Anagu marka ma ingiriis ayan nahay wuxu gaal u yaqan maxa naga quseeya gaal sarakishisi iyo cidankisi iyo kuwi u daba dhaqi jiray u sayid xafidulah ka layay baga anaga aabihi somali ayan u naqana sayid maxamed cabdile xasan ilahay qabriga ha u nuuriyo awowga hadu rayid ahana ilahay ha iska cafiyo koley aqiido fican kuma dhimanin nin gaal u adeegi jiray
Mashallah Allahu ha unaxaristo Amiin yaa rabbi
Nin gumaysta neceeb ayu aha ilahay ha u naxariste
maansha allah
Idajaa alow cafimadka iyo cimriga alaha kuziyadiyo 🙏🙏🙏🙏
Ala ya ciska
keep gowin bro
Eraygaas hadda ka hor iri
Mashaa Allah qabrigiisa rabi haw uwaasiciyo
Waryihi Hadal badanaa War de Da bal daa Abwaanku Haka Hadalee
Sayid maxamed maanta muusan munaym sida aan udac nay suugaantiisii
Wariye faashil ah , jaanis sii abwaanka hala qabsan hadalka
Maantay soomaaliyi xoogaa dolara dalkii dhaafsadeen
Warye qotoqoto ….abwaanka hadalka ka dageyso
Mad mullah
Waxaadtahay isaaq ingiriisraranjiray
Waa taariikhdii wadaadka waalnaa mad mullah buu ingiriisku u bixiyey
Anagu marka ma ingiriis ayan nahay wuxu gaal u yaqan maxa naga quseeya gaal sarakishisi iyo cidankisi iyo kuwi u daba dhaqi jiray u sayid xafidulah ka layay baga anaga aabihi somali ayan u naqana sayid maxamed cabdile xasan ilahay qabriga ha u nuuriyo awowga hadu rayid ahana ilahay ha iska cafiyo koley aqiido fican kuma dhimanin nin gaal u adeegi jiray
alwo yaa dirkii dhoodimeer doona farciisa
Warbadana wariyahan.. waqti masiiyo abwaanka. Ah!!! I just hate it. Learn brother
Soomali ,sayyid maxamed kadaashi gumaysi kama bixin
Faras ka u ad u jecla ku dagal geli jiray sedigi nagtisa la dhashay weydi San