Daahir Cudhaadh oo Tirinaya Gabayadii Sayidka ee Maxamed Subeer ku Aadanaa 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 67

  • @user-rp3fr9tv1x
    @user-rp3fr9tv1x 6 หลายเดือนก่อน +3

    Alaha Unaxariisto awowgay sayid maxamad cabdile xasan

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 ปีที่แล้ว +3

    Sayid Maxamed CabdiLe Xasan Ilahy ha unaxariisto isaga iyo halganka kula jirtay

  • @yuzufhashi2929
    @yuzufhashi2929 3 ปีที่แล้ว +5

    SaYidka alla yarxama🥰

  • @Abdinasir632
    @Abdinasir632 2 ปีที่แล้ว +2

    Bayra waa legendary wlhi wax badan Bay soo jirtay🥺👑

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil1064 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhakaduu ka wada hayaaa

  • @gaaleef
    @gaaleef 6 ปีที่แล้ว +11

    Gabayga layskama tiriyo haddaadan sidaa u dhigey, the best of the best.

  • @abdullahmohamed519
    @abdullahmohamed519 9 หลายเดือนก่อน +2

    yey dani ka haysaa ragii doollo lagu laayay? guubaabo
    maanta waxaan leenahay yey dani ka haysa Muslimiinta ay Xabashi, kuuku iyo gaalada reer galbeedku laynayaan carro Soomaali

  • @kampalanight-fr8qt
    @kampalanight-fr8qt 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nimankii ilmada iga qubee oohin iga keenay! 😢

  • @caaqilmaxamad6879
    @caaqilmaxamad6879 ปีที่แล้ว +1

    Waryaa dumarka aad guursateen soo dumaal ma aha rabbow kuu naxariiso

  • @mataanxaashi6536
    @mataanxaashi6536 ปีที่แล้ว +2

    Marhadaan wadad aayadiin ila ekay Naya ama aan lay odhana karayan tani ahan mayso alaw Yaa aflama Dali yee iga ahaanysata

  • @MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz
    @MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz 2 หลายเดือนก่อน

    Alllah unaxresto dhaamaantood

  • @baskilyare
    @baskilyare 7 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah

  • @Soomaali-baan-ahay
    @Soomaali-baan-ahay 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaa maad is dooxdaan cadhaa lala dillaacaa'e! 😢😢

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada rer magan qarabaa cunay dhulka waaa Ethiopia kkkwwliba maxamed zubeer digahuu ka dhigay ilahoow barakee

  • @khadarcabdi1189
    @khadarcabdi1189 2 ปีที่แล้ว

    Alaw kuunaxaristo

  • @aliyas_channel1296
    @aliyas_channel1296 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @dekibrahimomar
    @dekibrahimomar 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadan maxamad zubeer nahay waxb muuna noola hadhin ninkAsi

  • @Yuusuf99
    @Yuusuf99 ปีที่แล้ว

    M.a❤

  • @khalidaxmed
    @khalidaxmed 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @nimco33bashirxasan-ko5sf
    @nimco33bashirxasan-ko5sf ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤🎤🎤

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d หลายเดือนก่อน

    Reer isaq aad but lasyay ragooda

  • @huseindhalxash6770
    @huseindhalxash6770 3 ปีที่แล้ว

    Allya raxma sayidkii daraawisheed

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d หลายเดือนก่อน

    Walee ugaaska wuu is kala bixiyY rerr Ethiopia ragii uu sayidka ku raad joogay waa kan hada jooʻga dabaqoodhiga kk for baan ahy anu

  • @foziyacaabi3004
    @foziyacaabi3004 7 หลายเดือนก่อน

    DH

  • @gurmad911
    @gurmad911 12 ปีที่แล้ว +2

    Alla yaa cisak... Daahir

  • @yusufcrown1740
    @yusufcrown1740 7 ปีที่แล้ว +2

    mnsha allah gabay dheh

  • @mahadgarawaan2060
    @mahadgarawaan2060 8 ปีที่แล้ว +1

    waxaasaa gabay ah kudhalay aabo

  • @jalalaqshihassan5299
    @jalalaqshihassan5299 8 ปีที่แล้ว +2

    masha alh

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 ปีที่แล้ว +1

    Bal eega codkaaan waa afqarsho maxaaa Daahir cudhaaadh. Keenay

  • @abdullahiyare4699
    @abdullahiyare4699 4 ปีที่แล้ว

    Mukhtar omer saqajaan baad tahay gaal jecel(maledetto)

  • @Faysaxasanjaamac
    @Faysaxasanjaamac 5 ปีที่แล้ว +1

    jaamacxasanshirwac.dayuurad

  • @burcokibir894
    @burcokibir894 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma talyaanigaasaa mahdiya tanina waa yaabe

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 ปีที่แล้ว

    Sayidka ilashay haunaxriisto.

  • @nimco33bashirxasan-ko5sf
    @nimco33bashirxasan-ko5sf ปีที่แล้ว

    😭😭😥😥😥🤲🤲🤲🤲🤲scwscw lvoe❤❤❤🙏

  • @ismailabdi7758
    @ismailabdi7758 2 ปีที่แล้ว

    .

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim 3 ปีที่แล้ว +1

    idoorka sas ayuu sayidku kaqabay wlhi gabaydiisa idoor iska ilaaliya ayuu odhan jiray isaaqu waa ballo

    • @kamalKamal-sd6vn
      @kamalKamal-sd6vn 3 ปีที่แล้ว +4

      sas kamuu qabine basaas nimadii uu ingiriiska wax u basaasi jirey ayaa ka digayaa oo isaaqu weligii sidiisaba daacad ma noqdo

    • @maxamedxasaanbarre521
      @maxamedxasaanbarre521 ปีที่แล้ว +1

      Gaalo raac ayey ahaayeen ilaa hada in yar moyee

  • @xuseenmaxamed3134
    @xuseenmaxamed3134 7 ปีที่แล้ว +1

    tuug umadadhiigoodaxalaashaday

    • @khaalidsayid2271
      @khaalidsayid2271 6 ปีที่แล้ว +2

      Xuseen Maxamed qof dhintay yaad caayaysaa ilma xalaal matihide

    • @rifaiahmedali3807
      @rifaiahmedali3807 6 ปีที่แล้ว +3

      Xuseen Maxamed tuugu makuu nixi lahaa wadana makuu xorayn lahaa caqli la'aan waa la jabaa

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 5 ปีที่แล้ว +3

      Xuseen Maxamed
      Alley lehe inaad inan gumeed tahay. Waxaad sheegtay inaad xaaraami munaafaq gaalo laabta ka jeclaa. Faracaadaa ah kuwii cadowgii dadka iyo dalka iyo diinta dhabarkooda ku qaaday. Sayidku markii uu laha “eebboow waxaa nala ku galay diinta gaalada’e” waxaan gammaan iyo gini cas dhiibaayey. Markuu lahaa kufrigaad nabiyo mooddeene, waxaa naartii idinku guray waa faranjiga aad daba nashleeysaane, nacaluhuu idinku fuulay baad daba socotaane. Soo dhagayso gabayada kala ah
      NAAQUSNIMO iyo Reer bari ma duqeynay.

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 3 ปีที่แล้ว

      wll sayidku wuu dhintay e ha caayin mida kale ma ogathay inay maanta somali badan oo gaalo ah la heli lahaaa

    • @maxamedxasaanbarre521
      @maxamedxasaanbarre521 ปีที่แล้ว

      Maytida ma inaa qabriga kala soo baxdo baa diinta kugu yar dalkaba gaalay ahaan lahaayen

  • @muktaromer9084
    @muktaromer9084 6 ปีที่แล้ว +2

    Sayidku tuug qaadaca dariiq ayu aha ma kasa diin yaqaan kk

    • @rifaiahmedali3807
      @rifaiahmedali3807 6 ปีที่แล้ว +4

      Sayidka waxba haka shegin
      Mantaba haduna jirin adna maad jirtene
      Hadad jirtana sidaa umad jirten

    • @raufbashir3995
      @raufbashir3995 6 ปีที่แล้ว +4

      Kalabax afkaaga sayidka doora-waynayahaw. Mujaahid buu ahaa dalkiisa difaacaya.. magiciisuna jiri doono, kuwi gunta ahaa ee rifi jirayna magac xumay latageen isna illaa iyo iminka ayay taarikhdiisi iyo makaciisiiba taaganyihin.. horoo u yidhi nimanyaw damiinimada wa lagu dulloobaaye

    • @ibrahimduale885
      @ibrahimduale885 5 ปีที่แล้ว +1

      Kan waxu haya jidki gala racyadha isaga kahorey, ninki naftisa uhuray inu somali gala kadifaca ayauba caynaya. Wa nasib daro qabyalad aya wali kujirta

    • @GeediGeediMuse
      @GeediGeediMuse 4 ปีที่แล้ว

      Adiga kuwa maanta joogaad ka liidataa

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji7085 3 ปีที่แล้ว

    Horta Guraase iyo Iljeex muxuu sidaa Sayidku ugu nacay? Gabayo badan buu kusoo qaatay

    • @shafeecaar2521
      @shafeecaar2521 2 ปีที่แล้ว +1

      Guraase iyo iljeex waxay ahaayeen laba nin oo walaalo ah oo ay sayidka coloobeen

    • @yamays
      @yamays 2 ปีที่แล้ว +5

      Guraase iyo iljeex labaduba Ogaden bay ahayen reer cabdile, waliba waxan jeclhy inay reer warfa ahaayen,shirqoolki gurdumi ee sayidka lugu dili rabay iyagaa lahaa

    • @yamays
      @yamays 2 ปีที่แล้ว

      @Ugaas Kooshim geelooda inu dhici rabo bay moodeen ,Ogaden geel kama kaftamo

    • @yasiinbaruddulane1756
      @yasiinbaruddulane1756 5 หลายเดือนก่อน

      guraase iyo iljeex sayidku ku nacay 80ayay ka dileen oo ceel afyaraadu ku gureen marna intay ku dhaheen waan kuso racaynaa oo abraahim ayaan darawish ka dhigaynaye hubnasii ayay duurka la galeen oo xabshi ayay kuso hagen markaa sidaas ayu ku nabcaa labadas nin gabaydisana kama rebi jirin

    • @user-ly1xe6mz9v
      @user-ly1xe6mz9v 23 วันที่ผ่านมา

      @@yasiinbaruddulane1756abrahin kii makaahiil ba

  • @shaisakhalief4537
    @shaisakhalief4537 2 ปีที่แล้ว

    Afyarado makahiil baa dagan e wagaa ma maxame subeer baa joogay

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa reer warfaa baa deganaa Afyaraado, Camuud, Garlawgubay iyo qaar kale.

  • @mahadabdurashid5196
    @mahadabdurashid5196 6 ปีที่แล้ว +1

    Iiidoor oo lawasilahaaa waa nin kii diinta islaamka kusoo daray nalcalad baa idin ku taal waligoood iiidoorku waaa gaalajeclaa ma dabaduu kamaray