Qisadii JINKA aan taxiga ku QAADAY, Naxdin aad u weyn fadlan hadaawan hadaad baqeyso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • WAAD KU MAHADSANTAHAY BOOQASHADAADA WALAAL HANA ILAAWIN INAAD SUBSCRIBE SAARTO SI AAD GARABKEENA U BUUXISO NOONA TUSTO TAAGEERADAADA LANA WADAAG DADKA KALE SI AAD AJARKA NOOLA QEYBSATO,
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com.
    MAHADSANID.
    Barnaamijka Shaqaa Sharaf Leh daawo:
    • waa dhiira gelin iyo w...
    • Shaqaa Sharaf Leh Q2a...
    • Shaqaa Sharaf Leh Qebt...
    Noloshaada wax ka badal Maanta:
    • Dadkaan Dartooda Ayaad...
    • Maal Qabeen Ku noqo Ha...
    Xadiith Soomaali badan qalad u fahmeen:
    • XADIITH Soomaalida Bad...
    Qisooyin:
    • SODOHDII Sharta Badney...
    • NIMANKA Noocaan ah Maf...
    Subscribe,Like And Share, Rukumo,Jeclow sidoo kale Dadka la wadaag

ความคิดเห็น • 635

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 ปีที่แล้ว +102

    ASC WR WB WALAAL HADAADAN WALI NAGUSOO BIIRIN FADLAN, HA'ILAABIN INAAD SUBSCRIBE DHAHDO, VIDEOSKANA LIKE SAARTO SI AY DAD BADAN U ARKAAN ADNA AJARKAAD NALA WADAAGTAA INSHAA ALLAH, Sidoo kale Barnaamijka KA FARXI WALAAL ee isbuuc walba qof aan hadiyad lacag ah siino waad ka soo qeyb gali kartaa meel walbaad joogto.MAHADSANID

    • @yacquubbakal6727
      @yacquubbakal6727 3 ปีที่แล้ว +1

      isoqabo wllo fadlan isowabo whats app +252907954457

    • @AkramHB
      @AkramHB 3 ปีที่แล้ว

      trtrtrtrtyryrtrtrtrtrtrtyrttrtrtyrtrtrtrtyyrtyttyryryrtyryrttyrtrtyrtyrttrtytrtrttyrttryyryryryryetyrtyryrtttyryryrtrtyryryrttyyrtrtyrtyryyetrtyrtrtttttyrytrtrtryrytrttyrytryryrytetryryryryryryryrtyryyrtttyttryrttytyryrtyyryttttyryttttyrytrtyrtyrytryryrtyrtttyrtyttyyrtyryrtyrytytyrtrttyrtyryrtyytrtytyryryrttyrtyryrtyyyryrtyrtytrtttttyttyrtyyrytryryrtttytytttyrtrtyyrttryryrttyryrtttttttttttttyrttttttttttttttyrttttttttyrtttttttttttttttttttTttttttttyrtttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttyttttyrtttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttytttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttyryrttyrttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttyrttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttyrttttttttttttttttttyyyyryryyyyty67yytswrs

    • @kawsarmohamed6710
      @kawsarmohamed6710 3 ปีที่แล้ว

      Iin sha allh wll

    • @muniiropilot5529
      @muniiropilot5529 3 ปีที่แล้ว

      +252906254982 iga so qayb gli barnaamijka walal

    • @deeqaosman9665
      @deeqaosman9665 3 ปีที่แล้ว

      6and and and

  • @mubarikfaarax2323
    @mubarikfaarax2323 2 ปีที่แล้ว +19

    اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson9975 3 ปีที่แล้ว +26

    😂😂😂😂 jazaakallahu khayral jizaa wllkay 3 qiso oo aan aad u jeclaystay baad nooga sheekaysay aad baan u ramaystay waayo jinnkana dhacdooyin badan baan kala kulmay inkastay ka duwanaayeen kuwaa oo aanan anigu arkin taxilanimona waan soo maray inkastaan iminka dalkii ku noolahay.

  • @ashwaqmohamed6130
    @ashwaqmohamed6130 2 ปีที่แล้ว +14

    Sheikh jinki lacagta miyu kuu siiye mise waa deen oo wan kulenahay 😂😢subxanallah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 4 ปีที่แล้ว +8

    Subxaana laahi. Waaqal ilaah alaha nagu shartiro shiikh wadada badanaa way ku dhacda sasbatoo ah Dadka ey quraanka eysaaraan bey ka soo raacaan wadada ila dhashay xataa muraayada guriga iyo kuwa musqusha Waa uga soo biri JIRAY acuudu bilaahi mina shaydhaani rajiim ilaah hanugu shartiro aaamiiin

  • @baraarug969
    @baraarug969 4 ปีที่แล้ว +17

    Sheekh allihii ku badbaadiyay ayaa mahad leh, waa arin naxdin leh Subxaannalaaah

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +29

    Acudubillahi Mina Shaydani Rajim 😱 Ya Rabbi na caawi oo noo gargaar 🤲 Baraka’Allah Feek Sheikh 🤲❤️🤲

  • @safarkaygiisweden6658
    @safarkaygiisweden6658 4 ปีที่แล้ว +55

    People don ’ t forget Azkar. Walalhi is very important. Because Allah protect you.

  • @cafiifo5224
    @cafiifo5224 4 ปีที่แล้ว +50

    Aayat kursi markaa akhrisay buu dharkiisa kaliya haray meel aayat kursi lagu akhrinayo jin majoogayo Allaha nagaxafido jin iyo insiba sharkooda

  • @farxiyomaxmed5624
    @farxiyomaxmed5624 3 ปีที่แล้ว +9

    Subxaanallaah yaa allaah alla wadnaha shiikhoow geesisanidaa maashaa allaah

    • @tuugwayn999
      @tuugwayn999 2 ปีที่แล้ว

      🤣😅😆😁😃😀😅🤣🤣😂

  • @faadumofaadumocubayd8959
    @faadumofaadumocubayd8959 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah waa wax aad loogu baqo ilaahow naga qabo balaayada😢😢😢

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi704 4 ปีที่แล้ว +4

    Kaamirada sheekh maduubtay jinka kaamirada maqabato noosoobadi sheekh 👍👍👍👍👍👍 sheekadanookle

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 4 ปีที่แล้ว +11

    Subxanallah ilaheyba kuxfdiyay sheikhow sheydanka wukucuni rabay koley ilaheyba kheyrka kuwafajiyay lkn gesibatahaye allah kuxifdiyo

    • @najiibalfa6173
      @najiibalfa6173 4 ปีที่แล้ว +1

      Cunid cunid ahaa bisinkoo aniga wanba dalban jiry ka wrn he anigo yar melaha 15 jir an ahy waxa marwalba leyga shekeyn jiry iney raga qaar arkan dumar qurux bdn caraf bdn wx lagu tilamam an laheyn quruxdeda yo jirkeda blse jin ah anigu neh waqtiga marwalba wxn soco jiry saqbarkii micnha xliyada dambe 2 hbn nimo ama 9 hbnimo melo fok fok neh wn ukala socon jiry wlhi ben kuma shegayo wxn alle ka baryi jiry inu iga so horbixyo nagtas ama hbn un an lakulmo jcylka an uqabo le inan arko quruxdeda yo inan la shekysto blse ilaayo hda manan ark

    • @nasteexoxaanshi1145
      @nasteexoxaanshi1145 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@najiibalfa6173bisinka indha adkida 😂

  • @monagacan6063
    @monagacan6063 3 ปีที่แล้ว +9

    jazaKallaH sheekh waa marki ugu horsay aan chankga so boqdey

  • @justone7020
    @justone7020 3 ปีที่แล้ว +25

    ALAAH BA KU BADBAADIYEY ALLAH WU INA JECELYAHAY

  • @emirhanaliv3146
    @emirhanaliv3146 4 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi ani Habeen waxaa igu dhacday anoo marayo I-29 Kansas ayaan meel mugdi ah ku arkay Naag boorsoyin wadato meel aanan umad ka dhaweeyn ku arkay halmar ayaaa jiricooday naxdin darteeyd wlhi Markaa dhahay acdubilah minasheydani rajim miriqdeeda waa waayay subaxanllah

    • @shimbirtayar48
      @shimbirtayar48 3 ปีที่แล้ว +1

      Sheekha Kisto jag fiin waye adigana ma group ka ka mid aheyd lacala jinn wiil ah hada aragto ii balami wlasha somaliyed aheye hhhhh hhhhh hhhh 😂😂😂😂

    • @emirhanaliv3146
      @emirhanaliv3146 3 ปีที่แล้ว +2

      @@shimbirtayar48 😂😂😂😂😂😂 ani ado dartaaa u nowonayo jinn is diyaari 😂😂😂

    • @monagacan6063
      @monagacan6063 3 ปีที่แล้ว +1

      Ana gurgan jogo haben walbah jibah ku jasah kwaram 😂😂

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 3 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh taas mid la mid ah oo ka duwan anigay igu dhacday 3 jeer oo jinkii caadi u arkay asagoo suurad ibniaadam wato balse quraanka waa xijaab saxiix ah alxamdulillaah calaa nicmatal islaam.

    • @cr7thegod660
      @cr7thegod660 2 ปีที่แล้ว

      Sidee bu u ekaa?👀

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 ปีที่แล้ว +4

    2017 anoo taxi wada 3.15pm ayaan qaaday naag waxan geeyey xaadad kutaala magalada oslo la dhaho sørkadalen
    Wlhi naagtii lacagtii way ii dhiibtay
    Hadaba qoftii gaadhigii kamay degin
    Gaadhiga ma dhex fadhido
    Bismilaah
    Anigu habeenka suratul yasiin baa malaha 100 akhristay.
    Alhmdlhi

  • @fartuun5991
    @fartuun5991 4 ปีที่แล้ว +10

    Xasbunallah sheikh waad sigatay way dhacdaa arintan aabahay bayku dhacday arintaan oo kale somalia gudeheeda

    • @cr7thegod660
      @cr7thegod660 2 ปีที่แล้ว

      Sideey u dhacdey?👀

  • @Khayrjecel
    @Khayrjecel ปีที่แล้ว +1

    Subaxanallaah ILahay baa kaa xifdiyey sheikh
    Ayatul kursi waa Xijaab adag !

  • @afifacadey4643
    @afifacadey4643 4 ปีที่แล้ว +18

    Subxaana Allah sheikh allh ayaa ku badbaadiyay. Hhh qiso aad ucajiib badan aheyd

  • @mayo8847
    @mayo8847 4 ปีที่แล้ว +15

    Baanarooyo ayaa kugu dhacday ee ilahay ka bari in ow kaa qaado
    Waa bacda Holland
    Iska jaf

  • @khalisayussuf7601
    @khalisayussuf7601 4 ปีที่แล้ว +14

    Subxanalaaaah xalad cabsi badan baad lakulantey sheekh

  • @taqwahayat5636
    @taqwahayat5636 3 ปีที่แล้ว +1

    Subhan'Allah! Ya Rabb' naga dhowr inta xun,Amin. Sheekh Allah ha ku dhowro.

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 3 ปีที่แล้ว +4

    Laakiin qof adag baa tahay sheikh masha,Allah

  • @habiibabdalle4088
    @habiibabdalle4088 4 ปีที่แล้ว +35

    Subxaanal quduus sheekh cabsi ka qaaday lkn hadana ka aadama ahaan waan jecelnahay inaan ka war helno hhhh

  • @ismahaancadey8758
    @ismahaancadey8758 2 ปีที่แล้ว +7

    🌷 💓 ❣Alxamdulilaah qeer waaye sheikhow haduuba ILAAHEY kusoobad baadiyey Alxamdulilaah SAS waaye qofkii rabbi xirigiisa kuxiran wax dhib Ah ma Arko Hadii uu Arkana Rabbi Ayaa bad baadinaayo ILAAHEY dhamaan Teena hanoo wada gargaaro Amiin Amiin Amiin yaarabi 🌷💓❣

  • @abdikadirmuse512
    @abdikadirmuse512 3 ปีที่แล้ว +12

    Caawo masexanayo🤣🤣🤣wlhi waa Qiso cabsi badan,mida hassan Pakistani waa waali,mida ku Qabsatayna waa kadaran tahay🤗🤗 hadan aniga ahaan lahaa highway-ga shil aynba ku gali lahaa

    • @shukrishacni6588
      @shukrishacni6588 2 ปีที่แล้ว +3

      Wllo hasan pakistani qisadiisa xge ka helaa

  • @user-yp9sc8uu4x
    @user-yp9sc8uu4x 3 ปีที่แล้ว +8

    ماشاء لله الله يحفظك يطول بعمرك

  • @deqaahmedi1338
    @deqaahmedi1338 4 ปีที่แล้ว +28

    Waa ka helaa qisooyinkaan camal lkn maxey kuugu taallaa caawo ma seexanaayo 👁️👁️🤣🤣🤣

    • @najiibalfa6173
      @najiibalfa6173 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga ayu aha qofki lakulmy ninkan yo ki hore ba adiguse hdad jeceshahy aniga kula kulmi dono ogowse mida 🤬🤬🤬🤬🤬🥶🥶😈😈😈👹👺👾

    • @wadaadkatv3705
      @wadaadkatv3705 4 ปีที่แล้ว +1

      @@najiibalfa6173
      Aniga ila kulan bal🤣🤣🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️ha isoo.marin

    • @shukrisaleh3389
      @shukrisaleh3389 3 ปีที่แล้ว

      Anigaba waan jeclahay,beri baan TV American ah ka daawanjirey qisooyinkan oo kale.

    • @abuanas2069
      @abuanas2069 3 ปีที่แล้ว

      😀😀😀😀😀😀

  • @eveibrahim4091
    @eveibrahim4091 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم إني أسألك باسمك الأعظم، الذي إذا دعيت به أجبت، وإذا سئلت به أعطيت، أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت، الأحد الصمد، الذي لم يلد ولم يولد، ولم يكن له كفوا أحد: أن تغفر لي ذنوبي، إنك أنت الغفور الرحيم.
    اللهم إني أسألك بأن لك الحمد، لا إله إلا أنت، المنان، بديع السموات والأرض، ذو الجلال والإكرام، يا حي يا قيوم: أن تتم علي نعمتك، وتنشر علي رحمتك يا رحمن يارحيم صلى اللهم على محمداً و على آل و صحبه و سلم. 🌹🌹🌹

  • @sparkoThe1
    @sparkoThe1 4 ปีที่แล้ว +26

    Asc Sheikh Aniga hada ka hor lakulmey Maano weyn oo Norwegian ah oo meel fadhida abarihii 01:00 saqda dhexe anigoo gym ka imaadey. Runtii waxey aheed qof labisan wayeel ah hadana iska faraxsan wadata boorso safar. Waan utahey wan salaamey waxaan weydiiyey waxa ku dhacey iyo iney caawinad ubaahan tahay waxey igu tiri wiilkeygan sugayaa waxaan ku iri makuu wacaa. Waxey igu tiri iska daa wuxuu iyiri waqti mahaye isug waxaan ku iri makuu wacaa qolyaha dawlada ee banaanada dadka kaniruriso waxey igu tiri maya iska Aniga laxariiraye. Wey ii mahad celisey. Waxaan ku iri gaajo miyaa ku heysa waxey tiri maya waan dharagsanahay. Wey ii mahad celisey hadana. Kadib waan macsalameyey oo ka tahey wax yar markaan sii socdey ayaan DIB ufiiriyey mise qofna meeshii mA fadhiyo. Markaas ayaan intaan cowdi bileystey ayaan ayutul kursi afka ku qabsadey. Waxaan isøde yahay waxa i badbaadiyey waxey aheed Allah swt iyo anigoo markasta markii an guriga kabaxaayo weysada iyo adkaarta kabaxo. Habeenkaa aad ayaan unaxey. Mammada an arkey waxey aheed qof labisan oo elegant ah waxey igu noqotey mujiso. Hada hadii an arko qof meel fadhiyo uma bareero oo mA wareesto waxaan muujiyaa taxadir. Alhamdulilaah 🤗

    • @suleeqoquruxwanaag5636
      @suleeqoquruxwanaag5636 4 ปีที่แล้ว

      Bismilaah waa taariikh cajiib ah

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 4 ปีที่แล้ว

      Subxaana laahi ilaahoow namooti qalqiga alaha Waa badan yihiin

    • @balqis559
      @balqis559 4 ปีที่แล้ว

      Jinka dhib badanaa waa cajiib

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 4 ปีที่แล้ว

      Waa baxsatay habeenkaas

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 ปีที่แล้ว +2

      Qisadii iigu yaabka badneyd ee taxi iga soo Marta waxey ahey. Nin ayaan qaaday aad ulebisan waan sii sheekeysanay laakiin markii gurigii aan tegey Naag ayaa iga degtey. Aniga ayey igu dhacday

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc was ku salamay sheq dumi diid runti waa qiso yable wana ku amineyna wayo ilahey ayaa qur ankisa ku shegay in uu jini iyo insi aburay ey adunkan ey isla jogan ilaheyna waa ka bad badshay oo waxs tahay sheq calima ilahey ha ku xafido

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 3 ปีที่แล้ว +17

    Waxaad xooga saartaan, labadaan xijaab:
    ١- بسم الله الذي لايضر مع إسمه شيء في الأرض ولافي السماء وهو السميع العليم.
    ٢- أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق.
    * InshAllaah caruurta iyo xaasaskuna aad ugu adleeya, waa →Xijaab dhameys-tiran e.

    • @amiinmustafeibraahim5392
      @amiinmustafeibraahim5392 3 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid walaalkay alle hakaa abaal mariyo

    • @mubaaraksaney4812
      @mubaaraksaney4812 3 ปีที่แล้ว

      @@amiinmustafeibraahim5392
      Si laind ah wll sare.
      Adigaa iga mudan.

    • @othmanempire349
      @othmanempire349 3 ปีที่แล้ว +1

      Jazakallah khyr wall❤️

    • @mubaaraksaney4812
      @mubaaraksaney4812 3 ปีที่แล้ว +1

      @@othmanempire349
      أمين.
      الله يبارك فيك.
      Mahadsanid.

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 4 ปีที่แล้ว +7

    😱😱😱😱😱hayoooy cabsi cabsi wlhi allow naga qabo

    • @balqis559
      @balqis559 4 ปีที่แล้ว +1

      Zaaid cabsi cabsi laakiin adkaartaan afka kuhaayaa hada aniga

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 ปีที่แล้ว

    ACUUDU bilaahi mina shaydhaani rajiim
    xasbunalaah wanicmal wakiil
    sheikh Mohammed Allaha kuxafido

  • @sharifoahmed3276
    @sharifoahmed3276 4 ปีที่แล้ว +26

    Asc
    Runtii sheekadaan midla mida anay igu dhacda anoo yar
    Wadankii ayaan joogay
    Jid ayaan kaligeey maraayay
    Waxaasa iigu yab badned
    Markii Hooyo loo sheegay
    Oo ay dhahday ma waraabe ayoow ahaay Runtii waa cabsi
    Alx allah waxa uu naga haayo way fara badanyihiin

  • @safiyoqaasim916
    @safiyoqaasim916 4 ปีที่แล้ว +5

    Jazakumullah Qeyr

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 2 ปีที่แล้ว +1

    Machaalah sheikh give us more history jiini like 👍 that lm interested

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 4 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallaah walalo wa runtaa qofkii alle ku xiran allaah baa badbadinaayo

  • @najiibsilver7206
    @najiibsilver7206 ปีที่แล้ว +1

    Allah hayna xafito 😢😢😢😢 sheikhow jinku waa wax alle laga magan galo

  • @nihanmahamut2842
    @nihanmahamut2842 4 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilaah illaahay ayaa kaa magan galiyay dhibaatada jinka

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 4 ปีที่แล้ว +6

    Waad sugayay sh bisinka Allah ha na xiftiyo

  • @Iimaan_
    @Iimaan_ 4 ปีที่แล้ว +10

    Aniga waan baqay waliba saait qolkeyga ku jiray wan ka soo cararay subxna allah wlhi waa cabsi saait ah

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 4 ปีที่แล้ว +1

      Ismahan maxamuud. Hadaad cabsato waaba jecel hahay jinka lagama cabsado adkaarta Afka LAGU qabsadaa mana lacabsado uu cararaa hadii aaytul kursiga la aqrisataa cabsida uu jecel yahay ascww

    • @balqis559
      @balqis559 4 ปีที่แล้ว +1

      Sheekada waa cabsi walaahi Laaakiin ha Iska dhigin Inaad cabsaneyso....adkaarta adkaarta afka kuhaay

    • @Iimaan_
      @Iimaan_ 4 ปีที่แล้ว

      @@maryamabdallah3904 insha allah shukrn abyo

    • @Iimaan_
      @Iimaan_ 4 ปีที่แล้ว

      @@balqis559 insha allah shukrn abyo qaLi

    • @cabdulqadircabdulahi3094
      @cabdulqadircabdulahi3094 3 ปีที่แล้ว

      runtaa miyaa

  • @user-rr8wo8tn3v
    @user-rr8wo8tn3v 4 ปีที่แล้ว +3

    shukran sheikh

  • @somgamers7554
    @somgamers7554 3 ปีที่แล้ว

    wallahi waa qiso cibro qaadasho mudan , waxa wanaagsanaan laheyd in aad wareysato si aad xaqiiqo fara badan u ogaatid walloow aad diinta usoo bandhigto hadii uu gaal ahaay ,

  • @aweysxasan1523
    @aweysxasan1523 ปีที่แล้ว

    Allah ayaa ku badbaadshay ee inuu ku afduumo ayuu rabay quranka ayuu mariwaayay

  • @smx111
    @smx111 4 ปีที่แล้ว +7

    Acuudu Bikalimaati llaahi Taamah waninkuli
    Shaydhaani wahaamah Xasbuna llaah wanicmal wakiil ..

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 ปีที่แล้ว +4

    Walhi tan ugu danbeysay iigu cabsi badneed tii ugu danbeysay bee eheed walhi ilaa hada xaada ikacsan 🙆‍♀️🙆‍♀️😭😭😭😭

  • @user-zr9eh3xl7b
    @user-zr9eh3xl7b ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakuxafido sheekh جزاك الله خيرا بارك الله فيك

  • @umuhadiyah8362
    @umuhadiyah8362 4 ปีที่แล้ว +24

    Naagaha bes moday inay cabsadan hhhhh lkn nimanka ay bir yihin moday inkasto arkay nin jiir iyo baraanbaro kacabsado

    • @Iimaan_
      @Iimaan_ 4 ปีที่แล้ว

      Umu anfac Hussein kkkk jiir iyo baraanbaro nin ka cabsanaayo kkkk

    • @balqis559
      @balqis559 4 ปีที่แล้ว +2

      Jiir iyo baranbaro kkkkkkkkk😂😂😂😂

    • @abdiwaliabdullahguduud6231
      @abdiwaliabdullahguduud6231 4 ปีที่แล้ว +2

      Anaa jirka iyo baranbarta ka baqo neceb musqusha hadii anku arko anoo qawan soo cararaa

    • @umuhadiyah8362
      @umuhadiyah8362 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiwaliabdullahguduud6231 hhhhhh hhhhhhh yaa mid an arkay ayaa dhobadina iskumel laga so qaaday hhhhh

    • @wadaadkatv3705
      @wadaadkatv3705 4 ปีที่แล้ว +1

      @@umuhadiyah8362
      Wll naagaha kaliya maaha nimankuna way baqaan waayo waa bilaaadan anigaygan kula hadlayaa waxaan ka baqaa masaska iyo bahshan goodaada la dhaho ama qorotada ee guryaha gasha lkn jiir iyo baranbaro kama baqo hablaha aanu wallaalaha nahay markay baranbaro arkaan anay ikiciyaan 🙆‍♂️🤣🤣

  • @amaalmustaf5486
    @amaalmustaf5486 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan quranka barto ,awod alo ayuwata mansh allah ilahay hakuxagido

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 3 ปีที่แล้ว +4

    Ciiyrata naga daye iyo dhuu dhuumashada Lacagti aaway bru bn dhihi laha chance waaye 1 billion dollar buu ku siin 😂😂

    • @raxmoruun5092
      @raxmoruun5092 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😁😁😁😂😂😂

    • @sheykalhudson9975
      @sheykalhudson9975 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 I don't think so, hada waa kula fududahay lkn waxaan marka live ay kuugu dhacayso way ka duwan tahay marka lagaaga sheekaynayo. Ka soo qaad adoo habeen saqdii dhex gurigaaga joogo kelidaa oo arkay kitchen ka oo dad ka hadlayaan alaabtii la turtuurayo wax joogana ma leh. Cayaarta naga daa miyaad ka fekeri lahayd mise jinni ku soo weeraray oo raba inuu ku dilo baad ka fekeri lahayd?

    • @Easy_way1
      @Easy_way1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sheykalhudson9975 Caawinaad miyad u baahanyihiin mise wd isku filuntihin bn dhihi laha. fadlan leerakana iga sii baqtiya markad hoshina dhamaysatan.

  • @hafsaabdirizak8422
    @hafsaabdirizak8422 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc Wll waxan rajenayaa inad cafimad qabto walal dardaran an kusinaa wll habenkii xilidanbe suqa ha udanben suxabdina ha u horen ducada suqa aqriso ilahay haku xafide

  • @gedi73
    @gedi73 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah wlh waa qiso ku cibaaro qaadasho ah dadka xuska Allah ku xasuusto Allah qalbigooda wuu dajiyaa manabaqaan Allahu akbar

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 4 ปีที่แล้ว +5

    Wallahi wa arrin muruga badan

  • @cilmicismaan4448
    @cilmicismaan4448 3 ปีที่แล้ว +5

    Intaan kuleytiga qabto Waar Jini iyo Insi midkaad doonto ahoowe lacagta ii tuur baan ku oran lahaa 🤣

    • @ahlammohmed466
      @ahlammohmed466 3 ปีที่แล้ว

      Kulaytiba ma isagaa ku yaala

    • @cilmicismaan4448
      @cilmicismaan4448 3 ปีที่แล้ว

      @@ahlammohmed466 kuleyti la’aan aa markaas waa la isku kadsoomi

  • @fadumo5598
    @fadumo5598 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekdan naftirkeeda ayaa laygu seexin jiray anoo 9years old ah
    45 fourty five years ago imagine!!Lkinkse rijaalkaan waa American rijaal.. CORNELLkan SAY WALAAH 'da ah hada dhow ayeey soo gaartay sheekadan BECAUSE afka somaliga inuu ku Barto ayaa loogu aqriyay.. llkinse TH-cam"ka inuu kaga caaana maalo ayuu rabaa sheekooyinkeeenii caanka ahaa ee KOONFURTA soomaaliya YAAB.. this is why I'm so proud to be a BRAVE SOMALI
    Say WALAAHI THEY SCARE OFF BEING ALONE OUTSIDE evan in their car . He needs a trip to African Bush..
    Bye the way KOONFURTA ayaa laga leeyhay sheekadan all somalida kale waa la liqsiin kraa BECAUSE reer miyi aan school arg by ubadan yihiin waana la cunsiin kraa . ..
    llkinse reer KOONFUR hadaanu nahay waanu kugu qosleynaaa BE SMART & DELETE THIS SHITY video BEFORE MY CRAZY MOTHER IN LAW to GIVE YOU A CALL OF your last wrong doing which's INTERFERING THE NATURE OF PAST SOMALI PEOPLE..
    KKKKKKKKKKKKK

  • @samiirjamac8902
    @samiirjamac8902 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxa ayad kirsigi wax matariwayey. Wad naga nixine fidyow ga ayaba jug dhahaya🙄🙄

  • @feysamuse6680
    @feysamuse6680 3 ปีที่แล้ว +2

    Asalamucaleykum sheikh qofku siidu lacagta kubixiyey

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 4 ปีที่แล้ว +88

    Bal waakaase yaa iiseexanaayo cawada xasbiyallaah nicmal wakiil
    YAA SHEEKH waa iga adag tahay wlhy

    • @najiibalfa6173
      @najiibalfa6173 4 ปีที่แล้ว +7

      Hhhhh wr naga sexo hdi kale wnku imana aniga waye labada qof ee raacy taxi

    • @abdullahiosman4319
      @abdullahiosman4319 3 ปีที่แล้ว +3

      Kkkkkkkkk hhhhhhhhhh

    • @rummanruweyda5077
      @rummanruweyda5077 3 ปีที่แล้ว +1

      kkkkk

    • @MrNiima
      @MrNiima 3 ปีที่แล้ว +3

      @@najiibalfa6173 hhhhhhhhhhh

    • @apduhakimdayax8995
      @apduhakimdayax8995 3 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhhh quraan akhriso

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 3 ปีที่แล้ว +2

    asc walal llacagta yaa ku siiyay wixii weeyba kaa tageen

  • @libanali605
    @libanali605 4 ปีที่แล้ว +3

    Jaazakumul Allah qeeran

  • @milgomahamud61
    @milgomahamud61 4 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah shiiq qatar ayad gashey🤔🤔

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi704 4 ปีที่แล้ว +3

    🤩🤩🤩🤩🤩👍👍👍👍👍👍subhalah qiso mcn sheekaa kumaqlaijiray

    • @imran5903
      @imran5903 4 ปีที่แล้ว

      Sheikh su aal ku weeydiinaa lacag ma bixiyay

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 4 ปีที่แล้ว +13

    subxaanallh waan naxay wallhi waan sexan raby 😭naxdin

  • @ubraahimabdulaahi3387
    @ubraahimabdulaahi3387 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Alla
    IIMAAN KAALISA
    ALLAHU AKMAR

  • @fadumosiciidabraar7352
    @fadumosiciidabraar7352 3 ปีที่แล้ว +6

    Subxaana allaah alle hanaga dhawro anigabo waxaas camal waan maqlaa haweenki lkn ma arki een adeer maxaa sameeyaa waxaa camal haween walbo waxaan maqlaa cod iyo socod ila tali adeer mcn

  • @abdiwaliabdullahguduud6231
    @abdiwaliabdullahguduud6231 4 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh waxaasi oodhan waa humaag been ah oo baqdintu kaa keentey hadda ka kor anigoo 8 or 9yrs jira oo rati cid adeer la iiga direy siloogu guuro ayaa barkan soo waday waxan ku tukaday been dudun geeskeed ah markii maqribkii ka baxay anoo baqaa ayaa waxaa dhacay in rag badan oo geel tiradii ka batay wada i gees socdan oo torch ifinayan kaaga darane waxan usocdaa meshii laga soo guurey si aan uga soogurno iyaguna way ilasocdan yab kaga darane ari iyo waxaro ayay haddana wadan saan uyabana quran u qarisanayey marki an gurigi tagay wa ila socdan hooyo uwacay hooyo dadkan geela wado dan markaa ayay itiri waa maqdintada waxba kulama socda waxana fila humaag beened baqdin inay ahayd wayo marka baqee dooro ayaa gaari kuu noqee

    • @wadaadkatv3705
      @wadaadkatv3705 4 ปีที่แล้ว

      Way jiraan wll kaligaa ayaa arkay cid kale arki mayso lkn waa wax jira

  • @aaminomaxamed5927
    @aaminomaxamed5927 2 ปีที่แล้ว

    Walahi lawo qiso o cabsi iyo yab badan waye allow nagaqawo waxyabaha anla arkeynin cabsi ayaigashaybe

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 2 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك
    waad iga qoslisay waan yaabay sheekh

  • @munaashkir7264
    @munaashkir7264 3 ปีที่แล้ว +5

    Lkn fagii horaba waxaa lagaa rabay inaad ka cuudu bileeysato.
    Sida marka Adress ka lagu
    Soo tuuray iyo markii aad meesha Biyaha laheed aad imaatay
    Jinka markuu gaariga kuu soo
    Galay . Maxaayeelay kuma
    Salaami taas oo aheen Caadi
    Tan kale waxeey aheed inaad
    Adigu ku biloowdo salaanta
    Marka hadaad intaas sameen
    Laheed waxaan hubaa inuu
    Daaqada ka bixilahaa.
    Tan kale qur'aan ayaa la daartaa
    Markasta.

  • @nafaxaatsheikhxijaas6537
    @nafaxaatsheikhxijaas6537 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaha Ku xifdiyo shiikh

  • @lakimaxamud3004
    @lakimaxamud3004 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh aniga nin jini ah ayaa riyada iku yimaada mar walba wuu isgu kay sheekay inuu jini yahy marka waaba yaabahy ninkaas nafti ayuu iikeenay indhaha marka isku qabto wuu ila jooga

    • @banadirfarm
      @banadirfarm 2 ปีที่แล้ว

      3 Mar ayaatul kursi aqri so intaadan seexan.. Gacanta midigta ah barko... InshaAllah Dib dambe iskuma arkeeesid

  • @madiinacaraayemaxamed5023
    @madiinacaraayemaxamed5023 3 ปีที่แล้ว +1

    Alxadulillaah illaahi kaa badbaadiyey aya mahad leh

  • @xafsacumar2078
    @xafsacumar2078 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah wlhi waa cabsi saait waan baqay acuudu billaah

  • @milgomahamud61
    @milgomahamud61 4 ปีที่แล้ว +5

    Kaley horta jinika dad bani adamka wacnyo muxu aha bisinka jinoogada mey wacdan mideda kle aso cadi ah hadu so raco mu kado gariga asoo cadia yabb!
    Allaha na amannsado

  • @baraarug969
    @baraarug969 4 ปีที่แล้ว +9

    Goormey kugu dhacday sheekh arintanm?

  • @predatorrru6069
    @predatorrru6069 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh wad mahaad santhy inta nala wadagtay sheekada anaad na wanisay skeekh illhy haku bara keeyo lkn su,al sheekh halke dhib tu ka qabsaty

  • @ismahaancabdilaahi971
    @ismahaancabdilaahi971 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah allah ka so bad badiyay

  • @caraweelo2673
    @caraweelo2673 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay aa kuu xafiido walaalo. Wa wax dhacaa London ba wiil taxilla aah ba sidada ookale ba kuu dhacadaye. Markaa Ilaahay aa na xafiido dhamaan umaada isalaamka aah.

  • @umucaaisha8880
    @umucaaisha8880 3 ปีที่แล้ว +6

    Aad aan ucabsaday

  • @mustafNune
    @mustafNune ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheekh

  • @khaalidboqortooyoofficial6427
    @khaalidboqortooyoofficial6427 3 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay baa mahad iska leh

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 4 ปีที่แล้ว +15

    Dulmi Diid lacagti aadkuqaaday malguusoo diray Mafiirisy Account in laguusoodir

  • @Entire-World
    @Entire-World ปีที่แล้ว

    That was very interesting story

  • @libanali605
    @libanali605 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha ku xafido

  • @zumrakhuzeimah514
    @zumrakhuzeimah514 3 ปีที่แล้ว +6

    Shiiqow athigaba kashikisanyahy wayo maxawayo duurka dadka geineiso ,mar alla markad aragto inad jiidka kabaxtho soocarar dee xakaqaldan

    • @ramladahir6959
      @ramladahir6959 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

    • @khiyaaligakatag1769
      @khiyaaligakatag1769 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂waabay ka shabaceen sheekha jini shabaca bismilaah
      Sheekhu ma dhaweeye ayuu wataa

    • @edebsanmohamed5036
      @edebsanmohamed5036 3 ปีที่แล้ว

      😂😂🤦🏽‍♀️

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allahu kheiran aljizaa walal

  • @ilhaanahmettt295
    @ilhaanahmettt295 3 ปีที่แล้ว

    Waad sigata Allh ayaaku badbaadiyay aayatul kursi ayaa kubadbaadisay AXAMDULI LAAH

  • @khiyaaligakatag1769
    @khiyaaligakatag1769 3 ปีที่แล้ว +1

    Naw oo ileen waabay ku fahmeene
    Jinka lacagta qadin baa la iraahda un
    Shabacuu iska jacelyahee
    Oo jinku dhaweeyaha muu dalbadaa ciyaalka dhaweeyaha watoow iska ilaaliya aheekadaa
    Xasabanalaah
    ......

  • @qurandream7359
    @qurandream7359 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah protect you Amen 🙏 🙌

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 2 ปีที่แล้ว

    SubxanAllah Sheekhoow lacag maanad ka qaadin ma bilaash baad ku qaaday 😄😄👍🏽

    • @safarihotel1386
      @safarihotel1386 2 ปีที่แล้ว

      Wslal uber waxa lagubixiyaa online

  • @mahamuudmahamed1687
    @mahamuudmahamed1687 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi geesi ayaad thy aniga hadii aan ahaa lahaay gaari wuu rogmi lahaay

  • @lakiladan7238
    @lakiladan7238 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah qiso wlhi qalbigayga wax badan kabadashay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maryamadhiblawe5881
    @maryamadhiblawe5881 3 ปีที่แล้ว +1

    bismilaahi raxmaani raxiim

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 4 ปีที่แล้ว +1

    acuudu billaahi minash shaydaanir rajiim

  • @zalmaanmohaismail4311
    @zalmaanmohaismail4311 3 ปีที่แล้ว +4

    Shiikh shekadan makaa qora. Please. ☯︎ waan kahelaa sheekoyinkan oo kale

  • @apdurahmanahmet9487
    @apdurahmanahmet9487 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh Ano Cabsanaya Subiscreb kusaray hhhh. Keep going sheekh Ale Haku Garab Galo

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 3 ปีที่แล้ว

    Salaatu Shukri ayaa kugu waajib Alaa sharkiisa kaa badbaadiyay