Waagii ninka jinka ah I guursaday iyo dhibtii iga soo martay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • *Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
    Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
    *Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
    *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
    Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
    *Muuqaallo Taariikhi ah:*
    Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
    *Sheekooyinka Heesaha:*
    Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
    *Isku Xirka Jaaliyadda:*
    Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
    *Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
    Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
    *Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
    Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
    Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
    ---
    **Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
    --- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
    vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
    GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
    WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
    +27688649079
    WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
    QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
    Whatsapp
    south africa +27688649079
    Somalia +25297650065
    America +17153883390
    WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
    SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
    morning
    by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
    contract. goodirgalow@gmail.com
  • เพลง

ความคิดเห็น • 74

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 3 ปีที่แล้ว +4

    Leylaay walaaleey. Dhowr jeer qisooyin ka nolasha kugu soo maray ood halkaan kusoo gudbisay waan dhageestay. Waana kuwo aad u xanuun badan. Ilaah jano hakuugu badelo. Adna kusii sabar. Waxyaabo kale oo nolasha kugu soo maray na hadii ay harsan yihiin. Maadaama rabiga kula og yahay waxba halkaan haku soo bandhigin. Ha noqdaan wax kuu qarsoon. Si aad alle aktiisa uga heshid abaalmarin

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 ปีที่แล้ว +7

    Subxanallah wlhay walaley inaga isku mid wan kula dareemaya wlhy pilahay 😢😢😢hada aniga oo quraan usoo galey inaan ka dhegaysto ban arkey sheekadada😢 sorry

  • @axmedafrika430
    @axmedafrika430 ปีที่แล้ว +1

    Acuudu bilaaahi mina shaydaani rajiim
    Yaahuu eegadaasaan kaa baqayba
    Cimrigeeda lakoob

  • @HashiAli-cg7ho
    @HashiAli-cg7ho 11 วันที่ผ่านมา +1

    Xaga sariirta kawarndee siduu ahaa 😂😂😂😂

  • @sakeriyesalebaan5768
    @sakeriyesalebaan5768 2 ปีที่แล้ว +2

    Oo walal hada aniga ayaa kulahasawaya ee bal ila eeg in uukategey iyo inkale

  • @AbdiyereAbdi
    @AbdiyereAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ok

  • @googaacadalee8913
    @googaacadalee8913 3 ปีที่แล้ว +4

    Jinku naagaha ma furo so that wali wuu ku qabaaye ragga ha isku layn

  • @IsmaciilMohamudIsmaciil
    @IsmaciilMohamudIsmaciil 14 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa layiraahdaa jini caashaq wajiraa alehaakaacaafiyo

  • @qoryoley4892
    @qoryoley4892 3 ปีที่แล้ว +4

    Leeylo qof ku fahmo ayat weyday ee waxas wa lagu garanaya ee hadi at mar kas gursan lahet sas wat ka ronan lahet wa noc qooqa ka mit ah

  • @artandalab674
    @artandalab674 3 ปีที่แล้ว +12

    Armuuba hada kugu jiraa sidaa indhaha leedahay qof lagu jiro baad u egtahay

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 ปีที่แล้ว +2

    Yaa kuwaydiiyey

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว +3

    Naa heedhe ha ka sheekayn danahaaga war kuwa wax u soo qoroyoowna xishooda oo qoftan iska daaya

    • @sadiasadia19191m
      @sadiasadia19191m 5 หลายเดือนก่อน

      Abyo isoo qor lambarkga aniga waxa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว +2

    Quraan isa saar

  • @ahmedmuhamed8871
    @ahmedmuhamed8871 8 หลายเดือนก่อน +1

    Naagahan sidaasoo kalaan ahay wadale yaab naa blaayo haw yeedhanina ee salaada tukada oo alle ka kamagan gala

  • @Tech-ri7ji
    @Tech-ri7ji 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll is quraan saar waxaa laga yaabaa inuu dushaas kaa ilaalsanayee

  • @guleidhasan816
    @guleidhasan816 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa iska xaal adduun wax badan ayaan arkay xaaladahan ay inantu ka waramayso igu dhacen inan laydh necbahay, inan stress daremo dadka dhexdiisa iyo Inan sanifaad leeyahay alx lkn taydu waa sabab aan anigu leeyahay ok hadaan wax yaabaha qaar qabto ama sameyo ayaan xaaladan arkaa 😥😢😥

  • @yaaskacadey1838
    @yaaskacadey1838 2 ปีที่แล้ว +4

    Naa hada ayanba kacabsadey🙄

  • @mospots
    @mospots 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh inaan ku soo doonaan rabay hadda waan baqday jin aaaaa fagatax

    • @cabdinasir3112
      @cabdinasir3112 2 ปีที่แล้ว

      Hyey jinka reply kusoo galy😆

  • @alicamaley8746
    @alicamaley8746 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal ninka aad Soo guursatay yaa kugu mehriyey

  • @adama2988
    @adama2988 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaas jinka ah gabadh ma dhalay aan ka doontee?

    • @fadumojama21
      @fadumojama21 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkk haa waa aniga

    • @zakariye8286
      @zakariye8286 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumojama21 raali noqo 😂😂

  • @AdoontiAlle-e8i
    @AdoontiAlle-e8i ปีที่แล้ว +2

    Huuno Wlhi Anu Sida Baan Ahy Ee Lambarkaada isoqor Please

    • @mahercade2618
      @mahercade2618 หลายเดือนก่อน

      Qrexy 40 Maalmod Hbeenksta Adiga Weyso Qatay Seexo intana seexan Qulwale io qud acuudu bira binas io qul Acuudu Birabil falac aqriso kdibne Weyso qado kdibne seexo

  • @dheemanluula273
    @dheemanluula273 ปีที่แล้ว +2

    Walhi wawaxa ihaysta intasba wan isku arky xiriirkan awanba kasii baqa

    • @mahercade2618
      @mahercade2618 หลายเดือนก่อน

      Qrexy 40 Maalmod Hbeenksta Adiga Weyso Qatay Seexo intana seexan Qulwale io qud acuudu bira binas io qul Acuudu Birabil falac aqriso kdibne Weyso qado kdibne seexo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah

  • @bashejamma123
    @bashejamma123 3 ปีที่แล้ว +12

    Iminka ayey ba jin jin u eegtanahy wlhi

    • @mimi11663
      @mimi11663 2 ปีที่แล้ว

      Adi xalkee ku aragtay siduu jinnka u egyahay 😂😂😂

    • @Dhashiafxakame
      @Dhashiafxakame 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @HashiAli-cg7ho
    @HashiAli-cg7ho 11 วันที่ผ่านมา

    Sariirta kawaran 😂😂😂

  • @ayaanlecaydiid4913
    @ayaanlecaydiid4913 2 ปีที่แล้ว +1

    xagaad jogtaa

  • @mumtascabdi5734
    @mumtascabdi5734 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll sadeed isag dawasay pls anuun ihastayee

    • @ahmth167
      @ahmth167 2 ปีที่แล้ว

      Yaaaaaaaa

    • @hamseibrahim3586
      @hamseibrahim3586 2 ปีที่แล้ว

      Yaaaaaaaaa😳😳😳

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 ปีที่แล้ว

      Maxad isku aragtey?

  • @axmedafrika430
    @axmedafrika430 ปีที่แล้ว +1

    Acuudu bilaah shakiba igagama jiro inuu jin qabo iyadu veiws bay kadoonaysaa baan umalayn
    Naa iga taga shaydaamad yahay

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa islaan mariixaan gaajo ah oo hawiye riwaayad u meteleysa kkkkkk welcome to mariixaan gaajo hawiye niiko talyaani u wada kkkk

  • @ajilkacaseh8280
    @ajilkacaseh8280 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllaaly adigaa jineee

  • @fadxiyacilmi9681
    @fadxiyacilmi9681 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa ka daran kuwan wax soo qoraya

  • @AbdirahmanHussain-ix1hp
    @AbdirahmanHussain-ix1hp ปีที่แล้ว +1

    Hi

  • @cabduqaadirxassancarabow3660
    @cabduqaadirxassancarabow3660 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadda kwrnba see tahay jawigaaga weli sidii maad kusugantahay mise isbedel ayaa kugu dhacay

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว +1

    😂🤣🤣😂🤣😂Wajigaagaaba laguqoslayaa

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 ปีที่แล้ว +1

    jinka siduu futada aga wasaye ayadoo dhan noc kale ayey noqote

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk sheekada ma run baa jini yaa kuu meheriyeye

  • @SHOOKE70
    @SHOOKE70 3 ปีที่แล้ว +2

    Bisinka wll hadda amuu wali ku qabaa

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 ปีที่แล้ว +1

    malaha jinga gooja cade ayu daganaa markey nu xoreyne ayu ku fure

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 3 ปีที่แล้ว +2

    Iminkuba mugdi ayaad kujirtaa amuuba hoostaada fadhiyaa

    • @hamseibrahim3586
      @hamseibrahim3586 2 ปีที่แล้ว

      Payyy😂😂😳

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว

      @@hamseibrahim3586 😂🤣😂🤣😂 wuxu waa Balaayo meelkastey cararayaan runti

  • @MohamedFarah-g8q
    @MohamedFarah-g8q 11 หลายเดือนก่อน

    NAA ADIGABA JIIN AH AACUDUBILAHI MINA SHAYTANI RAJIIM WAR DADYAHOW SHILIN RADISKI WAXU NALAGALEY WALIDANO KALE BAL TAN U FIIRSADA MATANA CAFIIMAD QABTA

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa kugu mahriyey ninka jinkaa goormuuse ku furay

  • @ayanlegure8
    @ayanlegure8 3 ปีที่แล้ว +2

    Jacel is one ☝️❤️❤️

  • @hooyoxalwo6689
    @hooyoxalwo6689 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa abayo

  • @MukhtaarAbdullahi-j1d
    @MukhtaarAbdullahi-j1d ปีที่แล้ว +1

    Xageedjuutawalaa

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 2 ปีที่แล้ว +1

    Beenaleey iyada jina

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 2 ปีที่แล้ว +1

    Iyadaba Jin u eeg

  • @daaudmuuse4761
    @daaudmuuse4761 2 ปีที่แล้ว +1

    Layla anaa ku jelaa ileen walagu qabay

  • @iraadcismaanwarsame4056
    @iraadcismaanwarsame4056 2 ปีที่แล้ว +2

    Gormuu kufuray

  • @AbdirahmanHussain-ix1hp
    @AbdirahmanHussain-ix1hp ปีที่แล้ว +1

    🇩🇰🇨🇮😨🇺🇦👈

  • @xamsexamedmaxamed1232
    @xamsexamedmaxamed1232 2 ปีที่แล้ว +1

    Beenta jooji

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 2 ปีที่แล้ว

    Aadbaad u foolxuntay