Asc Ustaad Muhiyadiin Abdi Magacaygu waa Mohamed Ibrahim Omar jooga Somalia 🇸🇴 Mogadishu Su Aasha Ay Ardaydu ku su aashay mid ka duwan ayaa qabaa waxayna tahay Su Aashaydu Ustaad waxaad tahay Caaqil maamuli kara umada Soomaaliyeed maxaad u yeelan wayday inaad han ah inaad noqotid Madaxwayne Soomaaliyeed oo aad iskugu dayi wayday inaad D D D u hiilisid Mudane
Thanks
Wasiir mxuyadiin waa Gaariye Labaad Oo dhashay
Ninkaan wan taageera masha allah hadal kar wye❤
Shuurad wa maxay
Shuuro micneheedu waa Soor
Abwaan hadraawi 2 lamoda dacade❤
Maasha Allaah ustaad
M,a,,aallhe
Asc Ustaad Muhiyadiin Abdi
Magacaygu waa Mohamed Ibrahim Omar jooga Somalia 🇸🇴 Mogadishu Su Aasha Ay Ardaydu ku su aashay mid ka duwan ayaa qabaa waxayna tahay Su Aashaydu Ustaad waxaad tahay Caaqil maamuli kara umada Soomaaliyeed maxaad u yeelan wayday inaad han ah inaad noqotid Madaxwayne Soomaaliyeed oo aad iskugu dayi wayday inaad D D D u hiilisid Mudane
Waa maxay shuuro ?
Shuuro waa soorta
Midigtadu waxay xogsata maydha gajada
😂😂