แล้ว
Gabaygii dareenkaaga hadal doonaba ha naco e' gabayga waxaa tiriyey Abwaan Cali Cilmi Afyare (Cali Taadhase) AHUN waxaana waraysiga ka qaaday Abwaankii Soomaaliyeed ee Xasan Sheekh Muumin AHUN. GABAY DAGAALKII XORAYNTA SOOMAALI-GALBEED DAGAALKII U DHEXEEYAY ITOOBIYA IYO SOOMAALIYA Sidee ayay Ethiopia soomaalida u jabisay Qoraha xumo uu abwaanku arkay ayuu ka warramayaa Gabay taariikhda dagaalki...
Tubeec Cali Geelle Abwaan Soomaaliyeed oo 1950-maadkii ku noolaa Lafaciise gabay gumaysi diid ah
มุมมอง 140ปีที่แล้ว
Abwaan Gadabuursi ah/ Samaroon oo gabay yaable oo xornimo doon ah tiriyay 1950-maadkii. Abwaanku wuxuu ku noolaa agagaarka Deegaanka ay ku taal magaalada Lafaciise oo aan berigaasi jirin. Abwaan Xasan Sheekh Muumin Abwaan Cali Cilmi (Cali Taadhase) ayaa akhrinaya Tubeec Cali Geelle "Abwaan Soomaaliyeed oo 1950-maadkii ku noolaa Lafaciise iyo suugaan yaable oo uu ka tiriyay gumaystihii Ingiriisk...
BARNAAMIJKA WAXBARASHADA Dr. Cali-nuur Gujis Dugsiga sare ee magaalada jigjiga arday ka ahaa 1965
มุมมอง 932 ปีที่แล้ว
BARNAAMIJKA WAXBARASHADA Dr. Cali-nuur Gujis Dugsiga sare ee magaalada jigjiga arday ka ahaa 1965
MAXAA SABABAY IN AKHRISKA & MAKTABADAHA AKHRISKA AMA IIBKA BUUGAAGTU KU YARAADAAN MAGAALADA JIGJIGA
มุมมอง 1122 ปีที่แล้ว
MAXAA SABABAY IN AKHRISKA & MAKTABADAHA AKHRISKA AMA IIBKA BUUGAAGTU KU YARAADAAN MAGAALADA JIGJIGA
Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye Xeeladaha Hal-abuur ee Suugaanta Afsoomaaliga
มุมมอง 3.4K3 ปีที่แล้ว
Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye Xeeladaha Hal-abuur ee Suugaanta Afsoomaaliga
Ganacsade jabuutaawi
มุมมอง 1583 ปีที่แล้ว
Ganacsade jabuutaawi
Abwaan Cali Cilmi Afyare (Cali Taadhase) Gabaygii Taariikhda Gadabuursi
มุมมอง 16K3 ปีที่แล้ว
Abwaan Cali Cilmi Afyare (Cali Taadhase) Gabaygii Taariikhda Gadabuursi
Abwaan Cali Cilmi Afyare Cali (Taadhase) gabay haybaddii
มุมมอง 10K3 ปีที่แล้ว
Abwaan Cali Cilmi Afyare Cali (Taadhase) gabay haybaddii
Madasha Akademiya Goboleedka Af-soomaaliga Macalin Siciid Saalax Axmed 2020 Qaybtii 1aad
มุมมอง 934 ปีที่แล้ว
Madasha Akademiya Goboleedka Af-soomaaliga Macalin Siciid Saalax Axmed 2020 Qaybtii 1aad

ความคิดเห็น

  • @Aadan_ciise
    @Aadan_ciise 2 วันที่ผ่านมา

    Waa macalinka aan ku xeran nahay,oo aan taageero,only i say he the teacher in the world🎉

  • @Daabhaye2020
    @Daabhaye2020 5 วันที่ผ่านมา

    Wax su’aal ah oo la xidhiidha sida Ethiopian Passport si sharci ah loogu qaato WhatsApp igala soo xidhiidh +251906669470

  • @SundayMohamed-mn2xt
    @SundayMohamed-mn2xt 5 วันที่ผ่านมา

    Mahad sanid

    • @Daabhaye2020
      @Daabhaye2020 4 วันที่ผ่านมา

      @@SundayMohamed-mn2xt adigaa mudan walaal

  • @CAALIYACADEY-xo7rj
    @CAALIYACADEY-xo7rj 6 วันที่ผ่านมา

    Muuqaalkii xigay meeh inader wan sugaynaaye

    • @Daabhaye2020
      @Daabhaye2020 6 วันที่ผ่านมา

      @@CAALIYACADEY-xo7rj diindiin baan soo saaray haddase waa dhaw yahay walaalo cafwan

    • @Daabhaye2020
      @Daabhaye2020 5 วันที่ผ่านมา

      Waan soo galiyay walaal wixii aad fahmi waydo luuqa iga soo qabo lambarka aan coment ga kusoo qoray

  • @FaysalAadan-iy3rb
    @FaysalAadan-iy3rb 6 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo thanks

  • @drapdikhaniahmedjirrow6107
    @drapdikhaniahmedjirrow6107 7 วันที่ผ่านมา

    Meel aan kala soo xariiro sheeg sxb

    • @Daabhaye2020
      @Daabhaye2020 7 วันที่ผ่านมา

      Walaal WhatsApp iga soo qabo +251906669470

  • @RudwannurYasiinmuse
    @RudwannurYasiinmuse 9 วันที่ผ่านมา

    Mashallaha

  • @user-qz1hu4gy2j
    @user-qz1hu4gy2j 12 วันที่ผ่านมา

    Absolutely

  • @MohIbra-g7g
    @MohIbra-g7g 13 วันที่ผ่านมา

    Masha allah🎉

  • @user-wn9tu6dm2m
    @user-wn9tu6dm2m 15 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 15 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah Ilaahoow ku Xifdi

  • @leylafarah3404
    @leylafarah3404 17 วันที่ผ่านมา

    Mashallah beautiful advice

  • @LaylaIsmail-e4t
    @LaylaIsmail-e4t 18 วันที่ผ่านมา

    Wallo xageed joogtaaaa aaankuu imadee

  • @musecige
    @musecige 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @Mohamed-wp8ib
    @Mohamed-wp8ib 22 วันที่ผ่านมา

    Masha allah rabi haku wanaajiyo wll mcn ❤❤❤❤

  • @captainzaki3011
    @captainzaki3011 23 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah you are good teacher

  • @abobasement346
    @abobasement346 23 วันที่ผ่านมา

    waxaa kah jirah bu kah hadlay wasirku waa markaygih iyo somaliyah kuwan xukumah waa xukun family wax horumarah weligod u kenih mayan intah nocas lo dhibanayoh masirkodah umadah

  • @Rhali-x5q
    @Rhali-x5q 23 วันที่ผ่านมา

    Ustaad is president of somali 🇸🇴

  • @abdirahmanmohamed6269
    @abdirahmanmohamed6269 24 วันที่ผ่านมา

    Good teacher

  • @Daahirabdiahmed
    @Daahirabdiahmed 25 วันที่ผ่านมา

    Sharaf iyo 🎤 karamo abwan ❤

  • @NimcaaXusen
    @NimcaaXusen 25 วันที่ผ่านมา

    Masha alah 🎉

  • @zamrayassin7245
    @zamrayassin7245 27 วันที่ผ่านมา

    Well done bro, mansha Allah. May Allah protect you

  • @VillaahmedMahamed
    @VillaahmedMahamed 28 วันที่ผ่านมา

    😂❤❤⁰

  • @haweyaisman7393
    @haweyaisman7393 29 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @haweyaisman7393
    @haweyaisman7393 29 วันที่ผ่านมา

    Mashalah ❤❤❤

  • @anisamahad3875
    @anisamahad3875 หลายเดือนก่อน

    Mashslah ❤

  • @HIB0Maxamed-wh3jo
    @HIB0Maxamed-wh3jo หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tc9ck5qc9c
    @user-tc9ck5qc9c หลายเดือนก่อน

    Msha allaah xafidullaah

  • @KadijaBaker-ir9je
    @KadijaBaker-ir9je หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤

  • @faadumosharmaarke170
    @faadumosharmaarke170 หลายเดือนก่อน

    Ustaadku wa ayo horta

  • @ZuuzanaZuu
    @ZuuzanaZuu หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @DeeqCraxmaan
    @DeeqCraxmaan หลายเดือนก่อน

    ماشاءاللہ usdaad

  • @nuurtomaxamedibrahaim
    @nuurtomaxamedibrahaim หลายเดือนก่อน

    M.a allah ❤❤❤

  • @KingugeTube
    @KingugeTube หลายเดือนก่อน

    Ma❤❤

  • @FaysalCabdi-o3h
    @FaysalCabdi-o3h หลายเดือนก่อน

    Ustat sida wax uso jedinesi Waka helay Lakin adon iga xuman luqada Ethopia aa ku dareso Naga dhaaf dad. An isku ficanahay Mahan sorry ustad👏

  • @KhalidAbdi-lc2os
    @KhalidAbdi-lc2os หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @KadarMaax
    @KadarMaax หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @AbdifatahHasan-ze2qq
    @AbdifatahHasan-ze2qq หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @murayadcolaad9567
    @murayadcolaad9567 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @cawilciise4822
    @cawilciise4822 หลายเดือนก่อน

    ALLAH KU SHARFO USTAAD

  • @Mohadeene
    @Mohadeene หลายเดือนก่อน

    Somalida waxa layabey hitaa midkooda shaganaaya phd holder inuu yahay stil wuxuu istimcalya translation inuu luqadakle noo turjumo instead wax uu isaga soo qoray nooma sheego ku wa dhegeysanaya ayaan layabahy waa labaatan jiro luqad loo fasiraaya weyna ku faraxsan yhiin you guys you've to wake up i am telling you the truth i know it's difficult to take it pleaas sifcn ufikira somaliyeey let me tell you this . I am a young content creater i do take my own words while i am writing something

    • @Yarkawanaagajecel
      @Yarkawanaagajecel หลายเดือนก่อน

      Macluumaadka insaanka wuu isla wadaagaa waa caadi oo ilaahey ayaaba sidaas ugu talagalay. Ee waxaa lis dheeryahay speedka wax kasto caalamka ku soo korsho loo kala turjumto

  • @CabdiraxmaanMaanka-m3w
    @CabdiraxmaanMaanka-m3w หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @abukarsheikh2268
    @abukarsheikh2268 หลายเดือนก่อน

    feerfeer❤

  • @MukhtarSuuleman
    @MukhtarSuuleman หลายเดือนก่อน

    M .a xiirfadlee ❤

  • @CanabMaxamuud-i8c
    @CanabMaxamuud-i8c หลายเดือนก่อน

    Mashallh

  • @YuusufXasan-dp2du
    @YuusufXasan-dp2du หลายเดือนก่อน

    Shukran ustad muxdin

  • @user-ml3eg3wo7k
    @user-ml3eg3wo7k หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤

  • @AyaanleMaxamed-en9ex
    @AyaanleMaxamed-en9ex หลายเดือนก่อน

    Masha allaha ❤

  • @saacadanbeofficiall9595
    @saacadanbeofficiall9595 หลายเดือนก่อน

    Manshllh allha cilmiga hakuul barakeeyo

  • @YuusufHuseen-w3s
    @YuusufHuseen-w3s หลายเดือนก่อน

    Hh