Qisada Bajaajlihii Naagta Jinka Ah ay Heysatay 7 Sano guurka xooga ahna ka dalbatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • Tools I use to run my digital brand:
    Premier pro ( Video editing ) -
    Photoshop ( Thumbnails ) -
    capcut and kinemaster (Video editing) -
    Footage & Images ( Pexels -Pixapay - Mixkit-Freeik) -
    Disclaimer:-
    All rights reserved, no part of this video may be reproduced or coppied without permission from the owner of this video (Abdullaahi Daacad).
    1) This video has no negative impact on other TH-cam Channel.
    2) This video does not contain: content for children, blood and gore, sexual content, female nudity, profanity, violence, and war.
    3) This video is also for teaching purposes.
    All footage is licensed & royalty free and the video was fully edited by us.
    Copyright ©️ Abdullaahi Daacad
    Igalasoo xiriir:
    INSTAGRAM👉 / abdullaahi_daacad

ความคิดเห็น • 238

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 8 หลายเดือนก่อน +43

    Subxaana Laah
    To to be honest qofka muslinka ahi marka uu jaro xariga ilaahay & sunihii rasuulkeenii maxammed CSW❤waa shaki la’aan inuu la kulmaayo jin&jaanba sheekadana run waa noqon kartaa
    Laakiin hada hadaad caafimaaday ha sii Deynin xariga ilaahay iyo raacida sunihii nebigeena CSW❤every time every second ogow inaad tahay adoon ilaahay u noqonaaya oo is hortaagaaya
    Isha alaah ilaahay hayna wada xafido dariiqa toosana ilaahay hayna mariyo

  • @ilays-camuudchannel3865
    @ilays-camuudchannel3865 8 หลายเดือนก่อน +28

    Sida qof loowaraysto barasho ayay ubaahantahay.
    Ninkan waraysiga qaadaya khabiir maaha??

  • @AffectionateAirplane-bj5lo
    @AffectionateAirplane-bj5lo 7 หลายเดือนก่อน +14

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 7 หลายเดือนก่อน +12

    Acuudibilaahi minal shaydhani rajiim xasbiyan allaahu wanicmal wakiil subxaanalaah yaa cadiim

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 8 หลายเดือนก่อน +13

    qofkasta oo allaha abuurtay oo waajibka saaray illoowda shayaadhiinta ayaa utashta oo maamula acuudubillaahi minasheeydhaani rajiimi

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 8 หลายเดือนก่อน +67

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @seynabshiekhmohamed3241
      @seynabshiekhmohamed3241 8 หลายเดือนก่อน +5

      Scwscws wscwscwscwscwscwscwscwscw scwscws wscwscwscwscwscwscwscwscw scwscws wscwscwscwscwscwscwscwscw scwscws wscwscwscwscwscwscwscwscw scwscws ❤❤❤❤

    • @user-vz3ec1ki4d
      @user-vz3ec1ki4d 8 หลายเดือนก่อน

      Scw 😘💚💚💙💙❤️❤️💞🤎🤎💜💜💙❤️‍🔥❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️🖤🤍🤍🤍🖤🖤🖤🖤 scw scw

    • @ayanlemohamed5956
      @ayanlemohamed5956 8 หลายเดือนก่อน +4

      ❤SCW❤SCW❤SCW❤❤

    • @user-vz3ec1ki4d
      @user-vz3ec1ki4d 8 หลายเดือนก่อน +3

      Scw💙 scw💜

    • @Hawohud
      @Hawohud 7 หลายเดือนก่อน +5

      S.A.W

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 8 หลายเดือนก่อน +13

    Waxa dhan oo dadka modayayba wa jiin ilahey umaqorine asaga digriga ilahey dayacay subxanallah

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 หลายเดือนก่อน +11

    Subxaaaana Allah

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 8 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 7 หลายเดือนก่อน +2

    Jinku meel Quraan lagu akhrinaayo ma joogi karo, waa gubanayaa.

  • @IdmanFarah-n4g
    @IdmanFarah-n4g 9 วันที่ผ่านมา

    Saxib part 2 kusoodar saxib

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 8 หลายเดือนก่อน +6

    Waa sheeko kale

  • @AshkiroDiiriye
    @AshkiroDiiriye 7 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanalaah mucjiso 😢😢😢😢😢

  • @SumayaAhmed-nz1uy
    @SumayaAhmed-nz1uy 4 หลายเดือนก่อน

    Haah waajirtaa

  • @Shaaficimaxamadmaxmuud
    @Shaaficimaxamadmaxmuud 7 หลายเดือนก่อน +4

    Qisada waa qiso dhab ah qaabku usheegaayo so ma dareemaysid

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 8 หลายเดือนก่อน +9

    Dumaashi waan ku salaama adiga iyo ilmaha jinka aad noo dhashay 😂😂😂 .waxaan rajeeynaa in aad wareesiga 2aad aan idiin baro doono welcome eedo soo dhawaada soomaali half ayaad tihiin mininka mininkiina waaye
    😂😂
    Waxaan rajeeynaa in walaalkeen laga dhigi doono safiirka jinka iyo insiga u dhaxeeyo😂😂😂
    Eedo adinkana soomaali hubka isku dhameeyeen ka aruuriya idinkaa habeenkii dhuumo karo oo habeenkii la arag qarax ayaa dilay reer abihiin idinkana waxaa ku nooshihiin dabaqyo qurux bada anagana waxaa na dilay qarxis iyo dagaal 33 sano.
    Bada difaaca hubka aruuriya nin adag ilmihiis 😂😂😂
    Marka anaga waan tagnay
    Ilmaheena ayaa bada noo ilaalinaayo hubkana naga aruurinaayo No qarax soomaaliya waa nabad maanta waan iska seexan karnaa dad aan la arkin ayaa soomaali u maqan😂😂😂

    • @Abdirashidrashka768
      @Abdirashidrashka768 7 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nasrahussain4398
      @nasrahussain4398 7 หลายเดือนก่อน

      😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @nuursahin9870
    @nuursahin9870 8 หลายเดือนก่อน +13

    Subxana Allah rabiyow nailali wixijiro raxmanka aya uilmilah

    • @Nuh-v4t
      @Nuh-v4t 8 หลายเดือนก่อน +1

      Jaab8😮

    • @IfraaxDeeq-fk3fk
      @IfraaxDeeq-fk3fk 8 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @boqoradacodka-sf3pj
    @boqoradacodka-sf3pj 28 วันที่ผ่านมา

    Subxaa nallaah allaha na moo riyo

  • @cabdicalihilowole4757
    @cabdicalihilowole4757 3 หลายเดือนก่อน

    Waa ruun taa

  • @hassantoni1331
    @hassantoni1331 6 หลายเดือนก่อน +1

    Arooskada ya joogay

  • @HassanMohammedAliAbdi
    @HassanMohammedAliAbdi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subaha Allah 😢😢

  • @MuxsinCadde
    @MuxsinCadde 7 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @munasar10001
    @munasar10001 8 หลายเดือนก่อน +3

    SOOMAALI YAA USHEEKEENJIRAY ISLA MARKIIBA BEENWAAYE IYO BUUQ AY BILAABEEN

  • @XawoShugri
    @XawoShugri 11 วันที่ผ่านมา

    Scw

  • @MuxsinCadde
    @MuxsinCadde 7 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw

  • @xamarimohamed9080
    @xamarimohamed9080 8 หลายเดือนก่อน +3

    Haa oo hore ayay uga dhacday Hargeysa waxayna ku dhacday nin Hilibla ah.

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ma qiso uu. Sheegayey sh maxamed miyaa😂

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 7 หลายเดือนก่อน +2

    Kan funny waaye

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe 8 หลายเดือนก่อน +2

    Bajaajlihii ugu beenta badnaa aan arkko

    • @Fathuma_omar
      @Fathuma_omar 7 หลายเดือนก่อน +1

      Inaga dhaf wanagu socotaye

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 6 หลายเดือนก่อน

    WIILKAAN HADALKIISA WAA RUNEEYSTAY ANIGA U FIIRSO INDHIHIISA WAA KADAACAD ILAAHAYBASE OG XAQIIQADA YAA LALA YAABIN YAANA LAGU DIIMIN

  • @CanabCaydiid-s8h
    @CanabCaydiid-s8h 7 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma Salli wasallimm calaa nabiyinaa muxama

  • @atakar26
    @atakar26 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wariyaha asagaa na qasaayo sababtoo ah see laguu aaminaa ayuu waqiga inooga qaaday haduusan aamineenin muxuu noogu keenay

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 7 หลายเดือนก่อน +2

    😢qof run sheegaya wuu u eegyahay acudubilah halaysku badnaado

  • @AbdiqaniAbdilahi-o4h
    @AbdiqaniAbdilahi-o4h 7 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudu bilaahi mina shaydaani

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ale ayan ka magan galnay

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 5 หลายเดือนก่อน

    ERITREA MA GABDHAHEENA SOMALIYEED BEY KA QURUX BADANYIHIN WLH TARTAN QURUX BA LA GALI LAHAA CARABTA IYO HINDIDA XITA GABDHAHEENA KA QURUX BADAN M.A

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yartayarta waan uwataa dumaar haween dumaar ooridumaroo murwodumaroo qiimobadan tii kujirtayba tantani ta ahEy qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey Nicmaturabi Nicmaturabi

  • @husencabdicasis6938
    @husencabdicasis6938 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kan & daacad waasoo heshiiyeen😂😂😂

  • @OtaDheere-c5z
    @OtaDheere-c5z 7 หลายเดือนก่อน

    Adkatay kusoco😂😂😂

  • @sheekhnuuribraahim9752
    @sheekhnuuribraahim9752 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wareysigoo dhameestiran hada waa sidii jar kaboodo cml qisada
    Fadlan part2 habkee isku guursadeen

  • @amuunqalpi1394
    @amuunqalpi1394 7 หลายเดือนก่อน

    Subxana lah, allow nagahaay

  • @nasirozil781
    @nasirozil781 5 หลายเดือนก่อน

    6 sano mr leeyhy mrna 7 sano

  • @deqowDahir
    @deqowDahir 8 หลายเดือนก่อน +1

    Talfonkeda malign siinayo qofkas jasiiro tag soundmayelee kkkkk

  • @Malakiiya
    @Malakiiya 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wareyahan maxa ugu tagtay warkiyo dhan waqasay acudubiilah

  • @I.F.J
    @I.F.J 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sheeko jini iyo insi wey dhacdaa lkn wiilka si fiican uwarayso oo hadalka u daa maxad u cabudhin qofkan muxuu haa hadalkiiba wad ku celiseee

  • @sheekhnuuribraahim9752
    @sheekhnuuribraahim9752 8 หลายเดือนก่อน +4

    War niyahow yarkaan part 2 soo wareyso

    • @OOBAAMA
      @OOBAAMA 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @mudreky
    @mudreky 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adkatay 🎉🎉🎉

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 5 หลายเดือนก่อน

    Acuudu bilaah ilaahaan magan galey

  • @BisharHassan-kv2sk
    @BisharHassan-kv2sk 8 หลายเดือนก่อน +7

    Subaxanalah walal ilahay kacabsada benta iskadayaa siloshaqsta jirtaye Ina aderow benale ma aflexe iskada sxb shekadan wax isqadanayo ma ahaa hata hadad ogushekeyso xolahaa

  • @narkpod
    @narkpod 7 หลายเดือนก่อน +1

    wareesiga wa qasty sidu ku bilowdy io meshu ku dhamady adiga wariyagha isku shegayo aya qasty hada wa nagu kala goysy adana sabab u ah

  • @IsbadalCusub
    @IsbadalCusub 7 หลายเดือนก่อน +1

    Brother qisada part 1 iyo 2 inaa ka dhigto ayaa fiicneeyd,

  • @Ismaaciil-b7p
    @Ismaaciil-b7p หลายเดือนก่อน

    Lugneer.maleehay.jinku😅😅

  • @abdicasiskasim6168
    @abdicasiskasim6168 6 หลายเดือนก่อน

    Qof adagaa tahay waxay ka waddey ayadoo kuu sheegtey iney jin tahay aanad isku dhexyaacin macnaha waa qof adag innaba cabsi iyo argagax aan qaadin

  • @NasraQalanjo713
    @NasraQalanjo713 6 หลายเดือนก่อน

    Walay qisadan wax jira Manalapan eegtahay asxaabra qaligaa 😢

  • @daauudsheikhali8833
    @daauudsheikhali8833 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkk kkkkkkk hayey jini

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jini AF somali ku hadlaayo maa jiro,

  • @AdmiringButterfly-xj3gy
    @AdmiringButterfly-xj3gy 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaan allah adkaarta badso

  • @abdicasiskasim6168
    @abdicasiskasim6168 6 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiis waxaana ka rumeysan kara qofkii jin la dhaqmey ama ka guursadey

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka bisinka

  • @abdirisakosman2391
    @abdirisakosman2391 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan waabeentii oo waxaa kafahmee hadalkiisa isma waafaqsana

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 7 หลายเดือนก่อน +1

    Willkaxsifiican umaadan wareesan hadalka Ka dhageeso dadka in eey Aaminaan muhiim ma aha wah

  • @ayaanayaan3532
    @ayaanayaan3532 7 หลายเดือนก่อน +2

    C daacadoow nin wareeysi yaqaano ma tihid wiilku wuxuu ku yiri maskaxdeeyda weybexee aaway jismigiisi tankale ma dhihin maxaa cuni jirtay eey ku siin jireen ileen jini iyo insi ayaan kla nahaye tankle maxeey ku siin jirty sida dhaqaalo ama lacag iyo wax lamida yacni waxaa kamida jinka ineey insiga lacag ku indha sarcaadiyaan tankle dalaalka jiniga iyo insiga dalaalka u dhaxeeyo ma aadan weydin aan iska wardiyeeynee wareeysi ma taqaanind asagiina warka waa nadeeqsiinwaayay

  • @hodancalihodancali-u4p
    @hodancalihodancali-u4p 6 หลายเดือนก่อน

    Habeen 6 sac bajaajku ituu ka imaade been badaanaa

  • @ayanhassan5906
    @ayanhassan5906 7 หลายเดือนก่อน +2

    walaaloow wiilkaan wareesigiisa pr2 kasoosameey arinkaanookale wiil walalkey ayaa heesto

  • @yaasmiincadeey3626
    @yaasmiincadeey3626 7 หลายเดือนก่อน

    Waa shooko iku qaado ah

  • @Mame-gk3jh
    @Mame-gk3jh 7 หลายเดือนก่อน

    Oo oo warbeenwaynaa

  • @ZahroAxmedGaday-zd4rw
    @ZahroAxmedGaday-zd4rw 7 หลายเดือนก่อน

    Soo dhowoow

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanala waa sheeko yaable

  • @HoussenHoussen-un9rj
    @HoussenHoussen-un9rj 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Laah

  • @AbdiasisShekmaxmud
    @AbdiasisShekmaxmud 5 หลายเดือนก่อน

    Arintainanka qabsatay wayjirt

  • @meroslavsheikh8306
    @meroslavsheikh8306 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye Qaldan Aya Thy Muhiim Ma Ahan Iney Dadka Aminan Adiga Kalia Si Fcn U Wareyso Oo Dagan

  • @Mame-gk3jh
    @Mame-gk3jh 7 หลายเดือนก่อน +1

    Nikaan inuubeensheegaayo wajigiiseey kuqorantahay kkkkkk walaaahi waabeentiis hadalkiisay kamuuuqataa warilaahay kabq

  • @AffectionateAirplane-bj5lo
    @AffectionateAirplane-bj5lo 7 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 5 หลายเดือนก่อน

    SHEYDAAN NAAG FOOXISO AH AYUU QAADI JIRAY SHEYDAAN MEELAHAASO KALE WUUBA DAGANYAHAY WAYO SHIRKI BEY KU JIRAN DADKAAS QURAAN 6 SAAC O HABENIMO DAD LASAARAYO MUXUU AHAA SHEYDANKI UNBAA QAATAY

  • @faaraxmaxamuud2933
    @faaraxmaxamuud2933 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtii wiilkaan oo waxaan isku aragnay bada dhedeeda hotel ku yaalo oo la dhaho jaanbaciir aniga xitaa hoteeka ayaan la degenaa oo aan ku qabey geber ay isku cid ahaayeen gebedha uu qabay waxey ahaayeen carfiid qabiilka la dhoho lkn isaga hada wey kala tageen anigana waan qabaa weli mudo 21 sano ah ayaan qabaa waxeyna ii dhahay ciyaal bada oo gaarayo 2000 labo kun xataa qaarbaanan aqoonin alx haleyga war haayohee soomaalideydaay 🙄🙄🙄🙄🙄🙄😻😻👻👻😽😽🙀🙀🙊🙊🙊🙈🙈

    • @AminamahamedIbrahim
      @AminamahamedIbrahim 7 หลายเดือนก่อน +1

      4 hadaad guur sadid wa 8000 kun masha Allah doorshada ina biixi ayaan ku so wacaya aad naga jabiside

    • @Sacdiyaqaali-x9i
      @Sacdiyaqaali-x9i 6 หลายเดือนก่อน

      Labo ciyala iso bas😂

  • @ramaancabdi3780
    @ramaancabdi3780 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shekadaan mit lamit ah ayaan maanta dhageysanayey
    Odey kudhacdey 1948 somaliland waxaa la dhahaa xasan olol.
    Yu tube ka waad ka heleysaa waxaad qortaa nink naag jin guursadey.
    Waana wax jira jinka iney wataan insiga weliba si qasab ah weyna dhacdaa
    Xiligii cumar binu qadhaab wey dhacdey taariikhda waad ku arki kartaa wax cusub ma ahan

  • @seydcali5169
    @seydcali5169 7 หลายเดือนก่อน +1

    Horta ninkaan isagu jin miyaa mise insi waa su,aale

  • @HiboHaroun
    @HiboHaroun 7 หลายเดือนก่อน +2

    Afkisa lama fahmayo.turjuman ayan u bahannahay

  • @HhhUuu-p3f
    @HhhUuu-p3f 8 หลายเดือนก่อน

    beenloow❤❤

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 8 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😅
    Naxtin saa"ida saaxaboow kkkkkkk
    Caku xandal xuuuuuuux 😮😮😮😮😮

  • @HindaNuur-b8m
    @HindaNuur-b8m 7 หลายเดือนก่อน

    Jajiib gabren quraan saar 😂😂😂😂

  • @abdicasiskasim6168
    @abdicasiskasim6168 6 หลายเดือนก่อน

    Kuulu waa jiraa qabiilkaa jinka ah meelaha qabuuraha ayey dagaan iyo qashimada dadka waa cunaan dhiigana waa ka cabbaan adoo nabad qaba haddaad kasoo badbaadey gabadhaa jinkaa aheyd si dhab ah ayey kuu jecleyd

  • @HamiGroup585
    @HamiGroup585 7 หลายเดือนก่อน

    Ninka shekadisa markan dhamestay. Quransar audhiman

  • @ArmanCadepoi-yr7py
    @ArmanCadepoi-yr7py 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp hada sanadkay ma rayaaa 3024 miya marayaan ii sheg heee zxp

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mucjiso wlhi waan yaabay😱😱😱😳😈👹👹

    • @sahrafaarax3764
      @sahrafaarax3764 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ha ku ka xeest

    • @user-vz3ec1ki4d
      @user-vz3ec1ki4d 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@sahrafaarax3764 bisinka 😱 wnba ka cabsadaa rutii qisooyinka jinkana zaaaid bn u jecelahy 🤣💘👹😱😭

    • @user-vz3ec1ki4d
      @user-vz3ec1ki4d 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@sahrafaarax3764 wn jecelahy qisooyinka jinnka Hhhh🤣😅h😫😭😱👹👺👹👺

  • @foozia426
    @foozia426 7 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah

  • @ashaalali1221
    @ashaalali1221 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adkar LA an iyo najazada oon daqiin .also lack of prayers .

  • @UsaameMaxamedxasan-mg9zs
    @UsaameMaxamedxasan-mg9zs 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga kancamal hadn't Shaan LaHaye

  • @Ayaan-t1x
    @Ayaan-t1x 6 หลายเดือนก่อน

    Tollow wax ma dhalay

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka waraysi dambe ka qaad oo hadalka u dhaaf isagaa waramayee mise su’aalahaaga le kajawaabaa kkkkkkkkk😢

  • @lamahuraanchannel
    @lamahuraanchannel 7 หลายเดือนก่อน

    7 abeeso wasayey 😂😂😂😂😂

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 7 หลายเดือนก่อน

    Familyyy Systems SENERATIONSSS dumaaaar iyo Ragba.mashalsh tabaarakalah soooooooooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan cadceeddumaaroo bahbahbah bahyareey minyaro lagufarxeeeey

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb ada nasib leeh naag jini sxb la noqataay

  • @deqowDahir
    @deqowDahir 8 หลายเดือนก่อน

    Mass jini ah anaa Shuman sadly

  • @SmilingArcticFox-pl1ep
    @SmilingArcticFox-pl1ep 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wlee kan ilama fiyoba😂😂😂😂

  • @ConfusedSkating-xq9py
    @ConfusedSkating-xq9py 7 หลายเดือนก่อน

    Been badnaa xabsiga dhaxe ayaan kuwada xirneen walhi Gopolka gedo ayagoo dhalanyro gorgor ah kudileen askri kale kulahaa 7sano log abta ladhahaye ayuu jini umaleeyey😂😂😂

  • @itzmessi_hd
    @itzmessi_hd 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kan asagaa sheydaan ah halmar sheydaan iskama naarin miyaa

  • @cabdirashiidaxmed2780
    @cabdirashiidaxmed2780 8 หลายเดือนก่อน +1

    sheekadan hadii ey tahay run waxee leedahay bilow iyo dhamaad ee marba meel laguma boodboodo teeda kale ninka shekada ka shekenayo hadalkiisa iyo wajigiisa isma raacsana

    • @Suhur-cc2kl
      @Suhur-cc2kl 7 หลายเดือนก่อน

      Wajika iyo hadalka Sey iskuracan wll 😂

  • @haajihashi5159
    @haajihashi5159 7 หลายเดือนก่อน

    Eritrean ma qurux leh 😂

  • @HamiGroup585
    @HamiGroup585 7 หลายเดือนก่อน

    2520 malmot .qashin sexowaa waaye hadi sacado rabtitna nososhek
    Waaaa kkkkkkkkkkkk Abgaal &Habargir

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka waraysiga qaadaya nin khabrad leh maaha Qofku markuu sheeko wado lama dhexgalo ama sheekada lama badalo intuu wiilku kuu dhamaynayo iminka safiirkii u dhexeeyey jinka iyo insiga wuu ka dhexgalay waraysigii bilaa xiisuu ka dhigay waxaad moodaa dembi baadhe xabsiile waraysanaaya xataa hadalkiisa shit