Riwaayad dhaylo jecel Qaybtii 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
    • Barnaamijka Cawayska V...
    ~-~~-~~~-~~-~
    Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment www.facebook.c...
  • เพลง

ความคิดเห็น • 41

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 4 ปีที่แล้ว +5

    Qosol, xigmad iyo murtiba riwayadahan bey ahayen
    Hada fanka somaliyed wuu halaabay
    Wlhi lama so helayo cid awoda iney samayso riwayadaha noocana😢

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestani beri bay i khuseysay, xaajiyaddaydii baanu qaxii kala dhoofnay, iyada oo aan 2 bilood qudha isu mehersannahay, 4 sano dabadeed iyo adduunyada oo dhan oo aanu soo maray baan is helay, heestan baa 100% na khuseysay, waana ka dhabaynay inana jacaylkii boodhka ka tunnay, oo baylah ku dhicin, maantaa ayuu u daran yahay, kollay family issues lama waayo, balse waa 97% Alhamdulliaah

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      wll rewaayaadan ya sameye

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 7 ปีที่แล้ว +4

    ruwaadan ruwaayadaha dhan ugu jeclahy wlhi ruwaayad macaan

  • @Hamseabib
    @Hamseabib 5 ปีที่แล้ว +4

    INTII DHIMATEY ALLE HA UNAXARIIZTO AAMIIN.

  • @maxamedmaaweel1871
    @maxamedmaaweel1871 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi haybe lambad Actor weyn oon taageri

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 5 ปีที่แล้ว +4

    Anigoo dhulka dhigtay oo raqaya miyaad ii iman

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 6 ปีที่แล้ว +3

    Cirku furay ibihii waa hees macaan erayo xikmadleh

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      haa hadana wa xasos 1992

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 7 ปีที่แล้ว +6

    lkn wiilka iyo gabadha qaadaya heesta caawaba caawaba magac yadood iyo odayga ku matalaya cabeev taajir

  • @FareFarax
    @FareFarax 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk abdi Haybe laanbad naga cilmi badan

  • @shugriallen8138
    @shugriallen8138 5 ปีที่แล้ว +1

    Faduun Ducaale.Iyo Fuad

  • @Layliga143
    @Layliga143 5 ปีที่แล้ว +3

    Caawaba caawab adigoo bad qaba hadaan baxsanoow ku helay ceesh calaa heeso

  • @isxaaqdalmar2140
    @isxaaqdalmar2140 8 ปีที่แล้ว +2

    Good

  • @ar15somali3
    @ar15somali3 7 ปีที่แล้ว +3

    waxwalbo waan u sheegay xitaa giraantaade very funy

  • @norediincabdulahicol-ujoog864
    @norediincabdulahicol-ujoog864 9 ปีที่แล้ว +2

    good riwaayad mcn

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 10 หลายเดือนก่อน

    Dhaylo jecel 😮😮😮

  • @abdiboos2802
    @abdiboos2802 9 ปีที่แล้ว +6

    Wxaan rabaa fadlan laba hobol ee heesta qadaya magacyadooda

    • @slandbuuhoodle8378
      @slandbuuhoodle8378 8 ปีที่แล้ว +1

      faduun ducaale .fu.aad ilka case

    • @mceeri7238
      @mceeri7238 8 ปีที่แล้ว +4

      Faduun Maahan Waa Xaaski Fu.aad ilkacase ka Dhimatay Allaah Yarxama Samsam Ba La Odhan Jiray
      Faduun Waa Ta Cosob ku Metalaysa !!

    • @maahirmahamud5613
      @maahirmahamud5613 7 ปีที่แล้ว

      Cabdi Boos are hh

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 5 ปีที่แล้ว +1

      abdi faarax iyo samsam labduba way dhinteen.

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 4 ปีที่แล้ว

      @@abdimagan3482 waa runta Allaha u naxaristo

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 4 ปีที่แล้ว +2

    War ninkan nuur daalacay miyaa

  • @cabdishakur3700
    @cabdishakur3700 ปีที่แล้ว

    Sheeko jecel

  • @quruxlaylugobaasto4404
    @quruxlaylugobaasto4404 6 ปีที่แล้ว +3

    Gorma aya la matalay riwaayaydan

  • @abdifatahaxmed8002
    @abdifatahaxmed8002 7 ปีที่แล้ว +3

    Hhh wadaado walan baad adba leedahye

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 6 ปีที่แล้ว

      Abdi Fatah axmed wadaada maxa laga wada zxp

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      xaaqe i ku dambeyen maqacood tolo

  • @bosteyaali2429
    @bosteyaali2429 2 ปีที่แล้ว

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK