Digashadii Geeridii Sayid maxamed ee Cilmi Raage soojeedintii Mohamed Sh Xasan"Libinside"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Digashadii Geeridii Sayid maxamed ee Cilmi Raage soojeedintii Mohamed Sh Xasan"Libinside

ความคิดเห็น • 50

  • @fadumoaqbal5038
    @fadumoaqbal5038 ปีที่แล้ว +7

    Geesigi afrika sayid maxamad allha haunaxaristo boqorki darawish

  • @mohamedgelwed7997
    @mohamedgelwed7997 ปีที่แล้ว +2

    Gabaykii dardarane ayuu kaga jawaabay sayidgu illahay Haa uu naxaristo janadisa fardel iillahay Haa geeyo amin geesigii somalieed

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 ปีที่แล้ว +17

    Waxaan umalayn inoo gumaysiga u adeegi jiray ninka hore ee gabagyga digashada ah tiriyay sayid muxamed cabdule xasan halyay ayuu ahaaa taariikhda gallay ilaahay ha ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo aamiin

    • @aminaali5816
      @aminaali5816 ปีที่แล้ว

      Beenaale isagaa gumayste ahaa dhiigyacaba

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 ปีที่แล้ว +6

      @@aminaali5816 kkkkkk ma adeerkaa ayuu ahaa ninkaas gumaysigo ku adeegnaayay sayid muxamed ilaahay na waa og yahay umadana way ug tahay inoo mujaahid ahaa radiyallaahu canhu sayid muxamed cabdalla xasan

    • @حسينمِرى-ذ3خ
      @حسينمِرى-ذ3خ ปีที่แล้ว +1

      ​@@abdirahmanfaarah3912 walal ha laa yaabii guumaystihi ba wxa ay faafiyeen dacayad aha in Ustaadko iyo Darawiishto ba ahayen cadow
      Wxan nasiib dara aha somali badan ba sida hada aminsaan
      Allaha ha unaxriistow Ustaadkii iyo Darwiishtii ba

    • @RuunAbdi-xq5yk
      @RuunAbdi-xq5yk 9 หลายเดือนก่อน

      Cilmi raage gumaysi uma adegi jirin oo waxay ilma ader yihiin gabyagii wayna ee ree shaygoshka aha ee dhonyacab ladhihi jiray ninkii galada kadida kudhajiyay ee wuxuu kamid ahaa ragii dunida ku kibray ee qadan wayay nidamkii darawished ee kala dambayta ku salaysna Sida owged na ladagalmay sayidka

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 หลายเดือนก่อน

      XITAA DAD 100SANO MOOTANLAMA DHAAFAYO NINKAAN CAQLI MA LEH MIYAA ?? MA CID NOOL BUU U MALEEYEY.? . ​@@aminaali5816

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr หลายเดือนก่อน +2

    Sayidka wuxuu ahaa mujaahid. Allah ha u naxariisto. Wuxuu laynayey dabadhilif oo ah kanoo kale.

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha u naxariis to labadoodaba awoowgay cilmi raage ama mohamed supeer oo dhan sayid ka waanu ka khaldaynin balse sayid mohamed abdille hassan dad iyo maalna cagta ayuu na mariyay gar na way ahayd oo waayo soomali qabiil baa dilay wadaniyad soomaali nimo dowlad nimo cilmi umaysan laheyn qabil walba dad u taliya bay lahaayeen dal nimo guud iyo dad nimo cidna umayna socon wax aan ka ahayn sayid mohamed abdille hassan rabbi ha u naxariis tee Soomalidu cuduur keedu waa qabiil maanta bayna ugu xun tahay iyoo qarnigan

  • @AwillYeey
    @AwillYeey หลายเดือนก่อน

    Fule ayu aha.
    Waxu yodhi.
    Adiguba caqlad leedahe.
    Carar maxa dhama.
    Nikasi uwdabayshaday.lama arag abandùle baxsaday.

  • @padriugaas3313
    @padriugaas3313 ปีที่แล้ว +3

    Cilmi Raage waa Ogaaden waa ninkii .
    Raaskiisu sayid ku laayay gonda gooye

  • @Ali-rk2yp
    @Ali-rk2yp ปีที่แล้ว +2

    Waa luunjeex gabaygani waxaana lagasoo luunjeexay gabaygii iigargaar allahayoow nin hoboo guni rifaysaan ahee " kaasaa lagasoo luunjeexay hadii adimada meerisyada iyo bad maansoodkooda , eray xulashada iyo hanaanka qaafiyada intaasoo dhan midna lagama tegin ee waa lagasoo luunjeexay iyagoo badankooda aan waxbadani kabadalnayn .

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj หลายเดือนก่อน

    Nin dhintay ninkii u gabyay kaasio Ku dhici la AA intii uu noolaa sow daciif ma aha galoofku

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q หลายเดือนก่อน

    Scw❤❤❤❤❤

  • @AffectionateLlama-bg2sd
    @AffectionateLlama-bg2sd 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ina gumeed ayaa gabaygan utiritayay sayid.maxamed Alle hawnaxariistee

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg หลายเดือนก่อน

      Cali dhuux adanba wuu u tireyey ku digasho

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 หลายเดือนก่อน +2

    ILAAHAAY HA U NAXARIISTO SAYID MOHAMED CABDULLE XASSAN MAANTAAN U BAAHANAHAY ISAGOO KALE EE ILAAHAAY HANOO SOO ADEEJIYO AAMIIN.

    • @fatimaabdi9775
      @fatimaabdi9775 หลายเดือนก่อน +1

      💯

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg หลายเดือนก่อน

      Waxaa jooga Shiikh cali Dheere bedelkiisa

    • @MaamaKeyf
      @MaamaKeyf หลายเดือนก่อน

      Bhggbpbbbbbğbhjm.m8😊😅.​@@fatimaabdi9775

  • @ahmedshekhmubaarag2498
    @ahmedshekhmubaarag2498 หลายเดือนก่อน

    soomali nin dhitay amaantii way taqaan laakii midka.nool mataageerto 🎉

  • @siciidocabdiraxmaanmacalin8493
    @siciidocabdiraxmaanmacalin8493 ปีที่แล้ว +1

    CILMI RAAGE IYO YUUSUF WAA HOOS IDIIN MAQANE. WAXAA KU FAANAY QAMMAAN BULXAN GABAY 2AAD Èe Halac Dheere

  • @cabdimaxamed-ve4pp
    @cabdimaxamed-ve4pp 3 หลายเดือนก่อน

    Al shabaab bu aha subxana laah

  • @Boqoradda
    @Boqoradda 7 หลายเดือนก่อน

    Gar iyo gardaraba sayidku geesi muslim ah buu ahaa somalinimada ayuuna u halgamay allaha u naxariisto inkastuu anaga cay nafta naga jaray😂😂

  • @ahmedshekhmubaarag2498
    @ahmedshekhmubaarag2498 หลายเดือนก่อน

    gumcadle iyo abraahiin daraashiita ugu adag bay show ahaayen
    dhulbahante ayaa sheegta libitii daraawiish
    maxaa looxaqiray makaahiil

  • @cabdinaasirmaydhane8278
    @cabdinaasirmaydhane8278 ปีที่แล้ว

    Hr

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy ปีที่แล้ว +1

    Jawaabta ayaaba kulul ma istiri

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali deegaanadi ka ag dhawaa wu gumaaday tolki kolay tahay
    Sayidku wuxu aha tarikhdisa shegaysa mana istahilo in la bunbuniyo qof dhiigyo cab aha

    • @siraadxasan2770
      @siraadxasan2770 ปีที่แล้ว +1

      Siyaad Barre uunbaa buunbuuniyey oo taariikh quxoon u sameeyey ee waa la ogaa wuxuu haaba.

    • @bornleader1653
      @bornleader1653 ปีที่แล้ว

      Dabadhilifkii ingiriiska ha iska ooyaan😂

    • @abdiyarechannel8213
      @abdiyarechannel8213 ปีที่แล้ว

      Ingiris kuwii dabada u dhaqi jiray

  • @abdihusen2416
    @abdihusen2416 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @dreamergabay6992
    @dreamergabay6992 ปีที่แล้ว +2

    Bookga qamaan bulxan ayaan gabaygan ka akhriyay

  • @use_996
    @use_996 ปีที่แล้ว

    Iiiiiiiiii

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 ปีที่แล้ว

    Gabaygan wxan ka tiriyaya buuga HORTAY JIRE waa gabay hollac ah

  • @AhmedIsmail-r7l
    @AhmedIsmail-r7l 19 วันที่ผ่านมา

    Gumcadle iyo abraahin mk geesiyal waye

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief 23 วันที่ผ่านมา

    Odaygu Wuu danbaabay

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 ปีที่แล้ว

    NINKA HORE WAA QOLOMA?

    • @nagaadjama3312
      @nagaadjama3312 ปีที่แล้ว

      Wa Ogaadeen gabaygisa waxa ku jira nimanki wardheer nagu galee galab i naafeeyey
      Wardheer Ogaadeen ba dega

    • @ibrahimadan9598
      @ibrahimadan9598 ปีที่แล้ว

      Waa reer akhiraad

    • @حسينمِرى-ذ3خ
      @حسينمِرى-ذ3خ ปีที่แล้ว

      Ogaaden , makahiil , ibraahiin

    • @RuunAbdi-xq5yk
      @RuunAbdi-xq5yk 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@حسينمِرى-ذ3خm.z re warfaa re cilmi waye cilmi raage allaha u naxaristo

    • @nickbobos3769
      @nickbobos3769 8 หลายเดือนก่อน

      @@حسينمِرى-ذ3خWaa rer subeer rer cabdile rer warfaa rer boon